HAYAAN
HAYAAN
  • 54
  • 44 960
Sidee ayay maasooniyadu musiibooyinka u maalgashadaan? | Illuminate | @Hayaan_21
waxaynu dhoor jeer maqalnay mashruuc la yiraahdo the golden billion ama bilyanka dahabiga ah oo ah qorsho ay maasooniyiintu ku doonayaan in dadka aduunka lagaga soo reebo 1 billion keliya oo loo talin karo oo hal meel laga wada maamuli karo gabigoodaba dadka inta kalana la tirtiro tirtirkaasi sida la doonayaba haloo maree taasi waxay sbbtay in aduunka musiiboyinka lagu baahiyo ama musiibooyinka sida dabiiciga u dhaca la sii tabantaabiyo oo lasii kobciyo, waxaa qodobkaan si wanagsan u fahmaya dadka badana dawada flimada marka qof la dilayo waxaa kala jira laba qaab oo lakala yiraahdo dilka taban iyo dilka togan, kan positive ka ahi waa in aad qofka si toos ah udisho wixii aad doontaba aad u adegsatide, kan negativeka ahina waa in aad qofka si dadban udisho adigoo ka foganaya in eediiso ku racdo sida in qofkaasi uu xiiq ama neef qabo bahalkii yaraa ee uu afka ku buufsan lahaana uu agtaada yalo kadibna ay neeftii ku kacdo oo adiga oo doonaya in u dhinto aad oxygenkii yaraa aad ka qariso ama aad u dhiibi wayso, ama isagoo dhiig baxaya oo dhaawac gaaray aad dhiiga uqaban waydo ood ku eegto dhiig baxa ilaa uu dhigu ka dhamaanayo sidaasna ku dhimanayo, nidaam kaas lamid ah ayay umareen soo yareenta tirade dadka adiunka, Waxaynu u biixnaynaa mashaariicda nuucaas ah maalgashiga musiibooyinka.
--------------------------------------------
-----------------------------------------------
ku soo channels keena kale
-------------------------------------------------
-------------------------------------------------
🎥 TH-cam: www.youtube.com/@Hayaan_21
📷Instagram: hayaanmedia22
👥Facebook: HAYAANMEDIA21/
📱TIKTOK: www.tiktok.com/@hayaanmedia21
📱Telegram: t.me/HayaanMedia21
🔊 background sound
Calm Humming Background Nasheed (extended)
.
.
.
.
.
Credits
- Muhammad Al Muqit
- yt/Sense Islam
Tags:
#nasheed #islam #quran #nasyid #muslim #nasheeds #islamic #nashid #muhammad #nasyidindonesia #naat #nasheedvideo #nasheed2023 #nasheedvocals
มุมมอง: 37

วีดีโอ

Shamsul macaarif | Buuga ugu halista badan dunida - Kitaab uu jinka qoray | @Hayaan_21
มุมมอง 202หลายเดือนก่อน
Kitaabka Shams al-Ma'arif al-Kubra ayaa ah buug aan la garanayn taariikhda saxda ah ee la qoray, laakiin waxaa la sheegaa in nuqulkii ugu horreeyey ee buuggan ala qoray inta u dhaxaysa sanadihii 1679 iyo 1688 miiladiga, taasoo u dhiganta sagaashameeyadii qarnigii 11 Hijri, iyada oo aan la caddeyn cidda qortay. Sanadkii 1895, ayaa qoraa udhashay dalka Lubnaan laguna magacaabo Abdul Qader al-Huss...
Magaaladii Luntay ee Atlantis | Run mise Been? | @Hayaan_21
มุมมอง 99หลายเดือนก่อน
Atlantis waa magaalo lagu naanayso janada aduunyada ku taala, waxayna ka aasaasantay qaarad ilaa maanta aan lagaranaynin, lkn sida ku cad tilmaamaha faylusuufka lagu magacaabo aflaatoon waxay ku taalaa galbeedka marin biyoodka gibrilater ama jabalu dariq ee badwaynta atlantikada. Dhulka atlaantis waa dhul bacrin ah qaabkeeduna u egyahay wareega oo kale waxana ku wareegsan biyo, cabirka magalada...
Qisada Boqorkii Ilaahnimada Sheegtay Iyo Wiilkii Mucjisada ahaa | @Hayaan_21
มุมมอง 342หลายเดือนก่อน
Quraanka akrimka waxaa ku taala qiso ka duwan qisooyinka kale, eebe wuxa uu qisadaanku xusay kitaabkiisa nabiguna waa ino soo wariyay NNKH, Qisadaan aanu maanta ka waramayno waa midkamid ah qisooyinka cajaaibta lahaa ee laga soo tabiyay umaddihii ina dhaafay, waxayna salka ku haysaa boqor dulmi badnaa iyo wiil yar oo mucjisa ahaa, sheekada aynu maanta dul istaagi doono waa qisadii asxaabul ukhd...
