Abu Hamza Herbal Centre
Abu Hamza Herbal Centre
  • 400
  • 1 845 269

วีดีโอ

Xaaskeyga Waa Narcissist { Part one}
มุมมอง 7317 หลายเดือนก่อน
Xaaskeyga Waa Narcissist { Part one}
Ninkeyga Waa Xaasid {Part 3}
มุมมอง 5747 หลายเดือนก่อน
Ninkeyga Waa Xaasid {Part 3}
Ninkeyga Waa Xaasid [Part 2]
มุมมอง 6458 หลายเดือนก่อน
Ninkeyga Waa Xaasid [Part 2]
Ninkeyga Waa Xaasid {Part One}
มุมมอง 8008 หลายเดือนก่อน
Ninkeyga Waa Xaasid {Part One}
Xasadka iyo narcissistic personality disorders (Part two)
มุมมอง 7048 หลายเดือนก่อน
Xasadka iyo narcissistic personality disorders (Part two)
Xasadka iyo narcissistic personality disorders (part one)
มุมมอง 8348 หลายเดือนก่อน
Xasadka iyo narcissistic personality disorders (part one)
Aniga iyo Qariinkeyga ( Part two)
มุมมอง 6928 หลายเดือนก่อน
Aniga iyo Qariinkeyga ( Part two)
Caruur La'aan
มุมมอง 5038 หลายเดือนก่อน
Caruur La'aan
Sixirka Riyadda Ku Cunto
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
Sixirka Riyadda Ku Cunto
Aniga iyo Qariinkeyga {Part one}
มุมมอง 6908 หลายเดือนก่อน
Aniga iyo Qariinkeyga {Part one}
Xanuunka Sixirka
มุมมอง 8438 หลายเดือนก่อน
Xanuunka Sixirka
Sixirka La Dhaxlo
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
Sixirka La Dhaxlo
Sheydaanka Xaasidka ah
มุมมอง 1.3K8 หลายเดือนก่อน
Sheydaanka Xaasidka ah
Xasadka
มุมมอง 8188 หลายเดือนก่อน
Xasadka
Xasadka
มุมมอง 4078 หลายเดือนก่อน
Xasadka
Ka Hortaga Jadiidinta Sixirka
มุมมอง 3.5Kปีที่แล้ว
Ka Hortaga Jadiidinta Sixirka
Sixirka miyaan soo Jiitey?
มุมมอง 2.4Kปีที่แล้ว
Sixirka miyaan soo Jiitey?
Isha Dadka Qaarkooda Kuma Dhacdo
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Isha Dadka Qaarkooda Kuma Dhacdo
Healing Touch/ Xanuunkaaga Gacanta Saar.
มุมมอง 2.7K2 ปีที่แล้ว
Healing Touch/ Xanuunkaaga Gacanta Saar.
Sixirka iyo Autism
มุมมอง 5K2 ปีที่แล้ว
Sixirka iyo Autism
Xasadka iyo Seegadda
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Xasadka iyo Seegadda
Ruqyo iyo Taabashadda Dumarka
มุมมอง 2K3 ปีที่แล้ว
Ruqyo iyo Taabashadda Dumarka
Ish iyo Waswaaska Geerida
มุมมอง 18K3 ปีที่แล้ว
Ish iyo Waswaaska Geerida
Isha iyo Bipolar disorder (Part two)
มุมมอง 2.5K3 ปีที่แล้ว
Isha iyo Bipolar disorder (Part two)
Isha iyo Bipolar disorder (Part one)
มุมมอง 2.5K3 ปีที่แล้ว
Isha iyo Bipolar disorder (Part one)
Sixirka iyo Schizophronia
มุมมอง 6K3 ปีที่แล้ว
Sixirka iyo Schizophronia
Su'aalo Xulan ( Part 6 )
มุมมอง 2.2K3 ปีที่แล้ว
Su'aalo Xulan ( Part 6 )
Su'aalo Xulan ( Part 5 )
มุมมอง 2.1K3 ปีที่แล้ว
Su'aalo Xulan ( Part 5 )
Su'aalo Xulan ( Part 4 )
มุมมอง 2.4K3 ปีที่แล้ว
Su'aalo Xulan ( Part 4 )

ความคิดเห็น

  • @NuuraMaxamad
    @NuuraMaxamad วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah ❤❤❤❤

  • @AbdurahmanMohamed-sy9eq
    @AbdurahmanMohamed-sy9eq 5 วันที่ผ่านมา

    Kaligay ayuunban modayay ee allah caafimaad taam ah ha ina wada siiyo

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 6 วันที่ผ่านมา

    Sheeqow walaashay ninkeedaa sixra markay is cilaajiso wuukeenaa sixir qolka hurdada ayuuku qariyaa hadana waykasoosaartaa qardhaaso iyo qoryo lasku xidh xidhay markaanu ku nidhi iskaga tag waxaytidhi caruurtayda seen dhahaa xanuunkama baxdo toban sano buukuwadaa maxaad talo siinlahayd sixirka inay ogahay uma sheegto way iskaqarsataa waxatidhi hadaan usheego armuu iqawracaa

