Fircooni waan ahay anoo 6 sano jira mise 5 baa lay guday islaanti i guday way i xaalufisay midh igumay reebin xitaa marka hilibka sare dhan laga jaray heer waxu gaadhay arjaw da hoose ay banan ka joogto🙄 lkn wax dhibaato ah kalama kulmin alle wa ii sahlay! gabadh ahay aan guursan lkn dareenkayga wuu jooga dhib kuma qabo hada, idk guurka kadib mise dhalmada inan ku qabi doono. Qumayadii i guday iyo hooyaday ba wan iska cafiyay dhaqan xun weeye lkn wxay u maleenayeen wax saxan maadama iyaga lagu sameyay waliba wakhti ka xun kaayagi! inshallah gabdhahayga ayan arki doonin fircooni❤THANKS SALMA WLLO😘
🎉❤❤salmayo m a waad qurux badantahy 😊waxaa jecel lahaa ado timahaga san ugahajayo ina naa tuso aniga timaa dher qaba lakin folka salxo leyhay sida timahaha folka lo so saro so sameey❤❤❤
Mom kasta waaxn uga digay inay joojiyan wllhi dhawan baan guursady dhibatadad iga haysat ila hada waan laxanuusanya galmdii na waan ku xanuustay raaxab kuman dareemin taas marak lag imado imnka 3 wiig ba kasoo wareegay galmadaydii ila hadan waan xanuusanya dhakhtar waan la xidhiidhay dawdii xata waxba way ii tari ladahy 😢😢😢😢ilahy kabqda oo kaday hablah saan ad ugalysaan😢😢
Mashallah qurux ley aya naqatay wa catowday salmo gedkas hadi nagala goyay wa alxamdulilah fol xumadisa ma so cesha ah walidka qurux deyna ayeba ka shaqeyen wey bahsanyahin 😅❤
😂😂😂😂 gudniin iyo gudniin la aan waa in la kacsadaa. Maskaxday ka xirixiranyihiin team fircooni ayagaa aaminsan inay kacsaneyn ma ahane cid walbaa kacsan karta haduusan xanuun jirin
@@flowergirl1810 I miss the time that xishoood was the symbol of women,and keep a side ur opinion the shame has everything to do with what she is saying obviously she is not modest with her speech damnit I'm very ashamed of this generation no modesty and no shame!!! Very cheap
@@munonuur-km7zidanbi mahaa subxanlaha dumarka laguma wajibin dalil Loma hayo xataa wllahi kaliya in dareenka laga yareeyo ayaa loo iqaaba aqirana raabi waa xisaabin doona dadka dumarka ku xadgudba
Naaa kintirka haku mereysane Tolninka iyo bishimaha la jarayo ka hadal dhipkoda gbdhaha marka la gursado mesha waa laysku dhajiyey hadhow xog lokala furin tasa daran kintir maqnashihis iyi jogidisa wa isku mida darenka waa qlabige
Haaaa. Wiilasha waaku waajib. Gabdhaha qasab maaha waa sunno Qofkii rabona kis yr oo aad uyar sag laga sin ama dhiig yr laga dhiijin iyadoon cad lagoyn.
3 Sano Ayaan Jire Hooyadey Aya lgu Tiri Xita Wax Aad Kala Gareyde Ma Jirin Allah Naagta Xita Hilib lguma Reebin Kuma Caafiyo lLaa Qabri😢
Ax ax sorry abyoo ani neh 8 jir ban ahy markii Habra xuxumi igu falaadeen
Dambiga hooyadaa baa kaa gashay
Ee iyada ha cafiyin ma naagtii kaa jartay
Takale hada waxaan ogaanay inaad bahalkaagaa eeen eeen yaah dee😂😂😂
Walahi so ceshada geedkina hablo oo raceysta. Salma tintada qurux walahi manshallah
Abaa runtaa 19 jir ban ahay noloshu hada hada kow i tehe i caawi 😢
Fircooni waan ahay anoo 6 sano jira mise 5 baa lay guday islaanti i guday way i xaalufisay midh igumay reebin xitaa marka hilibka sare dhan laga jaray heer waxu gaadhay arjaw da hoose ay banan ka joogto🙄 lkn wax dhibaato ah kalama kulmin alle wa ii sahlay! gabadh ahay aan guursan lkn dareenkayga wuu jooga dhib kuma qabo hada, idk guurka kadib mise dhalmada inan ku qabi doono.
