walashiis nimanka cadaankaa dacwad baan ka ahay sababtoo ah gabar walboo qurxan ee soomali ah way naga qaadanayaan seedi yaal cadaan noo daya gabdhaha qurxan kuwa fol xun qata si kasta good luck guys❤
Silciska iyo gumaysiga aad kuhaysan iyo fayaca dayaca ad dacaydan ba na folxumeya dumarka adunka ugu qurux da badan wa dumarka somali seenku yeelay faarax😂
Naa wll waxad noo sheegta waxa ah ka haasawayaan laba qof oo is qaba oo guri wada jooga markasta bal iga daba gee kuwii xidhiidhku uun naga dhexeeyay baanu la nahah waxanu ugu sheekaynee bal salmah so hadal 😂
Abaayo anagoo reer leh waa sameynaa shukaansi un looma baxo. Hal gidaar iyo shaqa un waa lagu caajisaa dabeecadaa xitaa kaa wareeri karta markaad meel ka yara jawi badalan weydo. Mararka qaar xitaa adiga iyo xaajiga waxaa wanaagsan inaad hotel 5 Star haduu magaalka dhinac kaga yaal hadaad awoodaan aad kireysataan Hal labo seddex habeen hadba intaad awooddaan especially gabadhay anfaceysaa haday jika inta badan geli jirtay iyo haday caruurta ka soo Yara nasaneysa waa haday haysato dad ay kaga tagi karta ilmaha ama ayeeyo ama walaal waayo jikada ama dabka iyo hurtiisaba waxay ka Kow yihiin waxyaabaha dabeecada gabdhaha wareeriya ee dulqaad yarida keena. Jawi dagan qeyb weynuu ka qaataa qaab daganaanshiyaha lamaana. Ilma iyo gidaar iyo jika un hadaad isku xanibto isla hadal baa kugu dhici Kara
Salamay su,aal ninka ku qabaa miyuu muslimay se sidee buu ku muslimay waayo adiguba qof muslin ah uma eekid maadaama oo ad qaawantahay haduu muslimay sideebu ku aaminay diinteena??????
Waxaad halkan ka xayeysiinaysaa alaabooyinkii aan dalbaday, 1bilood iyo toddobaad ka hor berri ay ku tahay. Oo xitaa anaad iimaylada kaso jawaabayn wixii intaas ka dhanbeeya waa lasku ceeboobi. Marka fadlan lacagtayda soo celi ASAP aan kala xishoono.
You look fabulous my dear sister ii dhunko Riyana yar and Ali dhere wan idin jeclahay beautiful family love you MashaAllaah ❤️❤️
Walaley xijabo waxan wa adun waliba Alle darti u xijabo
Say Mashallhe habo ❤
@@Ilwaaadcaday abaayo waxan ahay gabar mahi nin waxan igu sameysan imelka wilkaygo 10 jir ah
Adieu ma muslin baadtahay waayo dhaqan gaalo baadleehay
Naa anaga nagu mashquul video yada noso badi matagi aad iloowdide😂❤
Waxan maxa ka wadanaysan
Salmooy uur bad leedahay dabcan daahir ba tahay qaali, maxa weye xamurada ku marsan miyadan tukanayn si kasta u danbi badnow lkn salada haka tagi plz hada qoralkaygan aragto hayska indha tirin ♥️
Walaley xamuradu maxay dhibta aniga ano tukadan is ticmala e se wax u jiran
u can’t pray with it
@@Abdi-o9habdi kugu qorane ma qoloadii baa tahay see adoo nin xamurad u barsatay
Hadaba xamutadu waa dambi laguma tukan karo
Ma qoladii aa tahay maxaa u dhaheysaa gabdha waxaa jira email ay willashooda ama walaaladood leyahiin isticmaalo. Macaga big deal ma aha @@owliyo1218
@@owliyo1218 waa gabadh magac wiilkeed waaye gabadha sidaa noo sheegtay
salma I love you walaalo. May allah protect you from evil eye 🥰
