PL oo isku diyaarisay in ay dabar-goyso cadow jiritaankeeda halis ku ah, DFS oo cabsi qabta &5 qodob
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2024
- PL oo isku diyaarisay in ay dabar-goyso cadow jiritaankeeda halis ku ah, DFS oo cabsi qabta &5 qodob oo laga og yahay cadowgan
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Masha allaha guul iyo gobanimo pundland ilaah hanaga qabto cadowka dalkena iyo dadkena ku soo duulay amiin yaa allaha 🤲❤✅️💯
Xasan sheekh hormaraka somalia 🇸🇴 waxuu kajecl yahay lacagta in asgalasomariyo
Allow Puntland cadowga ka qabo kama kaftano Puntland waa dhuuxa iyo dhiiga❤️
Alow barakee Puntland ❤
Amin❤
Aamiin ya Rabbi 🤲🤲🤲
Aamiiin 🎉🎉🎉
Illahay puntland ha guuleyo
Waa sax lkn waxa fiicnan laheed inta iskuladu xirmaya in lahakiyo anigu diyaar ban u hay marka iskulku xirmo in an qalinka dhigo oo qoriga qaato
Puntland guul baa ú rajeynayaa allah ha siiyo guusha amiin ..
Calankii Puntland baa cirifkaaga ku yaale walaan cadawgaagu cabaar kuladeeyne Cawaale ha ooyin guul Puntland reer adeerkey
PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
PUNTLAND HEGAN WAA KU JIRTAA INSHA ALLAH GUUUUL
Allaha Guuleeyo ciidanka puntland somalia cadawga khawaarijta daacish iyo Alshabaabna allaha jabiyo
Guuuul putland halganka lagu dabar jarayo argagixisada waa muqadis Guuuul iyo gobanimo putland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Puntland Frist❤
Waa Guul hadeysan igu sawir aheyn
Ajanibta argagaxizada ah madaxa kawada togta kuwa Somalida ahna hard labor for life ziya
Butland guul baan idiin rajaynaya khawaarij dhameeya IshaAllah
Buntlaand guuuuuul iyo madaxweenaha
Majeerten iyo faaan
Puntland Allow dhoowr oo balaaya kahay from Canada 🇨🇦
Boye arsenal Mia so gashey pugland
👌 the big brother of Somalia
Geylan thnx
❤❤❤guuuul buntlaand
Dalka puntland
ree Puntland Xasan dhiiqo iyo kooxdiisa way iskaceliyeen sifiican weliba
PL hanolato somalia is nothing without pl from kenya Garissa county MD Deni waa nin rag manshaa Allah
Xasan gurguurte iyo Kooxdiisa damujadiid ayaa koriya oo bulaaliya argagaxisada
Dani haddii uu doonaayo in uu ka guuleeysto argagaxisada daaaciish, waaa in uu imaaraatka iyo ciiddamadda imaaraatka tababaray iyo imaaraatkaba kasaaraa Boossaaso.
Jahanamo ku dhac emarates xasan baa wata o xarumihii ciidanka u bixiyey ajaniib emarates
Mudane Gaylan afartii Dowlad pod nooma Aadan sheegin
xasan esagaalashqeya argagexesada dane waxalenaha keep going
Imaa adiga leedahayba argagixisada inlee agtada aya lagu naaxiyay insha Allah mardanbo qabiil ahaan ma loogu ganban doono reer muqdisho doolad diidka duliyiinta ah😂
@@Bulshodhamaanteed argigixisooooy hawiye no more dawlad
@Mirhan777 daba dhilifow dushada aya jooga hada wax tareso murtadiinta maka cabsano luuqyada aya ugu galna argagixiso qabiledka
Waqooyibari 🇸🇱
Guul iyo gobonimo puntland
Guuleysta walaalahayaga Reer Puntland idinkoo isku duuban iska dulqaada cadawgaas argagixisada ee ku dhuumaaleysanaya Buuraha Galgala iyo Calmadow.
