ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WUU YASI JIRAY SIDA ADOONA WUU ULA DHAQMI JIRAY MUDO KADIBNA JACAYL XAD DHAAF AH AYUU UQAADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2023

ความคิดเห็น • 50

  • @mucaadyare1005
    @mucaadyare1005 10 หลายเดือนก่อน +4

    asc wallahi ayaaney gabadheda 2jirka ah xitaa wey kutaqaana mar dhageysanaayo qisooyin say ulahey yawaye wey kubaratay markey ku aragto waxey lasoobooda hooyo habar yar ayan goobdoon wallahi ma iloilo abtirkaada xataa masha allah

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaaneey adiga Iyo sawda qaaliB sheekooyin Badan aa isaga eegtiHiin sheekadan ayadasoo daysay

  • @layloqurux1895
    @layloqurux1895 10 หลายเดือนก่อน +6

    Shalay dhagaystey shekadaan adiga iyo gabar sowdo qaalib ay igu qoran tahay isku qisooyin tihiin ayaanay

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 10 หลายเดือนก่อน

      Qof walba dadkisa sugayo anibo qof an ayan aheyn wax kama dhagesto wala nin wala nag horta to farxiyo tawakal la dhahayo qeylo ku nacay ma dhakeste Mar Mar kaso hor baxe bal arag markan dhaho qeylo deda dhegaha ika jabiso asc hadey dhameysoba wan ka labta ayan gobdoon iyo Hamdi Home gabdha uku qoranthy qa dad wax laka faidayo ❤

    • @layloqurux1895
      @layloqurux1895 10 หลายเดือนก่อน

      @@Xamdimaxamad-bh1qm haa sax lkn markay ayaan maqan'tahay ku tuurtaa gadhaas kalena waa qof iska dagan wlhi

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 10 หลายเดือนก่อน +8

    Ukhty Ayaney, sheekada i macanatahay mushqusha telephonka uqaatay ee amuu sheydan kuso raaca😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @Najminaa
    @Najminaa 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs ww mahdsanid xbbti 🧕🌹🥰❤️😘

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 หลายเดือนก่อน +4

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 10 หลายเดือนก่อน +1

      Bes qalas😂❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 หลายเดือนก่อน +2

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @Aymaansacad
    @Aymaansacad 10 หลายเดือนก่อน +3

    Habo mcn wllhi qisadan waan ka helay shukranb❤❤❤❤❤

  • @BahatiCali-jq9wv
    @BahatiCali-jq9wv 10 หลายเดือนก่อน +3

    In Sha ALLAH

  • @ramlomahamed7743
    @ramlomahamed7743 10 หลายเดือนก่อน +7

    Ayaaney abaayo maanta dhan kusugayay war ayaan wali qiso nooma soodhigin miyaa saan ulahaa hada arkay😂

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wku slaamay wllshy mcn

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allaah ayaan warun wax kasta dumarka lo Sara wasida haday ilmo dhali Wayan gabadhi waxbo madhalin ciladana lama oga qofku yahay

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 10 หลายเดือนก่อน +3

    wcs abyo mcn ayaan maantanh anaa uhoreyh ❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 10 หลายเดือนก่อน +4

    Jazakalaah khayran quruxay

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaaney adaa carabiga yaqaane kuwa yamaniyiintaa ee tiktoga nugu hayso maa naga qabatid
    Soomaali milix ayaa tihin oo faqiir ah wadamada carabta ayad tuugsataan ku haayaan ee inaga qabo reerka 😂😂😂😂😂 adaaa is fahmaysaane😂😂😂😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @BahatiCali-jq9wv
    @BahatiCali-jq9wv 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waiting my dear

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ayanayen xbbti waaku salamy❤😊

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abyo ayanah seithy❤❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wcs Abaayao mcn 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-zm7iv2jd4u
      @user-zm7iv2jd4u 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 10 หลายเดือนก่อน +6

    ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xu7oz9hx9m
    @user-xu7oz9hx9m 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wcz ayaan qalpi❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ku saliya NNK SCW

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan 10 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤

  • @fadumopost8142
    @fadumopost8142 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaan gobdoon abaayo

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs ayaneey indha uroon barqo wanagsan mcanbadn❤️🥰🥰

  • @user-mg5pk2rk2z
    @user-mg5pk2rk2z 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaney talo ka raba in ad ila taliso ee xage kala kala soxidhidha bilis iso jawb 😢❤

  • @user-yd6bm4os8v
    @user-yd6bm4os8v 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaaney adi io gbr kle sowdo ladhaho marks to qisoyinka isku mid katihiin m.a

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs wr wb boqoradi ❤❤❤

  • @farhasaid5284
    @farhasaid5284 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc hn 😊

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o 10 หลายเดือนก่อน +3

    Aynyy😂

  • @BahatiCali-jq9wv
    @BahatiCali-jq9wv 10 หลายเดือนก่อน +2

    Part2 please

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 10 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤

  • @user-rf6th8ov1y
    @user-rf6th8ov1y 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😢😢😢😂😂😊😊

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayann gabdonn ❤

  • @AishaSharif-eb5el
    @AishaSharif-eb5el 10 หลายเดือนก่อน

    Asc hooyadeey samideed

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs my dear abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 5 หลายเดือนก่อน

  • @IjaaboHusseinALi-vc2gt
    @IjaaboHusseinALi-vc2gt 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs mcnto ❤️

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @aminoqurux2032
    @aminoqurux2032 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