SURWAALKII XAASKAAGA GAARIGAYGUU SAARANYAHAY🤣 QISO CAJAA'IBKEEDA WADATA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2023
  • #qisas #channel #comedy #

ความคิดเห็น • 124

  • @QisasChannel
    @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +40

    Qisa cabsi cabsi ah biri soo wadaa diyaar maloo yahay mise fulayiin tihiin farta sootaaga qaraabo indha wayn indha yar fadhi wayn taraagle warka isoo siiya

    • @Bilan_nura
      @Bilan_nura 8 หลายเดือนก่อน +4

      inoga soo shekey lkn mallin lee wlley hbn hano keyn hda naga naxeeso 🤣🤣🤣

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 8 หลายเดือนก่อน +3

      Abyo qisada aan ka helo waa tan somalida ee maseeyrka lkn dad rabaanaa jira liketa iyo sheerta waa iga diyaar❤

    • @user-ly5zl4xk3o
      @user-ly5zl4xk3o 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aynyy malinle insdaay😂

    • @Zahra-fq3fe
      @Zahra-fq3fe 8 หลายเดือนก่อน

      Ayaany wn raba kma cabsayo no so daa

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. 8 หลายเดือนก่อน

      Fadhi wayn aaba ugu daran ayany 😂😂😂😂

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 8 หลายเดือนก่อน +6

    wlhi shekadaan waa qosol miiidhan marna waa murugo jah fudeedkii ku qaday kuma dhigo dheh

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +4

      🤣🤣🤣🤣

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mahad sanid cashada ayaan ku karsanaa waan sugaaye wlhi qeebta 2waad cimri dheer allaha kusiiyo xabiibti🥰

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +2

      Dhamaanteen abaayo aamiin

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu Akbar allaa naagaha qaaraa dulmi weynaa😢😢😢😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @AxlaamAliyuusuf
    @AxlaamAliyuusuf 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waa,ikan ayaaney 😅 gacantaa ii taagan xppti m.aragtaa 😅😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +2

      🖐🏾🖐🏾🖐🏾

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi waa qiso yaable SubxanllH

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaaneey ilaa hada waa qoslyaa wlhi markaan surwaalka yaree gaaban arkaba ale hanoo kaa daayo xbbti albiyeey wad naga qoslisaa wlhi 😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +3

      Inaan idinka farxiyo jeclahay marwalba

  • @sadiamohamed9547
    @sadiamohamed9547 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qisoyika cabsi cabsida ah noso badi walashey

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxana allah dumarka qaar mashar yero ilahey ha na motiyo

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah ayaney 🥰🥰🥰

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 8 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo imika dhawanaya Qisas shannel 😂😂

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah ayaaney xabibti illaahow cadow hanaga adeejin naaga qaar waa ma siibo shaqo dartet ayey gabadhi sharaftedi iyo mustaqbalkedi ugu ciyaartey subxanalaah mahadsanid xabibti

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +5

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +3

      Waan kaaqaaday wllky adaa mudan

  • @fadumodahir-ob8lm
    @fadumodahir-ob8lm 8 หลายเดือนก่อน +3

    Anigaa u horeyo manta

  • @maryamacumar913
    @maryamacumar913 8 หลายเดือนก่อน +4

    Saa ukusugayay le❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 8 หลายเดือนก่อน +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaaaari alle xaaasidsanaaaaa ooo dhagarbadanaaa

  • @hhss-jn9kt
    @hhss-jn9kt 8 หลายเดือนก่อน +2

    🎉dadabadana ayaa sida lagukalageeyeye

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +5

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @ruqiyahassen1860
    @ruqiyahassen1860 8 หลายเดือนก่อน +3

    Macaan taydii

  • @ridwaanmaxamed25
    @ridwaanmaxamed25 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wcs ayaaney waan sugayay qisadaan❤mahadsanid mcnei ilaahay hakaa farxiyo

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +3

      Sdoo kle xayaati

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 8 หลายเดือนก่อน +4

    Saa u soctay ciwan surwal maa kenty ayneey😂😂😂😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +2

      Mid kadaran sooqadaa🤣🤣🤣🤣

    • @ikrancdy8765
      @ikrancdy8765 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@QisasChannel 🥺

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 7 หลายเดือนก่อน

    Alla markii hodhe waan qoslay balse markii danbe waan ooyay alla khiyaano badanaa inantu
    Mhdsnid wllo ayaaney❤

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤️💓❤️

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi wey iga qosli Lisay aayan quruxey

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs ayaney adiga iyo familkaga hee ilahy ha idin xafido❤❤❤❤

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 8 หลายเดือนก่อน +4

    Kkk labada sheekaba waa qosol hor dhacoodu midna waa surwaal midna waa bijaamo kkk bal bal bijaamadiina meeshay ku dhamaato aan eegno kkk ninka shaydaanu insi baa helay

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-xx2qj7tv9c
    @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน +4

    Xageen kala soo xirira

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      Fcbook pejkayga ayaan gobdoon ama instgram ayaan gobdoon

