Maxaa dhex Maray Farmaajo Iyo Abdirahm Abdishakuur ? , Xagee Ayeyse iskala Jaan Qeedeen || AAW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 วันที่ผ่านมา +3

    “Asalaamu Calaykum “
    Xdhibaanka CC Shakuur waa mahadsanyahay, taariikh soomartay ayuu kasheekeeyay! Waana Nin daacad ah waayo ma, badno Siyaasi waxa soo kala dhaxmaray kuwa kale si daacad ah uga waramo!
    Dadka qabiilka caayaya ama shaqsi haka waantobaan caqligooduna ha koro ha waynaado!
    Adigoon qofna caayin qabiila wax udhimin fikirkaaga soo bandhigay. Inta jiran Alle ha,noo caafiyo. Umada Somaliyeedna qalbigooda ha, isku soo dumo. Aamiin.

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 วันที่ผ่านมา +6

    Kan hada waxaa kasii aqliyar kuwa dhageeysanayo oo. Platform siinayo

  • @calishaaciye7813
    @calishaaciye7813 วันที่ผ่านมา +4

    Inta meesha fa dhisa 100%90 waa beeshiisa waa iska xaalad qabiil wax cusub ma,ahan koleey

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 วันที่ผ่านมา +3

    Jajuusskii Farmajo waa Mareexaan lahaa oo lshirka kuqabtay Muqdisho so maha

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 วันที่ผ่านมา +3

    Waan layaabanahay midkan dadka dhageysanaayo

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 วันที่ผ่านมา +3

    Jaajuuskii bada iibsaday oo Nairobi qasri kadhistay so maha

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 2 วันที่ผ่านมา +3

    Nasiibdarada soomaali heysata waa tan ookale, wuxuu cadeeýay inuu kuyiri Farmaajo inuu iskadaayo wadaninimada iyo ajnabi nacaybka uu wado waa waqtifii uu Farmaajp PM ahaa.

  • @AbdirisaqMahamudmahir
    @AbdirisaqMahamudmahir 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Afkaga ayaad ku amantay farmaajo waxadna no shegtay inuu shisheyaha la dagalamo
    Wadmahadsantay wll

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HHH isbaaraa ii taalay xafiska raisul wasaaraha rer hebel baa naga qaad yiri

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 วันที่ผ่านมา +1

    He’s double agent , British spy agent , jaajuuska ingriiska

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa ii soo baxday ccw in uu wakiilada gudbiya xogta dowlada kana shaqeeya iska daba wareega

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkaan baa rabo inuu waddanka xil ka qabto oo afkiisa ku cadysanayo inuu isbaaro dhigto

  • @Jamac21
    @Jamac21 วันที่ผ่านมา +1

    Nacas walba la iska wareysaniya

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk hada cabdirixmaan ma tanuu la soo shirtsgay mareexaan baa reysal wasaare iga baryey

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallee waraysigan wuxuu Caddeeyey in madaxda somalia ayna waddani ahayn. Niman iyagoo kale ah ayaa u taliye. Wuxuu ka loo caddeeyey in Farmaajo tuugo aan aqoon lahayn, u tashatay oo sidaa RW nimadii looga qaaday shacbkiisoo jecel.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 วันที่ผ่านมา

    CCShakuur inuu Madaxweynanimo u ordo ma waxaa kala fiicnaatay inuu kii yimaadaba mucaarado ama isku taago ma oga miyaa in beesha HG ay ka sugaysay inuu han sare,yeesho.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan baahane daarood waxba ku darsanmaayo mucaridka hawiye hatashadeen siday kayeelayaan darood bay hawiyow

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 2 วันที่ผ่านมา

    Dulli Qabiiliste oo Qurun ah

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maxaad ku aflagaadaysay walaalkaaga Muslimka ah !? Ogoow waxaad ku sheegtay haduusan ahayn ma,laa igtu adigay kugu soo celin! Alle utowbadkeen.

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@osmanmohamed4760 hasan munaafaq ka waran qabiiliiste qurun ah iyo daarood naceybka ka buuxa munaafaqa..

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 2 วันที่ผ่านมา

    Shaqaan siiyay Cajiib hhhhhh

    • @zamirck4765
      @zamirck4765 วันที่ผ่านมา

      Waa runtii hassan shiekh 60 jir buu siyaasada kusoo galay

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii daaarood nahay wadan cudub asaasayna coming soon

  • @Eng-Shuuke
    @Eng-Shuuke 2 วันที่ผ่านมา

    waxaan baa nagu wareeriseen dhalanayro wax hala barto adinkana sidi dumar la wada qabo baa na leedahay waa la isku dhacsanaa
    waxa aad ku cayaresen waa dhiig somaliyeed ha ahaato kuwo dartin isku dialy ama loo dilay naclad kugu dhacday adiga iyo buugagaba