EPO4 Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| Xasuusin iyo xasilooni💗
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Xasuusinta maanta
Hadii aad dareemayso dareen ah in aan laguu qadarin in aad maruun guul gaadho, ama aad dareemayso in riyo aad jeclayd aanay kuu dhaboobi-karahaynin oo ay wakhtigan kugu adag-tahay in aad rumayso,
Halka dadka inbadan oo ka mid ahi ay xikmada ilaahay gaadheen waxaa aad adigu doonaysey ee aanad wali gaadhin.
Xasuuso aayada 140 suurada aali cimraan.
Ilaahay wuxuu leeyahay “وتلك الأيام نداولها بين الناس “
Sidaasaanu maalmaha dadka ugu kala wareejinaynaa, ama sidaasaanu ayaamaha dadka ugu kala wareejinaa.
Ogoow Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha. Maalina adigaa leh, maalina qayrkaa maalmana waynu wada yeelanaynaa oo waa wax caadiya ee da.daal ilaahayna talo saaro. laga yaabee in ayaamaha soo socda rabbi kuu rumeeyo riyo aanad awoodaada waligeed suuraha galine
Masha allah nasriin dajiya ayay hoyaday kuu bixisey aniga iyo hooyadaybana waanu ku dhagaysanaynaa waanu kusoo salaamaynaa♥️♥️♥️
Rabi waxn ku wqydinayaa janatul fir dawsa in uu ka warabiyo Xawdki nabigenana Aan ku kulano wllo rabi haka rali Ahaado ❤😢
Vediogan waxan umalayn inkabadan 30 jeer inaa dhageeysty mrkan seexanyo matkaan shaqo hayo wxakle na ma ahe qalbigaygu lahadlaa markaasu xasilooni dareema waxnse sugi la,ahy intaaan dib udaawan doono anoo waayuhu iwanaajiyen ano helay wixii an kufakarayy manta insha allah waase ogahy ilahy naxariis badne inuu isiiin doono waxan weydiisanayo waaayo waa مستجيب الدعوات ilaahey ban kasugi waqtigaaan ugu xamdi naqi lahaa inuu isiiiyey dhamaan waxyaabahan weydiiisanyo 😭😭😭😭aamiiin 5/11/2024 maalin talada
Caadiyan wax culaysa oo ihaya majiro Alhamdulillah lkn qalbiga wax raba oo wuxuu leeedahy goormey iman maalmihiii naruuradu ❤
Way Imaanyaan Gacalo Dhamaaaan Maalmaha Aad Rajaynyao
Eebena Muraadkaaga oo aan macsiyo lahayn Midigta hakaaga dhiibo meelkasta oo aad ka tabardarantahyna Rabi hakaa tiiriyo ❤
Ducada iyo dikriga afkaaga ku hay
@@maryanmagaalo4258 waad mahadsantahy abaaayo
Sad kheyrka nolajeclaate adina Allah kujeclaado
Masha allah abaaya qiima badan jazakalahu qayr mahadsanid
Amiin abyo ducada Allah no aqbala cilmigada Allah kusiyadiya wllhi wx bdn banka bartay wxn kurajenaa farxad iyo nolol quruxbadan nasra hppti ❤❤
Walalo Nareen you’re welcome we miss you Allah hakuxifdiyo
😊😊😊
Mhadsnid Qalidenii Nazreen zallah❤
Thanks coradii caqligu ku midaw nay thanks sis
Masha allah wallashey sad kheyrka nolajeclaate allah kulajeclaado adina
Walaalo nasriin allah haku barakeeyo codkagu wuu i isaameeyey runtii ❤😊
Masha allah abayo macan allha ku barakeyo adon iyo aqirba wax badan aya kaa faa iday mahadasanid jasaka ka laah kheer
Allahumma baarik
Masha allah walaashay nasreen ❤
Allahuma Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamin aamiin yaa rabi
Allah ku xafido❤
Jazaakallah khyr wllo
Wllo nasray ilahay swt haku karaameyo aadban uga helaa podcast kaagan e jazakilaah kheyr wll
ماشاء الله تبارك الله
جزاك الله خيرا
Mnshall☺️
Mad said wall❤❤❤
Allahuma baarik xbbti ilaahey haku xafido
Well done nazreen am very proud of you ❤❤
M.A ❤ ShukraN apyo
Jasaa akalah khayr
thanks sister ❤
Wlhi waarun❤
Waanku sugayey ku mhdsind lawadaagaadah ❤
Manshalalh my best friend ❤❤❤❤❤❤
Mhdsanid wll 🙏
Aamiin yaa Allah
Wllo mhdsnid
Thanks abayo❤
Nasriin salah❤👸🏿
allaahuma amiin
Video sidaa u sameysay iyo hadalkaada iyo jawiga wey isku soo baxayaan😊
San niyada kugu hayey wllo❤
Been maha wll Wlhei
❤
Wlo aadbad umahdsanty
Thanks sister 🥰