Su'aalo Xulan ( Part 6 )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @ramlinaabddalla7851
    @ramlinaabddalla7851 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alh sheekh allah haku xifdiy jannatul firdawsa allah hakaa waraabiyo wax badan oonu ogyn bn kaa faaidnay dhinaca diinta iyo dhinaca cafimdka jirkabh shukran sheekh noosoo badi arimahn cudurada nafsaanigah shakiga iyo waswaaska baa igu bdan aniga dhinaca cibadada iyo mucamaldkbh sheekhaw daawada waswaaska qahrigah nooso badi allah hkaa abaal mariyo sheekhaw

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahu Kheyr Sh. Abu Hamza.

  • @shankarondirie3588
    @shankarondirie3588 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalahu khair sheikh sidad nogu fa,aidayso, cilmigana Alle swt ha ku barakeeyo, aduunyadana danbi dhaaf akhirana jano.

  • @miskihassan6599
    @miskihassan6599 3 ปีที่แล้ว +1

    Jassakallahu qeyr sheq allaha nawada cafiyo dhamanteenba

  • @fardoesaabdi8867
    @fardoesaabdi8867 3 ปีที่แล้ว +3

    asc sheikh waxanusanahy waxan darema cabsi aad unadaran walwal feraha xanun iyo calosha xanun

  • @aminodaganofficial3691
    @aminodaganofficial3691 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh mar walbo waan cabsadaa oo aniga dhan oo lee dhahaayo waad dhimanee mar walbo dhiigana waaa iga maqanyhy halsano caado igama imaanin cabsideydana waa said maxaa sameyaa sheiskhow

    • @mohamoudadan390
      @mohamoudadan390 3 ปีที่แล้ว

      Asc wll marka lagu yidhahdo waad dhimanaysa ma lagu yidhaahda waa lagu cadaabaya weliba?

  • @fifihaha5715
    @fifihaha5715 3 ปีที่แล้ว +1

    assalamu aleikum . dadka jinka marid ey jinka baada ley . maa sixir adag baa. sidaa lo cilajiyo.

  • @aynsaid3213
    @aynsaid3213 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikhow alle haku barakeeyo waxn ahy gabar xanunadas la nool shiikhyo badana wan u tagay walina wixii jirkyga waa kujiraan marka waxn kuwaydiin lahaa shiikh quraan ayn dhagaystaa habeenkii markaa sexdo ilaa waga baryayo wuu iidaaran yhy marka waxn jirkayga ku arkaa jeex jeex xareeqmo ee maxaa keena shiikh