My GOD protect you and your family ❤
Salma aan ayaan kuugu qoslaa😅 fani ayaad tahay alle cibada hakuu fududeeyo cafimadkana hakuusiyaadiyo
Abaayo waa mahadsantahay ina Musik naga dhaftay❤❤❤❤❤
Allh ku fududeyo allh kucafiyo rerkaga allh ku mara keyo tima qamar kate kuxero hanunka allh iskale lkn adine dadal abayo allh ku xafido aqon kuma lihi lkn waku cabsanaya
Habaryar isxisaabi intaan lagu xisaabin oox xijaabo aduunyo waa dhaln teede
Walahi abayo wan kugu heranahay ee noosobadi muqlada ❤😮😮 manaya waad shid need cali dheere nagkale maka firanin manta❤😂
Miskiin Cali Dheere. Don’t worry wuu ku fahmaya babes. Adna effort aya sameysay. Naa horta maxa malin kasta uu xayesin weyda snail ka hablaha ha ka fa’idaystane - best product ever walahi. La’anti maba nolan karo hada ❤
Mxa waye
M.a Ala wxn sugu layahay salma oo calooshii waynayd leh alle haytuse
Edo Salmaay waxa aan kuu waninayaa alaah dartiii qaado xijaab oo is asdur alaah ha inawada asduro dhamaan ten cali dheere khamuus uxidh
walashiis nimanka cadaankaa dacwad baan ka ahay sababtoo ah gabar walboo qurxan ee soomali ah way naga qaadanayaan seedi yaal cadaan noo daya gabdhaha qurxan kuwa fol xun qata si kasta good luck guys❤
Hablaha shalmada uga fuq gabadh foolxun majirte nimanka somaliyed ba foolxumeya sida saxda ah
@@Afra_mohamett-r6y Waad na matashay 😂❤❤
Naag nool.
Silciska iyo gumaysiga aad kuhaysan iyo fayaca
dayaca ad dacaydan ba na folxumeya dumarka adunka ugu qurux da badan wa dumarka somali seenku yeelay faarax😂
Salmo fariid wan ku jeclahay ❤❤❤❤
How many months are u 😮
Walalo xijabo
Wiilas dhaleey❤
Naa salmaay dhaxdaa maa lagu yareeyaa nasoo sheeg wll
Salma cali dheere waa faqqir walba nin taajir maa iska guursatid
Wllhi bilaahi wn iska kaajecelay sababtoo ah wxd thy nafaryaroo xaraabaa oo qosol bdn
Salmo tuko walal uur bad ledahay ilahi ha ku fududeye
😂😂😂😂😂. Uurka ha iska sheeg sheegin. Snälla
Waxaa makala jecli ani. ❤ ilaah qaxyu qadaray uunba dhacaya
@@rianaskanal9364allaha ku adkeeyo salma abayo is ilowsi wax yara kuu haray Insha allah
Walaca aad iloowdide anaga lle war nagu gur qalbi
Waxwalbo waadka baxeysaa waa waqti kooban uun walaca qaali ❤
Keep going with your lovely family
Wlhi wankugu jcl nhy si kasta ❤❤❤
Dawada natusi
Walac jiif lee udarane haseexane shaqee
Retinolka qof uur leh lama ogolo ha u dhawaaan
Abayo alle dartiis uxijaabo quruxey
Mxaa kiinki lalabda 4 usii cun wayda!😂😂😂
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Abayo macaan salmaaay, xijaaabku waa aayad ha fududaysan ,illaaahay inuu kuu carooodo miyaa rabtaa qali
Salma Video-gi Kaa Sugeynay Aaway Sxbey Qeybti labaad Soo Gali
Ax wa kidaremi kara wlhi😢
Madukataa abaayo waqtiga ilaasho
Quruxey comment ť aller vs ❤
Alxamdulullaah dheh abaayo anigana waa rabaa 3 sano 3bil iiga dhiman rabi haisiiyo😢😢
Allah ku siiyo abyo
Salma cali dher ma muslinba
family faqri kulaha Ala salma Waloyy😂😂
Wlhi wa waxan ka liye an ka faaiday salida mekup ka layskaga medhayo😂😂
Waa laga baxaa abaayo mcn
