Somalida soo dhaweynta waa u dhaqan weyna ku amaanayihin sharafta ey usoo dhaweeyen walalkood Somaliyed ee safarka ku guda jiro, walal feysal jidka Allah swt haku dhib yareeyo Somali meley jogtaba guul iyo gabonimo, vedio yaashana soo badi
Muuqaalka wa cajiib 10/10. Mar walba o aan arko muuqaalada aad soo duubtid dalkeeni ayaa u ciishooda dadkeeni jahli iyo qabiil ayaa umadii kale ka reebay markaasa meel kasta lasoo taaganhay aduunka anaga ugu laandheereysan so sad wlh😢 Ilaahey dadkeena jahliga iyo qabyaalada haga saaro.
Walle benta ma ahan aniga hada wan cishoda dhulkena nabad guurka iyo roob la aanta africanta an ka aminsanahay dad Cawaan ah aya nabad iyo barwaqo ku nool dhulkoodi qurux iyo hormar ka muuqda
Zxp muqalada waad nagu sodaahisa hadad rabto inaad sameyn yelato malin hadaad nasato malinta labaad video ban ka rabnaa ee hanagu kala goynin muqalada horayna u soco my bloody❤ allah ku nabad gedyo guleyso
Cajiib waaye wadan Africa ku yaala oo haddana nabada iyo hormarka intaa le eg ka jiro. Soomaali ha u cadaato inay faan been ah iyo African ma nihin meesha la soo taagan yihiin African waakaas kun jeer kaa hormarsan ee intaan qiirada beentaa iska dhaafno wadanka aan dhisano una duceyno in Ilaahay natoosiyo. Mahadsanid wll adna Feysal 🙏🏻
Sxp wadan kan history gisa waxba nagama quseye somalida kunool sey u nolyihin ganacsiyadooda maad kaso waran tid ood dhex gashid somalida iyo waxay ka shaqeyan noloshada inta muhim ahayd thks sxp keep going ila south africa nabad ku tag
Bari ilaa Bari dambe 100K ayuu gaadhaya wllken Faisal sheikh haloo Hambalyeyo intaa iyo inka sii badan aynu gaadhsino waa Wiil dadaal badan qalbi wanagsan Alle safarka dheer Ee Uu Ku jiro haku amaansado insha'Allah
Waa muuqaal qurux badan runtii, waxaan kugu boorin laha inaad soo waraysato dadkii ugu horeeyay somalida ee soo galay Zambia hadii la helayo ama tafiirtooda
Dowlada somalia wadamo badan oo african ah aya la caawiyey mrki la xorobey sida jabuti kenya uganda congo rwanda nigeria south africa zambia mozambique iyo meelo kala africa hurudoy manta somalia wey ka shactireystan african ku qabyalad an iska ilaalino hadi kale sida somalida ayanu noqoneyna oo kale ayey dhahaan manta
One of my favorite TH-cam channels, Warm greetings to you Mr Faisal shiekh, iam fun of yours bro and i enjoy your videos and am also appreciating it. Keep up the good work sir,from now i have enough information about Lusaka Zambia, this is the other side of Africa walahi. Showcasing the beauty of Africa is also another great work you do.
Feysalow somali hada heshay waji malihid meeqa naga maqneed
Laso dhaqso video yasha maxamed waa salameynaa 🎉
😂😂😂😂😂😂 Rerkeyga markan lajoga waji malihi waye shekadan 😂😂😂
Hargeisa ayaan kaala socdaa, Muuqaaladaada aad ayaan ujeclahay walaal, Nabad qab ku gaadh mar walba meesha aad usocoto muuqaaladaadana markasta waan sugi la'ahaye sharaf ku noolow ustaad
Somalida soo dhaweynta waa u dhaqan weyna ku amaanayihin sharafta ey usoo dhaweeyen walalkood Somaliyed ee safarka ku guda jiro, walal feysal jidka Allah swt haku dhib yareeyo Somali meley jogtaba guul iyo gabonimo, vedio yaashana soo badi
Muuqaalka wa cajiib 10/10. Mar walba o aan arko muuqaalada aad soo duubtid dalkeeni ayaa u ciishooda dadkeeni jahli iyo qabiil ayaa umadii kale ka reebay markaasa meel kasta lasoo taaganhay aduunka anaga ugu laandheereysan so sad wlh😢
Ilaahey dadkeena jahliga iyo qabyaalada haga saaro.
Allaahumma Aamiin Aamiin
Walle benta ma ahan aniga hada wan cishoda dhulkena nabad guurka iyo roob la aanta africanta an ka aminsanahay dad Cawaan ah aya nabad iyo barwaqo ku nool dhulkoodi qurux iyo hormar ka muuqda
Amin
Heestii sabaax baa iga hortimid iyo Cabdi Jaamac Jooqle. Allah ha’caafiyo. Muuqaal qurux badan iyo Faysal iyo saaxiibkiis Luzaka Zambia 🇿🇲. Guuleysta Jaalayaal.🎉🙏.