Documentary | kooxda Dhimashada | Burburka Boqortoyadi Roomanka | @Hayaan_21
มุมมอง 187หลายเดือนก่อน
Dagaalkii ugu waynaa ay muslimiintu uga hortageen dowladii romanka, waxay wajaheen ciidan tira ahaan ku laba jibaarma, waxayna soo bandhigeen midkamid ah fasamooyinkii dagaal ee ugu cajiibsanaa taariikhda, waxuuna ahaa dagaalkaasi bilowga burburka boqortooyadii roomaanka, Dagaalkii yarmuuk burburinta boqortooyadii roomanka. Kadib geeridii nabiga nnkh, abubakar wuxuu ugudagalay fulinta dardaaran...
Qaabiil iyo Haabiil | Jariimadii ugu wayneed dunida | @Hayaan_21
มุมมอง 170หลายเดือนก่อน
@Hayaan_21 Qaabiil iyo haabiil sida lawada ogyahay waa wiilashii ugu horeeyay ee loo dhalay aabaha basharka oo dhan oo ah nabi aadam cs, sheekadooda waxaa lagu xusay sadaxda kutub ee samaawiga ah towraad iyo injiil waxa ay xuseen magacyada wiilashaasi, lkn quraan kariimka waxa qisadooda looga waramay si faahfaahsan, sheekadu waa mid macruuf ah oo lawada maqlay quraanka dhexdiisa waxaa lagu xusa...
Documentary | Maafiyada Ugu Halista iyo cumriga dheer dunida | Yakuza | @Hayaan_21
มุมมอง 184หลายเดือนก่อน
Markii ay kacday duufanatii sunamida waxay caawiyeen dadkii reer japan ee ay musiibadaasi samaysay, waxayna qayb ka qaateen olole lagu nadiifinayay haraadigii qarixii nuclierka, kooxda ugu dhaqaalaha abdan burcada caalamka, hantidoodu waxay ka abdantaahy miisaaniyadaha dowlado iyo xukuumado maanta jira, jiritaankeedu wuxuu ka badanyahay 400 sano mafiyada Yakuza wajiga madow ee ay japan leedahay...
Maxaa Kugu Dhici doona Haddii adan 30 malin xiriir seexan? Russian Sleep Experiment @Hayaan_21
มุมมอง 292หลายเดือนก่อน
Goortu waa xilligii uu socday dagaalkii 2aad ee aduunku, midawgii suufiyeetka ayaa qol ku xiray 5 maxbuus si ay ugu tijaabiyaan sun ay ugu tala galeen in ay dadka udiido hurdada si ay u ogaadaan waxa ku dhici kara qofka hadii uusan seexan 30 maalmood o xiriir ah, yoolkoodu wuxuu ahaa in haddii ay guulaysato tijaabadani ay u adeegsadaan ciidamadooda si ay u helaan askar aan 30 maalin indha isku ...
Jinku sidaa moodayao mawada ahan | Jinkii Nuseybiin | @Hayaan_21
มุมมอง 303หลายเดือนก่อน
Habeen ayuun buu siduu xlku u daganaa bilaabantay in circa lagu gamo falaar cireedyo ama shuhub, shaydaan walba oo isku dayay inu samada ka ag dhawaadana uu gubtay, waa dhacdo ay ka amakaakeen jinku oo aan horay loo arag waxayna kala garan wayeen in waxa habeenkaas dhacay ama dhici doona ee uu habeenkaas hordhaca u ahaa uuyahay shar iyo dhibaato aduunka qatar ku ah ama inuu yahay kheyr iyo wana...
Maxay shiicadu kaga duwantahay Suniga? @Hayaan_21
มุมมอง 2112 หลายเดือนก่อน
haddaba goormey iiraan noqotay dal shiici ah oo cadaawad uqaba asxaabtii rasuulka nnkh, muxuusa yahay madhabka shiicigu, goormuu bilowday, meequu uqaybsamaa, maxaysa aaminsanyihiin shiicadu, wa amxaymadhabka ahlulbeydka, suaalahaas iyo kuwa kale ayaan uga jawaabi doonaaa muqaalka daqiiqadaha soo socda , halkaad iga daawanaysaan waa Hayaan kusoo dhawaada sxbayaal muqaalka maanta. ku soo channels...
Qisada Namruud | qofkii ugu horeeyay ee Ilaahnimo sheegta | @Hayaan_21
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Waxa uu ahaa boqor islawayn, madax adag ku tagri fala awoodihiisa, waxa uu ku xad gudbay waxkasta oo xiligiisii jiray ilaa uu dulmigiisu gaarsiiyo inuu allahii koonkaan abuurtay uu ku xad gudbo, waa qofkii ugu horeeyay ee inta la ogyahay tariikhda adamaha ilaahnima sheegta, qisada aan maanta ka hadleeno waa Namruud ninkii rabinimada sheegtay, haddaba waa kuma namruud, maxay tahay qisadiisu, awo...
