Sirta ilmahayga ugu weyn ayan manta bartay😱🫢maxaa daalay marhore😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +62

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🤲

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +29

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏

  • @SumayoBashiir-yy7hf
    @SumayoBashiir-yy7hf ปีที่แล้ว +11

    Ilahayow usiiyadi amiin yaa rabbi oo barakeey Ana isii owlaad badan oo bari ah oo ku indho qabowsado iyo sowj wanagsan oo ahlu diin ah taqi ah naxariis badan iyo dulqaad dhamantenaba amiin yaa rabbi
    Ilaahay habareey oo xafid rerkan aadka u quruxda badan amiin yaa rabbi

  • @barwaqoyusuf2320
    @barwaqoyusuf2320 ปีที่แล้ว +6

    Mashallaaah Hooyo fiicanbatahy oo ciyalkeeda wakhti siinayso ❤❤❤ illahay haku xafido xabbti

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo alaha xafido ilmaha meelwalba ay joogaan diintoodana alaha u xafido anakana kuwii qasaara ale nagama dhigo

  • @umayasin6775
    @umayasin6775 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah abaayo may Allah protect and bless your family and all Muslims ❤❤❤❤

  • @yifrajbarre1493
    @yifrajbarre1493 ปีที่แล้ว +2

    hooyo aad u qurux badan ayaa tahay naxariis badan wanaagsan oo aqli badan masha Allah TH-cam naxariis iyo farxad ayaa taalo l love you hooyo macaan janada Allah kugu abaal mariyo adiga iyo hooyooyinka aduun ka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👨‍🍳👨‍🍳👸👸👸👸👸👸

  • @Ayanidil.
    @Ayanidil. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah mom 1 advice ku siin lahaay in gabdhaha surwaal barin si ay ula qabsanin

  • @LaylojamacLaylojamac-
    @LaylojamacLaylojamac- ปีที่แล้ว +6

    Mashallah tabaraklaah hooyo fariidaaad tahay illahay ha kuu barakeyo qoysakaaga walaley lkin qaali ilmaha camrada kadayso wa iga talo wixii qorsoon baan qurux badnaada isha bini aadamka ka xafido illahay ha kaaga xafido ishu xasadkaliya kuma tidmaado sida soomalida uqabto lkin xitaa qof jecel waagaaka iman karta 😢

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 ปีที่แล้ว

      Waadi wa ilmo ronron wayna cawiyan alaha uxifdiyo

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hirsiyoelmi7103
    @hirsiyoelmi7103 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah abayo allaha ku xifdiyo Adi iyo awlaadada quruxda madan inshallah❤️

  • @LadanHajji-w7n
    @LadanHajji-w7n ปีที่แล้ว +1

    Ala maxan sugaaye vedowga manta 10jer kabadan waso firiye Ina so gelise iyo inkale 😢❤❤❤❤

  • @zaaidmohammed8972
    @zaaidmohammed8972 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah abayo ❤❤❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj ปีที่แล้ว +9

    😂😂 mashallh yaraanta ku shaqayso faidada ledahy famil qurux bdn❤

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 10 หลายเดือนก่อน

    ❤ m.a abaayo ilahay ha kuusiyaadoyo intaan haysanina ha siiyo

  • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
    @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk ปีที่แล้ว

    Masha alah abaayo ilmaha alaaah ku barkeyo alaah ku.xifdiyo

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 3 หลายเดือนก่อน

    Horo usoco walshey iyo elmahena horo usoco ❤😊 ilahay nii barakeyo famili qurux badan batchin msha allh 😊🎉❤

  • @MulkiAhmed-zq4zm
    @MulkiAhmed-zq4zm ปีที่แล้ว

    Masha allah alle hanoo.xafido. caruurta waanimco Alle nagu. Maneestay oonaloga.bahanyahay..in aailaalino.kuna.xamdino.Alle,, ilaahow.qofwalbo. oon.owlaad.heysan.sii.ubad.baari ah. Anagane nooga dhig kuwa guta xaq.walbo.ood.wajib.uga dhigtay ,. Anagane.naga.dhig.kuwa wajibaadkada.. guta.insha.allah. amiin amiin amiin

  • @safaosman7001
    @safaosman7001 ปีที่แล้ว +2

    abayo.Gabdhaha.Sakoyin.Bar.Surwalka.Weylaqabsanayaan.Markey.Weynadan

  • @ugaasougaaso9078
    @ugaasougaaso9078 ปีที่แล้ว +2

    Kkk akram qosol buu iga dilay damac baa dilaya ninkaan yar

  • @Umu-SIDRA
    @Umu-SIDRA 10 หลายเดือนก่อน

    Mash allh rabaaraka raxmaan cafmd ku cuna ❤

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh.abaayo.noloshaad.iyo ilmahaG .soosha.lm iidi.yaha.kadaysoabaayo ilahay.hakuuxafid.abaayo.awlaadu.waa.nimco.eeqarso.rabi.hakuudhowro

