1994 ayaa Zambia iigu danbeeysay 1991 ayaa Zambia imi 1994 Malawi baan aaday anoo South africa u socdo 3 bilood ayaan malaawi joogay ka dib muzanbiik ayaan uga gudbay maalmo ka dib Swaziland ayaan ka galay ka dib South africa ayaan ka galay 2 bil oo aan joogay Swaziland Johnsburg ayaan galay maalmo ka dib cape Town ayaan ku noolaa ilaa 11.jan 1998 oo aan diyaarad ku galay Frankfurt gemany ka dib holand ayaan uga iska dhiibay 6 bilood ayaan sharciga holand qaatay magaalo quruxbadan ayaa la I dajiayay fayenood sanad ka dib Norway ayaan iska dhiibay 1999 ilaa 2011 ayaan ku noolaa ka dib soomaaliya ayaan soo aaday sharcigeeygii waan ka tanaasulay oo hada ilaa 2011 soonaaliya ayaan ku noolahay runtii dalkaaga meel aad ku doorsaneeyso ma jirto dadka qaar ayaa I weeydiiyo maxaa Norway uga timid waxaan ku iraahdaa wadankeeyga oo islaam ah inaan qaatumadeeyda ku dhameeysto ayaan go aan ku gaaray sabab kale ma jirto alxamdulilaah maanta soomaaliya ayaan ku noolahay wax iiga maqan wadan shisheeya ma jirto marka waxaan qisadaas uga sheekeeyay safarkii malaawi iyo Zambia aad ku mareeysid adigoo ciyaal ah ayaan meeshaas maray waliba tuulooyinka aad sheegeeysid waan arkay maasha allah taariikh baad I xasuusisay Zambia ayaan africa ugu jeclahay soomaaliya markii laga reebo waayo Zambia waa wadanka ugu nabad badan aduunka africa kaliya ma ahan aduunka waxaan aaminsanahay Zambia wadan ka nabad iyo dad fiican ma arag 30 wadan ayaan maray nolosheeydii carabta xataa waan tagay ninkaan subscribers hala siiyo 100k hala gaarsiiyo bisha inta ka hartay wabilaahi towfiiq
Maansha Allah ha ku amaansado marwalba. Muuqaaladaada waan ku raaxaystaa marwalaba oo aad soo galiso. Keep going, bro. Botswana ku yara leexo waa wadan aan jeclahay somalia ayay u eegtahay waa xoolo dhaqato, si casriyaysan ayay xoolaha u dhaqdaan❤❤❤
Faysal luqadi waad baratay meesha ugali la dhaha nshima laga dhaha wadanka zambia sxbw naga soo dhaqsa lusaka saan kugu sugeynay waan daalnay aan u laheen faysal goorme ayuu soo gala
Wuuba jogaa umaleenaa sxb ama wuu dhaafay lusaka.....muqaalkan waxaa la duubay isbuuc ama 2 isbuuc ka hor. Marka inuu lusaka marhore maray ayey uegtahay
Xaaladaadu muhiim ayay noothy ee marka aad laba maalmood,ama ka bdn meel ku hakato,asaabta.waan nabad qabaa,reply all friends soo dheh.thanks you indeed
Mashallah faysal shekh allaha kuu fududeeyo safarkaaga shaqo fiican ayaad u haysaa bulshada soomaaliyeed wax badan oo Africa ku saabsan waad na bartay mashallah keep going brother ❤❤❤❤❤❤❤
Masul waxan kaso salamaya from mogadishu mudo hal sano aha aya kugu xiranhy marka kaso bilabeysay socdalkadii moyale aad ethopia ku mareysay 22k kugu so biiray mantana 94k ka badan aya ku rajeyna masul hormar wacan🎉👏
Waa markii ugu horaysay aan muqaalkaga hours ahaan aan ugu imaado. Muqaalki ugu horeyay kenya ayaan kala soo bilaabay. wana kula socda hada. Salaama ustaad.