Qumayadii i guday iyo hooyaday ba wan iska cafiyay dhaqan xun weeye lkn wxay u maleenayeen wax saxan maadama iyaga lagu sameyay waliba wakhti ka xun kaayagi! inshallah gabdhahayga ayan arki doonin fircooni❤THANKS SALMA WLLO😘
Xbbti ani kula mid ahy lkn dhiiga caadada waan ku dhibanay 23 year jiraa 10 igu dhacayey malin caafimad kuma arag😢
@@FaadumoAbdullah-tc8nk nin markad he's heshid bay isbadalaysa meshu diyar ma tahay
@@FaadumoAbdullah-tc8nk abyo xanuunka gudniin Ka Kaliya ma keeno,gabdho aan la gudin oo aad ugu xanuusado dhiiga ayaa jira
@@whitecrystal1792 haa cilada inay halkaas iga timi u modayey
@@FaadumoAbdullah-tc8nk waxaan diyaar uu ahy inaan ku guursado wll😢😢
thank you for speaking up for Somali women and girls ❤
wuu soo jiidaaya kulaha oo ma xarig baa dheeraaya😅😅
Kkk Salma maanta nuurkaaga baxaya wow mashaAllah.
Gabdhaha nacnaca kamaqan soo cishta raxesta.
Asc abyo salmo ina adeertey qaali anaga somalia jognaa lacag ma heesano dowlad nosoo caliso malaha nac naceena yaa nosoo celin doono lacag kuso ceshano ma heesto iiso jawab abyo plz😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Salma timi waad ka soo dhalaasha mansha allah
Kildhi baanku soo dhiibaya from burco
Salma wll qof wangsan tahay walhiy ilahay rerkaga iyo inantada yarba hakuw bara keeyo
Aniguo caseegua hilkhaa ayan ku soo judeeh kintirki laghoy Salma
🎉❤❤salmayo m a waad qurux badantahy 😊waxaa jecel lahaa ado timahaga san ugahajayo ina naa tuso aniga timaa dher qaba lakin folka salxo leyhay sida timahaha folka lo so saro so sameey❤❤❤
Gabdhaha wadankii joogo yaa caawinaayo
Dadka qurbaha joogo nasiib leedihiin😢😢😢
Baayo dhib Kay Kugu hayso wxy 🫶🏾 😢
Mom kasta waaxn uga digay inay joojiyan wllhi dhawan baan guursady dhibatadad iga haysat ila hada waan laxanuusanya galmdii na waan ku xanuustay raaxab kuman dareemin taas marak lag imado imnka 3 wiig ba kasoo wareegay galmadaydii ila hadan waan xanuusanya dhakhtar waan la xidhiidhay dawdii xata waxba way ii tari ladahy 😢😢😢😢ilahy kabqda oo kaday hablah saan ad ugalysaan😢😢
Timihaaga wuu dhalaalayaa! si fiican baad u hagaajisay.
Oo sidan bad uqurux badan yehee maxaa adoo timo rif rifan usoo dubta lakiin kalsoonidada waye kusoco lakin waa qirux badan tahy ❤❤
Salma timhii way kuu soo noqden qurux wooow
Salma qurux caawa waaa nuurosaaa allahuma barik
Alahumahdi na ugu dar dee
Hhh naag waalan sidii geeli kuteh wa kuwata gar iyo gardaro salmo❤
Information nagu so caawi lacagta iyo dhakhtrkba
Salma ur hair is black beautiful what u use?
