- 251
- 1 336 362
Barbaariye Media
Sweden
เข้าร่วมเมื่อ 6 มิ.ย. 2019
welcome to my channel ,
we create a good quality content like Flims, stories and interesting content
if you new to my channel make sure to subscribe.
halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Muuqaala wax tar u leh Bulshada Diintana aan ku xad gudbeynin
Fadlan Subiscribe ,share ,Comment , And like intapa ha iga iloobin waad mahadsantahay .

Jubbaland Iyo Dowladda Federalka Dagaalkoda Mala xalin Karaa Maxaase Lagu xalin karaa? ||Sh A Bashr
Join our social Media Accounts :
Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0
Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam:
youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html
Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp :
WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=%2B252619309092&text&app_absent=0

มุมมอง: 4 116
วีดีโอ
Maxaa dhex Maray Farmaajo Iyo Abdirahm Abdishakuur ? , Xagee Ayeyse iskala Jaan Qeedeen || AAW
มุมมอง 18Kวันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Fariin Kusocota Axmed Madobe & Xasan Shiiq , Kacbadii oo lagu Ciyaarayo , Subxaanallah. Sh Abdixayi
มุมมอง 23Kวันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
" 33 sana guuradii Guuradii Arooskeena ayaan udabbal degnay Bishaan aniga & xaaskeygu "Sh abdirahman
มุมมอง 2.7Kวันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Gabar Ka Yaabisay Sh Cabdixayi iyo wixii ay Ku tiri || Dhacdo Cajiib ah
มุมมอง 3.1Kวันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Qaladaadkii Muuse biixi & Dorashadii Somaliland Waxa ay ka baran karaan Somalida kale || Sh A Bashir
มุมมอง 70314 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
4 Astaamood oo uu leeyahay Madaxweynaha Cusub ee somaliland Mudane Cabdiraxman Cirro|| Sh A Bashiir
มุมมอง 3.3K14 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Sh Cabdixayi oo ku dhawaad 10,000$ ugu aruuriyay walaalaheen Reer Flstn Wax kayar Saacad.Masha alah
มุมมอง 88514 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Maxey Ku kala duwanyihiin Seddexda Murashax ee utartamaya Madaxnimada Somaliland || Sh abdirahman
มุมมอง 18K14 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Damaca Xasan Sheikh ee ku aadan Maamulka wadanka , iyo Khilaafka Dastuurka || Sh Abdirahman bashir
มุมมอง 34K21 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Maxaa ka cusub Dagaalka khaatumo iyo Somaliland udhaxeeya ? Fashilka Masaarida iyo sucuudiga ....
มุมมอง 21K21 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Yurub oo ka naxday Guusha Trump , ruushka iyo X..s oo fariin Soo diray+Cabsida Ukraine |Sh A bashir
มุมมอง 9K21 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Xabad Joojin iyo Calaacal Ayey ka maree sheekadu y**di iyo mareykankiiba || Sh Cabdi xayi
มุมมอง 5K28 วันที่ผ่านมา
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Carabtii oo Fashil Dhex dabaalaneysa iyo Gaaladii oo ku dheeldheelaya . ||Sh Cabdixayi
มุมมอง 16Kหลายเดือนก่อน
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Kibir heer uu ka Gaaray ilaahey ayuu ku jeesjeesay N..u + fashilka carabta || Sh Cabdixayi
มุมมอง 30Kหลายเดือนก่อน
Join our social Media Accounts : Riix Halkaan si aad u Booqato Bogeena facebook : Barbaariyemedia0 Riix Halkaan si aad u Booqato Barteena TH-cam: youtube:th-cam.com/channels/qfXaCwZKXgwMwTiXgoAoSw.html Fariintaada Nagula Wadaag whatsApp : WhatsApp:api.whatsapp.com/send/?phone=+252619309092&text&app_absent=0
Sh cabdixayi muxuu ka yiri hadlakii xalay ilaa maanta aduunka heysa ee ah geerida Siiinwaar
มุมมอง 89Kหลายเดือนก่อน
Sh cabdixayi muxuu ka yiri hadlakii xalay ilaa maanta aduunka heysa ee ah geerida Siiinwaar
700 oo arday Kabadan Ayaa Ka qalin Jebisay schoola Ku mideysan Dalladda Al-wafaa .