Sxp Quraanka ku Dadaal Africa Socd keedu Ma sahlanee 😢❤
@@111America taas ayaa beyn aheyn
Faysal sidee tahay
1994 ayaa Zambia iigu danbeeysay 1991 ayaa Zambia imi 1994 Malawi baan aaday anoo South africa u socdo 3 bilood ayaan malaawi joogay ka dib muzanbiik ayaan uga gudbay maalmo ka dib Swaziland ayaan ka galay ka dib South africa ayaan ka galay 2 bil oo aan joogay Swaziland Johnsburg ayaan galay maalmo ka dib cape Town ayaan ku noolaa ilaa 11.jan 1998 oo aan diyaarad ku galay Frankfurt gemany ka dib holand ayaan uga iska dhiibay 6 bilood ayaan sharciga holand qaatay magaalo quruxbadan ayaa la I dajiayay fayenood sanad ka dib Norway ayaan iska dhiibay 1999 ilaa 2011 ayaan ku noolaa ka dib soomaaliya ayaan soo aaday sharcigeeygii waan ka tanaasulay oo hada ilaa 2011 soonaaliya ayaan ku noolahay runtii dalkaaga meel aad ku doorsaneeyso ma jirto dadka qaar ayaa I weeydiiyo maxaa Norway uga timid waxaan ku iraahdaa wadankeeyga oo islaam ah inaan qaatumadeeyda ku dhameeysto ayaan go aan ku gaaray sabab kale ma jirto alxamdulilaah maanta soomaaliya ayaan ku noolahay wax iiga maqan wadan shisheeya ma jirto marka waxaan qisadaas uga sheekeeyay safarkii malaawi iyo Zambia aad ku mareeysid adigoo ciyaal ah ayaan meeshaas maray waliba tuulooyinka aad sheegeeysid waan arkay maasha allah taariikh baad I xasuusisay Zambia ayaan africa ugu jeclahay soomaaliya markii laga reebo waayo Zambia waa wadanka ugu nabad badan aduunka africa kaliya ma ahan aduunka waxaan aaminsanahay Zambia wadan ka nabad iyo dad fiican ma arag 30 wadan ayaan maray nolosheeydii carabta xataa waan tagay ninkaan subscribers hala siiyo 100k hala gaarsiiyo bisha inta ka hartay wabilaahi towfiiq
Mahadsanid walaal😊
@@eastafricarichmeteorite3406 sxb walaahi, waxa tahay dalmar, hadan kula kaftamana, koley waqtigan waxa tahay nin. Duq. Ah, 1994,waxan ahaa 8 jir, dugsi quraan dhigtay, adna intasooo dal baad isu mareysay, waa aduun walahi, 😅
Maansha Allah, thank you for sharing this wonderful history. I was born in 1999, and at the time, you were traveling. 😅
Nin balaa tahay
Guulayso sirta noloshaad fahamtay.
Khaatimo wacan baan inoo rajaynayaa
Sxb gacanta haku salaamin afrikaantaan mostly waa sixiroolayaal quraan ka aqriso
acudibillah😂
@😂😂 funny baa tahay
@@GeediGarane waa runtis saxib walahi
Somalida marki ay meel cidla ah isku aragto ayey isjeclaataa, marki ay dalka isugu imaatana waa iscuntaa. Allow qalbiyadeena isu fur oo wada dhalashadeena iyo inan hal family nahay ina tus🤲🏽
Aamiin
Soomaalida guud ahaan waa dad isjecel marka laga reebo nin cuqdad qabiil qaba 😂
legend vidio yow yada hada kadib 30 minutes wax ka yar hanoo soo dhigin in sha allah 100k next vidio waa joognaba🫡
Congratulations Man passing through my country Zambia, I'm in Somalia
Aaway ciyaal xamar 100k
Faysal aan gadhsiine
Uu mudan yahay let,s go ciyal xamar❤
Ku wada saliya xabiibkena Mohammed scw ❤❤🎉🎉
@@nuuradiinoffici scw scw scw scw scw scw 💜
@@nuuradiinoffici salalaahu calayhi wasalam
@@nuuradiinoffici scw
Saxibkeen Faysal Intaa Bisha kadhiman Waliba 10 Beri ee ka dhiman odayga an gaarsino 100K oo dhirigalin uga dhigno Saxiibayaal❤
Qur aanka aqriso zxp gaar ahaan suuratu yaasin baqra 3 da qul acuudu ❤alle haa ku garab galo wllhi nin rag ah ayaatahy ❤️🙏
Faysalo isku day iin aad Somali si balansatiid. Somalida africa niika so dhaweya. Safety first saxiibo. Allah haku xifdo
5 min 130 views wow 😮
Ninyahow labadaan maalin xagee ka baxday, team ka waa kuu walaleen runtii
Videoga waxad ciwan uga dhigtay halista aan wajahay wax halisa ood gashayna ma aragno pro balayo ha uyeedhan Alle haku badbaadiye
NOI WAXAAS HALIS MAAHA MIYAA NINKA MEEL USEEXDA WAAYE OO MEEL LAGU TUNTO LAGA KIREENRAAY AQLIGIISA UGA BAXSADAY
Wax badan baad iga horeysey ep 38 ayan isku soo gaadhney waa soo wada daaway dhamantood guuleyso sxb.