Drone ayaa ku soo biirtay barnaamijkaga waa hormar wacan 🎉👏👏👏🙌🏻
Hanbalyo ayaan leehay soomaalida joogta zambia waan idiin soo ducaynayaa
Zxp muqalada waad nagu sodaahisa hadad rabto inaad sameyn yelato malin hadaad nasato malinta labaad video ban ka rabnaa ee hanagu kala goynin muqalada horayna u soco my bloody❤ allah ku nabad gedyo guleyso
Woow I did not know Lusaka was that beautiful. I think it is one of the most devoloped African capital cities.
Mansha allah waan sugayay muqalkan inaad soo duubto allaw somali qalbiyadooda isku wada sakhir hadaydaoonto oyagoo laba dawladooda oo nabad kuwada nool
Allaah haku amaansado somalida meel walba ee joogto Allaaah soo celiyo sharafki iyo maqabki aduunka ku laheyn dalkana nabad nooga dhigo. Thanks walaal faysal proud to be somali❤🎉
Maher maxn garney inan wadama cawina
Manatana san miyu xalkana yaahy
Alahayow somali midee 🤲🤲🤲🤲
sorry
Masuul wlhi inta mar aan so booqday channel kada ma tirsanto sida u sugo video guuleysoh masuul
Subscribers isaar wllo ado mahadsan
Cajiib waaye wadan Africa ku yaala oo haddana nabada iyo hormarka intaa le eg ka jiro.
Soomaali ha u cadaato inay faan been ah iyo African ma nihin meesha la soo taagan yihiin
African waakaas kun jeer kaa hormarsan ee intaan qiirada beentaa iska dhaafno wadanka aan dhisano una duceyno in Ilaahay natoosiyo.
Mahadsanid wll adna Feysal 🙏🏻
Wow luzaka kusoodhawoow zambia sxb
mahadsanid wll faysal muuqaalkaan waakan ugufeecnaa aan daawado waana kaaga mahadcelinaa wll sare allah ku xafido mahadsanid
Faysalow walle inan ka yelayn away somalida ganacsigoda iyo noloshay ku noolyihin luzaka 1st ayad na dhahday nolosha somalida iyo ganacsigoda ayan ka wada hadlayna
Sxp wadan kan history gisa waxba nagama quseye somalida kunool sey u nolyihin ganacsiyadooda maad kaso waran tid ood dhex gashid somalida iyo waxay ka shaqeyan noloshada inta muhim ahayd thks sxp keep going ila south africa nabad ku tag
Bari ilaa Bari dambe 100K ayuu gaadhaya wllken Faisal sheikh haloo Hambalyeyo intaa iyo inka sii badan aynu gaadhsino waa Wiil dadaal badan qalbi wanagsan Alle safarka dheer Ee Uu Ku jiro haku amaansado insha'Allah
Noo soo badi muuqaaladaan oo kale walal feysal wan kula jirna🙌
Masha allah wlhi somali add u wanagsan aya jogta sida idinka arko rer zambia
Waad ku mahadsantahay sida aad cidsigeena u tix galisay❤
Mansha Allah nice video iyo soo dhaween fiican thanks both of you
Guuleyso saaxib haduu jiro qof mudan in la taageero adaa mudan guuleyso sxib❤
❤🇸🇴🙏Allaha ku xifdiyo sidan usugo videoyadada waad kayaabi
Maxamed
Siyaad Allaha Unaxariisto geesigiii africa awowe Allaha Ku janeyo 😢Somalia kama danbayn
Geesigii africa aaa sidaa madaxweyne oo kale somalia oo dhan halyey ma utaqaana markaa ha odhan africa somalia baanu ka ahayn halyey ?
Masha allah horay u soco waa gaari hadafkaaga insha allah
Wllkayow horay usoco waligaa jir oo joog adigoo nabada soo noqo insha allaah ugu danbeyn mata motadii waad iska dhigtay❤❤ mansha allaah
Faysal muuqaaladada socdaalkaga Kenya ilaa konfur Africa si joogto ah Ayan u daawadaa waxan ku leyahay horey u soco insha Allah waad guulaysan
Masha Allah walahi muuqaaladaada dham waan lasocada from Belgium 🇧🇪 ilaahi nabad gugayo❤
Ala manta isla lahaa war wiilku Gaari gormee uraaci doonaa wuu uxiise❤❤ finally waa saarante❤❤ tagyeero from Garissa ❤❤❤ love you ❤❤
Mansha allaah way qurux badan tahay oojawi fiicanbaa ka muuqda lusaaka
Thnks
Bro Faysalw get most opportunities for Somali youth that they can do in Zambia.
