Ala walalo ana ubabahan mudo masexan markan marki hore carurta igu kici jiray habenki wananlaqabsaday hada markan inyar gamo wantosaya magarnayo shugran qaali❤
Asc naciimo waad mahadsan tahau sida aad nogu hagarbaxday ❤ Waxa ku wedinaa turubtafani horey ayaa uga hadashay ayaa dhahday maalin dhaweydna waa ka maqlay waana wayay sida uu u qaray sax ma ahan aan u malena.qaabker ku heli karaa mahadsanid
Asc abaayo sharafey wadkumahasatahay jzk alle ha ku barakeyo
Abaayo macanto kaaso haadal walhiy aniiga xaaladas kuu suugan siida looqadanayo iyo daadkan aa qaadan kaarin iyo itaas uu daawo ka yaabay nacimo thanks Abaayo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
masha allah 7Ok hambalyo ustaat naima guuleyso marwaliba
Masha Allah mahadsanid ❤❤❤
Maashaa allaah hore usoco guuleeso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
asc nacimo abaayo aniga ayaa habeen shaqeeyo markan off ahay hurda fiican mahelo allah ku barakeeyo waan radsan ❤
Ala walalo ana ubabahan mudo masexan markan marki hore carurta igu kici jiray habenki wananlaqabsaday hada markan inyar gamo wantosaya magarnayo shugran qaali❤
A S C ABAAYO MAREKANKA IN AAD DAGAAN TAHEEY AYAA MODAYEY
Asc habo macaney sethy aniga wajigeyga nabro kama dhamadan wajigeygane waa salid maxad igu lataliney iso jawa
Asalamu calaykum abayo naciima magaceygu wa saciida private ma kula hadli karaa abayo
Asc
Asc naciimo waad mahadsan tahau sida aad nogu hagarbaxday ❤
Waxa ku wedinaa turubtafani horey ayaa uga hadashay ayaa dhahday maalin dhaweydna waa ka maqlay waana wayay sida uu u qaray sax ma ahan aan u malena.qaabker ku heli karaa mahadsanid
Asc