ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WALIGAA QOF HAKU JEES JEESIN DURUUFTANA HAKU YASIN QISO AAD UCAJIIB BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2023
  • #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 113

  • @aliyaupdila564
    @aliyaupdila564 ปีที่แล้ว +11

    Waa gabadha ninka walkee qabo😂😊

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +4

    Wan amisanaa Hono Haa wan oka shay Qali ilahayow idaa Ayaan Gobdoon amiiin Amiiin ❤❤ cimraan yare kawaran abayo

  • @Salmamohama
    @Salmamohama ปีที่แล้ว +11

    Canugi yaraa ee cimraan yare ahaa soo noqday abayo❤❤❤ alle cfmd ha usiyadiyo aamin

  • @amranali7913
    @amranali7913 ปีที่แล้ว

    Ayan wan kusalmy marka hore marka xita wiilka alaha kucafiyo cafimad dhiiga iyo dhimirka gala insh alh

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +2

    Haa wcs Ayaan masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @macalinibraahim8809
    @macalinibraahim8809 ปีที่แล้ว

    Haa waa naata bumaashaga qabo

  • @yukinasan3431
    @yukinasan3431 ปีที่แล้ว +1

    Ayan nabsiga soo badi

  • @suheybocali5477
    @suheybocali5477 ปีที่แล้ว

    Wallahi anaa arkey weena igu dhacday illaa reerka laigudiro
    habeenkii kiiwaad ee arooska baan is afgaarnay illaaha iskuma wanaagsanin

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว +4

    Wcs xbbty masha Allah keep going waaba sugayayey aad baa u mahadsan tahay xbbty Allah ku xafido adi iyo familyga dhaman insha Allah xbbty ❤❤❤❤❤❤💯

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 ปีที่แล้ว +1

    Ayan qurux wan ku salamay adiga&caruurtada allah idin xafido

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 ปีที่แล้ว

    Asc wllo ayaaney waa ilahy mahdiis haduu cimran kucafimady alx wllo awlaad alah kuxafido wllo qali aamiin yaa allha🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dahaboomaryusuf
    @dahaboomaryusuf ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ❤❤ xbti.

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi nolosha waa dilka Ayaan marka wax walbo waa sabar Ayaan Aallah Idin xafiido Adiga iyo carurtada iyo seygaag mcnto

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +4

    Ayaan waa ku salaamay viodowga aniga oo daawan ayaa qoraal kuu soo qoray abyo farxiyo tawakal ayaa baaq ku soo dirty ku tiri qoska qarniga insha alllah anaga dhan inaa caawino ayaa rajeynaa😢

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +1

    M.a AYAAAN ALLAH YAXFADKA

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว

    Qisadaan aan biyo is Marin baa isoo martay Alx Alle ayaa iigu deeqay gabdhahayga lkn naagahaas waa xaasidiin

  • @fatumakiin1993
    @fatumakiin1993 ปีที่แล้ว

    Haa runtii waan garty adaana kaa bartay byo

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 ปีที่แล้ว +5

    Cimraan yare sowkuuyahay Alle hakuuwada dhowree ilmahaada dhamaantood. Gabar Baari ahna Ilaaheey hakuugu deeqo oo Baari kuunoqora Aamiin

  • @safiyomaxedmacalin6419
    @safiyomaxedmacalin6419 ปีที่แล้ว

    Waa mida dumashiga qabo anaa arkey walahi iguana dhacdey

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 ปีที่แล้ว

    Wanumalayey ninkaga walalkis naagti uqaabo iney kagamaseer badanthy naag lugulaqabo indeheygana saaree runtii 👍🏽👍🏽😁

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah xasidnimada ma ficno subxanallah mahadsanid

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey baryahan waaka maqnaa waakuu xiisay wlhi ayaan Cadeeyeey❤❤

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa arkay hariifo waa midaas

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

    • @idil5758
      @idil5758 ปีที่แล้ว

      Wcs adna sido kale

  • @linoabdirahman3741
    @linoabdirahman3741 ปีที่แล้ว

    Waa nagta dumashigey qabo

  • @farahabuukar5141
    @farahabuukar5141 ปีที่แล้ว

    Haa waaa naagta dumaashigaaaa

  • @abaayisaaq1321
    @abaayisaaq1321 ปีที่แล้ว

    Ayaaney cimraan yare igu salaan

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 ปีที่แล้ว

    Waa naagta dumashigaa qabo

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Labada wall Nagahey Qaban Ayan filaah Wayo Qiso yin Badan aad Tabisey Ayaan Arkey

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo Barqo wanagsan❤

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid sharfeey❤👸🌹

  • @qadroxasan7921
    @qadroxasan7921 ปีที่แล้ว +2

    ilaheey waa irida fure❤❤❤

  • @ifraaxroonle
    @ifraaxroonle ปีที่แล้ว

    Kkk haaa walhi wan arke ayan

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo karwaran cimraan soo noqtayne allaha caafiyo

