Salma waa qofka uga daacadsan 😂 jabkeeday ka sheekeysa waliba si funny ah ismana faaniso I’m not judging but Healing process ka waxa ugu fiican marka xadhiga ILLAAAHAY la qabsado kaas ayaa lagu liibana aakhiro iyo aduunka
MASH Allah walhi wad qurux badan tahay abayo just is astur adiga iyi aboowe hajka ada sifican baad uga baxday furiin kii lakin waxa kamaqan xoga jirka quruxda badan waxa leh. Only cali dheeri wiilkas kaliya leh inu ku arko ka qari dadka kale
Fadlan ragow taladayda qata gabdhaha yaan la furin waxkasta haday la yimadan ila iney dinta ka baxdo ma ahane Dumarku wa masakiin hadi la furo murayada jabta qarkod wey khafifan sida walsheen dumarka yan la furin wa il madow isheda idin ku dhacaysa sidasa ino balan ah insha allah
masha Allaah ilahay baa kaga gargaray dhibkii iyo kii ku xumeyaay lakiin qali xijaabka waa ayad qurana wana amar ilahay inay faray quruxdaada ilahay ugu shukri masha Allah Allah waku quruxyaay adana ha ilawin amarkiisa guuulaysana
Alahuma baarik walahi stress free 😂😂😂😂😂waligaa habo fariid baatahay always be happy xasuusana alahii caafimaad ka iyo farxadaleh kusiiyey ❤❤❤❤
😅😅
@@Saciido-w9yafka uraayo day
Masha allaah salma wll qof aad u qalbi ficanba tahay hadey noloshi hore kugu xumatey nolosha danbe kuma xumeyso isha allaah ee hal mido dardaarana illaahay xasuustisa iyo dhaqankeena somaliyeed ku dadaal inaad ku adkaato tasa if iyo akhiraba guuul ku gaadhi doonta isha allaah guulayso wll
Hollywood needs you xilwo. Definitely, you are talented!
Gabadhaan fani waaye qosol iguma harin lakiin qaw naanta alaha kasoo hanuuniya 😥😥yarabi cadaabtaada naga bad baadi aya iyo aniga iyo inta muslim ☪️
Healing process dheer dheer aya so martey 😂😂😂 na waligaba quruxley aya aheed ❤❤❤❤
انها بالفعل تجعلني اضحك😂❤
Salma waa qofka uga daacadsan 😂 jabkeeday ka sheekeysa waliba si funny ah ismana faaniso I’m not judging but
Healing process ka waxa ugu fiican marka xadhiga ILLAAAHAY la qabsado kaas ayaa lagu liibana aakhiro iyo aduunka
Allah ha soo hadeyo walaal is astiur oo Allah ka cabso oo xishood.
Salmayyy naag nool wixiba qosol ban ku dhamysty😂😂😂😂
Salmo run sheeg mar horaan ku bixiyay saladda iyo asturkaba allah ku fudaydiyo abayo🎉❤
Wlhi berka icadaysay 😂😂😂😂😂 ee ilahay ha ku so hanuniyo abowe 😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ one love sister❤❤❤❤❤
Asc runtii waxan ahay gabar wala shaa ah waxaad tahay gabar qalbi wanaagsan abaayo is astur oo caafimadka yoona been kuu sheegin ❤
Salmaay waxaadtahay gabar dhalinyaro ah oo weliba quxbadan soomaali ah afsoomaaligeedu aad ufadhiyo Maasha Allaah fahamgeeduna uusan gabadhaha say wlh Ga ah uusan u ekeyn walaal Marka waxaan kuleeyahay fahamkaaada kafaaiideyso diintaada baro oo kudhaqan illaahey hakugu sugee xijaabkaagana xiro waxwalba oo maanta aad heystaa grant ma ahan nicmoonyanka illaahey kusiiyay kafaaiideyso oo caafimaadku ugu horeeyo
Abaayo dhigeygiyey Mansha allah Alla haku xifdiyo Amiin yaarabi 🤲🤲🤲
😂😂😂😂😂😂😂
Wllhi Gabadh Adàgg Baa Tahhayy
Alle Ha Ku Xafido❤❤❤❤❤
God Bless You🥀🥀⚘🌺🌹
Salmo ileen xarago waad kaso dashay oo hda reer comment ma nagtas ayay sida loo labisto usheegi jireen jabnay😂😂😂 saidana uqurux bdnthy abyo love youuuuuu❤❤
Omg Salma waxkasta waa soo shukaansatay gabdho pls nin madow ah ha shukaansanina ilmana ha u dhalina ilmihiina waa la cunsuriyaynayaa
MASH Allah walhi wad qurux badan tahay abayo just is astur adiga iyi aboowe hajka ada sifican baad uga baxday furiin kii lakin waxa kamaqan xoga jirka quruxda badan waxa leh. Only cali dheeri wiilkas kaliya leh inu ku arko ka qari dadka kale
Muslim miyaa wiilka cadi?
