DAHAB TOWER | Mogadishu's Iconic tower

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 183

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 7 หลายเดือนก่อน +66

    Dahabshiil waa wadani soomaaliyeed wuxu gartay inu dabaqa intaa leeg ka dhiso dhulkiisa hooyo halka qaar kalana ay ka dhisanayaan nairobi oo ah dhul shisheeye. Guulayso abid dahabshiil

    • @kawsarhussein4446
      @kawsarhussein4446 7 หลายเดือนก่อน +9

      Sax wlh bari hadey keny iyo somalia is qabtan oo loo diido in dalka ka baxaan kiinya xoog ku qataan inte somali oo kiinya nool wa dad anan fikirin, side kenya uso qaxen fiiri !! Kinya nin san weyn o madoba nabad ka dhigtay ayga dalkooda ka so carareen Waa bila damiir

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 7 หลายเดือนก่อน +3

      Axmed waad saxan thy lkn ujeedada fog ee laga leeyahay somalida ma fahmaan in kenya eey dhisaam kadibna wadankooda laga soo qaxiyo hadhowna shisheeyaha eey kala qeebsadaan dhulka somalida

    • @BashirSiyad-qt9cv
      @BashirSiyad-qt9cv 7 หลายเดือนก่อน

      Kenya Somali aya leh wa wadan sharci leh nabada, oo hormar samaynaya Ma aHa Somalia oo nabad aqoon cadaalad lahayn, sida xayawanka unool okle! Madaxwaynaha Somalia aya xita waxkadhistay kenya!

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dhulkiisu waa somaliland sxb

    • @ailover5719
      @ailover5719 7 หลายเดือนก่อน +2

      Dhulkisu wa somaliland lkn wa nin caqli leh meel walba wuu ku smaysta lacgta na somaliland boo siya😂

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 8 หลายเดือนก่อน +121

    I think the government needs to realize what a BIG market and hub Mogadishu is becoming, they need to urgently work on the security and infrastructure, pave new roads, remodel the old ones, more public spaces, fire hazard control and prevention, LETS INVEST in the potentials of Xamar Cadde and the other cities too. So we can attract more investors

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 8 หลายเดือนก่อน +9

      I think the other cities would be even more richer if they drill for the oil 🛢️ this year .

    • @ZAKYAREE
      @ZAKYAREE 8 หลายเดือนก่อน +3

      No law and order sxb

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 8 หลายเดือนก่อน +7

      Mogadishu will not come back as it used to be, because it's now one Clan city and in its heydays it was city that was lived side by side by all Somalis, not anymore and it became city crimes!

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 8 หลายเดือนก่อน

      ​@user-ex9qq4bs9i booho it will come just watched

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 8 หลายเดือนก่อน

      @@Madaxey-r2fYes it will not come back to where it used to to be, it will be better, a world class city. Stop hating on your own country, it’s this very mentality that’s keeps us in the dark, our feelings are based on stupid tribal fiefdoms. I am nearly 50 years old i grew up in Mogadishu but my family hails from Puntland and are largely living in Garowe and Bosaso now, but I am Mogadishu homeboy forever.. caqliga iyo wadaninimadu ha shaqayso. ❤️🇸🇴❤️

  • @fe8445
    @fe8445 8 หลายเดือนก่อน +42

    Hambalyo Dahabshiil. Maalkiina Allah haydiin barakeeyo. Isbitaalo caalami ah oon Hindiya uga maarano noogu dara.

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 8 หลายเดือนก่อน +31

    wuu ka fiicanyahay kuwa nayrobi dhisaya kudayasho ayuu madanyahay dahabshiil

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 7 หลายเดือนก่อน +15

    Shirkadu waa shirkad Wadani ah, mahadsanidiin Dahabshiil.

  • @fe8445
    @fe8445 8 หลายเดือนก่อน +34

    Siyaasiyiinta Soomaalida waa inay la jaanqaadaan hanka.ganacsatada Soomaaliyeed. Waa inay isqabqabsiga joojiyaan si dalkeena u horumaro. Hambalyo DAHABSHIIL.

