Abayo allah kuu xafido ilmaha adigana inaa gartay halkaas waa ku faraxsanahay waxaa ka mid ahay dadki ku gaday bajaajka wagaas waa ku duceenay oo kartileh ayaa tahay mashaallah
Xaalkaga with same information depending between information depending between information depending between information depending between employment requirements and employment requirements required before the application process ❤❤❤❤❤❤❤❤Ugbaad 500k🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Wlhi qoftan wax wlb haddi la sheego wn si jecaalda un daar ilaahy iskaga jeclhy lkn mxy kug taal inta wn ku dawad hdn subscribe imad ahyn kwrn😅😅😅😅sorry hdn ku saraay❤
Abayo jirada kaso baar mtcd la wa rumatiisim oo dadka kurido alrgia. Waxaa kale fiirisaa shambada ilmaha logu qbeyo ama dharka logu dhaqo kuwa carfen u isticmaal
Haa abayo badana waxaa dhiba caruurta caanaha loda odhan lkn Waxa ka fican inaa hospital geesid abayo waxa laga baraa skin ka iyo dhiiga ayaa labara waxa dhiiga soo sari wayo ayaan skin ka laga bara
Rayan abyo babyga siri lag le si wangi xita xasiyo sidas igu dhibtahy sirlga carurta xassiyo malahn buc bucna wunaqana wuna la qabsana suwax walba ina siso o rawa
Abayo allah kuu xafido ilmaha adigana inaa gartay halkaas waa ku faraxsanahay waxaa ka mid ahay dadki ku gaday bajaajka wagaas waa ku duceenay oo kartileh ayaa tahay mashaallah
Masha allah allah ku barakeeyo bariyal allah kaga dhigo inta an heysan allah siiyo aaamin yaa rabbi🤲🤲
Allaha ha caafiyo Babe ga lakiin dhakatarka xasaasiyada ma caruurta gee haku Eegine😢🎉🎉🎉
Xaalkaga with same information depending between information depending between information depending between information depending between employment requirements and employment requirements required before the application process ❤❤❤❤❤❤❤❤Ugbaad 500k🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Alallaha kucaafiyo caarif yare maashaa allaah noloshaada
M.a rayan ilhy haku barakeyo gancsigag numberka somalia cadi sowmaha ina kala so xidhidha raba alab karabaye
Rool model ithy my queen 👸 Riyaan cadey
Good mother Mashallah ❤
Mashallah tabarakaallah ❤❤🎉
Tv ciyaalka haku badin afsoomaaligaa kahalaabaYo wiikana allaha ku caafiyo abaayo
Illahay ha cafiyo ❤
Abyo hospital gee skin test igu sameeya dheh cuntooyinka dhan laga Soo baara Waa ogaane waxa uu allergy Ku qabo
Maashallaah caruurta ka daah TH-cam ka il baa jirta ,,, mida kale cunuga yar dhiig ka qaado cuntada u elergy ku yahay waad ogaan markaa
Machallah huno faride
Masha Allah ❤
Maasha allah tabaarakalaah
Allaha kuso casho carurtada ado nabada inshalaah
Routine no.so.padi❤
M.a allah ku xafido ilamheyga cm waye spider-man le firsadaan❤
masha allh
Maaashaaalah
Masha allllah aarif nolow ilaaaahay ha caaafiyo❤
Rabi haku caafiyo nunaha Amin Amin Amin Amin Yaa Rabi 🤲🤲🤲
kamarad kadayso wllo ishkeenasa
Caan caan dhalay Alle ha caafiyo qli
Masha Allah
Mansha allaah alle haku barakeeyo❤
Mshllh awalda ale hku dayo ilmhna quran sar o cashar ugu meydh
Cashar maxa wye abayo
Alla Rayaney Rotinkaga waa jeclahy abyo maa marwalba noso samaysid
Haye
Allaah haku caaafiyo aaamiin yaa allaah
Waa kugu daydaa rayan❤
M.a ilaahy ha kuu xifdiyo abyoh ❤🎉
Alle ha caafiyo ilmahaga.aamiin
Mash alaha ❤❤❤
Inaalilah
Bedeka ama ukunta cadarada sabuunaha aad dharka ku dhaqado lawuska dhaska waxaas oodhan elerji ama xasaasiyada baa laga qaadaa
Waxa xasasida kaqaadaan caruurtu ukunta iyo mooska inta badan
Barakow rayaan ❤
Salaam alaykuma thanks qofkii 176 Ee video gan daawada 🎉🎉🎉
Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️
Asc abaayo strawberry 🍓 wax leh hasiin insha allah
Food allergic test ka samey abayo
Nag nol❤
Alaha ku cafiyo
Ilaahy ha ku caafiyo ukunta waaye bn jeclhy ka dhaaf ayda bdn laga qaada
Ilmaha cameraman kadaa abaa mcn il yey ka galin dad aa haysaa aa jiree
Wlhi qoftan wax wlb haddi la sheego wn si jecaalda un daar ilaahy iskaga jeclhy lkn mxy kug taal inta wn ku dawad hdn subscribe imad ahyn kwrn😅😅😅😅sorry hdn ku saraay❤