Haa sas bey tiri
NaaG soo jabaty lkn wlhie fariid yar gclo❤❤
ilaahay baa loo noqdaa markaas marlastaba😢
Allaha ku soo hanuuniyo saan aad ku jirti maalina xijaabka oo aayad ilaahay ah i aad soo xasuusatid allaha kuu sahlo
Walalo Salma hoor ilahey ayan ku jacaylahay walahi qoof ruun miran aya tahey Allah ha ku xafido amine inch'Allah 🥰
Alla mxaad qurux ku baashaashay mashaAllah 🥰🥰
😎 you funny as a hell😂😂😂
Walasheyda horay usoco qofki naftada raali galiyana La soco diintada macana ilasha
Salma wll waxaad thy fariid inta kaa dhiman way iska imanaysaa insha allaah
Mashalllah si funny eh baa nogu sharaxtay. ilaahey haku barakeyo familkaga🥰
Salma Quruxeey Illaahay wixii tagoo dhan wuu masaxaa Adiga iyo cali dheere Allaha idin hanuuniyo.
Wixii tagay ka masax noloshada.
Masha allah ❤🎉
Salma show naag soo xayaada thy mnsha allah❤❤❤
❤❤❤naqnool keep going Salma qurux badan ilxun kuma caraqto qali
Good for you habo and you re funny girl and beautiful as well masha allah.😃
You are faniy 😂🎉😢
Naag nool baa tahay qaali 🎉🎉🎉
Cali dheere ma furay😮
I need this, thanks
Fadlan ragow taladayda qata gabdhaha yaan la furin waxkasta haday la yimadan ila iney dinta ka baxdo ma ahane
Dumarku wa masakiin hadi la furo murayada jabta qarkod wey khafifan sida walsheen dumarka yan la furin wa il madow isheda idin ku dhacaysa sidasa ino balan ah insha allah
You Look Beautiful Mansha Allah Tabarikallah ❤️ 😊
Hijabkaad ku qurux badantahay wllo Allah hakusoo hanuunsho
Wlhi xijaab kad ku qurux badanthy qli❤🎉
Salma aadba uquruxbadantahay mansha allah
Hajhjahhaha MashaAllah. Nasiib aad ledahay hadana drug baranin. Alhamdulilah. Allah wuu ku jecelyahay ee u mahad celi. Sidee ugu mahad celinee? Adigoo salat tukatid. Saladana waxaa ka horeeyo. Adoo cafis waydisato.
