maxaad u guursan wayday ? qosolkii aduunka kkk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2020
  • CILMI QAATO waa sariflaha ugu lacagta sarreeya somaliland
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 4 ปีที่แล้ว +1587

    Ilaahay paan kugu dhaarshaye
    Waadiga comentigyga akhrinaye
    Liketa hayla dhaaafin sxb

    • @sadaamcabdi397
      @sadaamcabdi397 4 ปีที่แล้ว +5

      Aar maad na khasbaysaa qad qadhka nagala tag nio hehe

    • @hamzehugur5830
      @hamzehugur5830 4 ปีที่แล้ว +9

      Aan ku saare maxad ka faidaysa

    • @hallacsiofficial1633
      @hallacsiofficial1633 4 ปีที่แล้ว +3

      Faa idada kuugu jirtaa mxy thy

    • @zakiozman6604
      @zakiozman6604 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxy kuu tarazaaa baryadu ma fiicna izkadaa

    • @zakiozman6604
      @zakiozman6604 4 ปีที่แล้ว +2

      Waan kuu zaaray

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 ปีที่แล้ว +930

    Wax walba
    Waxa ka mcn
    Hadalka alle
    Like please 💔

    • @khadramohamedtobanl1701
      @khadramohamedtobanl1701 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkl

    • @abukarali3558
      @abukarali3558 3 ปีที่แล้ว +1

      Burco haloo fudaydiyo guurka hooy

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว

      اللّه اكبر اللّه اكبر اللّه اكبر اللّه اكبر ❤️❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 8 หลายเดือนก่อน

      MUQDISHO IYO KOOFUR LAGAMA HELO GABAR 25 GAARTEY OO GUUR LA,AAN AH IYO WIIL 20 SANO GAAREY OO AAN XAAS LAHEYN XAGGEENNA KAMA JIRTO. REER BURCO SIDAAN ISU DHAAMA OO HABLIHIINA QURUXDA BADAN HADAYICINA EE GUURSADA

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 8 หลายเดือนก่อน

      HABLAHAAS QURUXDA BADAN MUQDISHO AYAA LOOGA BAAHAN YAHAY EE FADLAN NOO KAALAYA SOMAALI WAA ISKU MID

  • @falastiinawil6682
    @falastiinawil6682 4 ปีที่แล้ว +268

    Reer burco love baan ku ahy 💘. From muqdisho

    • @muunacumar6055
      @muunacumar6055 4 ปีที่แล้ว +3

      Istaq furu laah burco magalad qosolka mnshalle caajiska naga qadan

    • @user-fw7wk8si7y
      @user-fw7wk8si7y 4 ปีที่แล้ว +6

      Idin jeclanahy anugna xbbti

    • @shiine4106
      @shiine4106 4 ปีที่แล้ว +4

      Inan reer muqdisho ah oo xijaab isooraadi

    • @suldansuhelyoung9315
      @suldansuhelyoung9315 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shiine4106 😂😂😂 Ar Naka Soo gaar Waa diyaree Ee Anakana Kuwo Feedan Noosoo raadiya Waan yaaban Nahee

    • @salamkala14
      @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +3

      Anaguna sido kalan u jecel nahay Muqdisho waa nagu qaali

  • @maxedalixasan2657
    @maxedalixasan2657 4 ปีที่แล้ว +130

    Waxan kaa soo salamayaa baydhabo janaay reer burco wn idin jclhy💝💝💝💝💝💯

    • @gobsaninakayse7780
      @gobsaninakayse7780 4 ปีที่แล้ว +2

      Thnls wlloh anana waan idinjecelnahay🥰

    • @xareed1
      @xareed1 4 ปีที่แล้ว +3

      maxamed wll wanu kaa qadnay ❤🥰🥰🙌🙌

    • @user-fw7wk8si7y
      @user-fw7wk8si7y 4 ปีที่แล้ว +1

      Oo wll mad nafahantaan

    • @faryaadabdulaziis4845
      @faryaadabdulaziis4845 4 ปีที่แล้ว +4

      Waan ka qaadnay wllo lkn hadaad noo imanaysid canbe ha soo ilaabin😂😂😂😂

    • @qajo9403
      @qajo9403 3 ปีที่แล้ว +2

      @@user-fw7wk8si7y haa safiican lakiin anigoo somali muqdishawi ah idin ma fahmo walhi dhib idin ku qaba afkiina waxaa mooda bir inaa lasku qaraacayo