  • @frttsugjxhhlftd
    @frttsugjxhhlftd ปีที่แล้ว

    M.a abaayo ilaahay ha 8din xifdiyo adiga iyo caruurtaada anigaba sidaadoo kale ayaan family balaaran baan ahay b.weyne ayaan kaa daawanaa waan ku taageeraa walhi alx

  • @ibrahim-et2dp
    @ibrahim-et2dp ปีที่แล้ว +1

    Asc maasha alah family aad u quruxbadan alaha kuu barakeeyo ...tankale wlshey caruurta media ka daa adoo raali ah family ssirhakuu ahaato social media uma ficna dad bani aadan ah lama qancin kara mhad sanid Asc

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Alle haku daayo dhamaantood caafimaadna ku cuna

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaarakallah Allahuma baarik fiikum

  • @SafiyoMuumin-gp8nh
    @SafiyoMuumin-gp8nh ปีที่แล้ว +2

    MaShaAllah❤❤❤ ❤❤❤❤❤haidinXifdiyo❤❤👏🙌🤲🤲🤲🤲

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah family qurux badan

  • @UmuAhmed-v4p
    @UmuAhmed-v4p ปีที่แล้ว

    Mashaalaah alaah hailing kaqabto is ha bilaadanka iyo gaaalada dhibaatoyinkooda

  • @Cayni-qq2ll
    @Cayni-qq2ll ปีที่แล้ว

    M.a abaayo illahey hakuu xifdiyo caruurta

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah alaha kuu barakeeyo habo

  • @Raaqiyosuleymannuur-id8fq
    @Raaqiyosuleymannuur-id8fq ปีที่แล้ว

    Gbr wlashey ah caruurteyda iyo kuwaga saaide isugu magacyo yihiin sida akram amiir ahlam amaani 4isga egtihiin❤

  • @UmalkhayrCabdi-ve9ub
    @UmalkhayrCabdi-ve9ub ปีที่แล้ว +2

    Masha.allha

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo waxa is samesa tufaxa appelmos oo kuu yali karo sanad iyo appelpaj

  • @IkramAhmed-vg9dv
    @IkramAhmed-vg9dv ปีที่แล้ว

    Masha Allah war walashen Masha allah yaan laga ilaawin wa gabadha kaliyaan kacajisiin markan dawanaayo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah mashallah mashallah mashallah abayo 👌

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 ปีที่แล้ว

    Wll plz kadaa ciyaalka sooshiyaal miidhyaha adigu noofaaiide ciyaalkawkadaa

  • @LeylaOsman-p1f
    @LeylaOsman-p1f หลายเดือนก่อน

    Masha Allha

  • @Fardowsa-j1u
    @Fardowsa-j1u หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah

  • @hindiyomacalinafyare8079
    @hindiyomacalinafyare8079 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alah idin xafidiyo caruŕteyda

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah

  • @naraacadeey552
    @naraacadeey552 ปีที่แล้ว

    M.a abyo Ilaahay ha kuu xifdiyo caruurta❤🎉

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا يارب ويوفقكم يارب يحميكم ربي يخليكم ربي يسعدكم يارب دائما وابدا ❤❤

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  ปีที่แล้ว +1

      آمين 🤲 يا الله، وشكرا ❤️

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah Allah yaxfidakum dhamaantiin ❤❤❤❤

  • @rukiyarukiya5889
    @rukiyarukiya5889 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakalah abayo ilahey ha hifdiyo carurtan .so barbar habo macan

  • @warda4257
    @warda4257 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha ku xafido ciyaalkaga ❤

  • @suadsaleh1055
    @suadsaleh1055 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo ilahay ha idin xifdiyo xumaana ha ididnka dhawro

  • @sundus7452
    @sundus7452 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah alle haku xafido carurta lkn Abayo kada midiyaha

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah xabibti ❤❤❤❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah❤

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 หลายเดือนก่อน

    Asc wll habiiba waxaan ahay mucalim qur,aan qaab online ah ayaan cashirada kubixiya inaan kula hadlo ayaan doonaya halke kala so xariiri kara wll inaad iso jawaabto rajeenaya insha Allah wll

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 ปีที่แล้ว

    Akram waa fariid yar msha allah

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 หลายเดือนก่อน

    Maansha Alaah

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 ปีที่แล้ว +1

    mash allh allha idin xafido my family

  • @minamoha6505
    @minamoha6505 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo rabi hakuu xifdiyo ilmaha lkn hablaha bar haku caawiyeene markasta wiilasha uun baa ku cawinaya

  • @umucimraan6061
    @umucimraan6061 ปีที่แล้ว

    Asc abay ilamaha kadaa kamirada baliis waigatalo kaliga kubir lkin ilmaha

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alaha idinxifdiyo

  • @Ayannur4
    @Ayannur4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allahu mubaarik abaayo owlaada allaha noo dhaafo

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Alah

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 ปีที่แล้ว

    Akram waaa wiilkeyga caml waa isku dabeecad 😂

  • @SamiirSaacid
    @SamiirSaacid ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ale haidin xifdiyo

