Abayo allaha idin ka bad badiyo koleey bini aadan baa la yahay balse nolo sha idin qaas ka in aad ka deey saan baa fiican leheed oo aad wax kale sogali saan abaayooy
ASC abayo marar badan aa xataa shiqsiyan aniga kaala soo taliyey, oo aan ku iri abaayo nimcadaada qarso dadka ha u sheegina Sababtoo ah Waxaa Jira dadka qarkood oo aan aqoon qofkan walaalkaa ah u baarig ee mansha Allaah u dheh Abaayo meeshan waa sosial madie waxba ha soo dhigin adaa wax mawli waayey waayo ishu waa xaq qofkan igu iimaanka badan bay ka dhici kartaa adaa. Dadka dheg jalaq u siine badan Alle ha las badbaadiyo
Somalida qaarkood waa dad nooc Kale ah bal ma qofbaa belaayo sadsanlahaa oo gurigiis iyo qoyaskisa Jin iyo belaayo u sadinlaha gabdha halo duceyo☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🇸🇴
Caysho reer jarkayga waxasi Ku dhecen siliiga guriga laga guri jiray hilib ba guriga lo so dhigi jiray gurigi way Ka guuren hadana way uga si Dareen marki wadado lo keenay waxay dhehen waxan nahay junuuud quranki bay kaga tageen
Subxaanallah Somalia qaarkood wa jaahiliin waxano kale way dhacaan Ruqiya ku daar guriga Quran baad ubaahantihiin اعودبالله من الشيطان الرجيم حسبن الله ونعم الوكيل Please habo macan you will need to turn on yourself Ruqiyatul manzilah رقية المنزلة ok habo carabi iyo English waan kuu gusooqoray Allaha ha idin xifdiyo adigu Social media iska dhaaf
PLEASE SHARE II DHAHA❤❤❤
بسم الله الدي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم aqri ducadaas 3 mar subixi iyo 3 mar galabkii
Surah albaqarah daaro xbbt
Allah ha kadulaqdo waa dhiibato ku soweratay quraanka ku Akhriya
You can't see them but they can see you wallahi
Asc. Casho iyo Shay, quraanka Ku shid guriga marwalbo.🎉❤🎉❤🎉❤
Abayo wwysada adkaarta quraanka kudadaal illaahay dartiis aan laylaka kuuguaooducaynaa insha allaah
Nimcada uu kusiiyo ALLAH waa laqarsadaa kalaya arka sidaa aragtay ayuu xaalnoqdaa qarso nimcooyinka uu ALLAH KUSIIYO EE DHEH ALXAMDU LILAAH
Please Abayo pray for the house every day m.a and say alx for everything that you have
Maman Surah AL BAQARAH ❤❤❤❤❤
Alaha kaa badbaadiyo wllshy
😢😢😢😢😢 wllhi caloshaa ihurtet illaahey haka qabto mcnto cashoy
Allow idan nabadgalii yaaa rabiii 😢
🇩🇯Maman Surah AL BAQARaH
Abaayo ilaahya ha kuqabto cadaga amiin amiin amiin 🤲
Allaha ha ku xaafido aisho
Abyo nimcadaas alle ku siiyey ka qarso dadka qaar bn mashallah ku quurine
Aĺaahu manejinaa abaayo kacuudibileyso quraan kushid❤
Subaxaan allhaa
Subhanalah gurigas ka guur abyo
Asc Abayo Quran isa Saara adiga Dhaman Guriga Sameycad Quran Albaqra ku shiid Galab iyo Subax iyo adgaaro sheeydan ma Soo Galayo 😢
Quraan islaa gaar ashoyyyyy😢😢😢😢😢😢
Alle haidin xafido abaayo🤲
Guriga ka guur wall😂 wa cabsi cabsi
Abyo nolosha qarso plz Caaasho waano qaadasho hakuunaqato arinkaan nolosha qarso waankaadalani
Wax kale kuciyar lakin jiin iyo balaayo Ilahay hawedisan balaayo Ilahay kutusin hasaatsan
Allaah ha ka qabto idanka Alle Amiin Amiin Amiin
Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah
AllAh idin caafiyo abayo
Check how long they make the house how many years ago
Walal allaha idin xiftiyo
abaayo ilaahay ha idin cawiyo belaayoodhan Alla ha idin kaaqabto iisha Alaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🫶🫶🫶🫶🤲🤲 butland 👍♥️
Casha abyo ka gur waxan wa lug so adegsade pz quran aqrista
I used to see my dishes is moving my chair is moving especially night time
❤❤❤❤❤❤❤
Alllah 😳😳😳😳😳😳
Abayo allaha idin ka bad badiyo koleey bini aadan baa la yahay balse nolo sha idin qaas ka in aad ka deey saan baa fiican leheed oo aad wax kale sogali saan abaayooy
allaha kaa bad bdadiyo abyo sharata amiin
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim ilaahy hakaa kor qaado dhibkaas
Walal ilaahay dhibta hakaa dulqaado walal arimahaaga meeshaan kadayso nimcadaada qarso
Wll mcn plz quran isasar kulogin oo shaydanka iska nara markaasra baqra shido
Koley hadad aragtid commentskeyga markasta Waxan ku idhahda nolosha da privet kadhigo wllo
Abaayo allaha idin amaan sadee waa il iyo sixir
Subxana allh abayo yutub dadbadan akugulajiro eemalma hore masoniyad akahadleysey ameykusoweraren 😅😅😅😅
Guriga quraan ku aqri
Runta inaad sheegto waa muhiim marwalba talada ay ku siiye waxay u muuqata inay idiin arkaan kuwa shaki badan oo cabsiyo shaki badan
