WAATANAA ASBAABTA AY KUU XANUUNAAN DHABARKA KALAGOYSYADA IYO JILBAHA, KA FAAIDEEYSO MUUQAALKAAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 20

  • @abdurahmandahir2441
    @abdurahmandahir2441 7 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa Allah

  • @aminaqadroali5830
    @aminaqadroali5830 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wad mahadsan tahay walashey wax noogu sheegtay af somali faseex ah😘

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 9 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha allah walal allaha ku caafiyo amiin amiin ❤❤❤

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 9 วันที่ผ่านมา +1

    Adigu na ahoow Masha allah.

  • @aminashire2595
    @aminashire2595 9 วันที่ผ่านมา +1

    Jazakallah khayr

  • @MrAdom-s5h
    @MrAdom-s5h 9 วันที่ผ่านมา +1

    abaayo alaah haku barakeeyo anigaxataa wanqaataa waxnamigataroee saliida maaliwabomiyaancabaa halgaado defitamiinka wuxuigo dhahay dhaqtarka isbuucii halmargaadomarkasalida halkamar maan laqaadanaa masemaalinwalbo

  • @mama2210_
    @mama2210_ 3 วันที่ผ่านมา

    Asc walaashay ajir iyo caafimaad Allaha kaa siiyo❤Aamiin

  • @asturabdi7696
    @asturabdi7696 6 วันที่ผ่านมา

    ASC walaashay qaaliya masha Allah barakalah aniga waxaan haystaa wax ordinary umalaysid markay iqabato waa seventh laakiin xanuunbada neef iyo asmo madnamaqabo mudo dheer mother seven years waan haystaa please hadii aad waxkafahantay iga jaahilbixi mahadsanid salaan sare dhamaantiin adiga iyo family quruxda badan

  • @SudiWarsame
    @SudiWarsame 9 วันที่ผ่านมา +1

    Jasakilah abaayo

  • @faysajibriil73
    @faysajibriil73 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah bohol dhaan

  • @kamas24twaalid83
    @kamas24twaalid83 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Naciima jazakumulahukheyran
    Ilahay habarakeeyo cimrigaga Iyo caqligaga iyo family gagaba walahay wxnkuduceeyee duco aanalaxisaabikarin waayo anigoo
    Sariir saaran oonolashaba kaquustey ooxataamar wadankabakacararey ayaan wxndhageystey adigoo sharaxaya magnesium Iyo potassium markas wnbararnaa wnasoconkariwayey murqaha iyolafaha ayankadoconwaayey dakhaqaatirtina waxaydhiheen waxbakumahayaan markanusheegeysidala iihana waxdhehiin massage bankudireynaa marka anigoo massage kiisogaya Ayaan adigakudawadey marka wxnsogadey magnesium Iyo potassium Markan
    2 Weeks Qadanayey alxdlh wncafimadey wxn ahay Hooyo somaliyed oo UK kunool Marka qof bulshada afacay abaalkaga ilahay janohakadhigo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  7 วันที่ผ่านมา +1

      MaashaAllaah tabaarakaAllaah walaal Allaha ku xifdiyo caafimaad ku nooloow inta cimrigaada kadhiman, aadaan kuusalaamayaa! Wixii siyaado aad iiga baahan tahay waxaad igala soo xiriiri kartaa telkeeyga: +358 40 366 5082

  • @MunoAbuukar-pr1np
    @MunoAbuukar-pr1np 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ŵcs waramutulahi wabarakat❤❤❤❤

  • @Keen-v8o
    @Keen-v8o 9 วันที่ผ่านมา

    ASC walal qof xametida laga bixiyay ma qadankaraa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  7 วันที่ผ่านมา +1

      Dhaqtarkaada muxuu kuyiri?

  • @shamsiinaali8908
    @shamsiinaali8908 9 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa keeni kara walaal jirka kaligiis inuu noqdo meel sakiin lagu jeexay ama mindi lagu qalay
    Dhaqaatiirta waxay i dhaheen waa ECZEMA

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  7 วันที่ผ่านมา +1

      Walaal waan kasoo hadlay soo daawo waxii aad fahmo weeysid isoo weeydii!

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 9 วันที่ผ่านมา +1

    Saliid tee fcn

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  7 วันที่ผ่านมา +1

      Saliidihii aan kasoo hadlay kuligood waa fiican yihiin!