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 4 ปีที่แล้ว +208

    Anigu aad baan idin jeclahay reer burco tageero number 1 baan idin ahay from gorowe♥️🇸🇱🇸🇱

    • @cayshocadey4471
      @cayshocadey4471 4 ปีที่แล้ว +9

      Me too puntlander From Canada

    • @abdallajay7550
      @abdallajay7550 4 ปีที่แล้ว +4

      @@cayshocadey4471 me to puntlnder mogadisho ❤

    • @hanadqays5415
      @hanadqays5415 4 ปีที่แล้ว +7

      Me burCo ku nooL iLma xaLaaL iLma xaLaaL dHaLaY tiHiiN wLL
      Fatima Hassan
      Abdalla jay
      Caysho cadey

    • @hanadqays5415
      @hanadqays5415 4 ปีที่แล้ว +3

      @@cayshocadey4471
      Si gaaraN kuuso dhaweynayaa wll
      So HadaL adnaH

    • @hanadqays5415
      @hanadqays5415 4 ปีที่แล้ว +2

      @@cayshocadey4471
      Iiso jawaap

  • @abdititahmohammedsalaad5357
    @abdititahmohammedsalaad5357 3 ปีที่แล้ว +14

    From muqdisho reer burco aadbaan idiin
    Jeclahay like,ta dhac iigu siiya

  • @amalali7104
    @amalali7104 4 ปีที่แล้ว +61

    Reer burco aniga hadalkooda keliyaba ideeqa, wallahi ,masha Allah wa dad yar iyo waynba caqlibadan o hadalyaqaan ah, ❤️❤️❤️illhay ha sharfo ❤️❤️❤️❤️

    • @DARMAAN1
      @DARMAAN1 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wllo soodhwoow wllo ma guursatay hahaha ?

    • @ENG_Mowlid_Hagiaden
      @ENG_Mowlid_Hagiaden 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk wll ma guursty kulahaa

    • @falaqayntamaanta9123
      @falaqayntamaanta9123 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amalali7104
      @amalali7104 3 ปีที่แล้ว

      @@DARMAAN1 hahaha may ma mid bad ihaysaa 😂

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 4 ปีที่แล้ว +30

    Somaalida borco qossol kaeyka dhameynayaan MASHA Allah ❤️❤️❤️❤️❤️ Allah haidin barakeyo somaaliyey nolada inteynolash jirto
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️❤️👈👌

  • @hajjimumin5538
    @hajjimumin5538 4 ปีที่แล้ว +170

    wllhi rer Burco waan idin taageeraa
    aniga africa ku soo lug-go'aye ma qof kale ayaan ku soo lugooyn karaa kulaaa
    From Caabudwaaq

  • @zakiyousuf7343
    @zakiyousuf7343 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlh reer burco waa wada funny😅
    Love you from muqdisho

  • @mohamedadulahi1705
    @mohamedadulahi1705 4 ปีที่แล้ว +197

    INTA ILA TAAGEERTO "REER BURCO". LIKE 💗 💗

    • @mardaadisana6962
      @mardaadisana6962 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa like laydiinkusaaraa afkii umadu lahayd baad Suudi kusoo kordhiseene ,faan baadna uhaysataan, Lkn ogaada cid waxba kuyeelimaysaan idinkayse idinkusoo noqon waayo waxa imaandoonta inaan cidiba idin afgaran oo aad kuwaalataan wax reer burco ahi meeshan madeganyihiin.waayo dadka kale maxiisaynayaan waxakan.idirisow Waxan aad dadka weydiinaysaana wax bulshada antaca ha ahaadeen dhaliinyana yaan la halayn

  • @asmadheeman4120
    @asmadheeman4120 3 ปีที่แล้ว +65

    Inta ilahay iyo nabigena maxamed jecel ilahay darti leki isara plz💔🙏

  • @Mass998
    @Mass998 4 ปีที่แล้ว +69

    5:30😂 😂 😂 😂 😂 inanta magteedii ayaa la rabaaa.