Cilaan kawardoon marso
thanks wlshey wllhy lacag inana radiyo weyey xaqaygaan raadsanaa😂😂😂
😂😂😂
Mashallah qurux ley aya naqatay wa catowday salmo gedkas hadi nagala goyay wa alxamdulilah fol xumadisa ma so cesha ah walidka qurux deyna ayeba ka shaqeyen wey bahsanyahin 😅❤
Maxa foolxumo ka dhigay bisinka jirka ka mid yahay wana qurux
Some people are clueless 😂
foolxuma ah? naa ma waalantahay
Waxaan rajeynayaa inaadan gabdho yar lahayn uff
Walee waa yaab
masha allaah thanks sis❤❤❤❤
Naa anagoo naku yaala asoo weyn lkn qoooq 90 ka single na ahay Waxaa is dhaha firconiga waa u dhacade 💔😂😂😂
Beenta maha wax na tatawanayo malihin alxm😂
😂😂😂😂 gudniin iyo gudniin la aan waa in la kacsadaa. Maskaxday ka xirixiranyihiin team fircooni ayagaa aaminsan inay kacsaneyn ma ahane cid walbaa kacsan karta haduusan xanuun jirin
Same wallahi😂
@1kbefor2025 yaaah😂😂
@1kbefor2025 gabar ayar baan ahee ha idanbaajiin wll waxad sheegayso ma arkinee 😂😂😂
Salma abaayo gabadhaada nadaafada ku barbaraari hadhoow eey anfacee adna kaaga mahad celi doontaa inaa ku barbaarisay ineey isku filnaato
Salam abayo naga socawi hawshaa iyo lacagta intee in leeg aya lobahan yahay
Naa sxb salmoy wlhy wn ku tageeraa sxb ❤ waxaa tahy boqortoyo qalbi. Safiyaa ee sxb nasahaa dhcy wax lagu adkeyo isheeg jiimka ma laguu adkeeya sxbo plz iso jawaab
Waa runtaaaa❤❤❤❤❤
salmon adig malagu guday hee inoh sheg hee 😂😂😂
Aniga furconii wan ahay lakin dareerkeyga fuul weyee ee shumiis hada arko ciiirkuu marayaa😅😅😅😅😅
Ma sheege😂
Wllhi aniga sidaas walle wan yabay
Qarsa xishona waxyar yanlagula yabine
abaayo nooca dhiigaga darenku ku xidhanyahy adigu nooce tahy
Really? O plus😂@@Malyuuncabdinasir
Timaha dabolo wll ilahey ha ku soo hanuniyo😢😢
Ilahayow na badbaadi xishoodkii uu dhamaadey wlhi 😂😂
Hablaha Somali dartod ayay waxa public ula timi si ay u badbaadiso
It’s educational and it has nothing to do with xishood sister
@@Naemadegan67 badbaado ila magac bax dee hadee wlhi xishoood dhan ma jiro omg 🤣🤣
@@flowergirl1810 I miss the time that xishoood was the symbol of women,and keep a side ur opinion the shame has everything to do with what she is saying obviously she is not modest with her speech damnit I'm very ashamed of this generation no modesty and no shame!!! Very cheap
❤adiga masuni ba mise firconi
You are great Somali women! Love u baby. go girl.
adi maka badbaady nosheg? midkle bodyga creamka u istcmashid nala wadag 90ka skincare faceka io make up le arka
Wll yar alla ku barakeeyo imisa aya lagu bixin karaa soocelinta flawer ka
😂 hhh thanks sister
Alla Salmooy wan so ceshabayaa nacnacaygii 😂
😂😭salamayyy part 1 wan radiyay away
Walahi salmay benta mahan abayo wax waliba wa maskaxda io cafimadka
Salmo wa sax aniga zero dareen aan ahy Africa jooga so sorry wlhi 😢😢
Fircooni matahay abyo wllhi waxas qalbiga hagashan daren wa daren aniga firconi ahay dareen wadarema wali zaaid alxm suno le daren leh iska dha dhiciyen raga firconi wey jirata daren zaid leh
kintir laga sheekeeya ma dan baa hadda hooyooyiinkeena waa la guday dhibna kuma qabin waxan waa iska soo jireen hadayba kugu dhacday haka sheekayn ee aamus iskuma xirno kacsigu waa hawo kugu jirto kintir wax wayn kuma fadhiyo o.oo3 keliya xita labadayda xaas waa fircooni wayna shidanyihiin m.a
Lakin maxakugukalifay arintan magajakuheshay
Somalia marka la keeno iso sheego si aan uso ceshtoh😢😂
Alla salmo uunmaha dumashidey atahay ilmaheyga eedadod atahay wlhi gudninka firconka dhibkan sasomaray ana ogmarkandhalaba waleyjara waleytola yaab harqanman ahay bal waridken danbigoda alhakacafiyo lkn anigabar andhalay magudayo waliged alx 7 gabar ilahey isiyey gabal waqangaren managudin managudidono alx
Abyo suno wye gud abyo en kitirka le saresa bes wax yar dhih bes laga raba marka abyo gud iyago qaan gaar ah hadadan gudun wali waa danbi abyo e gud
@@munonuur-km7zidanbi mahaa subxanlaha dumarka laguma wajibin dalil Loma hayo xataa wllahi kaliya in dareenka laga yareeyo ayaa loo iqaaba aqirana raabi waa xisaabin doona dadka dumarka ku xadgudba
