I swear, i love your personality! Keep shinning sis. What helped me with my hair is washing every two weeks. Dhuuxa geela as hair cream and castor oil.
Ma Sha ALLAAH, gabadhaadi quruxleeeeey waaye. (Sweeeet Princess) Laakiin cadeyga, adigo cadeysanaya dadka lamatusu……(koley anigu majeceli) sidakale you are a happy lady 🎉 Mahadsanid
Salma iso jawaab please dambo shambada aan haysto waxa ku qoran jamaican black castor oil sawirka aad meesha soo dhigtay iyo kan aan haysto isma laha bal isoo jawaab wllo
I swear, i love your personality! Keep shinning sis. What helped me with my hair is washing every two weeks. Dhuuxa geela as hair cream and castor oil.
Ma Sha ALLAAH, gabadhaadi quruxleeeeey waaye. (Sweeeet Princess)
Laakiin cadeyga, adigo cadeysanaya dadka lamatusu……(koley anigu majeceli) sidakale you are a happy lady 🎉
Mahadsanid
Sidaaa iyo kabadan baa nalooo faaniyaaa qofkasta alaha u barakeeyo qofkiisa
يهد ي الله من يشاء، salma Allah ku soo hadeeyo .hooyo fiicanwaaku dhashayy
Allahuma barik ❤ quruxley ayaa tahay salma
Asc abyo isastuur inshaAllah sii uu Allah cathabka nogaa badhbadhiya.aqira kafikir inn badhan qabri baa laisdigi.salada kudathaal waqtigetha ayathaa kaa rebii xumanta
Shirkada hadi u urinkaro that means wu ku jecel yahaay ilhay haku barkeyo ❤❤❤❤❤
Qosol ba igu dishay waa ku jecalahy qrxey ❤❤❤
Ilaaa xad wa qurux badanahy 😂😂😂 wa run Masha alah
cafimada quruxada illaahay ko siiyay ko mahadi oo is astur oo habo illaahay ka cabso
Wlahi waa naag runta ka hadasheey wana gesiyad farida ah
Timaha waxaa dila kulelka foneyaha ee kayare
Hhhhhhhhhhhhh wa naga washay salmay
Salma caadi ma tihid horey u soco masha Allah guuleyso ❤❤❤
Meeqaa lasiyaa xbbti faqiirintaa ku jiraaye😂magacana hay qaban wa gemalkee gabar baa ahaye
Saliida isticmashed markasto abaayo
Walhi waad qurux badan tahay salma❤❤❤❤❤❤
Ano xanaq wax la cuni la aya kudawaday walahay wa igaa qoslisay 😂😂
Abaayo soo muslim ma tihid alle ka baq oo is astur oo salaada tuko aduunkaan waa saacado yar haku dagmin
We were born with good hair genes.
waa fariid gabdhyda jukkate Dubai anba wa jeclh
😂😂😂😂😂😂 xataa shuunkii baa i dheeraadey, kuye, wax waalan.😂😂😂
Asc wr wb wll ilaahay kacabso waa ladhimana
Salma qurux baa nagu bashkaareysay😂
Ilaaheygi kuqurxiyey kacabso
❤❤❤❤❤❤❤🎉
Wan kudawan donah ilah an ka gabowoh
Wad qurux badante lakin daarta badan iska da Abayo also I don’t think you need approval from anyone.
Wa sidaa faqri wax helay wa isuqadan ladahay
Naga walan waye😂😂
Faan nugu dishay edada lajneyay😂
Please abyo sheer aut isamey Please 😢
Wll wanu aragna quruxdade isdaji bisinke😅😅😅
Du är jättefin men du borde täka dig om du är muslim.❤❤❤❤❤
Walaahi waa iga qoslisay maxaad isaga calin wayday jabyarta😂😂
Salma iso jawaab please dambo shambada aan haysto waxa ku qoran jamaican black castor oil sawirka aad meesha soo dhigtay iyo kan aan haysto isma laha bal isoo jawaab wllo
Shaampo maaha . Waa hairmask abaayo. Isbuucii mar baan marsadaa❤
❤❤❤❤
Walaahi kan cad xataa adaa ka qurxan.
Salma xijaab qaado
Sadka dhaqankaaba sootijaabi waad ii duceyn doontaa huuno😊
Wll walaashy isticmaasha saliideeda wax isbedela maykasheegin adigu maad isticmaashay
Waa runtaa saliida afar bilood ban isticmaalo wax is bedela male@@seynababdi292
Salma lajecly❤
Dubai Schokolade ma fiicna shimil ayaa laga heley
maad muslin ahayn
Tnkz xbbti 😊❤
You beautiful indeed ❤
M.a ❤
Salmo ina lahadlo raba igu cabiya 😭
Masha allaah xbbti
Soomaliya xagee laga helaaa
Online
Alxmdu anagawa farax barfunka naceb waa hesanaa
M.a
Salmo igadaa hee faanka
😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