    • @maxameddaahir3433
      @maxameddaahir3433 4 ปีที่แล้ว

      Wll maxaa ku dhacay

    • @stayblue759
      @stayblue759 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed Daahir
      😂 deh wxba kuma dhicine Macnaha ayaa ah gabadh kasta aabe’heed lacag aad u badan ayuu raba oo u dhiganta magteeda. Magtuna wa marka qofka La DiLo lacagta LaKaLa Qaato. Ok

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +43

    aduunka waad aragtay waxba ma yaalan😂😂😂😂 reer burco noolada viva

  • @abdikhafarbarre9539
    @abdikhafarbarre9539 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah mogdisho labada dhalinyarada wada socoto midba xaasle ah we yar tahay 25 jir xaas lahayn

  • @Abdulswamad
    @Abdulswamad 4 ปีที่แล้ว +11

    Nice reer burco love ❤️ wantagersanahay from Canada 🇨🇦 Toronto

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini 4 ปีที่แล้ว +76

    3:02 mxy nin raged duruftu ciishay😪😪

    • @abthirizakyoowjii8041
      @abthirizakyoowjii8041 4 ปีที่แล้ว +4

      @@mustafefaarah1900 😂😂😂😂 waar waa nine xizhood
      Ala maxaynu goo gonay niyaw 😂😂😂

  • @naturevibes823
    @naturevibes823 2 ปีที่แล้ว +5

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
    Nabi muxammed scw🕋❤✋

    • @zakariye_Abdirxmaan
      @zakariye_Abdirxmaan ปีที่แล้ว

      اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم❤❤❤❤

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal 9 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      I’m so grateful 😇 for that’ll be my first 😢

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +13

    Ax waan ka naxay ilahayow guurka u sahal masakiin ta 😢
    Walidka guur ka u dhib yareeya hadi kale fasaad iyo wax yaabo xun iyo kurbo dhulku kama baxayo
    Gabadhaha naa abihiin u talo celiya oo kayareya maskiin ka
    Raga somalida caruur tiina iyo gur yihiina dhaq da war hooy hadi kale wale farahay cadow u gelayaan oo dharka meedha oo u adeega oo carrurta u qubeeya timaha u jara maalin walaba iskuul ka geeya shaqeeya dhankiin guriga ka ad keeya oo xaas kiina ha dayacina

  • @abwaanqurux8107
    @abwaanqurux8107 4 ปีที่แล้ว +47

    Sakariyow adigagan dadka warysanaya mxaa ku Haysta
    Mxaad u guuur san WaYdaY nio

  • @abdallajay7550
    @abdallajay7550 4 ปีที่แล้ว +12

    Sakariye sxb tgro qaas ah idin ahay adiga iyo rer burca wlhy dad iga qosliyey ayagan arkay gobalka raga inshallah wn usoscda iam puntlder 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 qardho❤

    • @skirpnine5028
      @skirpnine5028 4 ปีที่แล้ว

      Welcome 🤗

    • @xareed1
      @xareed1 4 ปีที่แล้ว

      facmo furan ku sodhawaw

  • @caydarusabdillahi6956
    @caydarusabdillahi6956 4 ปีที่แล้ว +26

    Anigiiba afrika kuso lugo'ee ma qof kle ayaan so lugoyn karayaa😀😀 waar nin kaasi net kuu ka hadlay

  • @nacimayusuf1532
    @nacimayusuf1532 4 ปีที่แล้ว +131

    Bal inta halka nin tagneey nin laan sheegayan eeg ilahyow raga no Barkee wa balyo lo bahnyee🤣🤣🤣🤣🤣

    • @axmednagaansheofficial2356
      @axmednagaansheofficial2356 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh

    • @yaqubabdi9532
      @yaqubabdi9532 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk

    • @hamzezahidjr.2656
      @hamzezahidjr.2656 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh.