Been faaftay | Sidee loo Sumcad xumeeyay Kalsoonida @Hayaan_21
มุมมอง 1132 หลายเดือนก่อน
Asc cidna haku kalsoonaan, cidna kalsooni ha uqaadin, cidna ha isku aaminin, erayadaani inbadan ayay dhagaheena ka bateen wxana inagu waalay dhalinyaro soo maqlay gaal leh cidna haku kalsoonaan oo cabaadaya, iyaguna hubin kuma samayne way iskga wardiyeen cidna haku kalsoonaan, iyagoo marba sheeko yar oo bilaa macna ah xusaya, waana mushkilada ay leedahay inaad cid gaar ah iska daba socoto oo dh...
Ma ogtahay Sababta aad u walwalsho? #depression @Hayaan_21
มุมมอง 8572 หลายเดือนก่อน
Ma ogtahay Sababta aad u walwalsho? #depression @Hayaan_21
XAQIIQDA XABSIGA JINNIGA/ اسطورة مدينة النحاس المرعبة @Hayaan_21
มุมมอง 1.5K2 หลายเดือนก่อน
XAQIIQDA XABSIGA JINNIGA/ اسطورة مدينة النحاس المرعبة @Hayaan_21
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON🤯🤯🤯/ Black Magic @Hayaan_21 #blackmagic
มุมมอง 1932 หลายเดือนก่อน
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON🤯🤯🤯/ Black Magic @Hayaan_21 #blackmagic
Xaqiiqda Saddex Xagalka Shaydaanka/ #Bermudatraingale @Hayaan_21
มุมมอง 2652 หลายเดือนก่อน
Xaqiiqda Saddex Xagalka Shaydaanka/ #Bermudatraingale @Hayaan_21
Sidee baan Englishka isku baray anigoo Dalkii Jooga? @Hayaan_21
มุมมอง 1962 หลายเดือนก่อน
Sidee baan Englishka isku baray anigoo Dalkii Jooga? @Hayaan_21
maxay doqomadu ugu maleeyaan inay ka caqli badanyihiin dadka kale? @Hayaan_21 #dunningkrugereffect
มุมมอง 1663 หลายเดือนก่อน
maxay doqomadu ugu maleeyaan inay ka caqli badanyihiin dadka kale? @Hayaan_21 #dunningkrugereffect
Maxaa ku dhacay ninkii isku dayay inuu soo ogaado Yajuuj iyo Maajuuj?🤯🤯🤯🤯🤯 @Hayaan_21
มุมมอง 9K3 หลายเดือนก่อน
Maxaa ku dhacay ninkii isku dayay inuu soo ogaado Yajuuj iyo Maajuuj?🤯🤯🤯🤯🤯 @Hayaan_21
Somalidu Carab mise Afrikaan🤯🤯🤯 | @Hayaan_21
มุมมอง 7553 หลายเดือนก่อน
Somalidu Carab mise Afrikaan🤯🤯🤯 | @Hayaan_21
Maxay Jaamacaduhu kaa qariyeen oo aadan ogayn?🤯🤯😨😨 | @Hayaan_21
มุมมอง 2203 หลายเดือนก่อน
Maxay Jaamacaduhu kaa qariyeen oo aadan ogayn?🤯🤯😨😨 | @Hayaan_21
Bollywood iyo sumcad dilka Islaamka | Bollywood #hayaan
มุมมอง 613 หลายเดือนก่อน
Bollywood iyo sumcad dilka Islaamka | Bollywood #hayaan
JEELKA SHAYAADIINTA/ بئر برهوت
มุมมอง 15K3 หลายเดือนก่อน
JEELKA SHAYAADIINTA/ بئر برهوت
DUCADA MAALINKA CARAFO.
มุมมอง 204 หลายเดือนก่อน
DUCADA MAALINKA CARAFO.
SALAAD DAMBE IMA DHAAFIN, MARKAAN BUUGAAN AQRIYAY🤯 | فاتتني الصلاة
มุมมอง 3634 หลายเดือนก่อน
SALAAD DAMBE IMA DHAAFIN, MARKAAN BUUGAAN AQRIYAY🤯 | فاتتني الصلاة
TABAHA AKHRISKA Q1/SIRTA KOWNKA #hayaan
มุมมอง 1824 หลายเดือนก่อน
TABAHA AKHRISKA Q1/SIRTA KOWNKA #hayaan
Faa'iidada kalahaada subaxa hore / Sirta nolosha.
มุมมอง 4644 หลายเดือนก่อน
Faa'iidada kalahaada subaxa hore / Sirta nolosha.
Xaqiiqda Naxdinta Leh Ee Ku Saabsan Schooladeena.
มุมมอง 714 หลายเดือนก่อน
Xaqiiqda Naxdinta Leh Ee Ku Saabsan Schooladeena.
SHEEKADA GUUSHA BASHAR DHEERE. #bashardheere
มุมมอง 884 หลายเดือนก่อน
SHEEKADA GUUSHA BASHAR DHEERE. #bashardheere
Guul Laguma Gaaro Rajo! #guusha #success
มุมมอง 845 หลายเดือนก่อน
Guul Laguma Gaaro Rajo! #guusha #success