Guulayso bro
Guuleeso brother adiga iyo dhaman somalida
Waa muuqaal qurux badan runtii, waxaan kugu boorin laha inaad soo waraysato dadkii ugu horeeyay somalida ee soo galay Zambia hadii la helayo ama tafiirtooda
MashAlllah I never thought Zambia is such a beautiful and developed country
1991 Somalia Wey Bur Burtay Zambiana wey Bad Baday Bur Bur & Bad Badada Waxa Sabab unaqday Labada Madaxwene Maxamed Siyad Haduu Eebe Halelsinlaha inta Madaxwenaha .zambia halelay Sacan Samada Cabar ino jiri lehed Lkn Nasiip malihin 😢😢
@@sadaqisse6152 oo siyaad waa baxaya maxaad wax u dhisi waydeen oo aad nagaha uurka leh u dooxdeen
Hargysa ayaan kal sodaa muqaaldad hore u so zxb wan ku fraxsanahay in aad hesho somaali ku soo dhawaysa 🎉❤ welcome to back
Sidii musasalkii baa usugaa muqaaladaada channelkaan guulayso sxb from uganda 🇺🇬
Maasha allh aad ayaan uga helay muuqaalkaan, waliba waxaan sugayaa part2 ganacsiyada somalida iyo jaaliyaddaba inaa la kulanto.
feysal Muqdisha ka daawanaya muuqaladada aad ban ugu raaxesta guuleyso.
Woow thé is super vidéo Ilike bro Fourn Djibouti mashallah
Maxamad Luuqada soamliga aad bey ugu fadhisaa wa dhif qof sidaan okale ah inaad hesho adiga o safar ah
Masha Allah Horay u soco Sxb, Video's Taariikhi ayaad noo soo gudbisaa.
Mahadsanid Sxb.
sxpayal faysal hala cawiyo marku sofarka ku jiro xataa hotel 20$ madagi karo inbadan na waad arag teen isagoo roti iyo shaah berka ka garacaya
Hala yaabin dadka kenya ku koro dhan saas wye baahi me ka thy wa fahmi waaye ayago heystan ee ka badanyihin 😅
@@Omaari14midas aya been ahyn wlhi 😂
@@abdifatahrashiid3011 war zxp ninkan lacag kuma yara dibad iyo dalkiiba waa laga dawan ee qof walba Chose buu leyahy ee lacag la,an kama,ahan🏃♂️😂😂
Waddankaa waxa jooga walalkay oo 10/june/2023 hargeisa uga soo kicitimay shaqo.
Allah ha xifdiyo isaga iyo ummadda somaliyeedba🙏from Ethiopia Harar
Waa ku salamay legend ilaa safarkaaagi Kenya 🇰🇪 to dawlada deeganka ku daawada
Mashalah muqaal ad uqurx badan weeye😊
Guuleyso pro wax walba aad so dhigto wnla socaa io xiliga so dhigaydo❤❤
Ninka kaliyee ku dayasho mudan keep going pro
Zambia 🇿🇲 sidaan iney uqurxoontahay ma moodeyn wow waan ka heley wlhi wll feysal waxaan kaa codsan lahaa muqaalada inaad dheereysid ugu yaraan 35 daqiiqo inaad ka dhigtid mida labaad aanka codsanayo waa musicga kabanka ah inaad naga deysid
Keep going huno waxyar baa ino dhimaan🎉100k
Asc Wll Allaha ku xifsiyo meel walood marayso ❤️🙏🇸🇴
You deserve do reach 1Million Bro
Subscribers isaar wllo ado mahadsan ❤
Nairobi ayaan kala soconaa gulayso
Waxaad Tagtay Meel Soomaali Badan Joogto Magaaladii Waa Laguu Shiday l👏
th-cam.com/video/qHzxXjHl4EQ/w-d-xo.htmlsi=LUIoVi_ZS9CfR3X4
Maanta dhan waan sugaay video mar walbo ciwaankaada ayaan hubinaay
Allaha ku fududeyo safarkaada sxp
Dowlada somalia wadamo badan oo african ah aya la caawiyey mrki la xorobey sida jabuti kenya uganda congo rwanda nigeria south africa zambia mozambique iyo meelo kala africa hurudoy manta somalia wey ka shactireystan african ku qabyalad an iska ilaalino hadi kale sida somalida ayanu noqoneyna oo kale ayey dhahaan manta
Caasimada wax qurxoon ayaan ka rabnaa bro
Somalia. Somalibaa leh. 🎉 🇸🇴
And so🫰
Zxp muqal so dub oo ganacsathaha zambia
KUDOS! Faisal now you on the right track. MASHAALLAH! Watching from Sheikh Madar, Hargeisa, Somaliland.
