- 196
- 5 279 131
Salma Hared
เข้าร่วมเมื่อ 10 ส.ค. 2018
วีดีโอ
Asha karbaashkeyga udulqaado adigaa isoo doontee
มุมมอง 49K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Asha karbaashkeyga udulqaado adigaa isoo doontee
Cali dheere hooyadiis oona casuumtay😍
มุมมอง 49K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Cali dheere hooyadiis oona casuumtay😍
Cali dheere hooyadiis sida ee iigashay hada kahor
มุมมอง 54K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Cali dheere hooyadiis sida ee iigashay hada kahor
Ma laga yaabaa ninkii hore nabsigiisa in uu i qabsado?
มุมมอง 42K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ma laga yaabaa ninkii hore nabsigiisa in uu i qabsado?
Waxyaabaha aan jeclaan lahaa in aan ogaado markaan 20 jirka ahaa.
มุมมอง 62K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waxyaabaha aan jeclaan lahaa in aan ogaado markaan 20 jirka ahaa.
Culeyskii isoo maray iyo sida uu dabcigeega ubadalay.
มุมมอง 54K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Videoga dhamaadkiis , wan idiin daacad waramayaa. ❤️
Ha qoslina: Gurigeynii rifrifnaa baan idin tusayaa.
มุมมอง 68K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ha qoslina: Gurigeynii rifrifnaa baan idin tusayaa.
Dhiig yar ban isku arkay anigoo uur leh. Cali dheere wuu waashay
มุมมอง 136Kวันที่ผ่านมา
Dhiig yar ban isku arkay anigoo uur leh. Cali dheere wuu waashay
Salma iyo Cali dheere sidee isku barteen? warkii oo faahfaahsan.
มุมมอง 65Kวันที่ผ่านมา
Salma iyo Cali dheere sidee isku barteen? warkii oo faahfaahsan.
Cali dheere baan kasoo qasay shukaansigii
มุมมอง 41Kวันที่ผ่านมา
Cali dheere baan kasoo qasay shukaansigii
Uurka labaad: maxaan u ogaan waaye waxa aan hada ogahay? Ala maxan Riana yar ku rafaaday
มุมมอง 44Kวันที่ผ่านมา
Uurka labaad: maxaan u ogaan waaye waxa aan hada ogahay? Ala maxan Riana yar ku rafaaday
Xaliye bidaar baliil oo lasoo qarxiyay.
มุมมอง 48K14 วันที่ผ่านมา
Xaliye bidaar baliil oo lasoo qarxiyay.
Omg Uur baan leeyahay. sideen cali dheere ugu sheegay?
มุมมอง 218K14 วันที่ผ่านมา
Omg Uur baan leeyahay. sideen cali dheere ugu sheegay?
Shaahaaga soo qaado, aduun baa qasanee
มุมมอง 20K14 วันที่ผ่านมา
Shaahaaga soo qaado, aduun baa qasanee
Nin swedish oo xanuunsan ban hada kahor shukaansaday
มุมมอง 32K14 วันที่ผ่านมา
Nin swedish oo xanuunsan ban hada kahor shukaansaday
Dhibaatadii ugu weyneed oo isoo martay 2015kii
มุมมอง 42K14 วันที่ผ่านมา
Dhibaatadii ugu weyneed oo isoo martay 2015kii
Cali dheere sida uu nolesheyda ubadalay
มุมมอง 42K14 วันที่ผ่านมา
Cali dheere sida uu nolesheyda ubadalay
Sirta timaha lagu qurxiyo baan helay walahi
มุมมอง 36Kหลายเดือนก่อน
Sirta timaha lagu qurxiyo baan helay walahi
Videogan hadii aad daawato, kuma qasaareysid
มุมมอง 44Kหลายเดือนก่อน
Videogan hadii aad daawato, kuma qasaareysid
Family nijaasO
Kkkkkkkk naa salmay waxay manta qurxdan way way
Ilaahey amarki anika salama wan ka helaa sheekadeeda wlh naa salamay manta waa naku yareesay bee