  • @Salmamohama
    @Salmamohama ปีที่แล้ว +1

    Wcs abyo wlh anaa ihesataa dumashigey nagtu qawo ayaa sas igu ah wlh hal bos ayaa wada daganahay o sodogey iska leh waxa manta sameyo ayadana wa sameynee

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Wcs my dear abaayo maasha allaah waankusalaamy

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว

    Yes wllhi waarun taa wll ayaan

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว

    Wcs abyo mcnto waa ku mahadsantahay waqtiga sida nogu hurtay adigo caruur iyo guri gacanta ku heysid m.a cimri dheer iyo cibaado suubana kuu rajeena🥰

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 ปีที่แล้ว

    wcs ayaaniita

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว +2

    Waxn noqday qofkii ugu horeyay odawado Ayaany abaayo wn kusalamy ❤🥰

  • @faadumoclaahimursal7301
    @faadumoclaahimursal7301 ปีที่แล้ว

    Haa waaruntaa walaashey
    Anigaa indhaheyga kuarkay
    Waxan dhaxmaraty hoyadey iyo adeer key naagtiis uu is dagaaleen walasheyda ween iyo abaayadey adeer key dhalay laisma tusi karin😤 wey is naceen 😥ayagoo ahaa labo aad 💞isku jecla hada laakin alxamdu lilaah wey hashiiyeen😘😘😘

  • @ifrahmukhtar866
    @ifrahmukhtar866 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan iskooga ficanahay ba malahan gabadha uu dumashigay qabo walaal iyo saaxib ba ayadii iih ilahay ha ideeyste walashey iga weyn camal beey itahay❤❤❤❤

  • @SagalJaamac-mt8fw
    @SagalJaamac-mt8fw ปีที่แล้ว

    Asc habo ayaan shukran magaarin arimahaas casharaan kaqadanayaa

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว

    Intaadan sheegin wan gartey waayo adaa hore noogu sheegay markii filimka rafiif iyo cimraan

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm ปีที่แล้ว +1

    inshaa allah😢Kuma jesjesayo qof abaayo

  • @nadiifomaxamed5252
    @nadiifomaxamed5252 ปีที่แล้ว +1

    Willka siduu kuu noqdey xaalkiisaa tamaam miyaa habo mcn❤

  • @fatimasalad8030
    @fatimasalad8030 ปีที่แล้ว

    ❤ayaan❤ daacad

  • @djibtube2777
    @djibtube2777 ปีที่แล้ว

    Ayaney waa in copyright u kuqasiraa barbarkaa, ad gabaygisa so qadatay😅
    Aad ayan kusalamaya walashey❤

  • @fridasson848
    @fridasson848 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ayaaney codka aan maqalayo sow cimran maaha abshir ilaahow cafimad iyo cimridheer sii soo barbaar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 ปีที่แล้ว

    Gaalada weyba isdilaan ayagoo Taajiriinahaa haddeey marfaqri noqdaan. Qaarkoodna macal Famikooda ayeey kudaraan inta kula nool gurigaoo dhan waa kaw Macbuudkooooooow. ileen Diinteyna waa mucjiso waayo Qof Islaam ah marnaba kumafikiraayo inuu isdilo

  • @libanaliahmed4680
    @libanaliahmed4680 ปีที่แล้ว

    Naagtaasi waa naagta dumaashigaa qabo aneyna igu dhacday sammi

  • @leilaadan179
    @leilaadan179 ปีที่แล้ว

    Haawayjir taa

  • @dahaboomaryusuf
    @dahaboomaryusuf ปีที่แล้ว

    isooboqda insha Allaah qeyr Allehadinsiiyer

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 ปีที่แล้ว

    M.a👸🏻🖐🥰

  • @user-wn3tn9tw5t
    @user-wn3tn9tw5t ปีที่แล้ว +1

    😢

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 ปีที่แล้ว

    Haa horan kaga maqlay ayaney dumashigey xaskisa

  • @nasracalimaxamed7980
    @nasracalimaxamed7980 ปีที่แล้ว

    Waa jirtaa arin taas lkn ani wali ma arag waa dad iska reer gobola magaalaba anaa ka joogo ayagoo marti ii ah weey ii imaadeen lkn wax aan ku arkay majirin alx