You should make more videos like this ❤ love your videos 🥰🤗🫰
Naa wll waxad noo sheegta waxa ah ka haasawayaan laba qof oo is qaba oo guri wada jooga markasta bal iga daba gee kuwii xidhiidhku uun naga dhexeeyay baanu la nahah waxanu ugu sheekaynee bal salmah so hadal 😂
Abaayo anagoo reer leh waa sameynaa shukaansi un looma baxo. Hal gidaar iyo shaqa un waa lagu caajisaa dabeecadaa xitaa kaa wareeri karta markaad meel ka yara jawi badalan weydo. Mararka qaar xitaa adiga iyo xaajiga waxaa wanaagsan inaad hotel 5 Star haduu magaalka dhinac kaga yaal hadaad awoodaan aad kireysataan Hal labo seddex habeen hadba intaad awooddaan especially gabadhay anfaceysaa haday jika inta badan geli jirtay iyo haday caruurta ka soo Yara nasaneysa waa haday haysato dad ay kaga tagi karta ilmaha ama ayeeyo ama walaal waayo jikada ama dabka iyo hurtiisaba waxay ka Kow yihiin waxyaabaha dabeecada gabdhaha wareeriya ee dulqaad yarida keena. Jawi dagan qeyb weynuu ka qaataa qaab daganaanshiyaha lamaana. Ilma iyo gidaar iyo jika un hadaad isku xanibto isla hadal baa kugu dhici Kara
Guriga walagu caahizey bannka wa in la aada mrka qalbi😂😂😂
Salma xaraabo tahy walhi 😂❤
Salmay isku mid naha😢
😂😂😂😂😂😂😂u r funny
💯👍👑🌹🫶♥️🫶
Salmay malinkii riana guriga ayeyded gaysay ee cali dheere meelkasta kugu dabsaaray ayuu cunuga calool galay 🎉😂😂 usheeg cali dheere
❤❤❤❤❤😂😂😂
Meqa bil tahy marka
😂naa run hamoodin galada waa siyaaso miiran
aniga sas ah walaca saida ugu xanuunsafa
Nagu nefso hada rabto video badan lee noo so gali salmo walhi waa ku tagera😂🎉
Adoo ajnabi guursatey hadana faqri
Salmoy darta TH-cam uso gala😂
❤❤
Alash isku xidh eedo ninkana diinta bar ,xijaabkana xidho, waad ku badhaadhi arinkaa
ولكن زوجك لماذا يفعل هكذا ولماذا لا رجع معك في المنزل وانت في هذا الوضع كان يقدرك😢
Hush camal yeelo maxd la caac leedahy
😂😂😂😂 salmay San hada tahy wiil baad sidaa hhhhhhh congratulations 🎉😂
Salma tinta markad maqaska marinaysid maxaa dabka looga ilaalinaya
😂😂😂😂😂 Ani rer tiktok ahy dad Cayo le naqana talow youtube sas miya😂 lkn salmo kalsonida KY jeclaht
Markad walac tahay naftaada waxaysan rabin hasamey abayo kuuma fiicna waxa ku farxada galinayo bes samee
ғʀᴏᴍ ᴅᴊɪʙᴏᴜᴛɪ sᴀʟᴍᴀ
Abayy ninkaaaga magaciiisa runta waa maxay? Muslim miyaa ninkaaga? Thanks
Ma tukataa salma
😂😂😂😂😂😂😂
salma waxaa jira wax la dhaho iskadhaacin micnaa inaad naftaada walaca inaad iska dhaadhicisid inay ku bukoonysa markanafta u sheeg inaad caafimaad qabto
😂😂😂😂
Dhiib qabaa maarakdad qoofaa faarxada adgu uhaistiyii
Salamay su,aal ninka ku qabaa miyuu muslimay se sidee buu ku muslimay waayo adiguba qof muslin ah uma eekid maadaama oo ad qaawantahay haduu muslimay sideebu ku aaminay diinteena??????
Waxaad halkan ka xayeysiinaysaa
alaabooyinkii aan dalbaday, 1bilood iyo toddobaad ka hor berri ay ku tahay. Oo xitaa anaad iimaylada kaso jawaabayn wixii intaas ka dhanbeeya waa lasku ceeboobi. Marka fadlan lacagtayda soo celi ASAP aan kala xishoono.
😂😂😂 full hormones wlhi
❤❤
😂😂😂😂
❤❤❤
😂😂😂😂😂😂
❤❤
❤❤❤❤❤❤