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156 6 วันที่ผ่านมา

      WhatsApp igala soo xariir insha Allah 00447301628720

    • @ifrahcumar4352
      @ifrahcumar4352 5 วันที่ผ่านมา

      Haye waankulasoo hadlii

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 7 วันที่ผ่านมา

    Haduu sixir ninku igu tago oo igaga sinaysto dambi miyaa leeyahay anigu 😢

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 9 วันที่ผ่านมา

    Sidee lagu daaweeyaa

  • @MohamedMahat-hf2kr
    @MohamedMahat-hf2kr 12 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 14 วันที่ผ่านมา

    Shiiqow allaah kubarakeeyee ijawaab shiiq qalbigayga dhexdiisa cay iyo aflagaado ayaa dhex socda allaah iyo diintiisa kusaabsan was was xaga diinta teeda kale markaan cibadaysanayo ama tukanayo waa karaahaysanaa dhib ayaan dareemayaa hurdada ayaa igu yar caloosha ayaa itagan walwal iyo murug ayaa dareema waan xirxirnahay oo hal howl maqsankaro isojawab ma ilba mise sixir

  • @ilyasaxmed2120
    @ilyasaxmed2120 16 วันที่ผ่านมา

    Marka sheekh maxaaa talo ah

  • @DhuuxoaxmedDhuuxa
    @DhuuxoaxmedDhuuxa 18 วันที่ผ่านมา

    Shiiq qeer allaah ku siiyo intee kaa helaa pls labarkaaga

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 20 วันที่ผ่านมา

    Shikhow aniga waswaaska diinta ayaa iigu daran shaki liga galiyay wlhi waxan ahan jiray qof diinta jecel quranka jecel rabi jecel lkn shaki pls jwab sheikh 😢😢

  • @gazzanation5112
    @gazzanation5112 24 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh jazakallahu kheir can you post link of this full video inshaallah

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156 24 วันที่ผ่านมา

      th-cam.com/video/HTiwcO-IVQw/w-d-xo.htmlsi=P5SPA3ndWcnVBi4g

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 หลายเดือนก่อน

    Sheikh adigo mahadsan ros water evey morning qado class biya maku darsan kaar xasid aa ihaayo waliba 9 sano cml cilaaj waxan wada hal san io bar jwb

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156 หลายเดือนก่อน

      Rose water waxaa ka fiican apple venigar

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 หลายเดือนก่อน

      @@abuhamzaherbalcentre156 afsoomali igu sheeg bal mafahmin

  • @hamsterman8081
    @hamsterman8081 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah icaafi

  • @NadiiraCabdilahi
    @NadiiraCabdilahi หลายเดือนก่อน

    Wllyal sheekha meel aankala xidhiidho alle dartii igu sheega waswaas Ayn ladhibanahaye

  • @NadiiraCabdilahi
    @NadiiraCabdilahi หลายเดือนก่อน

    Sheekha hadii aad haysaan numberkiisa isoo sheega

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan3765 หลายเดือนก่อน

    Sheekh jasaa akalaah wlhi 2022 ayaan ku dhagaystay cilaaj aad ii dirtay wnku caafimaaday Alxamdulilaah iyo suuratul baqra

  • @AhmedsiciidAhmedyare
    @AhmedsiciidAhmedyare หลายเดือนก่อน

    Lacag lagu soo diray malagu sixri karaa

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 หลายเดือนก่อน

    Sheekh muqalo cusub so gali

  • @raxmoruun5092
    @raxmoruun5092 หลายเดือนก่อน

    Waatan Ani ihaysata😭😭😭😭

  • @oumasubane6935
    @oumasubane6935 หลายเดือนก่อน

    Ruqya ma samaysa?

  • @oumasubane6935
    @oumasubane6935 หลายเดือนก่อน

    Assalam aleikoum sheick

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah isha,waa halis

  • @Hassanwest
    @Hassanwest หลายเดือนก่อน

    ‏السلام عليكم شيخ حمزة when you coming to 🇺🇸or Canada 🇨🇦

  • @Gu20242
    @Gu20242 หลายเดือนก่อน

    Xage lagaala so xidhiidhaya sheekh

  • @IfraaxIfka-mq7sj
    @IfraaxIfka-mq7sj หลายเดือนก่อน

    Numberka isow dira

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @ruuncashirow6801
    @ruuncashirow6801 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah sheiq wlahi inyar kahor wan wal walsanaa lkn hada alxm😢😢😢😢

  • @zeiofficialchannel5315
    @zeiofficialchannel5315 หลายเดือนก่อน

    sheikh numbarkaga raba

  • @SucdiOsman-lc4kk
    @SucdiOsman-lc4kk หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh anaa dhibkaas i heystaa wax walpa waa ka shakinaa ma bixi karo waan cabsanaa wan walwalaa hbenii iyo glbtii iigu daran hdda wax qabo is iraa waxan isleyhy waxan dhiba kaso garyo dad ma dhex gali kro madarasada hdda tago ma jogi karo wan kasoo cararaa shekhow tali isii plss wllhi ilhey cariri nama galiyee cariiri daremoya