Adiga iyo ku ad sheegtay lacnata allaah
Gurguurte iyo kooxdiisu ma rabaan in nabad ka dhcado somaliya waana koox cuqdad nafsi qabta oo aan jeclahyn horemarka beesha darood iyo maamuladooda toona
Guul iyo gobannimo puntland alqushaash iyo aldacasba waala cidhib tiri egga guul dadka reer puntland from dds
Wa beèn daidh ma joogta PL.waÿ ku shaqaystan . 2:17 tan
guuleysta ciidanka geesiyada puntland ilaahay guusha haidin siiyo ee qiimeeya waxa idinka horeya si khasaarihinu uyaaraado
Waa diyaar sanahay xoreenta dalkeena waa muwadis
ARGAXISADA DH1MAAN KURKA HA LAGA JARO. ALSHABAAB XASAN AYAX BAA AH OO DALKA RABIN IN AY KA BAXAAN. PUNTLAND DHULKEEDA HAKA CAYRISO.
Muuqaalkan oo idaaweeyey
harti wa dad ilaahay barakeyay oo arimahoda u uruuriyay oo naf iyo maalba hura dhulkoda ilaahayna wuu kuguuleyay oo qablay ssc iyo puntland dadaalkoda
Xamse Dhagool 😢
Xasan Xaabsade 😢
Dowlada Somalia iyagaa argagixiso ah oo soo dirsato
Gaylan tug khain ah weye o Alshab ah una shaqeya Fahad yasin khain
Khawaariijta waa in laga saaro dhulka harti oo dhan sidhaqso ah
Allow puntland cadowgeeda jabi wa in oromada la raafaa iyo yamanta😮
Argagixiso Aan aheyn Reer galbeedka io yahuuda caalamka Kama Jirto Adeer Midaas Maanka Ku haay Midaas.
Cidi Gaalada Lasafato Ayagaa Jabaya Muslimiintana Wey Guuleysan.
Nin maatadiisa laynaya oo umula dooxa boqol gaal isagaa ka daran
Daladuna waxay nugusoo gabadaan wa kuwaas dartood
War oromada iyo xabashida iskaso gelaya wadanka hala nadiifiyo wa wada askar amniga wadanka khatar ku ah
Alow barakee botlan
Hadii argagaxiso la dagaalamayo oo kaalmo caalami ahna ay jirto dowlada dhexana aan lagala tashan ma puntland ayaa dowlad ah mise wadan ka go’an soomaliya ah waa qeybi oo xukun
Cadowga 17sano lagu quudinayay waaku naaxyay buuraha hada miyee cadow unoqdeyn maamulka 😂
Argagixisada hadii laweerarayo malasii sheegaa mase waala gaadaa yaab maxaa loogajeedaa sidaan
Ma jirto cid lala dagaalamayo.
Ee waxaa loo socdaa buuraha la iibiyay la jajabsado.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
xasan xaasidnimo uu uqabo puntland buu laguuleysan waayay
Laba daacish miya jirta waxba ma aragne mise Beesha caalamka wax looga cuna😂
Warkaagu dhanbuu u janjeeraa sidii in dowladu tahay mid aadan wax ku laheeyn bari madaxweyne daarood markuu yimaado sidee nooga dhaadhicinee in uu yahay mid somaliyeed
Dowlada somalia 🇸🇴 ayadu ma waxay ku muducaysa puntland
Galan dan somaliyed uma hadashid waxa tahy dadka kala gaynta somaliyed u hadla
Hhhhhhhh war waa la isfahmay ninaw reerkiina amaan, laakin reeraha kale ee koonfur hakaa nabad helaan
Wa ben waxa didaya cerigabo u hilin somaliand 😂🎉
Gaylanow tani Dani waxay ka
dhigay saa
Jaangooyaha siyaasada geeska afrika
Tani Dani waxay ka dhigaysaa
Macalinka mustaqbalka
siyaasada soomaliya
Tani Dani waxay kadhigaysaa
Halyeey ay taariikhda PL ku
faanto xuskiisana u
dabaaldagto
Waase hadii aysan xasan qasacadaha ugajabi ka, ahayn
Oo aysan qayb kahayn
Ol olihiisa teendhda
Bal an dhawro gulufka dani
Goortuu soo gabagaboobo
Labada dhan kan aynu ka
markhaati kacno
Siilka habartaa
Dhaadhaan saqraan ayaa ku dhagaysto jiniyasha hasan sheikh in lagaa garaaco ayaa doonaysaa
buuraha ma lago'doomiyo argagixisadu way isaso dhiibi lahaayene wayo hadi lagu dhex dhaco dee firxad bay yeelanayan
Argagixiso hala dabar jaro
Sxb cayda dowlada somaliya waxba kama faideyso
Puntiland yaa ka shabaab badan yaa usheege koofur xitaa aaldhigooda ugu weyn waa jubada dhexe dhul daaroodku ubadanyahay
Shabaab waa hawiye pl shabab maleh
Hambalyo hambalyo waa hubaal inaad ku hadleyso kala taga soomaali balse waxaan aad u daneynayaa inaan ahaano imaarad imaarad kala madax banaan hadii aad ku faneyso maamul gobaleed afar dowladood ka howl galayaan waa kuu dan
Nagu kala wada jiritaanka dad nimo waxaana dhamaan doona dagaal wakaladeedkii aad shisheeyaha ku keensan jirteen ninwalbaa tuuladiisa ha joogo balse wajiga cagaaran waan fahanay midka baluuga ah soo qaata 1000000 ma hogaamin doono 100.000000 milyan dhamaatay keyga anaa leh kadana kula lihi
Been baad sheegtay .aniga ayaa reer mudug ah galkacayo iyo boosaso waa meesha ugu badan ee ay joogan kooxda alshabab iyo daacish ...
