Sheydaanka Xaasidka ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @mohamedweli2129
    @mohamedweli2129 10 หลายเดือนก่อน +3

    Xasadka waa wax xun .Allah ha naga qabto. Aniga aad ii saameyay.

  • @nasrahussein1323
    @nasrahussein1323 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh as i was reading suratul baqarah i try my best not sleep but i reached hve isleep then i was abig snake black running is like shadow

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  10 หลายเดือนก่อน +1

      This is a symptom of black magic in your body or in the house. Allah knows best.

  • @user-wo3nf7kr8y
    @user-wo3nf7kr8y 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhtiga salada aya igu daran markan masajidka galo ee salada ku jiro ayaa laygu kacaya iyo markan baxo suuqa tago iyo markan saxiibaday la fadhiyo lakin inta kale wax aan daremayo maleh hadii geeri aan maqlo wa cabsan jiray lkn hada alx geeri uunba maskaxdayda ka baxayn marmar saan u joogo ayaa iska cabsanaa diiqad baan galaa alle ha inaga badbaadiyo amiim amiin 😢

  • @mokbanobano8808
    @mokbanobano8808 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Sheeq allaaha ku barakeeyo waa jiraa waxaad sheegtay rag badan OO xaasaskiisa ka cabaadayo ayaan arkay jizakalaah kheer

  • @user-fz3no3mq2x
    @user-fz3no3mq2x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikhoow cabsi iyo caajis iyo niyad jab aadareemayo maskaxdeydana wax ma xasuusan karto geerida aa ka cabsana ilaa igu dhacde kadib waa caafimade 😢😢 shiikh ii soo jawaab😢

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  10 หลายเดือนก่อน

      Cilaaj deg deg ah ayaad u baahantahay

    • @ayaan1968
      @ayaan1968 10 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo ani xitaa cabsi walwal walbahaar murug oyin 11 la xanunsanhy ilaah hana cafiyo😢

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 8 หลายเดือนก่อน

      @@ayaan1968 sam Amiiin abyo

  • @queenqueenqueenqueen5733
    @queenqueenqueenqueen5733 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh ani waxan habeen walba ku riyoodaa Anoo dhumaya oo Guri radinaya wax ma Iga sheegi kartaa

  • @pivotgang7
    @pivotgang7 10 หลายเดือนก่อน +1

    Assalamu aleikum Sheekh جزاك الله خيرا for your informative video. I keep seeing spiders while I‘m in the state of waking up. Maxey tollow tahay?

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  10 หลายเดือนก่อน +1

      It indicates that there is evil in you or in your place

  • @asiahassanmohamuud999
    @asiahassanmohamuud999 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq ani xnnkan wxn ladhipanaa 2017 ilaa hda wuxu xooga isoo saray 2021 ilaa heer sakaraad noqdo jiif io fadhi ii diiday oo nfta iga bexeyso dremy soo jeed hurdo la aaan io cabsi ii dhimasho io kligeey meel ma aadi kari kligeeey wlhi adbn dreemya inan xero xabsi ku jiro cml cilaaj magali kari sheekh oo slidiiha madawatka xitaa wkusii darsadaaa alllha na cfio xitaa heer wax leyga siyo garay wlhi xnn la noolahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 9 หลายเดือนก่อน

      hada sethy abayo ani hada saas ah aad xanuun dareema geeri maanta dhan ka baqa😢

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq aniga 9 sana la xanunsanhay isha xaasidka hal sano cilaaj wada hada naaska midiga waxa igu yaalo wax buro u eg cml marku xanunka bilow igu ahaa ayan isku arakay doctors wan u tagay waxuna idhahay wax ma qabtid igu dhahay marka waxas wey igu yalan ila hada lkn wax xanun iguma haayo wax yar kuusan niyadeyda waxa lidha buro ma qabtaa mise cancer shakigeyga saaid io murugteyd sometimes talo isii sheikh

