Cunto fudud by Deqa Duniya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @sadiamustaf6896
    @sadiamustaf6896 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah

  • @annabellaomar1713
    @annabellaomar1713 8 ปีที่แล้ว

    wa caleykumus salam wa raxmatu Allah wa barakat, jazaka Allah khayran, bayo mcnto.

  • @aminaibar2976
    @aminaibar2976 8 ปีที่แล้ว

    Deeqa waad mahadsan tahay walaashey, super yaaaaammmiiiiii, very soft mashaa allaah, caruurta aad ayeey uga heleen. jazakillaahu kheyran.

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Amina Ibar maashallah ukhtii Allaha idin barakeeyo waan ku faraxsanahay in aad ka hesheen 💖💗💝

  • @farxiyojamac6889
    @farxiyojamac6889 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah deqa abyo mcn jasaka ka

  • @amalahmed6833
    @amalahmed6833 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jzkAllah khayr walal

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

  • @deeqoabdi592
    @deeqoabdi592 8 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @faatmamaxamad2667
    @faatmamaxamad2667 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah wa fikrad cusub wad ku mahad san tahay abaayo dadaalkaaga iyo is ku daygaaga guul ayan ku rajeynaa insha allaah

  • @fadumodigale7766
    @fadumodigale7766 7 ปีที่แล้ว

    jisakalaahkhaye waan like hada waxaankasoo helay janalkaaga ubax din systar manshalaah bra jobbat

  • @anababuukar7341
    @anababuukar7341 8 ปีที่แล้ว

    mash Allah abyo thank Allah ku xifdiyo iyo family jazakumulaahu qeyr

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 😍😍💕💖💞👍👍

  • @zhukriibraahim2100
    @zhukriibraahim2100 8 ปีที่แล้ว

    masha alahh abayo ubaxiina janlkeeda ayaan kuxiranahy hada ayaan arkay video eey kaga hadleeso jasakalaah xbbiti

  • @qurxintaguriga9327
    @qurxintaguriga9327 8 ปีที่แล้ว

    mansha Allah jazakallahu qeyr walal

  • @sagalhassan2067
    @sagalhassan2067 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah ilaahay ajar ha kaa siyo

  • @esebelhaen2788
    @esebelhaen2788 8 ปีที่แล้ว

    Plz wll miyan lagu darayn khamiriye like yeast and powder

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      +esebel haen, maya walaal kan waxaan ku darey burka qamiirisada leh self-raising kan la dhaho laakiin haddaad haysan kaas bur caadi ah iyo qamiir isticmaal inshallah

    • @esebelhaen2788
      @esebelhaen2788 8 ปีที่แล้ว

      Deqa Duniya Channel jazak Allah khair wll

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah thank you abaayo I am a new subscriber. I like your channel, I am so proud of you, Keep going sister!

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Maskaxdii Dunid thank you so much xbbti, I subscribed you channel as well soo dhawoow cagmo furan

    • @maryanhusseinahmed171
      @maryanhusseinahmed171 7 ปีที่แล้ว

      Maskaxdii öDunid

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah xabiibtii jazakallaahu kheyr hadanba arkay chanalkaada

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      filsan H, waiyaaki ukhti soo dhawoow gacmo furan :)

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah abaayo

  • @samiraabdi990
    @samiraabdi990 8 ปีที่แล้ว

    asc wll manshallah macaan sual adaad muuska kadayoo maxaad kuu badalikaraysa? allergische Ayaan kuulayahay

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      wcs wr wb Samira waxaad ku badali kartaa sabiib aad biyo ku dhigtay saacado badan pear ayan tijaabiyay hadda ka hor kuma fiicna. Haddaad rabto waabad ka wada dayn kartaa oo fruit la'aan waad samayn kartaa xbbti mahadsanid.

    • @samiraabdi990
      @samiraabdi990 8 ปีที่แล้ว

      +Deqa Duniya Channel shuukraan qaliyee waad mahad santahey waaqtigaad iisisee

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan xbbti :)

  • @zhukriibraahim2100
    @zhukriibraahim2100 8 ปีที่แล้ว

    masha alahh abayo ubaxiina ayan ku xirnahay janlkeeda vido eey kaga hadleeso ayaan helay hada tankis xbbiti

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Zhukri Ibarhim soo dhawoow qaali Ubahina walaashay aan jeclahay waaye, adigana jizaakilaahi khayran sida usoo booqatey channelkayga aad baan kaaga mahad celinayaa 😘

  • @cabdikariimmahamuud6567
    @cabdikariimmahamuud6567 8 ปีที่แล้ว

    very eet

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah abaayo chanel kaga xalay ayaan aarkay wana kahelay waa mahsan tahay abaayo waxan kasi helay macmacaanka yasalaam jisakalahu kheer abaayo

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Munaabdulahi Cabdi, thank you so much ku soo dhawoow cunto Karin, dhar tolid iyo samaynta bustaha ilmaha (daabac) kuwo badana waan soo wadaa I hope in aad ka hesho inshalah. Waiyaaki ukhti

  • @mahadsanidwllwardajamac1927
    @mahadsanidwllwardajamac1927 8 ปีที่แล้ว

    qali thnkz

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 8 ปีที่แล้ว

    maasha Allah shugran abaayo qali

  • @samiiryare5180
    @samiiryare5180 8 ปีที่แล้ว

    Manshalh wllo ilahay ajar ha kasiiyo waxan ka baranay

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Nimco Abdi aamiin dhamaanteen xbbtii in la kala faa'iideysto way fiican tahay soo dhawoow sis

  • @aminahaamud7663
    @aminahaamud7663 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah abaayo hada le ku arkay youtub kada masha allaah jazakallahu qeeyr

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว +1

      Waiyaaki xbbti Amina Haamud, dhar tolid, daabaca busaha ilmaha iyo cunto karinba ku soo dhawoow mahadsanid

    • @aminahaamud7663
      @aminahaamud7663 8 ปีที่แล้ว

      Waaku dhawahay xabiibti

  • @khariramohamed786
    @khariramohamed786 8 ปีที่แล้ว

    Mashalah abayo

  • @umulkhultumshahmedshyusuf9219
    @umulkhultumshahmedshyusuf9219 8 ปีที่แล้ว

    deqa shukran

  • @farxiyojamac6889
    @farxiyojamac6889 8 ปีที่แล้ว

    wa wax an ad urabay ilahay ajar hakasiyo qaliyey hadan Helen Burk a fixisa daleh maxan kudara burka

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Farxiyo Jamac, waxaad ku dartaa baking powder ( fixisada budada ah ee cad) xoogaana la dhig hana iska jilcin burka haddii kale burka korka wuu ka bislaanaa hoosna cayriin uu ka noqonaa. Aad baad u mahadsan tahay xbbtii

  • @deckmessi5316
    @deckmessi5316 8 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍💋💋❤💙💚💛

  • @aminaibar2976
    @aminaibar2976 8 ปีที่แล้ว

    maanta aan sameynayaa inshaa allaah, waxii feedback ahna dib ayaan kaa soo siinayaa.

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Amina Ibar maashallah xbbtii hana iska adkayn hana iska jilcin meel dhaxaad 👍🏿 aniga xataa shalay baan moos badan soo gatay maanta samaynaa inshallah. Allaha kuu barakeeyo good luck waana ku sugaa inshallah 🙌🏾

    • @sacdiyamaxamud1238
      @sacdiyamaxamud1238 8 ปีที่แล้ว

      Deqa Duniya Channel