  • @umuabdirahmaan2048
    @umuabdirahmaan2048 ปีที่แล้ว

    Asallam.aleikom habiba abaayo welche stadt wohnen sie schatzin deutschland? Allaha idin xifdiyo

  • @Thegreat-v6s
    @Thegreat-v6s 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo Waa Ku tageeraa abaayo rebly abayo please ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bellaxaji110
    @bellaxaji110 ปีที่แล้ว

    MASHA allah❤❤❤

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td หลายเดือนก่อน

    Salalahu caleyhi wasallam

  • @happyofficiall
    @happyofficiall ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo allaha ku xafido

  • @ismahansalaad6338
    @ismahansalaad6338 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah

  • @AaminaDheeman-j1o
    @AaminaDheeman-j1o 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah ❤❤❤❤🎉

  • @NimcoMuse-hm7hu
    @NimcoMuse-hm7hu 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah 😊

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

    Masha’Allaah Tabaarak’Allaah
    At: (21:31) sooo cute
    Thanks for sharing

  • @farduusxasan4366
    @farduusxasan4366 ปีที่แล้ว

    aad Ayaad umahadsan tahay sida Aad U tahay hooyo fiican mansh Allh

  • @aasiyamuuse4568
    @aasiyamuuse4568 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay haydin xafido

  • @fartunahmed4678
    @fartunahmed4678 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤family qurux badan

  • @safaosman7001
    @safaosman7001 ปีที่แล้ว

    abayo alah.Kuxafido

  • @FaisaCadeey25
    @FaisaCadeey25 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo too u and ur beautiful kids❤❤❤

  • @sundusawale8136
    @sundusawale8136 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah qli

  • @talisomohamud3628
    @talisomohamud3628 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah ❤️💕💖

  • @قويةبمعيةالله
    @قويةبمعيةالله ปีที่แล้ว

    Mshlh allahuma baarik

  • @axsibomahamuudsundus2200
    @axsibomahamuudsundus2200 ปีที่แล้ว

    M sh allah ❤

  • @haa8793
    @haa8793 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo ilmaha qarso isha baniadamka wa xaq iskuday inad kadaboshid calamka odhan ayaa kufirsanayo nimcadha qofwalbo maheysto

  • @aminanur3754
    @aminanur3754 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله اللهم زد وبارك

  • @fosiaalimohamed492
    @fosiaalimohamed492 ปีที่แล้ว

    Basal bar ina ku kariyo cunada wan jclhy said ana kula mida

  • @ForMyself-l6x
    @ForMyself-l6x ปีที่แล้ว +1

    M.a great family 🎉

  • @mx.Aziz123
    @mx.Aziz123 ปีที่แล้ว

    Maanta videogan wuu kuu qarxay hambalyo❤

  • @anisa-adanshariif6716
    @anisa-adanshariif6716 ปีที่แล้ว

    Mashaallh waan kaheley❤🎉

  • @TUREV____OD3
    @TUREV____OD3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahey hakubarkeyo❤❤

  • @alshab3925
    @alshab3925 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله عليكم بالعافية

  • @sagalmahamud4506
    @sagalmahamud4506 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah 👍

  • @haa8793
    @haa8793 ปีที่แล้ว

    Anaa jecel wlhi wlacna kuah MnshaAllah basal baar

  • @frdosalli5189
    @frdosalli5189 ปีที่แล้ว

    Asc walaal ilmaha kadaa miidiyaha sidaada kale uugu jir

  • @fadximaxamad3654
    @fadximaxamad3654 ปีที่แล้ว

    Asc mcnto rotiga isleska ah sida loo sameyo noso gali❤🍞

  • @hajiyaibrahim3396
    @hajiyaibrahim3396 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah 😂❤

  • @Nimcoali-fv1nj
    @Nimcoali-fv1nj ปีที่แล้ว

    Im first mcnto

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 ปีที่แล้ว

    Wajiyaa loo yeelaa kulahaa kkkk ar abaay xawiiwo funny waaye

  • @nailaabdirahman5451
    @nailaabdirahman5451 ปีที่แล้ว

    Aaamiin

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 ปีที่แล้ว +1

    Akram funny waaye😂😂😂😂😂😂😂😂😢

  • @Dekohassan-e2f
    @Dekohassan-e2f หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂allah ciyalku lasagne jeclah maxey kufalan horta waxwalba waa lagadhisah lkn lasagne beey udhimanayan mid aan dhalay baa hada ku adkeyay marku igu adkeye lasagne ken

  • @SumayoBashiir-yy7hf
    @SumayoBashiir-yy7hf ปีที่แล้ว +1

    Habo mcn nosobadiyo ciyaartiina quruxda badan Ana waxa rabaa ina barto mustaqbalka aa owladeyda sidas u ciyarsiiyo ciyaar badan iyo saxibtinima badan insha allah raxman

  • @ahlamyaqub8949
    @ahlamyaqub8949 ปีที่แล้ว

    Waaaw