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Qof aad u wanagsan ayaa tahay ...dunida aya ku xumaysay ...lkn hadalaka waxa kamuqda in aad wali waanag aad haysid..nolashana aad ku jirto waa nolal ad ku faraxsantahay illahay haku ziyaadiyo, gabadhaadana haku xifdiyo , mid aad ku indha doogsatidna haka dhigo...hidayada iyo asturaada iyo xishoodka ka dhimana illahay haku dhameestiro hana ku jeclaysiiyo wll
Ali dheere waa qof dabeecad fiican m.a salmay dhibley baa Tahay😂😂❤❤❤
Dacadnimaada😂darteed aa iskaraab kugu saarey😂😂😂😂😂😂
Waxyabaha caafimadka ku saabsan nosoo gudbi qalbiyey madama aad dhaqtarad tahay nosoo badi kuwas❤❤❤
Energy miiran baba tahye aaway xnunkii😂
😂😂😂cali dheere waa nin fcn rabi ha idin so hadeeyo salmo 😅
😂😂😂😂 istaqfuuruullah prank aan caadi aheen😂😂 salmo walee
My salma don’t drink energy drinks it’s not good for the the baby
th-cam.com/video/g67Ay1cckp0/w-d-xo.htmlsi=UmsZQXMgTa4lM3OZ
Wxanyar wafirid😅❤
Asha heat baay kugarsiisay 😂😂😂
Team Aisha ❤❤❤❤❤❤
Asha maa gartiid uurto naag gaal ahh baa tahay 😂😂😂😂😂😂
Salmo xaasid😂😂😂😂😂
Alla ku jeceliyaa 😂
Mashallah salma hambalyo
Waa naag adag
Bal isdila aanku aragnee mida kale muslim miyaa ty mise gaal qof qaawan oo muslim sheeganaya 🤔🤔
Hada qosol u dhinto salma magtad halo doono😂😂😢
Hhh manoli😂😂
Ok abayo kaqiley walaalo ayad tihiin markaa kalaqileeya aasha iyo salma❤ lamadiina wn idinjclhy❤
Ilaahayow salmo Hana ku soo jeedin waxba imeysan reebanin😂😂😂😂😂naag nool tii badaada soo gasho rif 😂😂
Kkkk is funny 🤣
😂😂😂😂Alla salmoy dhibadanidaa walaley war baa ku harqisay wllhi wa nin raga Masha Allah o respectful ah Allahuma baarik
Naa salmo wllo gurigiiba wada alaab quluxa sowdiga kadhiga, 😂😂😂 iyo sawiro
❤❤❤luvvvvvv
Wooow kusoco❤❤❤
Soomaali mu ahaado naa maxad naga ag marmarysa balayo damo uraysa leh😂😂
BEENLAY IMISAAN MID LA GIDAY AANU KAGA GARIIRINAY.
Al beerka icasaday😂
Mansha alah alaha kuudaysto abayo caruurtaada
Salma habaryar ha qeylin please
Haddaad muslim tahay adigu xijaab ayaa lagaaga baahan yahay. 😢
Taa waa la ogyahay inay dhaqan xaasid tahay. Laakiin waa in kalasaararaa gudniinka firqooniga ah iyo ka sunnaha ah.!!!. Waa inaan la raacin afka gaaladda 🎉!!! Oo islaam la dagaalan.
Adigu ma Muslim baad tahay???
😂😂😂😂 miskiin waaye 😅
Respect hore u soco abaayo ha u joojin nucaas
Mashallah salma ilaahay wuxuu ku siiyay qurux iyo caqli xijaabka xiro cali dheere wuu ku jecel yahay ee diinta soo geli
Manooli😂😂😂😭
Manooli😂😂😂😭
Salma waan kujecelnahaey iska daa qofna hala hadlin sidaadii hore iskz ahow
Wax ku hagaagay male hada ayay wax badan kaa Qaldan yihiin. Rabigaga ku Aburay ee ku arzaaqa u soo laabo wll, Ninkana ama Muslimi ama ka carar. Ilahow Hablaheena somaliyeed iyo umada nabi Maxammad csw dhamaan soo hadee.
Waan naxay ugu horayn wxn moday prank ga ilmahaa igaso daatay inaad kadhigayso😢please ha isku dayin taas
Qofka haysto maxaa uga qorana reer comamati iso sheega 😂
Caydii cafimada ka qadee😂😂 salma hala soo caayo ha caafimadee😅😅
Gabadha uurka leh yaan buuq salma yar ii daaya waa qalpi saafi❤