Muuqaladadu sxp dron uun baa ka dhiman taana ku duub insha allh 👍❤️🔥
Magaladani maraa laigu x-ray lkn alx somali wanagsan jogan wlhi dad an ilawayo mahan manta wax umatarikaro hadan wax utarilahaa waxyawo badan uqawan lahaa lkn marwalbo niyad ugu duceyaa dhaman reer Zambia somalida kunol
Horay usoco wall 100k hala garsiiiyo ninkaaaan mahdsnid
Zxbky qaali keep going from Hargeysa Somaliland
Mnsha'allh waa muuqal aad u qurux badan
Zxp waaku tageraa keep going pro🎉
Mnsha Allah waa wadan cool ah❤
Mansha allaah guuleyso wll. Saxib
ZhP dHawaN 100k iNzHa allaH WaN UwaDa DabaL DaGidoNa🎉❤
Subscribers isaar wllo ado mahadsan
100k Subscribers COMINGSOON
keepgoing sxb sare faysal
Subscribers isaar wllo ado mahadsan
Gob gob dhashay weeye reer mudug
@@abdimalikyare7940 👌🫡Reerku waa nasab👍nasab💯dhalay🌹🥰🙌👌💖💓💓💞💜💕💕💕
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️
Allow dadkeena meedeey🇸🇴🤲😭
Mashaalah hori usaco
keep going wll alle wax dhiba iyo caqabad kuma tuso shaqo wacn baad haysa🥰
#drone baaan helnay
Safarkuna waa noo wacnaaaday guuleyso sxb🎉
Save journey i.a zxp nabada ku soco🤲
Mashallah, Illahay ha u naxariisto Jaale Siyad Bare. Somalidane Illahay ha ka dhigo kuwo xasuusto wax qabadkaadi.
Jaale siyaad sida madaxweyne oo kala ma looga jeclahay somalia ?
Asc wll waxaan kala socodaa dire dhaba wll horay u soco allah ku fududeyo safarka
MaShaAllaah MrMaxamed warbixin badan si u kooban ayaad inaga siisay.. adiga Maxamed ah Iyo sxbkaa Mr Feyzal mahadsanidiin. Barnamijyo kalena waan idinka fileynaa sugenaaa. *Siiidoow*. Lusaka.
Muqaladadii waan kadhararay feysal sheikh saan u sugeyna
Allow dalkena dip noga nabadey heerka aan somarnay mnta xalka sidu yhy salan asxta aan halkan kuwada taxan ❤
Caasimadu mala lahayn dabaqyo dherdheer guryahoodu waa gagaab muqdisho ayaa ka shidan wale 🇸🇴✅
@@sacdiyacismaanw.a6338 muhiimado dabaq daadeer mahan ee wa amni iyo kala dambeeyn iyo sideey magalada u nidaamsantahy
Dabaqyo mxy taran? Dalkan dal barwaqo ah nadiifa abni ah wadoyin dhisan leh wye
One of my favorite TH-cam channels, Warm greetings to you Mr Faisal shiekh, iam fun of yours bro and i enjoy your videos and am also appreciating it. Keep up the good work sir,from now i have enough information about Lusaka Zambia, this is the other side of Africa walahi. Showcasing the beauty of Africa is also another great work you do.
Nice and Quality content indeed❤.keep it brother Feisal 👌
Masha alaah kaabe safar guulesta ugaas
Waiting you in South Africa🇿🇦
asc asxaby zambia 🇿🇲 aya rabay qofki jooga ha'iso jawabo❤
congragulation faisal 100k❤❤🎉🎉
Keeep going I like the way give information
Waad naga farxisay mr faysal alle hakaa farxiyo
Lusaka Waa Meel Shidan❤
somaaliyay maa youbkan kor qaadaan oo wiil kan dhiiri gelisaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الرّحمن
somalidu waxay ubahantY nin siyaado kale ah oo mideeya go.aan adag leh uu cabiidiya qabiilka udiida ayda sharafti bay nGa qadene😢
Qabiil uu diiday aa kuqoslay sow kan wilkisa iyo nagtisa cidanka io nisa madax uwada ahayeen ee darood xilalka kutixay hahaha
@@Ahmedmahadcaruus waxaasa lagugu shekayay neef caqli yar bathy
Adeer beriga qabiil wax layskuma siin jirin aqoonta qofka shaqn jirtay 4.5 waxasi majirin@@Ahmedmahadcaruus
Guleyso bro 🎉
We are one nation and different cities but, we are sisters and brothers and safe journey ❤️
Faysalow videos kale soo badi
Sheekhada ha’khaldin waa xiligii Dr: abdirashiid Lixdameeyadii ale u naxariisto