Masha allah so beautiful abaayo nabarkaga xageykahelaah😂😂so fan
Waad iga qoslisaa fariid Maanshaa Allah
Hhhhhh wlhi salma waa xaraabe wllo Dar Alle kuu jcly xijabo haygan xanaaqin plse❤
Part two please 😂❤❤
Xijaab keygi baan so qaty markaan aduun soo jajabiyey markeey tidhi anaa isaso xasusty😂😂
You are soo funny 😂😂
Ninka somaliga marku qabey way is asturi jirtey cadanka markey gursatey dhaqankodi sameyey illhay haku so hanuuniyo snaadkan kad kuso hanuni lahed illhay hakaga dhigo Amin
Ninka kahor aye dharka dhigate ee hadal xumo wax matartee nasteexo io duco uun ugu sin
Dhib kaba faarax baa u keenay
Masha allaah ❤❤🎉❤❤
😂😂😂 walhy xarabo ayad tahy lkn adigu isma ogid malaha 😂
allah samay ku jecliya fariid batahay diintana wad ku fiicantshaye bes xijabo adigu mar kasta qurxleey bad tahsy masha allah
Take care baayo, Ilaah dambi dhaaf iyo nolol qurxoon kaga baryayaa❤
Salma t’es adorable et de bonne cœur machallah 😘
Qofta kaliya aan aamin sanahay my salmo waan kuugu soo biiray waana saxib cusub gar iyo gar daro waanku wataa aniga
Yarbi amiin❤❤
😂😂😂😂😂salma fariid🎉❤
SHARMUTO FUTADEEDA IIBISA AKHAS
Masha Allah 💯 ✅ 😁😁🤣
Masha Allaah qurux salma
Salmo xaalkas ban ku jiraa kii fudayd ahaa ba lay dul dhigay walalayal ii duceya😭😂😂
Usoo laabo Allah before it’s too late wllo. Ma ogin markaan la kulmi doono. Udiyaar garow lakulankiisa markasta
@@halalpolice23 diinta wanku ficanahay xijaabna wan qaata lkin fudayd ku dhanka kale iga galay anoo wixi sameyay ban arkaya waxbana ma ikala soocno😭
Finland ugu imo ana xiijaab way ku xiriye hadii aad robto inad I tabo qabto
Waraqahaa mafuri jirin Kerrigan hosgaliya 😂😂
Wll illhy ka baq aad bad u qurux badantahaye illhy quruxda iyo caafimaadka uu kusiiyay ku xamdi 🎉
Healing process 😂
Wa xaraabad😂😂😂
Shaw salma Waa naag nol 😂😂😂😂
Walla dhaldhalaalkuyuunkusirin xijaabkaqaado ooqarsoquruxdaada allaha nakacabso
Walaalo illahayy darti ayaan kuu jecelahay walaahay ❤❤❤
Salmo abayo quruxley Aya tahay alle hagula garab Galo Ani hada Aya jabkaa ku Jira cid I caawiso walaal iyo ehel ma haysto plz iso duceyo asxaabey
Halkee joogtaa
Qeyba ta kle aaway😂❤
Walalo xijabka allah kugu asturo o imankaga allah kuxojiyo
Xabiibbti allaha ku soo hadeyo
Dacadnimad ayan ku jaclday manshAllha
Subxaanallaah abaayo is astur
Darba mawadatidee qoortaada weymaranta hay
Dunida waalaga tagaa
Ilaahay usoonaqo
Jidhka. Qari. Cadaab
Uma adkaysan kartid. Walaalo
Weli ma Arkın qoftan dumarka illaha ka xishoon waydey miyad u nacab leedihiin. ❤❤❤
@@Geenyo2025 wax qasab ah ma jiraan iyada iyo illaahay uma dhaxay karno wixii wllnimo waa layku leeyahay lkn afkaygu ma garayo qof muslim ah illaahay wuxuu yiri dadkaygu hakaa nabad galaan xbbti inta aan noqon lahaa balayo qore waxaan ka door biday in layga nabad galo
Thank you Ayaan. Qof si wanaagsan losoo koriyayay baa tahay ❤ @@ayaanjerara
@rianaskanal9364 adigaa mudan wll qaali
Sxb xun waxaasu ku xunyahy 😂😢hijabka 🧕 xataa wu ka tuurayaa. Ilahayow xaqa nagu sug
Masha Allah salma
Tan dhibadanaa😂😂😂
Mash allah ,gabar ka qurxo Somali ku ma jirto
Hee abyoy jabkii maba noga shekeyn beeh?
Mashaa Allah
😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Adigaa fany
Aad ayaad ufarxad badan tahay runtii qof happy ah ayaad tahy runtii shaqayso wllshy
Ilaahay. Udoo. Noqo
Quruxda. Isagaa. Kusiiyaye
Subxaana Allah ilaahay usoo noqo habo
😅 na walal is astur nafta xili ay baxeso mala ogee
😂😂walidi oo qof ah salma qurux ❤❤
إتق الله
Budapest Hungary weeye caasimadeeda.
Masha allah qurux ❤
Fariid badtahay qosolka adunka shekadada markandhageysto
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ala tan qosol badana😂😂😂
Diintu kugu mehersaday marka ?
Waa waaali cas
Walaaleey Allah ka cabso war dumaraw qaawanaanta maxaad ka heshaan miyiinaan ogayn in aad dhimanaysaan
So Funny Wllhi 👌👌👌👌
Konton Sana kasoo wareegtay😂