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 8 หลายเดือนก่อน +3

      Sax siyasiyinta lugta aye isku dhegenyihin lkn shacabku waa dadaalaya

    • @2daysago_
      @2daysago_ 7 หลายเดือนก่อน +2

      Meeqaan sidaas lahaa....dalkan siyaasi unbaa daacad ka eheen. Siyaasada wey usoo shaqo tagaan un ee dadka oguma shaqeeyaan. Dalkan dhan walbo ganacsato ayuu intaas kusoo gaaray maogii hadii aysan ayaga eheen marhore ayaan ka quusan leheen

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 7 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allaah. 40 sanno ayaan colaad ku jirnay markaan waa in dowladuna dalka nabadeyso dadkuna dhulkooda dhistaan oo yaan la dhisin wadama deriska ah nairobi iyo adis abab waa in lacagta la geliya casimada wadanka iyo goboladeeda

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 7 หลายเดือนก่อน +6

    MAASHA ALLAH DAHABSHIIL GROUP
    WAA INAY SOOMAALIDA KALE KU DAYDAAN OO DALKOODA MAAL GASHADAAN GAAR AHAAN DADKA WADAMADA AFRICA MAAL GASHANAYA

  • @ahmedsaki6972
    @ahmedsaki6972 7 หลายเดือนก่อน +7

    Hanbalyo dahabshiil ❤️🙏

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 8 หลายเดือนก่อน +6

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub. Dahab shiiq ilaahey ha barakee aamiin

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah guul somaliya hanolato 🇸🇴 hormar wacan umadu waa ineey dalkooda dhistaan oo eey maalgashtan intii wadamo kale laa dhisii laha waa iin wadanka laa galiyo lacagtaa hambalyo 🎉🎉🎉🎉❤

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 8 หลายเดือนก่อน +6

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Jumah Mubarak 🎉

  • @MaulanaMaulanamaulana-eo5fl
    @MaulanaMaulanamaulana-eo5fl หลายเดือนก่อน

    Mogadisu terus membangun di era persaingan keuangan dunia maju lh madishu dan capitality ..

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 8 หลายเดือนก่อน +7

    MASHALAAH MUQDISHO

  • @Taaakeeye13
    @Taaakeeye13 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks dahab shil sidaa u qurxsateen wadankina ilhy ganacsigina ha u qurxiyo😊

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel 7 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah somalia dib waa usoo laabanaysaa waxana dhisay ganacsatada somaliyeed halkaa kawada 2024

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 8 หลายเดือนก่อน +12

    Why didn't ask him about what happened to Dahab Marina project?

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp 8 หลายเดือนก่อน +2

      They’re picking up work again

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@mmm-ww8jp I have seen no evidence of that . From what I understood capacity became an issue back then

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 หลายเดือนก่อน

      Lol, they couldn't afford that small town? 😂

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 7 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka dhisanaayo nairobi war wadankiina ayaa u baahan hormarka yaanan dhul shisheeye la dhisin bari waa lagaa dhici karaa lknse kan wadankaaga umada aya ku og in aad adiga leedahay cidna kaama qaadan fadlan maskaxda halaga fakiro waana mahadsan yhn dahabshiil alle kheyr ha siyo

    • @KhadarUpdyrahman
      @KhadarUpdyrahman 6 หลายเดือนก่อน

      War nio wa SAX lkn halmar ka fikir intaa dhistay oo qarashkaagi dhan galisy waqtigaa filaysay ina ka faaiido hadiiba la is QARXIYO oo bur buro mxu zmaenaa qofkaz ANI UGU YARAN WUU WALANA AN IS LEYAHY

  • @SadikMohamud
    @SadikMohamud 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Hambalyooo
    Allah xifdiyo ganacsigaas iyo kuwa lamidka ah ee Somaalida leedahay
    Waa Guul Somaaliyeed❤️👍