@@munonuur-km7ziyaa dambi ka dhigay naa waa suno fircooniga waa dambi
Wlley anigaa ubaahn o sabbtas darteed guurkaba uga cabsada😢
Haka cabsan wll fircooni iyo Suni kuma xidhna wa sida ad ninka dareen ugu qado🙈🙈
Keep going my sister l am fans
Allaha kuugu gargaaro hadayntiisa
Anika kan mid soo noqo naayo maha walhi 😢😢
Kalsoonidi oo qofah ayaa tahay horay u soco walala qali mashaallah ❤ ❤ 😂
Wa sax santahy nac naca hadii laso celiyo baalashii aaway hee mel guwate. Cml ee lagxad tahay 😂😂 firconi nimo
Naa Baalashe😂
😂😂😂😂😂😂😂😂 ala tanaAa iga tag 😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤
Anigu suni ban ahy wlhi inan mir dareemin
Qayb miya laga jaray mise laguma taabanba
Salma wll daka turb joga aya fursada haysata lakin anigo kale mahaysto marka wll waxd iguw cawisa sideen yurb uimada sian usamaysto nac naca qilz icawiya wixiy yurb joga wayo aniga biila rerko dhan xafad ayan lajoga wll waxad igue cawisan sidan kuimado meshas😢
Naa Ani la ima taaban lkn kalay anaa shax kuhayee
@@AishaAwale.A shaxda iiga dhac qali
@@AishaAwale.Ana shaxda no sheg a maqalne😂
Salmo tanta maha marsatah m.a abayo illahay haku daysta
Alxm.wuu igu yaala😂😂😂
❤❤ love u 😂😂😂😂😂😂😂😊
@cumarcalicumar8299 maxa kuhaya 😂😂
@@SumayoMaxamad-ne5yoma isagi koo dhan aniga qayb yarba laygu reebay😂
@@SumayoMaxamad-ne5yo sumayo isoo Dhawee abayo🥰yaa ku heli karo😂😂
@@Nadiiraa-Ali haa asagoo.dhan waye abayo ma aqano ilahay amarkiis see kudhacday😂
Abyo wa meeqa lacagta lagu so celinayo 🙏
Kenya lagu sameyaa 1,600 dollar waye
@@fatushibrahimabayo run sheeg ma kenya kagu sameyaa waxas hadii runta tahay Ilaso hadal
@hamdi9266 dr adan abdullahi doctor Kan ayaa sameyo kenya ayuu hospital ku leyahy
@@fatushibrahim Wad Mahad San Tahy Qaali
@@amiiraabdirahmanali6619qli lanbarkisa isii please waa soo ceshanayaa suna ahay Ani 100 dareenkaygu weeyi markasa waa qoqanahay waayo inba iga dhiman waa dareemaya
Salma manta waxad noqotay doctor gynécologie
BEENLAY IMISAAN MID LA GIDAY AANU KAGA GARIIRINAY.
Ani furconi Waa ahay blse dareenkayga Wuu joogaaa
Really manshaalah
Naa waad is hagajisay😂😂
❤❤❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Abaayo gabdhaha haka waalin. Clitoral reconstruction is not recommended. Dhakhaatiirti wayka dayriyeen. Kintir tagay so labasho malahan unfortunately 😂
Stop wlal wa la so ceshada hablo badan oo so ceshta jire
@ cesashada layskuma haysto wllo. Waa qalnin halisa dakhatiirtu ma kugula taliyan qalin saasa.
@@nirkiabdul8849maxuu taraa labia minora baaba maqan kintir lasoo celiyo waxbo tarimaayo
Naa dibada ma adhi karno Somalia joogna waxkle no sheeg bal wah an kuso ceshan karo 😢😂
Balo kuso ceshetey 😂berka halagala baxo
1600$ kulahaa Oo maan xashka ku tago😅😅😅😅😅😢
Salam adiga malaguguday 😂😂😂
salmo adig inoh sheg seeh ugu badbaday gudnin ka Somali kudhaladay beeh 😂😂
Ale salmaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ma quruxdaas ayaad saan Cadaale aan xaarka is dhaqin ula tagtay
Ma waxaad leedhay ha is gudini a 😅😅
Naayaa isku xishoow waad qaawan tahey ee is astur
Salmy ii jwb plz jaqitanku wuu dhereya ayaa la Yidhi Ma Runbaaa abayo
Naa yaa dhahah😂
Ani salmo sun ahaye marka labada dhinac isku xiran micanha balabalisk ma la ka la furikara abaayo😊
Hadaa tolan thy suni matihid
salmo adig hoyo fcn heesadah malag jarin miyah plz inoh sheg seeh usoh ceshaday 😅😂
Maya 😂😂😂
Ka wrn bisadii cunty wxyga wn arkye ahdn inta so qabto kaso sarto an irabd io dun anigu iskugu dhajiyo😅😅😅
😂😂😂😂😂 mxa sugeee radi bisada
Haddaad muslim tahay adigu xijaab ayaa lagaaga baahan yahay. 😢
Adigu wad yartahay wanad quruxbadantahay
Salma habar cadaana oo dhimataa looga soo jaray
Naaa kintirka haku mereysane Tolninka iyo bishimaha la jarayo ka hadal dhipkoda gbdhaha marka la gursado mesha waa laysku dhajiyey hadhow xog lokala furin tasa daran kintir maqnashihis iyi jogidisa wa isku mida darenka waa qlabige
Kintirka dareemo weyn buu leeyahay coz nerv ku badan. Bashimaha wax mataro.