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 8 หลายเดือนก่อน +2

    masha Allah❤❤❤❤❤

  • @HafsaCqadir-xq2df
    @HafsaCqadir-xq2df 8 หลายเดือนก่อน +3

    Haa diyar nhy waba Kahala aniga walhi ❤❤❤

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaney waanku jeclahy❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +4

      Sdoo kle qaaliday alaha kujeclaado❤️😘😘😘😘😘

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abyo ayanah seithy xbbt❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 8 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekadan ciwaankeedaan ku qosly😂😂

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abyo macney duhur wacan my noloshayda ❤❤ayaan indho weyn

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +3

      Wacan xbbt alpii indha yareey👁👁🤣🤣🤣

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @user-cu8iq2gf7q
    @user-cu8iq2gf7q 8 หลายเดือนก่อน +6

    Asc ayaney ❤ waxaad tahay gabar aan alle dartii ujeclahay gabadheyda aan kugu samiyey abaayo waad uqalantaa jir oo joog

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      Intee kunooshahay abaayo goormeese kuudhalatay gabadha inte iska heli karnaa iisoo jawaab gabar dhan laigu samiyay waa waajib inaan samiday hadiyadeeda iska diyaariyee iisoo jawaab xbbt

    • @user-cu8iq2gf7q
      @user-cu8iq2gf7q 8 หลายเดือนก่อน

      @@QisasChannel mcnto marko cadey ayaa jogaa abaayo isbuucan dhexdiisa marka adigan kula jecleystey inaan kugu sansado waayo waxaad thy qof qalbi nadiif ah

    • @user-cu8iq2gf7q
      @user-cu8iq2gf7q 8 หลายเดือนก่อน

      Shaley kow iyo toban saac ayaan dhaley

  • @jamacmaxamed9208
    @jamacmaxamed9208 8 หลายเดือนก่อน +3

    Duhur socoto wanku salamay abayo

  • @laylosiyaarlaylosiyaar-ck1zu
    @laylosiyaarlaylosiyaar-ck1zu 8 หลายเดือนก่อน +2

    Saa usugayay ayaaney wankujeclahay

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc ayaney setahy

  • @user-th8ht1mo1x
    @user-th8ht1mo1x 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤😊

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcz ayaaney aadba ku salamya mlpoy

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 8 หลายเดือนก่อน +2

    Inogu so dhakhso xpti😊

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 8 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Farhia-
    @Farhia- 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hadan isha kugu haayay ayaaney 😂

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks ayaney ina ader

  • @fadumodahir-ob8lm
    @fadumodahir-ob8lm 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaan qurux

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walashay qaalii

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan laa ilaaha ha dhihin waa ilaah majiro iska ilaali hada kadib indho weyn

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      Hye xbbt shukran wixii dambi ah alaha Naga cafiyo

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 8 หลายเดือนก่อน

      Alaahuma amiin ❤❤❤ xbt kuligen mar mar afka noga dhaca

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 8 หลายเดือนก่อน

    Ayann gabdonn ❤

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ciwanka Ayan ku qosley😂😂😂😂😂

    • @user-my4uh6ef8d
      @user-my4uh6ef8d 8 หลายเดือนก่อน

      Ani xita😂😂😂

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 2 หลายเดือนก่อน

    Rufiyan sana

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤😊

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan ina xirsi goobdooney aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa waxa ika dar darana on kaka digaya dadku yowsku Ken dirin dab dhexdena laka shidin dab dhexdena laka shidin ❤❤

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid uqtii

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yaaaab

  • @user-np3if8wx2g
    @user-np3if8wx2g 8 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉🎉🎉

  • @user-zk7oi3dh1d
    @user-zk7oi3dh1d 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤😂

  • @sayush520
    @sayush520 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤🥺

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 ax ax ax ax 😢😢😢😢

  • @jamaaljaamac8835
    @jamaaljaamac8835 8 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-xx2qj7tv9c
    @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanay inaA qiso dayda kulaa wadaga rabaa hn

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      Fcbook pejkayga ayaan gobdoon ama instgramkayga igala soo xiriir

    • @user-xx2qj7tv9c
      @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@QisasChannel wayhay abayo

    • @user-xx2qj7tv9c
      @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน +1

      Fcbook ayaan kala so hadlay firi abayo

    • @user-xx2qj7tv9c
      @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waan ku bahana hay walahay

  • @AxlaamAliyuusuf
    @AxlaamAliyuusuf 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaaney shaqadaa loo quuri l.ayahay soo.maaha 😅 waa fahmay waxaana waa.qorsho soo.maaha gabadhana Bari katahay meel kama dhageesan lkn maskax zaahipu.tahay idheh

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +3

      Maashaaa allaah alaha kuu dhaafo maskaxdaada

    • @AxlaamAliyuusuf
      @AxlaamAliyuusuf 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@QisasChannel Haa mcney madhameestiran xitaa hada shiday waa so qoray qeebti hore kusoo qori rabay abaayo

  • @user-xx2qj7tv9c
    @user-xx2qj7tv9c 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xageen kala soo xirira

  • @kaafiyanuur
    @kaafiyanuur 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FARDOWSOOSMAAN-ce4gf
    @FARDOWSOOSMAAN-ce4gf 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