Healing Touch/ Xanuunkaaga Gacanta Saar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 2 ปีที่แล้ว +7

    Jazakallah khayr Sheekh anigu waxaan ahay gabar xanuun daashaday oo in badan jiranayd ee isoo duceen ilahayna dembi dhaaf ha iga dhigo Inshallah

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey dembi dhaaf hakaaga dhigo

    • @rahmaaalisalad594
      @rahmaaalisalad594 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abuhamzaherbalcentre156 amiin yaa rabbi🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @filsanjama2593
      @filsanjama2593 2 ปีที่แล้ว

      @@abuhamzaherbalcentre156 asc shiikh xage kalaso xidhidha

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheekh jasakallah khayr

  • @abublessings.1301
    @abublessings.1301 2 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله بارك الله لك.

  • @shankarondirie3588
    @shankarondirie3588 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu khair Alle ha ku barakeeyo cilmiga sheikh.

  • @kunkaroon8399
    @kunkaroon8399 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh qeer illahay haku siiyo maal magaah intee aday🥺🥰🥰

  • @seynabahmed2227
    @seynabahmed2227 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran sheikh jasakumulaahu kheyr🥺💖🙏

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh mar sixirka Cabsinta no faah faahi

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha'allah jazakallaahu khayr shekh

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 ปีที่แล้ว +1

    Acm

  • @abdiazizhassan2326
    @abdiazizhassan2326 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله بارك الله فيك أخي

  • @ugbaadmaxamed4486
    @ugbaadmaxamed4486 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxa kuwaydina waxanuusanay
    markan hurdo waxa kuriyonaya anocafiimaadqawa Niyadana waxa iga jirta xanunka dhaqtar dhahaymakuhayo maxaweye shekh

  • @abdiwarsame1321
    @abdiwarsame1321 2 ปีที่แล้ว +1

    Miisaanka xasanaadka Allah kuu saaro insha Allah

  • @keyfjama8583
    @keyfjama8583 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah jzkmlkhayr

  • @flowersred6900
    @flowersred6900 2 ปีที่แล้ว +1

    Jzkheyr sheikh

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh abu hamsa shekh haday gabalku dhaco waxaan maqlaya codka jiirka oon kala joogsi lahayn meel iftiin ah waa yaraanaya aqalka hadaan galo ma maqlayo meel madaw hadaan maro codka aya iga daba yeeraya dadkale ma maqlaan lkn hadaan telefankeyga ku duubo way maqlayaan

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh sixirka madow kaso hadal

  • @abdirashidabdullahiali9446
    @abdirashidabdullahiali9446 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh geed ladhaho raawandi mantaga mauosticmaali kaa

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  2 ปีที่แล้ว

      Maya

    • @abdirashidabdullahiali9446
      @abdirashidabdullahiali9446 2 ปีที่แล้ว +1

      Sheikha kher Allah kusiiyo lkn sihir boga igaga dhagan mar walba baga balbal ayan kadarema in badana mantag wa sameyey ano isticmaalayi qaabki ad nogashegtey sihir urbadan aa iga imadi wana kufarhey runtii lkn wili bogana wu ihura jinkana wa igujira oo marba mel ayuu kuordaa jirkeyga ana mantaga wa an kudaciifey sihirka muda badan ayuu jirkey kuragey hada boga wx yar igaga dhagen mxan sameya kher Allah kusiiyee i.a.

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  2 ปีที่แล้ว

      WhatsApp igala soo xariir insha Allah 0017802456544

  • @abdiqanimohamed1704
    @abdiqanimohamed1704 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh xagan kala soo xidhiidhnaa watsapkani waa naga diiday

  • @nagadoumalkaire2034
    @nagadoumalkaire2034 2 ปีที่แล้ว +1

    Aslamu aleycoum warahmatoulahi wabarakatouh sheikh waxan raba in aad ifasirtid waxan ihayo . Mudo 10 sanadod ayan buka. Dhibaatadaydu waxay ubadantahay maskaxda : cabsi Badhan ban leyahay, ilow badhan, concentration ka igu yar , walbahar , iyo qiq layaaba ban arka.

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow kher Allah kusiiye madaxane see u saaraa

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  2 ปีที่แล้ว

      Ma fahmin suaasha

    • @mannish.mmk.
      @mannish.mmk. 2 ปีที่แล้ว +2

      Madaxa yacni gacmaha mala saaraa hadii uu ku xanuunayo mise waala marmarinaa mideda kle shekhow xabadka malaga hormarinaa markii lugaha kasoo dhamatid oo kor soo adesid madaxa maka bilabi karaa shukran abu hamza.

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  2 ปีที่แล้ว +1

      Maya...waa inaad lugaha kasoo biloowdaa. Meelaha xanuunka kugu hayaan waqti u dheereey insha Allah

  • @xaawocali5439
    @xaawocali5439 2 ปีที่แล้ว +2

    sheeq markaan bilaaway waxaan dareemay hamaansi faro badan iyo ilin indhaha iga timaado maxaa waaye sheeq

  • @luulabuukar8116
    @luulabuukar8116 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @filsanjama2593
    @filsanjama2593 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh xage kalaso xidhidha arinban rabay inan kushege

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shikh aniga riyada aya igu badned iyo xanaq fara badan xita mar ad ayan u xanunsan day dhanka naqashka ah xita riyo aya leygu dhahay ninkada waka furana sida ugu dhaqsiga badan waxana i dhahay nin madow weyna dhacday laba wig xida kama so waregan o ninkeyga wa kala tagnay inkasto hada wada nol nahay waxana kalo ku riyoday anigo matagayo tarxi 3 xabo eh mexey noqoneysa shekh qer ilahey hku siye

  • @ahmedyarestudio9394
    @ahmedyarestudio9394 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiq makuso waci karaa 😪 whts appkada isoqor alle haku xfdo adun io aaqiro

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว

    Shiikh kaso hadal sixirka sawirka laysku sixro

  • @aragsansalax2829
    @aragsansalax2829 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheek maku soo wicii karaa

  • @mukhtarali6579
    @mukhtarali6579 2 ปีที่แล้ว

    Sh abu hamse whtspka wa iso bixi wayay maxa yely furaha ayan fahmi wayay

  • @sumeyaabdi9654
    @sumeyaabdi9654 2 ปีที่แล้ว +1

    sheikh makuswcui intee kaswca nmbrkgaa