Faysalow nio af kaaga hooyo ku qadi maysid . Isku dey inaad qayb video socdalkaga ah inaa soo dhigtid tiktok ga halkaas ayeey dad badan jogaan una badan yihiin xooga saar video yo tiktok aad uqurux badan oo kaduwan kuwa you tube. isbedel aad uwayn waa aad daremeysaa👍👏👏
4h 2,347k views keep going kii ugu mudnaa in tageero ayaa tahay, ani ahaan English waan aqaana from Garissa ayaan ahay Lkn dad asxaabta comments aan arkay ayaan rabin in English naga noqdaan videos-ka , waad ku mahadsantahay sida luuqaddeena nooga soo celisay.❤
I’m glad you back to somali language | aad ayaan ugu farxay in aad afsomali dib ugu soo laabatay,waxaan daawaday qayb English ah runtii dhadhan ma lahayn iyo sharaxaad tayo leh… somali ayaa kaa badan waana ay baran doonaan channel-ka inshaa allah. Don’t give up dadkaadaa kaa badan. HORAY U SOCO FAYSAL.
M.a bro hampalyo ku le yahy guuleso waxn ku le halks ka si wad dadalka mar naba haka niyd jabin yolkada iyo hamigada anika garabkga nahy mar wlbo guuleso from UK 🇬🇧 never give up ✊🏻🙌👊🏼❤️
Maasha Allah brother Faysal, last time I remember you were visiting in Somaliland and then Jibouti. May Allah protect you 24/7 Watching from Southern California 80 miles from Los Angeles
Aad baad u mahadsanthy wllo faysal hadii hadalo mar mar niga yimaadaan noogu dulqaado, samirna wllo Bulsahada waxaan ka codsanayaa in wiilkan aad loo taageero oo meel fog la gaadhsiiyo
Masha Allah luqadaadii somaliga maa ku soo noqotay? Hhh kulli shayun yarhicul asli 😊 hore u soco Aniga waaba naxay mark aad tiri English aan u bedelanaa. Somaliyeey wiilka ha loo gurmado.
Sxbyaal, galab wanaagsan.
Waxaa inoo bilawday socdaal keeni qaybtiisii Tanzania.
Waxaan rajeynayaa inaan wada dalxiisi doono.
Wixii talo iyo iyo tusaaleyn ha, iigu reer qeebta commentiga.
Mahadsanidiin.
Wankulu socona ee saxib safarka nabad Allah hakaga digo
Alxamdulillaah ad yaan kugu baqaya wadada tugada ayaa isk badadey ILAAHAY ha ku nabad geliyo habo
Sxb mogadisho kaa daawanaya Ep.1 ilaa kan safar kheyr qaba inshallah
Safar salama sxb waan kula joogna i.a
In.al nbd ahow
This guy he deserves more than this
Aan taagyeerno somaliyey
♥️🙏
Absolutely
That guy who shows his business is a genuine follower... also nice person to interact.
yeah. Very legite. Thanks
Welcome wlhi markaad somaliga kusoogashay waan kufarxay ❤
Guuleyso saaxb waxnagamaqnaa ayaad natustay ilaa Kenya wankuxidhnaa sodaalkaaga dadkiicabsidukahaysey ama aan wax fahansaneyn guula ayayudahay sacadasoomaaliyeed na kor ayaad uQaaday sida aad udhaq maysid sida aad ugaaa shaamantahay dadkasoomaaliyeed waxanleeyahay taagaara ayuu idinkamudan yahay dhakastaba waxan joogaa laascaanood waxankuleeyahay guuleyso lejn❤❤❤
Ayyy wuu noso labtey❤️🥺
We Djiboutians are with you you are courageous mashallah, Allah protects you and well done
Waxan ahayy 20 jir jecel dalmar io socdaalka aadan ku taageera videos kaaga ima dhaafan wax xun ilahay kuma tuso sxb 🎉❤
Ameen sxb.
Mahadsanid
Faysal sxp Af somaliga aadbad ugu fcnthy hore uu soco sxp waxan ka dawada dalki somalia gar ahan muqdisho 🎉
Mahadsanid brother
Waanku faanaa luqadena Somaliga sxb sare adigana niyada fur ❤❤❤❤
Faysal motadaa ficin Sababta oo ah waa fudayd mansha allah
Mansha allah sxb faysal sheikh keep going waxaan sugana baa waa Ila iyo South Africa watching from United States from Minneapolis Minnesota
Faysalow nio af kaaga hooyo ku qadi maysid .
Isku dey inaad qayb video socdalkaga ah inaa soo dhigtid tiktok ga halkaas ayeey dad badan jogaan una badan yihiin xooga saar video yo tiktok aad uqurux badan oo kaduwan kuwa you tube. isbedel aad uwayn waa aad daremeysaa👍👏👏
Faysal dalmar ayaan kuu bixiyey kuqoro yuutuubka waan kulasocdaa siwacan.