    • @luqmanabdirahman739
      @luqmanabdirahman739 4 ปีที่แล้ว +4

      Balyo iyo noo barakee xagay iska galaan

    • @aliwayeel8523
      @aliwayeel8523 4 ปีที่แล้ว +6

      Balo loo baahan yahay KU lahaa inader waa runtaaye waxa gaadiid soconaysa bid Bari iyo bid badeed iyo mid cirkaba maraa waa balo loo baahan yahay kalmadàadu sax waxay KU noqotay ilaahoow noo barakee raga ana waxan kugu daray ilaahow ma kala maarano rag iyo dumarbe isu kaaya barakee oo dumarka rabow masayrka nooga khafiifi si hablaha suuqoodu xaami u noqdo

  • @m.x970
    @m.x970 3 ปีที่แล้ว +3

    Love ❤️ from Gedo Masha a Allah Reer Burco magaladii xigmada iyo Diinta

  • @aniitahabdi9382
    @aniitahabdi9382 3 ปีที่แล้ว +10

    07:25 anigiiba Africa kuso lug go,aye ma qof kala kuso lug goyn kara ma nooli wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @libaaxubikh8917
    @libaaxubikh8917 4 ปีที่แล้ว +45

    Burco hadad tagto hadalkaga yaan jileec laga daremin 🤣🤣

    • @ismailomar9108
      @ismailomar9108 3 ปีที่แล้ว

      Waayo

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 3 ปีที่แล้ว +1

      @@odaykasheekee6929 maskiin burco waa meesha kaliyee 5somliyad ugu hadalka badan uguna xikmada badan dagaala haday noqto loo sheegi maayo reer mudug waa adkalaa iyaguna lkn burco lama barbar dhigi karo

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 3 ปีที่แล้ว +2

      @@odaykasheekee6929 sxb gobatahay Allah haku xafidee

  • @mariamataan7152
    @mariamataan7152 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh reer Burco wllhy tageero bn idiin ahay from galkcyo 🇸🇱

  • @mohamedaadan4067
    @mohamedaadan4067 4 ปีที่แล้ว +45

    Midbanu wada soconoo tiina quuqbay keentay ana wan ku laydhiyay 😂😂😂

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 ปีที่แล้ว +51

    ZAKARIYE JIKARTA HORE U ZOCO MAZUUL BOQORKA GOBLKA RAGA❤

  • @hiboali2743
    @hiboali2743 4 ปีที่แล้ว +100

    Yaa ila arkey inanta odhanysa wali odaygaygii ismn helin uu mid iska soo boodayo waa aniga😂😂😂

  • @minestermubaarikbunni5671
    @minestermubaarikbunni5671 3 ปีที่แล้ว +47

    Aniga maxaa iidiidey liketa oon 10 udhaafi waayey

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว +74

    🤔Xagay nin la'aantu ka jirtaa sow kuwa gidaar walba afka laydhinaya😂

    • @mohameddayax2824
      @mohameddayax2824 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa RUN TEED...ADUUNKA ..DUMAR BAA ROGI DONA BADNI AWGEED RAGU GEED BAY KA FULAYAAN SIDA LA SHEEGAY

    • @abdiazizali1522
      @abdiazizali1522 4 ปีที่แล้ว +1

      Kada cyda

    • @qajo9403
      @qajo9403 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohameddayax2824 kkkkkkkkkkkkk

    • @ayannaupdi7408
      @ayannaupdi7408 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohameddayax2824
      😂😂😂😂

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohameddayax2824 ma neyskukaaya daawandoontaan kolkaan adunyada rogeyno🤣🤣🤣🤣 oo nama sokala dhexgeleysaan miyaaa 🤣🤣🤣😂😂😉😂😂😂😉

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 4 ปีที่แล้ว +14

    8:22 ninka aniga igu darsada reer burcow hhhhhh

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +83

    Ani wali Qof man jeclaaN markaan jeclaado ayan guurzanayaa inzha allh 😂😂😂😂

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 4 ปีที่แล้ว +3

      Hani ilkacaz
      Inabti wAa runtAaZ

    • @wownice393
      @wownice393 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga ii jeclaaw aanu xidhiidh samayno hani ilkacaz

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว

      @@wownice393 😂😂😂😂😂mya iga xidh

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว

      @@Adnomo1234 haaaa walll

    • @ducaqabemedia429
      @ducaqabemedia429 4 ปีที่แล้ว

      Anaga whats apkaga iso qoR

  • @zaqafie
    @zaqafie 4 ปีที่แล้ว +6

    Nio reer burco aadbaan idin jeclahy xaaskaygii baa idinla joogta alla hydaayee
    From puntland