  • @YahyeMaxamed-kr8si
    @YahyeMaxamed-kr8si หลายเดือนก่อน

    Dawadiisa no sheeg

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

    Subxallh sheikh bishi hore 5 kastumo yar kuwa hose oo cadada lo isticmale iyalay wan wayay borsa ku ogaa mid kle so gaty kedib darad dhow hele shanle warked. Mawa jiro mxa kusameya wana isticmlyaa😢

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

    Alle ana said ah sheikh😢 xasid makeno subxanallh alle hana cafiyo

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

    Sheikhow kafiifka iyo maskax xanuunka saidka maxa keno dr marka tagtid negative ladhahayo😢

  • @HaajaraMohamed-xq6gh
    @HaajaraMohamed-xq6gh หลายเดือนก่อน

    Sheekh khayr allah haku siiyo waxaan la dhibanay xanuun ma shaqayn karo ma farxi karo ma labisan karo waxaa lay dhaha yaa waad dhimanaysaa haday kaa baxaysaa oohin ayaan bilaabaya noloshii ayaa igu adkaatay adeer maxaan sameeyaa cilaaj waanka daalay markaan ruqiyad isku akhriyo

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156 หลายเดือนก่อน

      00447301628720 WhatsApp igala soo xariir insha Allah

    • @SacdiyoMohammad-sz5jn
      @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

      Alle Haku cafiyo abyo 😢Ani stress qawa ee suurud baqra daimo

    • @SacdiyoMohammad-sz5jn
      @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

      @@mohamoudadan390 alle hana caafiyo

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 หลายเดือนก่อน

      Abyo luuq imow quruxe

    • @HaajaraMohamed-xq6gh
      @HaajaraMohamed-xq6gh หลายเดือนก่อน

      ​@@shuuchannel3135abaayo ma aqaan sida luuqa loo aado adiga isoo gal

  • @user-be8dz8dp6k
    @user-be8dz8dp6k หลายเดือนก่อน

    Shekh anga schizofreni ayaa i haysa markaa waxan danhgy sewdan ma timada sewdan plz ii soo sheeg

  • @fardowsaahmed4664
    @fardowsaahmed4664 หลายเดือนก่อน

    Alhmadulilah lkn sheikh wadnaha i xanunyo ila ana daaalay 4sano kahore ila hada ma ficni wadnah ixanuna

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 หลายเดือนก่อน

    Jizaakallaah shiikh

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw

  • @user-be8dz8dp6k
    @user-be8dz8dp6k หลายเดือนก่อน

    Sheikh schizophrenic iyo qareenka maxa ka dheexya

  • @FalastiinOsmaan
    @FalastiinOsmaan หลายเดือนก่อน

    Maxa laisku dawey sheeqow😢

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq cilaaj baan ubahanahay intee jogta ani kenya baan jooga plz sheeq isoo jawaab waan xanunsanahay mudo 14sanadood

  • @user-bp5kj2pe3r
    @user-bp5kj2pe3r หลายเดือนก่อน

    Walalyaal anigu waxan xanusanayaa mudo sadex sano ah mar walba wan oyayaa halkaa xundhurta ayaa laygaga dhegsan yahay cagaha way ixanunayaan xididada qarka dambe oo dhan way ixanunayaan labta culays baa iga saran dadka ma dhex geli karo hadan in yar dhex jogo wan oyayaa labta I xanunaysa talo isii sheekh ina so duceeya😢😢

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 2 หลายเดือนก่อน

    Mise maxa wayee

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeq ani waxaan isku arkeey gargariir oo jirka dhan ila ilkeheega iskaracayaan waana wax igu solalabta mudo kadib xanun ruxiga waan leyahay,,gariirkaas mey noqoni karta inu sheydhanka jirka kabaxayo

    • @SacdiyoMohammad-sz5jn
      @SacdiyoMohammad-sz5jn หลายเดือนก่อน

      😢abyo Ani sas ugariiraa😢

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 หลายเดือนก่อน

      @@SacdiyoMohammad-sz5jn hada seekatahay abayo

  • @JamaSaidkahin
    @JamaSaidkahin 2 หลายเดือนก่อน

    Aaaaaaaamiin yaa allaah

  • @user-pv9vc8uv7k
    @user-pv9vc8uv7k 2 หลายเดือนก่อน

    Maaashaaalaaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasraMaxamed-qy1ig
    @NasraMaxamed-qy1ig 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh aniga markasta o uur aan yesho wax jale ah ba mataga

  • @xafsaxasan1176
    @xafsaxasan1176 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xagaan kala xidhiidha

  • @aliishaolaad5844
    @aliishaolaad5844 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid shiikhowww🙏🏻

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh anay tani ihaysta Maxan sameeya ma icawin kartaa