Afkaga hooyo wax kaga wacan malahn hore usoco feysal
Welcome back Luuqada Hooyo mcn🥰❤️🥰 We love you brother 🫶
Keep advanture Sxb Nasiib wacan
Guuleyso sida no tix galisay ❤luqada somalia ha saryso ❤
Faysalo motadatas Cusub ninka Watay Wa moto Tayaleh Khallif midas o kale Raadi insha Allh
feysal sxb cadowga Allah hakaqabto hamigadana Allah haku hirgaliyo inshallaah
4h 2,347k views keep going kii ugu mudnaa in tageero ayaa tahay, ani ahaan English waan aqaana from Garissa ayaan ahay Lkn dad asxaabta comments aan arkay ayaan rabin in English naga noqdaan videos-ka , waad ku mahadsantahay sida luuqaddeena nooga soo celisay.❤
Faysaloow wadan kasta oo aad soo gasho ugu horrayn local simcard iyo data internet qaado si aan xaalkaagu wagash wagash u noqon
Haye sxb
Jacfar waa nin wangsan oo gob ah
Thank you Jacfar 🎉
Masha allaaah aad Ayaan u xiiseya vediogaga runti geesi ayaad tahay brother
libaax hore usoco dadka somaliga hadee manta fahanseen waxaan aadkq u wanaagsan ee aad sameeneeso malinee fahmayan u have assets bro
Faysal.sxb.waankulasodaa.wakhtikasta.iyo.meelkasta.oo.aadmareyso.horey.usoco
Waxan dareemeeyaa in Tanzania 🇹🇿 amni tahay sababtu waa markaad Kenya jogtay dadka hadafkaaga umaad sheegayn lkn imaka qofkii ugu horeeyay ayaad u sheegtay🎉
Reer namanga ayaan ahai welcome to tanzania hadda waxaan degenahai tanzania dar- es -salaam ❤❤
Good job bro insha allah guushaada waad gaadhi from Hargeisa
War niow wlh safarkaa waan ka helay ❤ee afkaa soomaliga ku wad una dulqaado
Afkaada hooyo wax kaaga fiican maleh sxb plz back
6 hr 1810 guul iyo gobonimo zxp from hargeisa dadkii kugu soo dhaweyey baan kamid ahaa zxp
I’m glad you back to somali language | aad ayaan ugu farxay in aad afsomali dib ugu soo laabatay,waxaan daawaday qayb English ah runtii dhadhan ma lahayn iyo sharaxaad tayo leh… somali ayaa kaa badan waana ay baran doonaan channel-ka inshaa allah. Don’t give up dadkaadaa kaa badan. HORAY U SOCO FAYSAL.
Hassan Sunni sxb mahadsanid.
Waana ku salaamayaa.
I know I am on the right track when you say so.
Thanks.
M.a bro hampalyo ku le yahy guuleso waxn ku le halks ka si wad dadalka mar naba haka niyd jabin yolkada iyo hamigada anika garabkga nahy mar wlbo guuleso from UK 🇬🇧 never give up ✊🏻🙌👊🏼❤️
4698 8 hour waa ku salaamy pro faysal
Thanks zxp from Somaliland❤ berigii dhowayd ee aad baaskiisha boorame, Hargeisa, berbera, burco ilaa ceerigaabo aad timi thanks.
Ugu danbeyn Afkeenii waa nosoo celisey❤
Maasha Allah brother Faysal, last time I remember you were visiting in Somaliland and then Jibouti. May Allah protect you 24/7
Watching from Southern California 80 miles from Los Angeles
War waa mahad San tahay hadaa. Afkagi koso labati walahi inta muqal ee aad English koso dubti ma dawane guleysa may parathar 🇸🇴
Calan ka intee uwadaa😅
@@abdirahmansalaan5564 Somali somaha mxakqldn😂
@@abdirahmansalaan5564adi kaan kusaraan xguu usocda
@@abdirahmansalaan5564 oromana Calanka aragtisa ayaa dhibi
Cathowgaa Allah hakailaliyo wll mcn fika salama inshaalah
Saxib flog yadaad waan lasocon jiray balse maalmaha aad english ka u badashey waan kuu xiisey wllkei safarkgii Kenya ilaa Djibouti waan kula socdey❤
Madama afsomaligii aad socelisay ana waan solabtay hore usoco wllkeyow
MASHA ALLAH
FAYSAL SHEIKH
WAA.MARKII UGU HOREYSEY WAJIGAAGA ARKO ALLAH HA KUU FUDUDEEYO SAFARKA DHHEER FROM KENYA TO SOUTH AFRICA THANKS BROTHER
wiilkan halataageero wllyal❤
Mahadsanid
Asc❤❤❤ BISMILLAAHI TAWAKALTU CALALLAAH WALAAXAWLA WALAAQUWATA ILAA BILLAAH🎉🎉
Ducadu waa muhiim,
Hooyo haday nooshahayna halaga ducaysto.