  • @juweeriyahaybe1065
    @juweeriyahaybe1065 4 ปีที่แล้ว +6

    Hore usocda dadkaygii reer burco hore usocda❤🙏

  • @wadhloowadhloo5965
    @wadhloowadhloo5965 4 ปีที่แล้ว +81

    🤣🤣🤣🤣waar rag way joogaan oo surinkaad kalaabataba way joogaan lkn (((Rag waa kuwii hore Hadalna waa intuu yidhi ))) calafkuna waa halkiisa

    • @zklyrics5607
      @zklyrics5607 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhh kuwa hadu dhagax miyaa hda
      Wxaas kaftan Lee waaye

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 4 ปีที่แล้ว +4

      Dumarna wAa kuwii hore

    • @wadhloowadhloo5965
      @wadhloowadhloo5965 4 ปีที่แล้ว +5

      @@zklyrics5607 😂😂😂maya kuwuu hore waxay dheheenbay kadaba dhehaan cataa midh maah maaha masoo kordhiyaan naaguuba kadaran sxb is cadays uunbay ku jiraan mid dhaan dhaamin kartaa kuma jirto xataa aniga 🤣🙊🙊🙊

    • @wadhloowadhloo5965
      @wadhloowadhloo5965 4 ปีที่แล้ว

      @@Adnomo1234 😂😂😂waarun naag nool hooyaday uunbaaa kasii jirta waa wada xayeesh

    • @zklyrics5607
      @zklyrics5607 4 ปีที่แล้ว

      Muuna runta ka hadashey lkn qaar walpa wakhtigoodey ciyaraane inagna wakhtigeenaa ciyareynaa😀

  • @hersonfarah9857
    @hersonfarah9857 4 ปีที่แล้ว +8

    5:12... that guy said everything wlh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @imroxirsi1626
    @imroxirsi1626 3 ปีที่แล้ว +2

    Dad xigmadii oo soconaysa ah rer burco dad aan jeclahy from dhabad

  • @burhaanali5196
    @burhaanali5196 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer burcooy waan idiin jeclahay dad aad I fatxad badan... waxaan Idinka soo salaamaa 🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @mohamedabdi9616
    @mohamedabdi9616 4 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhh rer burco waa idin tagera kulahaa anigaba africa kuso lug goay 😁😁🤣😂🤣

  • @najiibxassan7694
    @najiibxassan7694 4 ปีที่แล้ว +15

    Sabun islistay baad noqoneysaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣😂😂😂

  • @sulekamajabe3587
    @sulekamajabe3587 4 ปีที่แล้ว +2

    Zakariya salana sare adga iyo reer Burco Wana idena salamaya Allah Ha idena fududeyo inta eskabuladaha Alle Ha idena sahalo Reer burco Ragedi hore usoco

  • @hodonjacaly624
    @hodonjacaly624 3 ปีที่แล้ว +10

    Burco odhanma wada single hoognay maxaa qaldan hablo see camal🤣🤣🤣

  • @mazlaxfaanto7632
    @mazlaxfaanto7632 4 ปีที่แล้ว +43

    Sixiroole Ma ihi Lkn Wn Ogahay in Adigoo Aamuzan Aad Aqrinayzid Commentga😃

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +18

    wax i qanciya waan waayay
    😂😂😂😂

  • @mustaphaali9381
    @mustaphaali9381 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer Burco waan jeclahay wallahi. Sobobtuna waa dad daacad ah

  • @KakaKaka-by1bs
    @KakaKaka-by1bs 4 ปีที่แล้ว +11

    Odayga diir madow 😅 ✔️ wax garad ❣️

  • @slaveofallah5725
    @slaveofallah5725 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep Going Sakria JakartOw ❤👏🙏

  • @libaaxubikh8917
    @libaaxubikh8917 4 ปีที่แล้ว +21

    16:59 wallee burco bilaash looma odhan gobolkii raga

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 ปีที่แล้ว +2

    Rag la.aan balaadhan baa jirta reer burco hdlka mala xishoodaan waankaa rer burco waxan idinka Soo salaamayaa muqdisho