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน

    MASHALLAH it already looks amazing ❤

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allah waaxaafadee asn soo boowanee❤

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 7 หลายเดือนก่อน +2

    What about qarax .is it over!😮

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalah Mashalah gul

  • @xasansiciid9816
    @xasansiciid9816 8 หลายเดือนก่อน +8

    Dhismahan waxale habarjeclo ❤❤❤

    • @somahmed123
      @somahmed123 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂oromina

    • @ilyaasll9132
      @ilyaasll9132 8 หลายเดือนก่อน +4

      all somalis* no qabil balaayo thanks

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtii habar jacel ayaa leh

    • @Anasxaaji-z3v
      @Anasxaaji-z3v 7 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂Inaa amustaa laguu qaatay muqdisho maxaa keenay habar jeclo dahabshiilka muqdishi kutaal hawiyaa leh isagaa iibsaday ee tan wiqooyi kutaal ha idin dhisto

    • @OsmanWarsama
      @OsmanWarsama 7 หลายเดือนก่อน

      dahabshiil aa leh hawiye waa shaqaale aboowe

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ilahey ha idin barakeeyo ❤

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wiifto yaa ka celinaayo ?

  • @abukarabukar5193
    @abukarabukar5193 8 หลายเดือนก่อน +5

    When is it finished?

    • @AdamEuroS
      @AdamEuroS 7 หลายเดือนก่อน

      Yeah lol whole ss interview and no date

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t หลายเดือนก่อน

    Maanshaalaah allow cadawgiina jabi amiin yaarabi amiin inshaalaah muqdisho muuq wanaag cadawgiina allaha jabiyo nabadana allaha idiin siyaadiyo amiin inshaalaah wan farxay farxadayda lama koobi karo maanshaalaah tabaarakallaah ❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 from duriyada reer sheekh isxaaq. Maanshaalaah. Maanshaalaah maanshaalaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdlrahman8498
    @abdlrahman8498 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @bartlikbartlik
    @bartlikbartlik 5 หลายเดือนก่อน

    Impressive turn around for the city

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 8 หลายเดือนก่อน +2

    waan bogaadinaynaa dahab tower iyo howl wadeenada kuwa kenya dhisaaya waxaan dhihi lahaa imaada wadankiina dhista

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 8 หลายเดือนก่อน +3

      Muqdisho markey somaalida dhan usinaato on lugu qabsaneynin ..reera gooni aah na dadka kaxigsaneynin o amnigana si buuxda loosugo ba kenya laiska deyni o dhismaha iyo hormarkaba losowareejini xamar

  • @TahlilDiblawe-ge5dx
    @TahlilDiblawe-ge5dx 8 หลายเดือนก่อน +2

    Muuqaalka maxaad ujartay makiii qaabka Iibka la gaaray

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walaxaa dhiman maxamed siciidow

  • @EngNaardiid
    @EngNaardiid 5 หลายเดือนก่อน

    Adeer invert column i fahansiya design ka ma sidas eh mise

  • @AndalusMedia252
    @AndalusMedia252 7 หลายเดือนก่อน +3

    Safety first!!! 👷‍♂️👷‍♂️👷‍♂️ unsafe working area. Even head of sales do not wear PPE while the journalist wore it.

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 8 หลายเดือนก่อน

    Good
    Mugadisho is booming

  • @Fransiis
    @Fransiis 6 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Dahabshiil Waa Lin Isaaqa

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Amazing building is coming soon. same as EU.🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

  • @Abdullahimohamedhasan
    @Abdullahimohamedhasan 6 หลายเดือนก่อน +2

    I.a wuxuu noqon donaa midka uga yar somalia 🇸🇴 2040🎉

    • @KhadarUpdyrahman
      @KhadarUpdyrahman 6 หลายเดือนก่อน +1

      WAR BAL FIIRI CUQDADAAZ war ilaaahay ka baq oo ugu yaraan umada haka nabad gasho SOMALIA WAA IN ADO KLE LAGA QABTA WLLHI si kle adina hormar gari maysid inta da habarayso xisabta ku dar wr nio umadan musliminta haka nabad gasho oo dalkeeda hka dhisato