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  8 หลายเดือนก่อน

      Waxaan u maleynayaa in aan horey kugu sheegey sidda aad isku cilaaji laheyd

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh labalabada iyo gaaska an dagenin iyo hur calosha maxa waye 😢😢

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiekh

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh aniga il xasid igu jirto mark hore intan cilaaj bilawin dareenkyg aya la mamuli jiray io waxyabo an hada afka ka shegi karin kadib cilaajka bilaawyo xoga yar wan ronhay lkn isha iheso madaxeyg mamulieysa walwal cabsi saaid igu so koradhay io in lidhaho isdil mindida gurig taalo wanka baqa o xata um dhowado xalads ku jira cabsi midkle saalid zeytun io xabasowda madax marsado walwalk io cabsida wey iga yarat maxa igula talin laheed dhibkaas ihesto

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  10 หลายเดือนก่อน

      WhatsApp igala soo xariir insha Allah 254-798883054

    • @FiskaFiska-me7fr
      @FiskaFiska-me7fr 2 หลายเดือนก่อน

      Xabasowdada madax ha iska marin indhaha yey kaa ridin😊

  • @ibtizaamahmed
    @ibtizaamahmed 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh waxan ku riyooday labo habeen abeesada caad oo meel ii geleyso
    Hurdolaa,an iyo madax xanuun iyo inan waxba qabsan karin

  • @NasraMaxamed-qy1ig
    @NasraMaxamed-qy1ig 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh qof jiradan qabo o an is ogeyn selo cilajin kara

  • @user-vg6ee6lw7c
    @user-vg6ee6lw7c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh jinn caashiq ah ayaa igu jira oo guurka ayuu igala dagaalamayaa oo wuxuu doonayaa inuu iga dhaadhiciyo inay dumar i doona karin haday dumar show me attention in the street by looking or other times he says anigaa dumar ka jacayl ka galiyay is that possible

    • @abdullahikhanfilms4468
      @abdullahikhanfilms4468 10 หลายเดือนก่อน

      Side ku ogatay inu jin caashaq kuhayo waxas ada iskajecel ma calamadihisa taqana marka ledahy jinkas ihayo dad waxa jira sidoda guurka ugu adag yahy ayago waxba qabin

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh
    Ilxaasid ah
    Sixir iyo mas ayaan la tabcaan sanahay iisoo duceeyaa
    Dhammmaan horumarka noloshayda oo dhammi wuu taagan yahay

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh pressure kah mkiciyaan wadno garaac 😢

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  10 หลายเดือนก่อน

      Suaashaasi doctor weydii insha Allah

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@abuhamzaherbalcentre156 dr watgy wx maqtid idhahayan sikala lagu heystah quranisasaar idhhn quraneh waisasaray

  • @user-vg6ee6lw7c
    @user-vg6ee6lw7c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh jinn caashiq ah ayaa igu jira oo guurka ayuu igala dagaalamayaa oo wuxuu doonayaa inuu iga dhaadhiciyo inay dumar i doona karin haday dumar show me attention in the street by looking or other times he says anigaa dumar ka jacayl ka galiyay is that possible

  • @user-vg6ee6lw7c
    @user-vg6ee6lw7c 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh jinn caashiq ah ayaa igu jira oo guurka ayuu igala dagaalamayaa oo wuxuu doonayaa inuu iga dhaadhiciyo inay dumar i doona karin haday dumar show me attention in the street by looking or other times he says anigaa dumar ka jacayl ka galiyay is that possible

  • @user-vg6ee6lw7c
    @user-vg6ee6lw7c 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh jinn caashiq ah ayaa igu jira oo guurka ayuu igala dagaalamayaa oo wuxuu doonayaa inuu iga dhaadhiciyo inay dumar i doona karin haday dumar show me attention in the street by looking or other times he says anigaa dumar ka jacayl ka galiyay is that possible