  • @mukhtaarmaxamuud4706
    @mukhtaarmaxamuud4706 4 ปีที่แล้ว +18

    8:13 khadaroW varta ku hayzE runTa zheeg nio😀😀😀

  • @jamalmohamed6672
    @jamalmohamed6672 3 ปีที่แล้ว +6

    "Quuq bay keentay ana waan ku daadiyay"😂😂

  • @cabdiraxaiimcismaancalial8878
    @cabdiraxaiimcismaancalial8878 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk walahi quusalka aduunka badan zakariye Jakarta waan ku salaami hore osoco sxbkey goool

  • @mukhtardayib7909
    @mukhtardayib7909 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan idisalay rer purco from gapiley

  • @ademonour586
    @ademonour586 4 ปีที่แล้ว +4

    From jabuti sakariye keep going bro😎😘😘😎😘🇸🇴

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 4 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk Ooooo ooo kkkk nuura xiligaasey iskaabulo tahey haloo gurmado reer burcoow kkkk

  • @xaviyare977
    @xaviyare977 4 ปีที่แล้ว +1

    Tageran ku ahay pro wlh wax kaso salamaya kenya 💯🙏

  • @cabdicasiismaxamuud3128
    @cabdicasiismaxamuud3128 4 ปีที่แล้ว +26

    Raga la'aanaa😂😂😂😂 naa anagaa joogna😂

  • @itsebyan
    @itsebyan 4 ปีที่แล้ว +6

    Rer Burco waan idiin jeclahay wllyaal From Xamar ❤❤

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 4 ปีที่แล้ว +5

    Reer Aptigay Walhi waa Xaraabo anigu wan jeclhy

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 4 ปีที่แล้ว +15

    I am loyal subscriber to Zakaria’s Chanel ! I love his content and his home city of Burco ❤️ . Thanks for your hilarious videos

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 4 ปีที่แล้ว +8

    anigiibaa aduunka laygu so lug’oyoo ma qof kale ayaan so lug goyn karaa garac buu kaasi aahaa

  • @ahmedabdallah107
    @ahmedabdallah107 4 ปีที่แล้ว +3

    Reer Burco waa wada funny walahi 😭😭😭

  • @fadximohamed8799
    @fadximohamed8799 4 ปีที่แล้ว +50

    Sakariye hal talaan kugu darsanayaa dadka waa wayn ee walidka ah su,aalahan dhalin yarada loogu talo galay ha waydiinin

  • @yasinmaxamud6929
    @yasinmaxamud6929 4 ปีที่แล้ว +6

    Reer burao romatic iska dawada kuma cusbineh😂😂😂

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 ปีที่แล้ว

    Anaa afrika ku zo lug go ay
    Ma qof kalaan ku so lugoyaa
    Alla peerka purco paladki ragga💔❤❤❤❤❤❤

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 ปีที่แล้ว +6

    6:44 gabadha hdlysa waa from ethiopia kalmada "AHUN" micnahedu waa "hadda" garanaya garan 😎

  • @princesssumeya3649
    @princesssumeya3649 4 ปีที่แล้ว +6

    Rer burco funny walahi 😂😂

  • @xubbifx509
    @xubbifx509 3 ปีที่แล้ว +1

    Rer burco dad aan jeclhy from muqdisho

  • @amalali7104
    @amalali7104 4 ปีที่แล้ว +19

    11:10 ”iyaga iyo odayaasha wan isudaayey ” 😂😂😂😂 inankas aadbu iga qosliyey wlhi

  • @FilmKoob
    @FilmKoob 4 ปีที่แล้ว +7

    2:03 Inantaas ii Doona ilmaderayalaw❤

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 4 ปีที่แล้ว +8

    Inanta Nuura Runbey sheegtey ee siigeysiga Iska daaya ragow😂😂😂😂 wad jilic deene

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 3 ปีที่แล้ว

    Zakariyow wll qali adigo igu rali ah isoo bar gabadha ugu horeysa ee la dhaho ilhaan aadban uga helay run ahaantii

  • @abdilahiofficials8014
    @abdilahiofficials8014 3 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye Jakarta sxp wlhy aragagu qosolku iga dhameya horumar wcn sxp

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +7

    Karkar iyo kabo kulayl ayad qaadaysa habeenki wxd noqonaysa sabuun is listey kulahaa 😅😅

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 4 ปีที่แล้ว +14

    What!? Maxadacy meesha guur la,aan maakajirtaa. Gabdhow Illah kabaqa oo guurka ufudhudeeya wiilasha insha Allah.