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 7 หลายเดือนก่อน +1

    Woow dahab tower is very beautiful I saw advertise Nairobi new i houses but is good to built Somalia not foreigners countries well done dahabchil 🤍❤️💚👍

  • @xiisconstructioncompany9931
    @xiisconstructioncompany9931 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah waahorumar muuqda

  • @HERSIFILM
    @HERSIFILM 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @luchyanime4594
    @luchyanime4594 5 หลายเดือนก่อน +1

    Arsinal alla haka nabad galiyo kolayba way ima nayaane

  • @zinaidris8330
    @zinaidris8330 6 หลายเดือนก่อน

    Asc fadlan manoo sheegi kartaa xaafadda laga dhisaayo dahab tower. Thanks

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah ilaahay ha barakeeyo

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 6 หลายเดือนก่อน

    My City ….. Muqdisho Magaalo Madaxdeenaa Muqdisho Magaalo Madaxdeenaa.

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 8 หลายเดือนก่อน +4

    Lkn mala dhihi karaa in dhismahan iyo dhaqaalaha bulshadu kala koreeyo tusaale ninkan wuxuu dhahay waxa jira tukaamo apartments ku dhexyaalo oo aan ugu tala galnay dadka ganacsatada yar tar ee aan awoodin inay gataan mallska wuxuu kaloo dhahay waxanu ku gadaynaa 32000$ makasoo baxay saa lacagtaas uu ku gatay qofkaasi apermantska ganacsi taa waxa dheer bulshadii oo aan la jaanqaadi karin ganacsiyada noocana

  • @ABDULAHIOMARAHMED
    @ABDULAHIOMARAHMED 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dhismooyinka heerkana in ladhiso waxey kaloo ubahantahay Deb demisyo calamiya in wadanka lakeeno

  • @FaadumoMoalim-i6n
    @FaadumoMoalim-i6n 7 หลายเดือนก่อน

    Hadii uu dab kaco gari dab damiis waa in la diyariiyo ❤ aniga waxan ka gadanaa flat

  • @jimcaaledeals
    @jimcaaledeals  8 หลายเดือนก่อน +1

    *SIXITAAN
    Waxaa muuqaalka ka maqan qeyb yar oo kamid ah jawaabta su'aasha "sidee qofku ku bixin karaa lacagaha, macnaha Payment options-ka"
    KAWAABTA
    Wuxuu ku bixin kartaa qaabkaan:
    1. 10% qiimaha guriga waaa horumaris
    2. Inta dhismuhu socdo waxaaa tartiib (Installment) isaga bixinaysaa 30%
    3. Marka dhismuhu dhamaado inta soo hartay waxaa isaga bixin kartaa Cash ama waa iska yaryareyn kartaa ilaa 5 sanno.
    wixii intaas dheer waxaa kala xariiri kartaa Dahabshiil Real estate;
    📞 +252 65 7997979
    📧 info@dahabshiil.realestate
    🌐 www.dahabshiil.realesate
    Mahadsanidiin
    Jimcaale deals

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 4 หลายเดือนก่อน

    Wanba sugi lahay marki hore halsane qabsaden hada 2 sane sii socta hadana sanad ku darsaden anaga xafis ku lenahay inaa muqdisho ugura waye 😂dhaqsada Alxmd inaa qeyb kalenahay dhismah qurxon iyo magaladeydii muqdisho cadeey❤🇸🇴❤️ mahadsanid dahab tawar

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 8 หลายเดือนก่อน +3

    Gurya qurxoon lakin wada la,heen soo ma qurxoona in wadooyinka ladhiso amniga lagu dadaalo

