ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

NAAG NOOL AYADOO UU DAMBI WAYN KAGALAY AYUU GUUR KADALBADAY TAY KUDHIGTAY WAA LAYAABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มี.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 63

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤😢😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waa cajiib qisadan.
    Allaa agoodleh Allow inaga dhig kuwa toosan mar walbo

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iq 5 หลายเดือนก่อน +2

    M.a waa qiso macaan oo xanuunkeeda wadata
    Su.aal ayaaney ramdanka qisooyinka ma noo soo dayneysaa haduu ilhey idhahdo insha allh isoo jawab wllshy wn ku saly❤❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadaan labadabo qof gabdha dulmisey waa lo aar gududey gabadhi ninka diley iyo kii sirta fashiliyey labadii u aaarteyneh wey is guursadeen

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid Allha ku xafido qalbi❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 หลายเดือนก่อน +3

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha ku caafiyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @yusufmxamed5293
    @yusufmxamed5293 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sanbor aa kidhibay ilaahay haku caafiyo🎉❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abyo ayaney ilahey ha ku caafiyo san borkaas wil bo nakahaya wlh hadow ku kaco sanka dhan wo bararaa indhaha a sido kale wey barbarian abyo mcnto ilahey ha idinka caafyo abyo mcnto dhib malaha sida noku imato ku farqxsanhy mcney

  • @foosmaxamed843
    @foosmaxamed843 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney illaahay amarkii markaan ku arko aad iyo aad ayaan ufarxaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah❤❤❤❤

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 5 หลายเดือนก่อน +1

    Carabtu dhabatayba ku nol yihiin gabdhaha dulmi wayn bay ka galan Bala idsharaftay

  • @SeynabCumar-rn7fn
    @SeynabCumar-rn7fn 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sanboorka alla hakaa caaafiyo😢

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs xbbtii❤

  • @Nasro283
    @Nasro283 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaan caday.Jecliya markad masar nagu soo wareejiso maasha allah❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 5 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay caafimad hakusiiyo wll

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali4519 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah 😁🥰

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhiin dhiin

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 5 หลายเดือนก่อน +1

    الله ربنا ما اعظمك يارب

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @user-zp9ip9gl3n
    @user-zp9ip9gl3n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah ayaan hada dhameyay qisadan cajibka ah Allaah haku caafiyo o haku xafido mahad sanid

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi video 📷 ikuma socdo waya wahan jclhy wajigada ayaan cadey

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 5 หลายเดือนก่อน

    Abaaayo wajigaaagaa nooga qalisn wx wxba alle ha nookaa caafiyo queen❤

  • @user-tf9ky5uy5x
    @user-tf9ky5uy5x 5 หลายเดือนก่อน

    Alle haku caafiyo wll dhagyare karkari isku uumi qiiqa jiid waad nafisi qali

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤wcs wr wb srry xabibti Alle haku cafiyo

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww 5 หลายเดือนก่อน

    Thnkyou apaayo mcn

  • @jamiiladagaan6774
    @jamiiladagaan6774 5 หลายเดือนก่อน

    Wajigaga la aantii seen wax udawadaa

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaan cdyeey marka aan maqlo codkaaga macaankabadan waa ban farxaa wajigaagana hadaan arko kasiidaraaba❤❤❤❤❤❤ iinoolaw gacalo😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ayan qurux badaney

  • @FaaizoShire-je8ke
    @FaaizoShire-je8ke 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayan quruxey

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allha ku caafiyo wllshy

  • @HoodoAxmedYuusuf
    @HoodoAxmedYuusuf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcz ukhtii ayaan qalpi ❤❤

  • @user-yr5nh2mq3s
    @user-yr5nh2mq3s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Was wll❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 4 หลายเดือนก่อน

    Oo wlal title ka iyo qisodu isma lehee

  • @laylaaa959
    @laylaaa959 5 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiyoUdgoon693
    @SafiyoUdgoon693 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheey caafimaad taam ah haku siiyo

  • @Warda57
    @Warda57 5 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku caafiyo wll

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan264 5 หลายเดือนก่อน

    Cajiib wllhi horey u soco abayo ayaan cadey❤❤❤

  • @user-vd1yo6sc7x
    @user-vd1yo6sc7x 5 หลายเดือนก่อน

    Carab iyo sharaf maxa kala heysta

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 หลายเดือนก่อน

    Allah hkucfiyo abyo❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaan qurux wlhi waa qiso xanun badan 😢

  • @yusra1455
    @yusra1455 5 หลายเดือนก่อน

    Ayan abayo gabar aan jarnahay ayaa sanbuurka naqas ku noqday uu waliba marwalba wllo isaa sanburi😢

  • @user-ko5cj9yn7s
    @user-ko5cj9yn7s 5 หลายเดือนก่อน

    Alah aku caafiyo wllo ayan

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hor joogaaga farxada ayaaneey maxaa wajiga nooga qarsaty 😒

  • @SafiyoUdgoon693
    @SafiyoUdgoon693 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @basrocali9719
    @basrocali9719 5 หลายเดือนก่อน

    Asc xabibiti ayan wan kamaqnaa chanlkaga wan xanuusanaa abyo ❤❤hoyaa iga xanuunsan iigu so duceya blze adiga iyo asxabta Wlhi wan idin xisay allhuma barik❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 5 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 5 หลายเดือนก่อน

    Ale haku caafiyo ayaan

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤😊😊😊😊❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 หลายเดือนก่อน

    Geesiyad saaxibadeed u aartay

  • @user-vm4nh7dt8e
    @user-vm4nh7dt8e 5 หลายเดือนก่อน

    Asluumucalaykumwaadmahadsantaywacaadyeeshaamagacaagaiyotaariihkdaiyomagavaagabaankomantigakuugusooqoroeenalasoosocodsiimahadsanid

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 หลายเดือนก่อน

    Horta carabtu dhaqan xumaa hablaha bulaash ayay u dilaan

  • @sayush520
    @sayush520 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks 😊 🫂

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abooyo ❤❤❤❤❤🎉

  • @Najminaa
    @Najminaa 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