Sxp legend ayaa tahay, ninba meel haujihaysto. Ragga fadhiga Dan uguma jidho 😊
Waa tuuladii hudisa ee dawga shiikh kahooseysey kkkk❤❤❤❤
War ilaa maalintii aad hiteel weysay waan kuu soo duceynaayey. Thank God
Faysal aad iyo aad ayaad u mahadsanthy sida wanagsn oo aad noogu sharaxday geographiga: LKN Southern Rhodesia waa Zimbabwe ee ma ahan Botiswana malse Nothern Rhodesia waa Zambia sida aad nuugu sheegtama.Thank you bro
Quraacdu way yartahee😂😂 guulayso wllky Faysal sheekh
Rufunsa baad jogtaa magalada astaanta mapka ugu sawiranba waaba hotelkad degtay waan hayaa from lascanod
Mansha allah sxb reer hargaisa way ku soo salamayaan ❤❤❤❤
Waaw!interesting documentary about your journey, keep going sir, I shall walk you until the end of your journey insha allh.
Yaa ila jecel chanelkan ❤
Habenki Aya firsadha aniga
Faysal nin weyn ilaahey hakuu nabadgeeyo❤❤❤
Maansha Allah ha ku amaansado marwalba.
Muuqaaladaada waan ku raaxaystaa marwalaba oo aad soo galiso. Keep going, bro.
Botswana ku yara leexo waa wadan aan jeclahay somalia ayay u eegtahay waa xoolo dhaqato, si casriyaysan ayay xoolaha u dhaqdaan❤❤❤
5k view's from muqdisho 🎉
Faysal luqadi waad baratay meesha ugali la dhaha nshima laga dhaha wadanka zambia sxbw naga soo dhaqsa lusaka saan kugu sugeynay waan daalnay aan u laheen faysal goorme ayuu soo gala
Soo dhawayn fiican u sameeya
Wuuba jogaa umaleenaa sxb ama wuu dhaafay lusaka.....muqaalkan waxaa la duubay isbuuc ama 2 isbuuc ka hor. Marka inuu lusaka marhore maray ayey uegtahay
@@muhababdi8144 si wcn wiilka safariga usoo dhaweeya yah
@@2daysago_ maya saas ma,aha muuqaalkan waa shalay
Wll Lusaka wuu soo gaaray faysal kama warhaysid jeclhy
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Dhulkan quruxdiisa ayaa asala masha alah
Anaa ugu horeeyo
Allah haku xifdiyo
Asc markan kuhaleelo waan kudawada wanan kuduceyaa
Maasha allah
Safarda dhadheer ee halista
Badan illaahy hakaa nabad yeelo Ameen Ameen yaa rabbi
100k coming soon😮
zxpow even hadee mootada lugaha wax ka gaaraan lugo kle oo keed ah mawadata allah kuguma keeno lkn anwy safar wacan oo qurux badan kuu rajeena
Haa wa wea bro faysal xasus wacan
❤war love ayaan kuusaray keep going Allaha haku xafido
Faisal sxb go'aanki aad uka gudubtay hotelki hore waa ku saxneed meedhas meel fcn ma ahan waana halis qaabkeeda aanba ka naxay
Mansha allaah wllky horay usoco illahay jidka iyo socdaalka dheer eed gashay allaah hakugu nabad galiyo
Mouluud weeyan magaladaad sheegaysid ee Djibouti 🇩🇯 ku taala marka dikhil losiisocdo ❤
Masha Allah❤
Faisal sxb Southern rodeshia Waa Zimbabwe 🇿🇼 Maaha Botswana 🇧🇼
Sxb horay usoco wax kastaaba bilowga way adagyiine""you will win brother🙏
allaha ku xafido sxb waana kulasocdaa
Mansha Allah sxb Safar qeyr leh ayan Ku rajeynaya insha'Allah
Sxib waxad ii xasusisay saxibaday itchy bootys horay u soco adigaa somali ah markasta adigan ku dawana hangaa dalin❤❤🎉🎉🎉🎉
@@maxamedcabdiselan4707 Itchy 2019 ayaan soo raacay iyadoo Nepal iyo meelahaas maraysa😁
Waaaw sxb masha allah 1 week baan kula joogaa i injoing you videos wallahi🎉❤
1:23waa run sxb carta way uegtahay From carta ❤❤❤❤
mashalah
I can't wait for your goal
Wow amazing advnture bro 🎉.. otherwise 100K is on the way
Wooooooow masha allah muqaalka deegaanka iyo cirku qurux badanaa...
Asc
Ilaahey ha ku badbaadiyo,ducada safarkana sidaas ugu duceyso mar ala markad safreysid.