SAFAR SALAAMA.
Waa hooyo Soomaliyeed.
Hormar wacan Walalkey🥰
Faysalow luqadi waa badashay scml ❤😂😂m.a
Haa dee 😂
Mash allah afsomali waxa kaga fiican majiro
Mansha Allah wallaal Alle haku dhawro watching from Gedo
Hello Faysal, Ilaahay haku nabad-geeyo
never give up my brother we are your backbone. allaha ku aamaansado.
Hore u soco zxp nabad Alle ha kugu geeyo insha Allah
Waan ku raaxaystaa muqaalkaaga keep going pro
Mahadsanid safar wanagsan
thank you brada, wa marki ugu horesey aan arko buurta kalaminjara adaana i surta galiyey thnk you 100000times
Ma sha Allah bro. Save ride .
Welcome back wlaalkey afkagi hooyo kusoo lawatey that's good
kheyr badanbaa kuu rajeynayaa faysal 🥰
Bro aad baan kuu taageeraa qof dadaal badan baa tahy runti waxaan kuu rajaynayaa hormar wacn ❤
Save journey bro
I feel like I am with your journey. Be an explorer
Sxp guulayso waan ku jecelnahay af keena hooyo ku hadal guulayso❤😊
Masha Allah keep going brother
Faysaloow anigu Namanga ayaan gaaray.oo aan umalaynayo xuduudka kenya and Tanzania 🇹🇿.
Good 👍
4690 qof ayaa daawatay 8 hrs waa score macquul ah horay u soco wana kugu xeranahay sxb.
Bro you have to go and see the Hadzabe people. That will be amazing
Yep. My plans 😅
He did it 😂 congratulation man
The legend 🎉
Zxb. aad iyo aad uu mahadsantahy mabaabod kuso labaty luuqadi hooyo
My brother first viewer ❤❤😂🎉
Aad baad u mahadsanthy wllo faysal hadii hadalo mar mar niga yimaadaan noogu dulqaado, samirna wllo
Bulsahada waxaan ka codsanayaa in wiilkan aad loo taageero oo meel fog la gaadhsiiyo
Haye sxb.
Somalinimadeena waa inaan aaminaa.
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
Masha Allah luqadaadii somaliga maa ku soo noqotay? Hhh kulli shayun yarhicul asli 😊 hore u soco Aniga waaba naxay mark aad tiri English aan u bedelanaa. Somaliyeey wiilka ha loo gurmado.
Karibu Tanzania
Faysal shiikh majiro hal videos oo aad leedahay oo idhaafa Ethopia,Somaliland Jabuuti iyo safarkaagan Kenya ilaa south Africa.
Oh wow.
jacfarf aad baan ku salaamaya sxp my sami
good job
Great job pro
M.a wll alle haku xifdiyo hore usoco ❤
Waa safar qurux badan. Degdeg ma jiro. Tartiibkaada isaga taxaash. Safar nabad ah ayaan kuu rajaynayaa.
Sxb waan kula socdaa guuleyso
Welcome to Tanzania 🇹🇿.
Guleyso wll
Masha Allah wlhy si wacan o dalxisisay wllo hore uu soco
faysal walal aad ayan ugu farxay afsomaliga
Haye wll.
Dalxiis wacan
Faysal, I love your videos. It makes me happy. I feel we are all part of this history making journey
Legend 🎉
Ilaahay hakuu fududeeyo safarkaaga saaxiib.
Safar wacan iyo dhul aad nabartay hore u soco walaal.
Aad iyo aad ganacsato somaliyeed meel walba ka muuqda😎
Masha Allah, safar salaamo
Keep going pro ❤❤❤❤
Wallaal guuleyso hori u soco
Legend waan ku waata guul insha allah
Zxp haka niyad jabin safarada dadaal waxaan lorafadin lamahelo
Keep going zxp mar walbo garabkaaga nahay guuleyso walalkey ❤
All Socail Media Platforms ka dhig vedio yadaada si aad u hesho dad badan
100k ishaAllah guulayso wllo
MashaAllah bro keep going tedha kale mount Kilimanjaro kor sxp❤
Faisal, never forget the azkar or adkaar. Please rely on your maker, brother, and be the first Somali man to visit the Hadzabe tribe
6.358veiw in 12h ago ugu imaaade zxb keep going