  • @suldanhagaley1848
    @suldanhagaley1848 5 หลายเดือนก่อน

    Eng nuur xageen kaalasoxiriiraa mudane lamberkada isodir ama email isodir Mahadsanid

  • @user-zv8gd3jl7q
    @user-zv8gd3jl7q 4 หลายเดือนก่อน

    All Muslim nations should progress in infrastructure developments inshallah ! Especially, the ones that need developments.
    Much luv n respect - Afghanistan 🇦🇫

  • @Nabad659
    @Nabad659 5 หลายเดือนก่อน

    asc side lagu iibsan kara

  • @anisakhalid6695
    @anisakhalid6695 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jimcaale deals thanks

  • @mod2967
    @mod2967 7 หลายเดือนก่อน

    La badha xiniiyadood Hbjclo😂😂😎 looking forward to show you huw runs somalia..waa Haberjeclo ❤❤❤

  • @maxamedkhaliv7282
    @maxamedkhaliv7282 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dahabshiil ma aqan spop ku kaliftey isgao hargeisa ka dhisi kara madaam u yhy maalqabeen somalilander ah. Koly dhismahan xaasidnimo aya lo qarxin doona ama Alshabab aya ka qadi doonta cashuur wlhie wa foolxumo aad u wayn . Tacab qasaar uu. WEyi wayo wa nabad dalkiisa wlipo hargeisa

    • @Mmzynire
      @Mmzynire 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wll qabyaalada lafahaaga ka saar

    • @maxamedkhaliv7282
      @maxamedkhaliv7282 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mmzynire qabyalad maha nin wlpa dalkiisa ha dhisto . Ma ceeba somaliland wxy ledahay cadow sida somalia oo kle mrka tani wxey fududeynaysa in mooryaan ka dhcdo ama la qarxiyo ganacsigaa uu lacagta badan gliyey

    • @Mmzynire
      @Mmzynire 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@maxamedkhaliv7282 labaduba waa hal dal anu kama xanaaqo haday hormarto somaliland

    • @jakushijk9417
      @jakushijk9417 7 หลายเดือนก่อน

      Hargeysaa waa qaajo sxb. Dahabshiil waxe ku nooshahay lacagta Hawiye hal maalin ma sii jireyso shirkadaas hade xamar ka tagto. Xaqiiqda Aamin Hawiye is power of somalia

    • @maxamedkhaliv7282
      @maxamedkhaliv7282 7 หลายเดือนก่อน

      @@jakushijk9417 bl wxn bila aqliga eeg somali isaaqba ugu tajirsan e soonkaga ilaasho hawiye muxu hystaa somali odhan wxa ugu lacg bdan reerka isaaq uguna xadaarisan. Shaky mrkii hawoye uu leebka iyo qansada sitey isaaqu. Beenyada iyo fooxa ayuu carabta geyn jirey tariiikh ma haysidee. Aamu anu hawiye dad cawaana o daroodku wlipo mahamed yusuf uu carabta ka iibin jirey ayn u yaqana

  • @AwaleXasan
    @AwaleXasan 8 หลายเดือนก่อน +4

    Guuul isaaq isaaaq besha isaaq waa beesha uugu taajir uuguma fooyada badan dhamaan somalida

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 8 หลายเดือนก่อน

      Waa sida aad jeceshahay 😂😂😂

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 หลายเดือนก่อน +1

      jahil, munaaraddu waxay ku taal Muqdisho 😂

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman 7 หลายเดือนก่อน

      @@LexlutherVII
      Muqdisho haday ku taal nin Dahab shiil la dhaho ayaa iska leh.

    • @xuzenkartizame2642
      @xuzenkartizame2642 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@LexlutherVII hday ku taal soo dahabshiil dhisan maayo. Waa nin isaaq ah.

    • @xuzenkartizame2642
      @xuzenkartizame2642 7 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@AR-cx5yfma jecli ee waa dhab waa nin isaaqa oo dhismihiisi dhisanaya.

