maxay doqomadu ugu maleeyaan inay ka caqli badanyihiin dadka kale?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • waligaa mala fariisatay qof aaminsan inuu wax kasta awood uleeyahay waxkasta ka jawaabi karo ama cid kasta oo kale ka caqli badanyahay, xaqiiqo ahaan markaad eegtana aan ahayn sida uu isku malaynayo anan ahayn qof dhisan wacyi ahaan mararka qaarna aad dareemayso xataa inuusan fahmi Karin waxyaabaha fudud ee uu qofkasta fahmi karo, xldaan oo kale haddii aad la kulantay ogow inay tahay xalad cilmu nafsi ah oo lagu magacaabo saamaynta Dunning Kruger waxaana daraaseeyay oo daahfeeday laba seynisyahan oo lagu magacaabo Dunning iyo Kruger, inta aynan galin cidii ay ahaayeen iyo faahfaahinta darasadoodaasna aynu sharaxaad kooban ka bixino xaladaan iyo dadka ku sugan iyo sida ay udhaqmaanba.
    --------------------------------------------
    -----------------------------------------------
    ku soo channels keena kale
    -------------------------------------------------
    -------------------------------------------------
    🎥 TH-cam: / @hayaan_21
    📷Instagram: / hayaanmedia22
    👥Facebook: / hayaanmedia21
    📱TIKTOK: / hayaanmedia21
    📱Telegram: t.me/HayaanMed...
    🔊 background sound
    Calm Humming Background Nasheed (extended)
    .
    .
    .
    .
    .
    Credits
    Muhammad Al Muqit
    yt/Sense Islam
    Tags:
    #nasheed #islam #quran #nasyid #muslim #nasheeds #islamic #nashid #muhammad #nasyidindonesia #naat #nasheedvideo #nasheed2023 #nasheedvocals

ความคิดเห็น • 4