Allah ha ku xafido Aamiin Aamiin
Maa shaa allah
❤❤❤ Mansha Allah Alle hakugu Amaansado bro 🎉 Safar xiiso leh weeye Runtii🎉🎉🎉
Muuqaaladada waan daawadaa waana kahelay daawashada safarkaaga ilaahay hakuu fududeeyo horay usoco ayaan kuleeyahay wll qaaliya
mashalah faysal anaga ayaa wax badan ka faidnay
Mashaa Allah well done safe bro 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Ilahay haku xafido insha Allah Mel kasta oo jogtaba
Ilahey haku xafido my brother
Safar waliba waan kula soconaa zxp anakoo badanaa seef adigoo nabadaa zxp
Nabadgal Bro Faysal shaikh
Faysal hambalyo bro muuqaladaada maalin dhaweydbaan arkay markaa waxaaan kugu talin lahaa dhanka tiktok inaad soo dhigto si looga sii raaco youtubeka thanks 🙏
Be careful brother when you are passing the slow traffic.
Always, watch out the incoming traffic.
Guulayso pro
ilaahey hakugu guleyo ugaas good jup
Wakula socda sxp pageka cabar kabacdi wa firnaye ina wax so dhigtay🎉
Walahi waa dhul qurux. Badan mnsh allah
wllka i noo badi wlhi aad Ayaa u jeclahy volgaaga ❤❤❤❤
Wll safar wagsan inshallah
Alxmdulillah wllo
Alla maxuu alle unimceeyay waaa .wada cagaar
Save journey my brother
Feysalow waku baryaa halmar rebly isoo gal sxp
Wah😂😂😂😂 Waad iga yaabisay Nio reply faaiido ma leeyahay 😂
@@Jaaaama36caan ayaa nooqnysaa😭😂
😂😂😂@@Jaaaama36
Xaaladaadu muhiim ayay noothy ee marka aad laba maalmood,ama ka bdn meel ku hakato,asaabta.waan nabad qabaa,reply all friends soo dheh.thanks you indeed
Saaxb ka war qabkaagu waa noo muhiim ee ha hawl yaraysan wll.inshalaahu eebe bilaayo kuma argtee.alle ha ku xifdiyo wll qaali.
From jabuuti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 waan kuwata
You make me my day bro safar quruxbadan wll mel walbo nabad ku tag
Asc sxb masha'allah safarka allaha kuu fududeeyo. waxaan kugula talin lahaa in aad daawato gabadha layiraahdo itchy boots. Dadka wareyso qaasatan somalida. sida ay unool yihiin shaqadooda. waqtiga ay joogeen wadamada aad marayso.
Masha Allah hore u soco pro 😊
Ilaaahay haku amaansado walal have a nice trip ❤
Guulyso sxb qali
Thanks u sir
War zxbyaal bari aan ku tuurno boqolka ku i a👏🏻👏🏻✅
You’re on an other level.
Keep it up and push it to the limit bro.
Hambaliyo hormaris ah sxb 100k guleyso ❤
Great experience ❤
Mashallah faysal shekh allaha kuu fududeeyo safarkaaga shaqo fiican ayaad u haysaa bulshada soomaaliyeed wax badan oo Africa ku saabsan waad na bartay mashallah keep going brother ❤❤❤❤❤❤❤
Masul waxan kaso salamaya from mogadishu mudo hal sano aha aya kugu xiranhy marka kaso bilabeysay socdalkadii moyale aad ethopia ku mareysay 22k kugu so biiray mantana 94k ka badan aya ku rajeyna masul hormar wacan🎉👏
Sxb aan keclahay mr faysal guulayso bro from somalia mogadishou
bro i feel free watching your videos, it is like im traveling wallahi
Anoo dhulkayga hooyo jooga ayaan bartay qayb ka mid ah dhulka African!
Thanks for your help
Masha alaah
Wllky Faysal guul iyo gobonimo from Djibouti ❤
Wow ugu danbayn waxaynu qarka usaaranahay inaynu gaadhno 100k
Wllhi pro waxaan chenelkaada bartay isago 3k maraya waa wax lagu farxo inaan mudadaas oo dhan kugu xidhna adigoo waliba malin waliba safar ah❤
Markii aan dhamaystay 10278 ayuu marayaa masha allah keep going zxb❤❤
Waa markii ugu horaysay aan muqaalkaga hours ahaan aan ugu imaado. Muqaalki ugu horeyay kenya ayaan kala soo bilaabay. wana kula socda hada.
Salaama ustaad.
Keep going wello from hargaysa
Came back in Djibouti 🇩🇯❣️arta miss u
Adeer somali iskasooqor luqadan umaadan dalane
@@ClutchClipsyt 🤣🤣🤣
Waa kula soconaa bro 👏👏👏👏👏😊
Beautiful landscape
Saaxib geesibaatahy walaahi Aniga wanjeclahay sancamal jah