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 7 หลายเดือนก่อน

    Mardhaw bay odhan doonaan walaxaa kadhiman

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 8 หลายเดือนก่อน +2

    Did they just blur that animation lady walking down the lobby 😂😂😂😂, wali ma dhawa dalkeenu hadii sawiradii censor lagu samaynayo kkkk, Dahab tower guulaysta

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp 8 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyaasha weey qosol badhanyihiin 😂😂😂

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 หลายเดือนก่อน

      kk, ma khaniis bay yihiin 😂

  • @jamaljamal-gq8cv
    @jamaljamal-gq8cv 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dahadshiil soo hargeisa lagama loho? Maxaay muqdisho uga dhisayaan?

    • @johnyou4036
      @johnyou4036 8 หลายเดือนก่อน +3

      ahahaha, Caqligaaga ayaa intaas ku dhan. Nin somali ah, oo xalaal xun ah, oo ganacsade ah. ayaa dhisay

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 8 หลายเดือนก่อน +1

      Burco, not Hargaysa.

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 8 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa iyo xamar ayagaa leh oo meesha ayrabaan ayey ka dhisayaan😂😂

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 หลายเดือนก่อน

      maya, magaalo ma laha shirkada ee nin baa iska leh

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dahabshiil waa in lala socdo waayo lacagtaas Muuse biixi ayaa hubku iibsanayo

  • @abdinasirmohamed7345
    @abdinasirmohamed7345 8 หลายเดือนก่อน +2

    21 + oo kor ah miya? Anyway Rabi somalia barwaqo iyo Nabad ha siyo.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 7 หลายเดือนก่อน +1

    WALAALA YAAL JOO JI YA DHI MA HA DIBADA NOO DHISA SOOMAALIYA HADAAD SIDAAN KU SII WADAAN MAA L GE LINTA SHI SHEEYE WAXAA SII SIYAADAYA NABAD XUMIDA IYO BURBURKA D A LKEENA LAGU HAYNAYO SI AAN UGA BARA KACNO WA LAA LA YAAL NA CEYMIYA

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yaala gaadaa

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 7 หลายเดือนก่อน

    Degmada iyo xaalada nooma aadan sheegin

    • @Waayeel667
      @Waayeel667 7 หลายเดือนก่อน

      Sxb waaa dagmada hodan gaar ahaan agagaarka isgoyska banadir

  • @gendershe10
    @gendershe10 6 หลายเดือนก่อน

    It's good, but we have Cadow in Somalia who are against Somalia's development.

  • @abdimalik5962
    @abdimalik5962 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa nairobi hantidooda geliyay kolley wey dhaamaan

  • @Xassanbile
    @Xassanbile 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dahab Tower > Star Tower 😂.

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mackiumadka os qoor

  • @SuadKab
    @SuadKab 6 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu waa doqmo muxuu hargaysa uga dhisanwayay ama burco Hawiyaa iska le hantidaa loogeeyay

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 7 หลายเดือนก่อน

    Dagmadee horta laga dhisooyaa dahab tower

  • @Hassanwest
    @Hassanwest 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dahabshiil iyo muuse biixi wey isla shaqeeyaan

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman 7 หลายเดือนก่อน

      Weliba madax Kaa toogan doonaan iska ilaali oo baroorta meel kasta ha la imin dadkan waa IRIR Samaale 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 หลายเดือนก่อน

    Maaha in xarun Hawiye laga dhiso uma qalanto jiingadaha ayay fujisanayaan iyo tuumbooyinka biyaha u keena sarta
    In hargaysa, garowe, kidmayo, baydhabo laga dhiso weeye

    • @ajmala522
      @ajmala522 5 หลายเดือนก่อน

      Hhh dhiso kan hawiyaa hantida baxsadee😂

  • @XamarCadeey-c2i
    @XamarCadeey-c2i 8 หลายเดือนก่อน +1

    The private sector is bringing more stability to the government, more employers to come insha allah❤