Reer Puntland hada nahey Guuul Madaxweyne Hassan sheikh doorasho qof iyo cod ah.. GUUL SOMALIA 🇸🇴
Dameeroow buunsho la’aan makugu dhacday 😂
Punt-land HSM XAABSADE XAGEE qof cod kaga qaadan adeer wax rabo malaha dameerka orod adigu u niiki
@@Fowzia69 Garoowe iyo bosaaso ku qabsan oo aaden waxba qaadikarin miskiinyohow
@@ibrahim10rock doorasho qof iyo cod isku diyaari ..
@ MEEL UI DOORASHO KU QABSAN KARO HSM XAABSADE MA JIRTO DADKA LEH PUNTLAND D5 HSM OOMA JOOJINAYAAN LACAGAHANAWWAA LAGA CUNI ISAGANA WAA LA JIIDI OO DHULKAA LALA DHICI EE DAMEER LOOGAMA
BAAHNO PUNTLAND EE ISKA ILOW HA KU DAALIN AQLI MOOFO HA LA IMAAN HALKAAN
Wax jogomalaha oo daacish layirahdo majiraan dhaqalo ayuu kurabaa wararkaa ayaat buun bunisaa adeer warkaa siciit dani ayaat kasoxigataa
Soo xaar 😂cadowgii baad thy
Fariinta laguuso dhiibay aad ayaad noga sheegtay wariya mucarad ah
Adeer hala dagaalamaano argagixisada waa sax laakiin soomaaliya dhibaato aan aheyn puntland kamajirto adna waad ogtahay,shacabka bari kama hadlayo waa dad sharaf leh laakiin siyaasiyiinta puntland ilaa iyo 1976 dii khilaaf ayay soomaaliya kawadaan,aniga waxaan dhihi lahaa nimankaas si ay khilaafka u daayaan ra uusul wasaare,madaxweyne iyo wasiirka gaashaandhiga ha lasiiyo.
Dhibaato aan koonfur ahyn ma jirto musiibo idin laysey hawiye
War niyahow been hasheegin daacish mareykan ayaa iska leh isaga ayaana ku ilaashanaya aakhirna waxaa halkaa dagidoona imaaraad magag uyaal ah israil hugs hugsan magaca imaaraatka
Hhhhhhhh so xaar 😂
Gaal Alle lacnadi ku dhacdey ayaad noo macneeeneysa Muslimkii Shareecada Alle kuu wadeyna bahal dad cun ah baad ka dhigeysa ,, Akhas Caleyk , Waligiinba nabad iyo hormar baad goobtan mana gaartaan waligiinana gaari meysan intaad Gaalo hoosta kaga jirta , Jab baan Alle idin kaga baryey adigan hadlyo kuwa dagaalamayo ee u socdo Mujahidiinta leyntooda iyo kuwa umarada u ah , Duf ku baxa Alle Amarkii oo Marta midhna la idin ka waaya.
Argigixisooy waa laydin dhabayaa gaalada ku dhaanta kwrrn 😂 pl gaalada raaceysa intey argigixiso raaci lhyd