มุมมอง 1432 หลายเดือนก่อน
700 oo arday Kabadan Ayaa Ka qalin Jebisay schoola Ku mideysan Dalladda Al-wafaa .
Falanqyen : Xaalada Somalia, Dabinka Deynta Shiinaha ,hardanka Mareykan &China ee Ku aadaan jabuuti
มุมมอง 4532 หลายเดือนก่อน
Falanqyen : Xaalada Somalia, Dabinka Deynta Shiinaha ,hardanka Mareykan &China ee Ku aadaan jabuuti
Falanqeyn , Xaaldda somaliya ma waxa ay noqotay meel ay awoodaha shishiiyuhu ku hardamaan ?
มุมมอง 4.2K3 หลายเดือนก่อน
Falanqeyn , Xaaldda somaliya ma waxa ay noqotay meel ay awoodaha shishiiyuhu ku hardamaan ?
maxa Ka socda Dunida ? , maxey sameynayan reer Flstn?, ma ogtahay 5,000 oo dad ah in halmar ladilay?
มุมมอง 2.5K3 หลายเดือนก่อน
maxa Ka socda Dunida ? , maxey sameynayan reer Flstn?, ma ogtahay 5,000 oo dad ah in halmar ladilay?
haku wareerina Culimadu waa isku koox ,Culimoy idinku Dadka Heshisiya ha isku dirinee || Sh Abdixayi
มุมมอง 3853 หลายเดือนก่อน
haku wareerina Culimadu waa isku koox ,Culimoy idinku Dadka Heshisiya ha isku dirinee || Sh Abdixayi
Wiil soomaaliyeed oo uu ku dhacay Xanuunka Kansarka || Sh Xasan waajid Qiso Murugo Badan .
มุมมอง 1083 หลายเดือนก่อน
Wiil soomaaliyeed oo uu ku dhacay Xanuunka Kansarka || Sh Xasan waajid Qiso Murugo Badan .
Maxey Diinta islaamku Ka qabtaa in Dowladdu Canshuur ka Qaaddo Dadka Muslimiinta Ah .||Sh Barbarawi
มุมมอง 2553 หลายเดือนก่อน
Maxey Diinta islaamku Ka qabtaa in Dowladdu Canshuur ka Qaaddo Dadka Muslimiinta Ah .||Sh Barbarawi
Damaca Ethopia iyo Dagaalada Somalida . Sh Cabdixayi oo si Kulul ula Hadlay Dadka Soomaaliyeed
มุมมอง 12K3 หลายเดือนก่อน
Damaca Ethopia iyo Dagaalada Somalida . Sh Cabdixayi oo si Kulul ula Hadlay Dadka Soomaaliyeed
Gaaladii oo Ka cabaadaya Dilkii Ay Dileen Ismaaciil Haniiya
มุมมอง 2803 หลายเดือนก่อน
Gaaladii oo Ka cabaadaya Dilkii Ay Dileen Ismaaciil Haniiya
jawaab Ku socota Sh Mohamed Abdi Umal .
มุมมอง 2.3K3 หลายเดือนก่อน
jawaab Ku socota Sh Mohamed Abdi Umal .