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 7 หลายเดือนก่อน +1

    DAHAB SHIIL GANACSATADA DIBADAHA DHISEYSA WEY KA FIICAN YIHIIN BULSHADEY KA DHEX SHAQEYSANAYAAN DLKOODA GUDIHIISA MAAL KOOGA MA U BAQAYAAN IN CIDI KALA WAREEGTO LAAKIIN KUWA KA GANACSANAYA BULSHADA UNA RARAYA DADKII IYO DALKIIBA WADAMO SHISHEEYE AAD BEY UGA FIICAN YIHIIN SIDAA KU WAD DAHAB SHIIL MAAL GELI DALKA MEELKASTA BULSHADANA XOOLAHOODA HA U GACAN GELINA KENYA IYO WIXII LA MIDA

  • @alisare5090
    @alisare5090 6 หลายเดือนก่อน

    TALO AMNIGA SUA,AL MUU KA WEEDIYO

  • @eritreanvibes9176
    @eritreanvibes9176 7 หลายเดือนก่อน

    What's the point of building towers when tomorrow you're going to change it to a war zone, build first on reconciliation and bringing the whole Somali to the table and fend off external interventions

  • @Hassanwest
    @Hassanwest 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dahabshiil waa lala soco waayo somaliland alshabaab xariir lala yihiin lacagta muqdisho laka sameenayo loo dirayaa hergisa

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 7 หลายเดือนก่อน

      Aduunkaba sidaasa guud ahan Somaliland iyo Hargeisa badanka dhiishyada Laga isticmaalo waa Astan cable Muqdishana loo dira Lacagta Bil walba

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 7 หลายเดือนก่อน

      @@hasansudi9404 adeer bisaarad ayaa jirta hergisa dhaqaalo xubo iyo shacabka hergisa idoor iyaga ayaa lacag loo diraa

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Hassanwest 1km² Hargeisa ku Taala Ayay ku gubteen 2billion dollar oo Hanti idoora, Hawiye dhan Hadi la isu geeyo Ma Haystan 8marka loo qaybiyo meel Xita, idinkino gaajo isku dilaya, oo Xabad sigara naf dhan u goynaye maxaydin wax diri, dadka midhka sigarka isu diliya, idoor Hadi aad Fahmi lahayd micnihiisa Dhanka lacagta igalama Hadasheenba, Yahu Mala DFP ba Rashinki idin kenin kk

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 7 หลายเดือนก่อน

      @@Hassanwest Heer Halkan ka Gaadhnay Dadka Bayac mushtarka Waxa qaliga ibiya intan u tagnanu niraahna adigu idoor 🥱

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 7 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu wayka wadanisan yiihin somalida kale waligood hada hawiye iyo daarood wayxay dhisaan wadano kale sidaa Nairobi iyo Zambia

  • @apdimajiid9946
    @apdimajiid9946 5 หลายเดือนก่อน

    Sharkad isaaq

    • @MaNin-v3e
      @MaNin-v3e 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shirkad somaali.. we don’t recognize oromos aka isaaq

    • @apdimajiid9946
      @apdimajiid9946 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @MaNin-v3e oroma du mxah aheed hooyda siilka kale inan kugu biyo baxo maad rabtaa 2 ninbaa iska kaa dhalee sharakada ma inuu nin isaaq Lee yhy ayad diidaysa

  • @suhaybaadan1920
    @suhaybaadan1920 6 หลายเดือนก่อน

    Taayiro Haka iLaabin 😂

  • @guulwade989
    @guulwade989 7 หลายเดือนก่อน

    How do you call a building under construction iconic 😂

  • @ceyalmadina8466
    @ceyalmadina8466 6 หลายเดือนก่อน

    This does nothing for the normal somali...built for ppl that don't live in somalia

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dababshiil is good company but they need to stop kalaqeeybinta Somalida.

    • @aminaali4516
      @aminaali4516 7 หลายเดือนก่อน

      What do mean kalaqeyhbinta

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 7 หลายเดือนก่อน

      @@aminaali4516It is self-explanatory.