Asc wr wbr casho surah baqara ku shid guriga wesada & salada badiya teda kale gabadhi kale miyey idin ka hartay armey iyada ka dambeysa Allahu aclam
Gutiga quraan iska saar abaayo🥺🥺
allah ha qabto quraan ku shid guriga
Asha allah ka duluqado dhibikasa caa basida badan
My old apartment I used to live they have it so it's better than you move from the house sister
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين
Walal waan kaxumahay waxaa kugudhacay waan arkay waxyaalaha kamarada duubtay
Please jooji family kaaga inaad soo duubtid gurigana 24 hours kushid quraan hana kademin kuseexda habeenkii xataa Walal waana kuusoo ducaynaynaa❤
Akhriso hadaa taqaano Akhriso way cararayaan insha Allaah
Quraanka hakadamiin guriga allaah hakaaqabto shaydaamada
ASC abayo marar badan aa xataa shiqsiyan aniga kaala soo taliyey, oo aan ku iri abaayo nimcadaada qarso dadka ha u sheegina
Sababtoo ah Waxaa Jira dadka qarkood oo aan aqoon qofkan walaalkaa ah u baarig ee mansha Allaah u dheh
Abaayo meeshan waa sosial madie waxba ha soo dhigin adaa wax mawli waayey waayo ishu waa xaq qofkan igu iimaanka badan bay ka dhici kartaa adaa. Dadka dheg jalaq u siine badan Alle ha las badbaadiyo
Alaha kaa dulqaado culyska aad daremyso wxd mr wlba afka ku haysa aayatul kursiga
Quraanka ha iska damin
asc walal Asha Akhri suuratu baqara
Quraan kaaqriso Abayo
Illahey hakaa amaansado dhipaatda
Allh ha idin amaansado Wl caisha🥹
Private is the best alx
Surat baqra ku shid guriga wll
Asc ina abti ❤❤❤❤
Anigaaa cabsaday wallahi 🥹
Allle haaa kaa qabto abayo
Maya namajeclid ee waa nagudaneesanaayaan
Waxaan in run yihiin ma la hubaa waxaksato la sameeynkaras 🤔
Police jinn waxba kama qaban karo waxaan haday run yihiin guriga har iyo hamayn baqra ha iska shidnaato adinkuna akhriya quraanka xataa hamaynkii markaad seexanaysaan quraanku ha shidnaado salaada weesada iyo adkaarta ku dadaal caruurta xataa akhrista dheh ilaahay baa wax walba ka weyn qofku isku xiranna ma dayacmo
Asc waa hurdad kakac suratulbaqara guriga ku daar hana damin ❤habenkii iska gabi maalintii aad u deere culumo uyero
Why don’t you move out of this house if that happening for real it is too scary
Baayo alceynu bil xaq gurigaaga iyo noloshaada qarso
Asha guriga quraan kushid suratul baqara
Abayo waa sixir pls guriga ka guur iyo social media kabaax.waa xaasidin😢
Walaal caasho kacaraar meeshaan kuma anfacaysee
Mudo 7 beri oo isku xigta baqara guriga ku algorithm
Walaah beenmaha shooshiyaal miyaha caadi maha abaayo quranka badso
Somalida qaarkood waa dad nooc Kale ah bal ma qofbaa belaayo sadsanlahaa oo gurigiis iyo qoyaskisa Jin iyo belaayo u sadinlaha gabdha halo duceyo☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🇸🇴
Caysho reer jarkayga waxasi Ku dhecen siliiga guriga laga guri jiray hilib ba guriga lo so dhigi jiray gurigi way Ka guuren hadana way uga si Dareen marki wadado lo keenay waxay dhehen waxan nahay junuuud quranki bay kaga tageen
Mcny ma iska daysid marka hadubo familka ka rewayan adna aragte dhibka
😂😂😂
😮😮😮😮😮
Abaayo qisooyink dhig ilmahaaga Ka saar TH-camka iyo ninkaaga luqada English maadaama AAn taqaan
😢😢😢😢😢😢😢😢
🤯🤯🤯🤯🤯🤯🤯
Hi
Bismilaah walaal culimada u yeero masajitka waco
Iska dhaaf meshan nimcada waaa qarsadaa
Subxaanallah Somalia qaarkood wa jaahiliin waxano kale way dhacaan Ruqiya ku daar guriga Quran baad ubaahantihiin اعودبالله من الشيطان الرجيم حسبن الله ونعم الوكيل Please habo macan you will need to turn on yourself Ruqiyatul manzilah رقية المنزلة ok habo carabi iyo English waan kuu gusooqoray Allaha ha idin xifdiyo adigu Social media iska dhaaf
Familigaaga waan raacsan ahay Ka bax Social media ka bax habo macaan اللهم يحفظك 🤲🤲🤲
Thats evilacts through sihr and hasad so run to Allah periodt and hide ur blessing and info
Allaha run kaga dhigo balaayo been badan waa Ka horena waxa rabtid nagama gadi kartid 😏
Call sheik huno insha Allah kheire
Suratu baqara kushid xilikasta
Abayo quraka albaqro sid hana daminin
Fara iskaga qaad quraanka akhriso
Suarato albaqra aqriso mar walbane daro alle ha ka qabto
Sharta alaha kaa qabto
Iyada oo balayo anay qabin sheegan jirtay’ maxad u malayn iminka oo ay aragtay balayo
Aisha ilaahy ha idinka qabto shayaadiinta,xasidka iyo isha Allahuma amiin yaa allah 🤲