  • @apdirahmanmohamed5654
    @apdirahmanmohamed5654 4 ปีที่แล้ว

    Odaygaa wayn waan ka naxay walahy
    Marna waan qoslay subxaanlaha
    Gabdh ugargaarta maa la waayay

  • @suhuuraxmed6839
    @suhuuraxmed6839 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah jeclaaye dadkayga reer burco

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว +5

    Ax illaahy busaarda haka saaro dhalinyaro guur la aana waa dhibaato

  • @M.hamdiyah
    @M.hamdiyah 3 ปีที่แล้ว +4

    2:27 riyaha codkoodi saan ugu xiisay😭😂

  • @abarre5554
    @abarre5554 3 ปีที่แล้ว

    Islaanta leh masuuliyadoodii ayaa hoos udhacday reer burco waxay u yaqaanaan sideed boole From Nederland

  • @mohamedaadan4067
    @mohamedaadan4067 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi ragbadan ayaaa ka muuqada meesha rag culus waaaan salamayaa dhaman asxata iyo Sakeriye Jakarta 👌👌💯

  • @muniircali2248
    @muniircali2248 3 ปีที่แล้ว +7

    🙏asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb😭😭😭

    • @bashrahenna175
      @bashrahenna175 3 ปีที่แล้ว

      Wll wn ku saray subscribe adna I sar guulyso wll

    • @muniircali2248
      @muniircali2248 3 ปีที่แล้ว

      @@bashrahenna175 haye wllo

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 ปีที่แล้ว +7

    Rag la'aanta inantu sheegtay ma runteed baa 😂😂

  • @fowzi9
    @fowzi9 3 ปีที่แล้ว +2

    Love from Garissa

  • @neymarjrskillsproductiontv6053
    @neymarjrskillsproductiontv6053 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh aad ayan uqosle sakariye sualahaga cadi ma ahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂reer burco waan wataa wlh funny wae😂

  • @anizah7435
    @anizah7435 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallah ilahay farxad ha u siyadiyo ree burco lkn jawbtuna ma dhibayso iyo qosol Viv ree Burco wlhi😂😂

  • @cmmdhere2414
    @cmmdhere2414 4 ปีที่แล้ว +7

    2:05 khayr qabe iga roon majireee nibcadaas hayla dhaafin

  • @dejiyecadeofficial6900
    @dejiyecadeofficial6900 3 ปีที่แล้ว

    Sakariye jakarta keep going bro

  • @macoowcadde8207
    @macoowcadde8207 3 ปีที่แล้ว +1

    Love baa ku ahy reer burco

  • @mohamedabdullahi562
    @mohamedabdullahi562 4 ปีที่แล้ว +5

    5:01 khaalid farax hassan yaa xasusto Riwaydi soran iyo jawan
    Ma gidarbad kasogodoo ka dhaman wayday 🤣🤣🤣

  • @osmanadam9684
    @osmanadam9684 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlaahi sawabta waa Daruufo, Allow hogaanka wadankii inoo hagaaji dhalin tana shaqo u sahal

  • @farmajochannel5899
    @farmajochannel5899 3 ปีที่แล้ว +1

    Rer burco love ayan ku ahay qosol badana m. A form Garissa

  • @tigersfalmsandvlog9169
    @tigersfalmsandvlog9169 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad waan ku wataa sakariye jikarta

  • @farhiyamahomed3234
    @farhiyamahomed3234 4 ปีที่แล้ว +10

    walee ninka ugu gaaban. aa ugu aqlibadan .gabar gaaban ayaan raadinagay .oo aan bootarkeyda u iibiyo. kuye. kkkkkkk

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 4 ปีที่แล้ว +25

    7:25 anigi ba Africa kuso lug goaye Macid ban kuso lugoyn karaya Rago idil haday mustaqbalka carurtoda Sida uga fikiri lhayen waxba may halaben

    • @aliaafrica4160
      @aliaafrica4160 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk reer burco waa wada iskaabullo mallaha Deeqo 😆 🤣

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 4 ปีที่แล้ว +2

    Hablaha reer burco waan wtaa❤

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 4 ปีที่แล้ว

    Wl reer burco in aan aado waaye pin soo arko