Siriya Axmadiya Dikri | Sh shariif Sunna
มุมมอง 3684 หลายเดือนก่อน
Siriya Axmadiya Dikri | Sh shariif Sunna
waxaa Laga Xukumay Dil Toogasha Ah isagoo Diinta U Adeegaya Sh Cali Suufi Alaha Unaxariistee
มุมมอง 3236 หลายเดือนก่อน
waxaa Laga Xukumay Dil Toogasha Ah isagoo Diinta U Adeegaya Sh Cali Suufi Alaha Unaxariistee
Shamureey oo Laga Xiray Accountigiisii Dib udaawo Erayadii uu kusoo Caan Baxay iyo maalintiisii
มุมมอง 3437 หลายเดือนก่อน
Shamureey oo Laga Xiray Accountigiisii Dib udaawo Erayadii uu kusoo Caan Baxay iyo maalintiisii
Dagaalyahanka Dhabta ah waa Kan | Guushii Muslimiintuna wey Timid | Sh Cabdixayi
มุมมอง 1.8K7 หลายเดือนก่อน
Dagaalyahanka Dhabta ah waa Kan | Guushii Muslimiintuna wey Timid | Sh Cabdixayi
HHH isbaaraa ii taalay xafiska raisul wasaaraha rer hebel baa naga qaad yiri
Shiikh c raxmaan xasan gurguurte waxaa uu wadaA arin qabyaaladaysan unc ciidankii waa hawiye dawladii xamaar waa hawiye
Nin aad jabisay hadaad u jabto miyuu ku kabayaa,sheekhow si fiican baad u taxliilisay,nin kasta oo soomaali ah gobol maamulo dad ajnabi ayaa ka dhaxhadlaya,soomaaliya waxaay god ku dhacday markii USC,SSDF iyo SPM ay itoobiya soo hubeysay markaa urur kasta itoobiya ayuu abaal u hayaa abaalkaa inaay gudaana waa inaay itoobiya u adeegaan itoobiya waxa ay rabtana cid kasta waay og tahay,
War ninkan waareer qabiil baa kadhexguuxaya axmedbuuba taageerayaa,fahadna wuu weerarayaa,Kan afcarabiga hanagadaayo aqlimalahe maxaadkawaraysanaysaan
Cawan ba tahy is ka amus qabyaldu adiga ka ma marno adiga is xisabi mark hore
Ninkan wa jabutiyan wana u simanyihin labadodu ee cilmiga iyo bacthiga u sameyey bu aragtidiisa ku cabiraya ee adigu fiirkaga soo gudbi ceeb maahe ama dhagayste ka ahow caydo wa badawnimo walle
CCShakuur inuu Madaxweynanimo u ordo ma waxaa kala fiicnaatay inuu kii yimaadaba mucaarado ama isku taago ma oga miyaa in beesha HG ay ka sugaysay inuu han sare,yeesho.
Waan layaabanahay midkan dadka dhageysanaayo
Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa ninka keliya ee aan odhan karo waa dawlad yaqaan, balse sheekadiisa caawa waxaa iiga baxay arin weyn oo Nusqaan ku ah aqoontiisa , ciladaasi waa sababta aan is leeyahay waxay caqabad ku tahay in mustaqbalkiisa siyaasadeed bulaalo, wuxuu ka sheekeeyey dhawr dhacdo oo wax ka walaaqay iyadoo AJINABI taageerayo, sidoo kale wuxuu si cad u sheegay shisheeyaha aan laga maarmi karin oo aan waxba laga qarin karin, waxba yaanan afka ka dhawrine wuxuu ku jiraa dadka shisheeyuhu dalkeena ku beertay oo dantooda aad ugu dhiifoon.
Full of idiots with low IQ
Jaajuuskii bada iibsaday oo Nairobi qasri kadhistay so maha
Jajuusskii Farmajo waa Mareexaan lahaa oo lshirka kuqabtay Muqdisho so maha
He’s double agent , British spy agent , jaajuuska ingriiska
Kan hada waxaa kasii aqliyar kuwa dhageeysanayo oo. Platform siinayo
Somalia is full of low IQ politicians
Ninkaan wax ogeyn ayuu beentaas u sheegi karaa. Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu gacanyare u ahaa Cumar Cabdirashiid oo xilka Raysal Wazaarenimo laga qaaday. Cumar Cabdirashiid, Gaandi, Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Soomaali-Kenya ah intaasba waxay camiil u ahaayeen dalal ajnabi ah sida Norway iyo dalal kaloo reer Yurub ah, Imaaraatka, Kenya iyo Itoobiya waxaana soomaalidaan loosoo dhiibay mashruucii lagu boobayay badda soomaaliya lana rabay in dhulkaas ay dawladahaani u sameystaan maamul magac uyaal ah sida “Azaaniya /Jubaland”. Cabdiraxmaan wuxuu gacanyare u ahaa Cumar Cabdirashiid oo wuxuu rabo u dirsan jiray mana aheyn sida uu sheeganayo nin miizaan ku dhex lahaa Baarlamaankii ka koobnaa 550-ka xildhibaan ee uu Madaxweynihii markaas Shariif Sh. Axmed isagu gacantiisa kusoo qortay 275 kamid ah. Way duubantahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo koox yaroo kooban oo gacmaha taagtaagaya xarunta baarlamaanka dhexdiisa iyagoo qaylinayana xoog lagu ansixiyay Raysal Wazaarihii uu MW Shariif Sh Axmed soo magacaabay oo ahaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ninka isku dayay in uu isbaarada u dhigto wuxuu ahaa Shariif Sakiin oo ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaana duuban Shariif iyo Farmaajo oo labaduba ka hadlaya in uu Shariif Sakiin codsaday in uu Raysal Wazaaraha ansixinayo hadii wasiirrada shaqsiyaad loogu daro. Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu rabaa taariikh la ogyahay in uu ka beensheego oo iska dhigo nin asagu kala waday 550-kio xildhibaan ee 70% Shariif Sheekh Axmed tunka u saarnaa ilee isagaa 50% kamid ah soo magacoowdaye. Cabdiraxmaan wuxuu qabanayay wixii uun uu Cumar Cabdirashiid u dirsado mana jirin aqoon iyo xumaan u dhaxeysay isaga iyo Farmaajo ee Cumar Cabdirashiid ayaa dagaal kula jiray Maxamed Farmaajo, isagu wuxuu ahaa nin lasoo adeegsaday oo kaliya wuxuuna shaqadaas waday ilaa 2022, ma garanayo in wali la shaqeeyo Cumar Cabdirashiid laakiin taariikh si fiican loo wada hayo oo macaal saxiixii badda soomaaliya ku calaamadsan ciduna ma badali karto.
Inta meesha fa dhisa 100%90 waa beeshiisa waa iska xaalad qabiil wax cusub ma,ahan koleey
Nacas walba la iska wareysaniya
Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk hada cabdirixmaan ma tanuu la soo shirtsgay mareexaan baa reysal wasaare iga baryey
Waxaa ii soo baxday ccw in uu wakiilada gudbiya xogta dowlada kana shaqeeya iska daba wareega
Nasiibdarada soomaali heysata waa tan ookale, wuxuu cadeeýay inuu kuyiri Farmaajo inuu iskadaayo wadaninimada iyo ajnabi nacaybka uu wado waa waqtifii uu Farmaajp PM ahaa.
“Asalaamu Calaykum “ Xdhibaanka CC Shakuur waa mahadsanyahay, taariikh soomartay ayuu kasheekeeyay! Waana Nin daacad ah waayo ma, badno Siyaasi waxa soo kala dhaxmaray kuwa kale si daacad ah uga waramo! Dadka qabiilka caayaya ama shaqsi haka waantobaan caqligooduna ha koro ha waynaado! Adigoon qofna caayin qabiila wax udhimin fikirkaaga soo bandhigay. Inta jiran Alle ha,noo caafiyo. Umada Somaliyeedna qalbigooda ha, isku soo dumo. Aamiin.
Dulli Qabiiliste oo Qurun ah
Maxaad ku aflagaadaysay walaalkaaga Muslimka ah !? Ogoow waxaad ku sheegtay haduusan ahayn ma,laa igtu adigay kugu soo celin! Alle utowbadkeen.
@@osmanmohamed4760 hasan munaafaq ka waran qabiiliiste qurun ah iyo daarood naceybka ka buuxa munaafaqa..
Shaqaan siiyay Cajiib hhhhhh
Waa runtii hassan shiekh 60 jir buu siyaasada kusoo galay
waxaan baa nagu wareeriseen dhalanayro wax hala barto adinkana sidi dumar la wada qabo baa na leedahay waa la isku dhacsanaa waxa aad ku cayaresen waa dhiig somaliyeed ha ahaato kuwo dartin isku dialy ama loo dilay naclad kugu dhacday adiga iyo buugagaba
Hadii daaarood nahay wadan cudub asaasayna coming soon
Xasan baahane daarood waxba ku darsanmaayo mucaridka hawiye hatashadeen siday kayeelayaan darood bay hawiyow
Maasha allah shiiqow xaqiiqda wad kahadashay kuwii kuwaano qaato allaha nagadhigo
Gabadha bixisay $18,000 ALLAAH ha ugu bishaareeyo جنة الفردوس
لعنةﷲعليهم ؤعلي ابن سلمان
Sheikh dastuurka Somalia ma afti dadweynaa mase dad ayaa qorey بلا ifti dadweyne. Deeda kale dastuurka waa wax shacabka Ku hisheyeen baad tiraahdey shacabkee Ku hisheyey dastuurka Somalia?
Macalin yusuf ❤❤❤❤❤
illaahow laay madaxda carbeed isba sucuudiga illaahow naga khabo kufaarta iyo waxii taageera aamiin yahuu alle magan
Geesi sheekh cabdixay long life insha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa runta sh motoda aad kaxadashe waa ceeb
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
❤viva❤sheekh cabdixay ruunta ayankugujeclahi kusocoo masha allah🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
ILLAAHAY NAARTA HA KUGU FOGEEYO, SOMALILAND BA MARKII LA SOO WERARAY MAXAD TIRI, ALLE KU NACYE.
In
Maashaa Allaha allaha ku xafido.
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
MashaAlaaha.sheekh.cabdi.xaye.
Masha Allah ❤❤❤❤Allow cadabka naga ii cali
Masha Allah tabaraka Allah jizaka Allahu khayr sheekh Cabdixay
Dadka baraha bulshadaa Laga fitneynayaa
Dadka Muslimiinta ah inta Isra'iil jortay ayaa been loo sheegaayey oo Laga dhaadhiciyey xukuumadda sucuudigu inay ka koobantahay reer aala shiikh iyo reer aala sucuud oo kuwana diinta ka mas'uul yihiin kuwana kuwana dowladda ?? 😂😂 markaasay dadyow badan oo muslimiin ah dabka looga rhigay si Israa,'iil Fatwa Makkah iyo mardina katimaadda looga ilaaliyo...oo yaa ka ilaalinaaya reer aala sucuud iyo dukuumadah kale ee dariska la ah sida baxreyn,,,Qatar,,imaaraat,,,kuweyt
Waxaan waa tijaabo waxaana lacabirayaa damiitkeena iyo ficilkeena iyo arintaan saan u karaahsano ayaq la eegaayaa ileen waxa lasoo wadaa ka weyne
Xafidu laah sheeqeena waayo araga ah al cilmu al aqli al xishood xafidu laah xamsa iyo xasan bal weydiiya s laan iyo jb laan doorashadooda maxay kula duwan yihiin alow hanaga il tirin xaqa wbt
Haqa marnah haka baqin
Sub xaanalaah. 😢
Salalaahu calayhi wasalam