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 ปีที่แล้ว

    Abyo ayaaney waxan so xasustay qiso dhacday anigo isbitaal ka shaqeeya iso martay labadaba gabdhood ee wiilasha isla dhalashay kala qabeen midbaa mida kale ka maseertay ilaa ay gabadhi so gubtay iyado weliba cunug yar dhabta u saarna isbitaalka ayaa nalogu keenay alxam alle ayaa u yasiray oo maalmo kadib isbitaalka waka baxday maalinkii xaafada marki la geeyay gabadhi awal so gubtay marke aragtay gabadhi oo guriga lagu so celiyay ayeey iyadi inta qolka isku xirtay basin iyo taraq is qabadsiisay ilaa ay ayada dhan wada gubatay oo albaabkiagu jabiyay wa nalo keenay iyado bislaatay oo dheheysa i badbaadiya waxan weynay meel canul laga galiyo subixi kalena wey dhimatay waxey sababsatay maseerka ay gabadhi kale ka maseertay ay nafteeda u gooysay subxanallaah waa arin aad u dhacda marka.

  • @user-nx7tw7bv3s
    @user-nx7tw7bv3s ปีที่แล้ว

    Mashalaah❤

  • @caashocaliibraahim8645
    @caashocaliibraahim8645 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayeeney xabbti ku jeclhay allha naga dhigo kuwii ku kulma janadda

    • @caashocaliibraahim8645
      @caashocaliibraahim8645 ปีที่แล้ว

      Ayaaney Cimran yare kwrn allha kaaga dhigo kii ku geeyn lahaa xajka

  • @saciidshariif7979
    @saciidshariif7979 ปีที่แล้ว

    Yaaney taas mid kadran aba arkayoo anigeyba igu dhacday wata layabay ilaa hada abtigey hooya dhalshay gabr uu qabo habryar ithy somha marka weyba ila xifal tami jiraty markas qof qangara maheynee day wax ahy adu dhor iyo batn 14,13 mehas ayn jiray marka aniga iyo abtigeyna saaxiib anu aheyn hoo mel ayun wad jogonoo san ubuu abti ii wad aadi jiray sida inaa curadiisa ahy ilaa had sidii ubuu idalac siyaa anoo hada islan weyn ah marka wexeba isku dayi jiratay nitee iga ben aburto oo waxana sameyn tirahdo wey sameysay matka fugusa ama malacanda ku soo daho oo sumac iyo wax ku sodaho qela iga horeyso lkn abtigey alle ha ideystee wax walbee sameyso ee igu dirto dhigba uma dhigi jirin alxm o maxe abti ushegto asaga aniga ima weydinayee ilamhiisa ayuu wey din jiray oo abti ilmaha ayuuba saxiib la,ahaa marka aniga sbbta una iweydineyn ayaa ah inaa anu hoyadey lajogin oo qalbigeyga umbuu ilaalin jiray ilen ina waxba sameyneyn buu ogaa abti wuxu isoo gado wexeba dhihi jirty seba kugu soo gadi karaa markii igu darneed wexe aheday haben habenada ka mid ah ayu abti iwady mel oo uu wax alla waxa doneysid kalayoo ka so.qado markas tartan qu,raanka ayan ku guleysoo kalinta 1aad ayan galy wexe iska soo jartay horta ma,likaa qaba yaab wllhi lkn anu walka qarin jiray wxe igu hyso abti lkn habenkaas maba ogeynee abti mel ku dhumanyey wax walbana wuba maqlayeyba lkn sorry habenkas wixi dhacay ikastoo hada rer yahiin anune matkas go,an ku garay ina gurigaas sii joogin awalba ayada cawinayey

  • @user-pg6mj4vd4n
    @user-pg6mj4vd4n ปีที่แล้ว

    Dumishaad

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +1

    ayaaney wa sax ani wxa ila dhashay labo wiil wallkey wey naagtisa aya wexey kamaseyrtay wilki yaraa gabadha uu aroosayay xiliga an diyari neynay arooska ayey waxey gashay in ay tiraahdo 😂haaa ani alaabtan laima iibin haaa ani saan laima yeelin 🤔ani yaab aa iga sooharay 😂hada naag la laqabo wey uga daran tahay

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk waragnee taas 😂😂

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 ปีที่แล้ว

    Wac abyo waa aniga waa arkey waa dumashida😂😢

  • @user-yh8fd9ok3s
    @user-yh8fd9ok3s ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว

    Ayaney wllhi qisada masidhageysan balse waxan umaleynaya dumashigeey xaskisa ilatahy lkn ogow aniga wali magursan single ahay waiska qiyasoya lee

  • @ashohassan8242
    @ashohassan8242 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso cibro qaadasho leh abayo

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 ปีที่แล้ว

    naayaaa aniga ayaa arkay 😱

  • @Miraclous582
    @Miraclous582 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว

    Wan arkey 😂

  • @kawterabdirahman6294
    @kawterabdirahman6294 ปีที่แล้ว

    Aniga wan arkey noocas waxayna iga martaa sodohda iyo dumaashiyaal iney marwalba xaafadahooda u tagto oo ka shaqeyso iyadoo gurigeeda iyo caruurteedu u baahanyhiin anina ardeyad ayaabn ahey oo jaamacad dhigtaa marka xafada qof xanuusan oo familka isugu nimaadno aye ka sheekeysa si aniga ii xanujiso anna waxbarashadeyda wax ku saabsan kasheekeya si ayada u xanuujiyo sppto ah ayada wax may baran

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว

      Kkkkk qaraba qalbigoda ayada kaxade

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan qurux ❤❤❤❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว

    Waa sas adunyadu ilahay imu waayin qofkas ayaan quruxey xabibti iga warn wiilkan habo da unahay iyo edada cimraan yare see yaha❤❤❤😊

  • @qadroxasan7921
    @qadroxasan7921 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo waan ku salamay ❤❤❤❤❤

  • @maariyadagan
    @maariyadagan ปีที่แล้ว

    waa nagta uu qabo ninkaag walaalkii

    • @idil5758
      @idil5758 ปีที่แล้ว +1

      قد اصبت

    • @maariyadagan
      @maariyadagan ปีที่แล้ว

      @@idil5758 شکرا یاحبیبتي

  • @user-gh5yu6rz7u
    @user-gh5yu6rz7u ปีที่แล้ว

    Abyo anaa arkay wasax wey jirta

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 ปีที่แล้ว

    Ta ninka wllki qabo ka danarn ta lagula qabo

  • @sahranuur1432
    @sahranuur1432 ปีที่แล้ว

    Wcs.ayaan qaali wlhi taas wey jirtaa oo aanaba arkay oofna iisheeg malihi ee rabi iimaanka hangover sugar mcnto gabdhaha wey kala caqli badan yihiin

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 ปีที่แล้ว

    Wan arke Ayaan dadka is ku mid ma ahan ilaah sabar Hana siiyo wax Walbo aan ugu sabarno

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤asc abaayo waala arkay naagtaaso kale hadaan dhaho waan ka sheekeenaa waa layaabaa.😢

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 ปีที่แล้ว

    Waxs aniga ayaa rake

  • @shamsoismacil6099
    @shamsoismacil6099 ปีที่แล้ว

    Nagta walalkis qabo ma iga sax baa waa kusalamay

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaaneey ❤waa wiilka i qaba wllkii tu qabo

  • @ayanqaliqurux4292
    @ayanqaliqurux4292 ปีที่แล้ว

    Wcs Ayan waxan ku qoslay cimran yare qab uqaylinayay

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 ปีที่แล้ว

    Ange igu dhacday ano hal sano cml li qabo xamilo la so gursady hore uur ka yelty lkn kma qancsno marksta gabdha dumashiyashey ane ii imdan cunga jeclyihin ine hayan iydne wexe u malsa in wiilka dhaly ligu jeclyahy marksta wexe dhahda wiil wada xita marka nika i qaby kala tagny gurkeyga ine takty iydo walged ii iman ma dhihi karto ikran nag ka ficna hele anga mesha igu caysay ilaa her wilka kala tagny u dhaho willeyga hoyadis ii dhaf marka nagta wilka dumshiga qabo we dhib badan thy mel aad aqon ka ficltamey

    • @ikrancdy8765
      @ikrancdy8765 ปีที่แล้ว

      Tan lula qabo iyda ka daran

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว

    Wlllhi ayaaney been maadan sheegin waliba aniga mid gabdheeda ila eg yhiin aa sododey igu dirta😂😂😂 fac yaraa😅😅😅

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 ปีที่แล้ว

    Ayaney wan ku salame abayo

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn ปีที่แล้ว +1

    Waxaan soo xasuustay
    قال الله تعالى
    وتقو فتنة لا تصيبن الدين طلعو منكم خاصه

  • @EMMA__7-x4i
    @EMMA__7-x4i ปีที่แล้ว

    Nagta ninkaaga walkiis qawo waa cid daris nahay ku dhacday 😂😂

  • @sayush520
    @sayush520 ปีที่แล้ว

    Haa🤔🤔❤

  • @user-fj5rt8cv8x
    @user-fj5rt8cv8x ปีที่แล้ว

    Wcs abayo xaqiqa tas ana arki

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi2215 ปีที่แล้ว

    Wan ogahy runti ayaney waan araky

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 ปีที่แล้ว

    6biis miyaa so gadty gabsrda cdey 😂😂😂

  • @fowsiyoali7556
    @fowsiyoali7556 ปีที่แล้ว

    Asc wa tan ninka walal kis qabo..

  • @Fahmo2030
    @Fahmo2030 ปีที่แล้ว

    Eedo gacalo duco qabto horta miyadaan ka baqayn iney kula dagaasho dangaldaa dumashigaa qabo 😂😂😂