Abaayo tukaankaaga xaguu kuyaalaa
Dabada dabada idishay waaw m.a ina samesto raba😊
Rayaney ani sas iga ahaaa ani kusheegayo lkn comment dheer noqoni mjcli see kuu cawiyana ani igu fcnade
Haa ilmaha 6 bil kayer lagubilaabo cuntada, allergic baa kudhaca
Axad kali dir nagta ku Cawiso haaa Barin Asbuci hal Axad dir
Cadaanta inaadan u dhalanin daka dhan waa og yihiin lkn naag nool iga dheh
Rayaneey beenta iga daaa Arif 8 bil waa ka waynyyahe ano ka danbeyaba 9 buxiye😅😅😅😅
9 bil iyo 5 bari buu jiraa 22\01/2024 bey dhashay abyo
@@istahil2644sax qali ana 25
Haduu xasasiyo qabo ukunta iyo mahargwe midna ha siin
Asc rayaan bajaaj baby ga dr isim uwey dii wax ufican alarjikada waana kusalaamay
Ilahay cafimad tama ha siyo nunaha yar
Abayo jirada kaso baar mtcd la wa rumatiisim oo dadka kurido alrgia. Waxaa kale fiirisaa shambada ilmaha logu qbeyo ama dharka logu dhaqo kuwa carfen u isticmaal
Naagaha kiimikada marsanaayo warba u yaalo
Ukunta, penut butter , almond , ka ilaaali abaaayo ukunta qeybta jalaha ah wad siin karta
Maxay qabtaa wll
Rayaan xaafade dagantahy
Abayo xarutada xamar xageey kutaalaa noosoosheeg
Cinnamon roll baa la dhahaa
Abyo bardho ka dhaaf efection ka dhalanayo cuntoyinka elergyga waxa ka mid ukunta qamadiga digirta Canaha difinta leh
ilahay cafimad tama hasiyo
Wiilkii Qamar waa weynaday ma 😊
wiilka qamar ma dhalay
Quraan ku akhri wll Isha alllaah wuu caafimaadi
Abayo canaha ka badal anigaba sidabu IGA noqday canahi Markan badalay cadi bu noqday Marka canaha badal abayo plz
Djibouti 🇩🇯 naaa
Abaayo kaada Camara ilmaha
ilkagaaga dhici karto blz
Abaayo dhaqtar geey cuntaada xaasaasiyada ku kicinayso ayaa laga joojinaaye😢
Maxaad daba la ruxaysaa subxanallaaah
Asc abaayo careem Kagan Ayan rabaa rayaanay waxan joogaa South Africa 🇿🇦 sideen u helaa abayo lambarkaga iiso qor
Ale ha kuu cafiyo
Masha allah ilahay haku daayo caarif
Rayaan abaayo igu caawi lacagta jaamacada layga rabo waa 400 abaalkaga waku guda Insha allah abayo igaso bixi maanta lacagtas jaamacadi igaga xidhan
Ascw Walal Ilhay ha ku fududeeeyo lacagtaaas Wa meeqo lacagta lagaaa rabo
@@SacdiyoMahamed-r6u400 abaayo
Cinnamon roll ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cashar ugu qubee xbbti
Food Allargic test ka qaad wala baara
Rayaaney routine kaaga waaku heystaa😂😂
Wlley arinkan oo gabadgan amiira oo deqdaraajo wareysanaayo adi iyo fahiima quuje maxaa kajiiro wllo
Asc habo waaxad u geysaa caarif dhakhtarka si uu uga baadho cuntooyinka waxa uu dhibsanayo waa mihiim ❤
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
Asc wall reyaan abaayo ubadka qarso
Tufaaxa ayaa samanaya hadad siiso kadaa Xbb
Asc rayan allaha ku cafiyo lakin ukunta iyo wax yalaha ku jirto daqiqda ka jojii
Egg 🥚 kadaa micnaha ukunta
Wiilka yar waxba marku tijaabi
Abayo nosogili
Abyo Rayaan wxad geysaa dhaqtar si aad u ogaato jirkiisa waxa dhibaayo ilmaha iskumid maahan midba waxbaa dhiba mrka cuntada dhibeyso dhaqtarka waydii
Ani kaga daale abyo mid kasto crm kusoo siini lkn ani kdb ufakaray kadayay alx now xitaa dhaqtarka mageyo dawada uma donto
Haa abayo badana waxaa dhiba caruurta caanaha loda odhan lkn Waxa ka fican inaa hospital geesid abayo waxa laga baraa skin ka iyo dhiiga ayaa labara waxa dhiiga soo sari wayo ayaan skin ka laga bara
M.a
Fanily Quruxbadan
Numberka somalia ma no shaqeynayo
Beedka kaluunka digaaga intaba elerjiga wy kiciyaan wllo
Yogurt xitaa wi yar 10 jiraa saas ah korkiisa saxariir yogurt kadaye hada inee kadagen umaleya
Rayan abyo babyga siri lag le si wangi xita xasiyo sidas igu dhibtahy sirlga carurta xassiyo malahn buc bucna wunaqana wuna la qabsana suwax walba ina siso o rawa
Walle ilmaha ma dawad u marisaa adiga. Wad madow dhahay abaha Wu mado ayahay family gada dhan way madow yhin ee mxaa cdeye abyo
Ilmaha midhibkey lahadhan bo wa mashallah ilkn wa filter
Allah ha ku caafiyo qalbi ❤
❤❤❤❤