@@rianaskanal9364 anoo fircooni la iiguday ayuu asoo wayn igu yaala maxa qaldan abayo😂😂
@@rianaskanal9364salaam Alaikum maxaa daawo u Ah caado lagu xanuusado in kastoon sidiiq hore dhaamo😢
soomali oolaguday😂ayey gacanta kuwataan se farax raxo marabo wuxu rabaa ilmo 789bes
OO adi ilmo Ma Rabtit miyaa😂
Su'aal mala iska dhaafi karaa gudniinka dhanka gabdhaha?
Haa dinta xita ma baneyn fircooniga wllo kaliya dintu waxay banaysay suni bas😊
Haaaa.
Wiilasha waaku waajib. Gabdhaha qasab maaha waa sunno
Qofkii rabona kis yr oo aad uyar sag laga sin ama dhiig yr laga dhiijin iyadoon cad lagoyn.
Laba gabdhod aya nahay aniga waa lay guday wlshy iga yar hooyadey marky ogaaty dhibkisa waa layska daayey waxab lagama jarin just waa lag dhiijiyey nasiib aye leeday wlhi
Salmay wnku tageera wll fariid batahy wlhi
Lacgbaa maa hayoo ee maxan sameeyaaa😅😢😢
Firconi maa lagu guday abayo😂
Wllo,O'Day,malicious,miyaa
Salmooy sverige jogaaye meeqa lagu sameyaa qaliinka
Salma casharkaaga waa ok saaka
Fariid falafel
Sheko qumaya xoor marki qaar isbital kuxoraan qar iyado nool hog katuran mantana askar laxoray muqayilin dhofay makusogali karo walidka bila ciqamo wadankee yase kudhaqmo makisharciyeyay mase kiiuubaray shekadi wil iyo gabar kuhishiyay waqti abaar ah badiyana jooga iney meel kuoodan lotagin sidi iney tiri gabadhi xarin baa ogabahanahay noga soqaad budo kuhadiyee sidii ogadona kadib waxay marisa biyo siay ugu dhagto bududa daqiqdeda ugey hadana tiraah saa wey kakawisata biyo kulul sarato kushubataa sidas hoyadisi wiilkii kuqada tedana kucunta cunto
Mesha lagudo mel laga dhalin sunada sidalodhahay sunada kadaremee hadu cunugu weynado hataa hadaa gudneen waalaguugu jiixaa siil wuxu isdheryahay sanac nasib ismadhero yasamey lagu oran suqa waqa lagudhigin falko cawaa ulabaxdeen dadkina waxa dhigten suuqa gudnin abulan qodax qodob logadhigay malmalba aqoon iyo ukun adon hada ibsaneyso udhib mase udir qodax hadu wehsada haibsan dhorxabo qodax keeno qodax qodob qoflogadhiga tartamayaiyo qof lodirsado iib ahaanjiray mesha dhalinka sakin maba jirina umaleyn midida sakin tobas abuuyaxaas
Naa salmaay soomalia kasoo hadal meeshe lagu qurxiyo oo no faaide
xalimo meesh haloohoolgalo
Asc salmo wanku jeclahay
Adigu ma Muslim baad tahay???
Taa waa la ogyahay inay dhaqan xaasid tahay. Laakiin waa in kalasaararaa gudniinka firqooniga ah iyo ka sunnaha ah.!!!. Waa inaan la raacin afka gaaladda 🎉!!! Oo islaam la dagaalan.
Wadan dowlad leh illahow i keey
Qalniin wayn weeye oo la dhaho Clitoral reconstruction Dakhatiirtuna wayka dayriyeen marka intaan haysano aan Alxm dhahno hno 😂
@@halalpolice23Allahu Akbar maxaaba inagu wata😢😊
Naa wax baa ku waydin lahaa xage sualaha lagu so dhigaa
😂😂😂😂
Anig mba Kala aqni fircon I iyo suno lkin Ani xnun iyo cariri ma arkin wa sidi u ilhy ii abury alx
Xaas miyaa tahay mise Gabar abayo
Timaha dabolo wll
😅😅
Gaal maa tahay mise muslim