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminaali4516means inay dhulka yaraystaan ay isku wacaan magaca somaliland iyo khiyaliga beenta ah

  • @ahmedsomali3746
    @ahmedsomali3746 7 หลายเดือนก่อน

    Murusade halaga ilaliyo yeysan sheegan😅😅😅

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 7 หลายเดือนก่อน

    Ninka muqdishu lacagtiisa gelinaayo caqli xumaa hayso wallee

  • @MrkeepgoingTrueman
    @MrkeepgoingTrueman 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tower kan baabuurta yaa parking u dhow loo sameyn hadii kale qarax ayay la beegsanayaan reer Muqdisho. Gaadhi miino sida ka ilaaliya REER Muqdisho waa dangerous people 😂😂😂😂😂

    • @Barre371
      @Barre371 7 หลายเดือนก่อน

      😡😡😡

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman 7 หลายเดือนก่อน

      @@Barre371
      😂😂😂😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 หลายเดือนก่อน

    Doqoni waa tii lunta Uun haadaan Aragtidayda ka dhiibto Waxaan u aragnaa hanti Nin kii lahaa kala Cararay Dal kiisii iyo Dad kiisii isla markaana Gacanta u geliyey Cadaw Aan xaq iyo Xuquuq toona ku Lahayn kolka ay Adkaato Ee ay kala Miirantana halkeeda Ayuu Nacaska lihi kaga Soo carari doonaa sidii Horeba u dhici jirtey Gurigani kama Labadii Guri Ee Jirde Xuseen ka dhisay muqdisho iyo Italia Soomalia 1984 sidee tankii Ee Uu ka Hal celiyey Abwaan Faarax Galooley markii Uu arkay Guryahaa Quruxdooda iyo Ninkii Dhistay guryahaa Ee Iska lahaa in Aanu ka Dhisin Guryahaa Dal Uu Iska leeyahay Isla Markaana Ay Abwaanka u muuqatay In Uu Ninkaa Waalani Berri ka carari doono Hantidaa ma guurtada Ah Ee ka dhisay Dhulka Iyo Dalka shisheeye Ee Aanu u dhalanin Isaga Oo Abwaan Faarax Galooley Ninkaa Waalan Ee hantida ma Guurtada ah ka Bineeyey Ama ka dhisay Dhul iyo Dal Aanu u dhalanin u Waramaya waxna u Sheegaaya wuxuu yidhi Ninkan waalani Guryo Qurux badan Muqdisho Ka dhis Laakiin tii Waxaa looga baahan Yahay in Uu ku rakibo Taayiradii Hargaysa Lagu geyn lahaa haatan Garba diidi nacas iyo Nin Daguugan ma Weydo E maamtana Kaalintii Ninkii Maalintaa Nacaska Ahaa Ama waalaa ku Jirey waa Jirde Xuseen E Oo Aakhirkii Guryihii Qurxda badnaa Ee Uu Ka dhisay Dal Aanuu u Dhalanin iskaga soo Cararay Aakhir kiina ku Dhintay dalkii Uu u Dhashay Ee Uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedey waa Jamhuuriyadda Somaliland e Guryihiina Cadaw u hadhay Aakhirkii Maanta waxaa Lamid ah Oo jagadaa Ninkaa Nacaska ahaa Ee Uu Abwaan Galooley U digey ku jira Daamiir Laawe Maxamed Siciid Dahabshiil Oo xaaldiisu Maray Ama taagan tahay "Hal" bacaad ku Lis

  • @Abokorhazzan100
    @Abokorhazzan100 7 หลายเดือนก่อน

    Casimad hay kunool yihiim dhawr milyan oo nin isaaqa dusha kadawanayo ilma jiingad😂😂😂😂😂😂😂

  • @Saabra-pj9fe
    @Saabra-pj9fe 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @marianroble4412
    @marianroble4412 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah