ความคิดเห็น •

  • @NoName-fy9in
    @NoName-fy9in 8 ปีที่แล้ว +7

    I never post comments before but, I couldn't resist but to leave comment. I believe if every household would act and learn from this powerful and meaningful lecture would end up leaving peaceful and happiness and prosperity. I wish every man could understand his woman the way you do. I'm hoping your beautiful positive message can spread to every Somali family. I listen to most of our sheikhs and mostly they in courage the wife to do better and if one is trying to do better and the other is not trying to do better. The wife will discourage and that's not what any wife would want. May Allah reward you in-return Ameen. Thank you walalo

  • @ayanhassan6102
    @ayanhassan6102 9 ปีที่แล้ว +1

    Waaw.Masha Allah.Walaalkeey kheyr Allaha ku siiyo sidaad u waaninaysid wiilasha walaalahaaga.Masha Allaha xaaskaaga waa nasiib badan tahay.Wiilashadeena waxay u maleeyaan in waxaad sheegtay ee tahay dhaqanka cadaanka.

  • @riyaanmohamed3392
    @riyaanmohamed3392 8 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah halkanaa nimcoyin ku dhuqaysan walalayaal mana laysla wadagaayo cawa waan faidaystay walahi qodob walbo uu dul istaago walalkeen wan daremayey ilahow nokaa xifdi oo ado kale nokaa badi jazakallahu khayran walalkeen cawan ku bartay wana so dhaweynayaa fikradahaaga qaaliga ah inbadan barasho wanagsan walalkey!!

  • @faadumafaaduma6014
    @faadumafaaduma6014 8 ปีที่แล้ว

    maashallaah siduu ilaahay u uumay naagaha iyo sideey wax u sheegaan sida dhibta ah ayaad ka hadashay nimanka 100/95 way liidaan naagahooda qeer allaha ku siiyo dhabta ayaad taabatay mar walba waxaa fiican in labadaba ay is qadariyaan 50 sano hadduu ku qabo ma sameeyaan sida diinta waayo diinta aad ayay u qadarrisay naagaha laakiin nimankeena ayaa niyada naga dilay aad ayaad u mahadsantahay qeer allaha ku siiyo aamiin

  • @cuudabdi4988
    @cuudabdi4988 8 ปีที่แล้ว

    sha allah illahay ha ku barakeeyo caqliga waxaad sameeysay waxa aad u fiican waan loo bahanyahay in laga hadlo markastaa famlijad wll thankz

  • @daaniyaabdi9657
    @daaniyaabdi9657 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah wll allaha kuxafido sida waxad uga hadashe inad ogtahay okle gabdhaha qalbigoda waxa kujiro masha allah rago dhan sidado kle allaha kadhigo caqligaga iyo xikmadadana allaha kubarakeyo hana ku ziyadiyo aamiin

  • @runishmohmed7563
    @runishmohmed7563 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah abti meel fcn ayad ka tabatay sax nimanka wey islawen yihiin mana fcno taas lawada lamane wa ine isku mid naqdaan isku fikir na ahadaan thnks abti

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 8 ปีที่แล้ว

    masha allah illahay ajar ha kaasiyo wilasha ama raga somaliyeedna kuwo kaa faa.ida illahay ha ka dhigo aamin

  • @bisharomaanshaallahjazaaka9203
    @bisharomaanshaallahjazaaka9203 8 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah walaalkay jazaakallahu khayr ilahay aqligaaga ha kuu barakeeyo waxaan kugu tilmaamo ma garanayo

  • @khadriinacooking8223
    @khadriinacooking8223 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaaaaah alle ha kaaa abaal mariyo wallgay ayub

  • @Fatxi1430
    @Fatxi1430 8 ปีที่แล้ว

    asc mashalah jisakalah qera ilahey ha ku barkeyo janalkaga wan ka helay waxa wada hol wanagsan figaradada at ku deeqaday walalaha somaliyed walal wa mahadasantahay by

  • @sagaljamali802
    @sagaljamali802 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jasaa aka Allah khyr akhii casiiis

  • @iqroaxmed2620
    @iqroaxmed2620 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll aad ban cashiradada uga helaa mahadsanid

  • @sucdihashi52
    @sucdihashi52 4 ปีที่แล้ว

    Asc fadlan sharecada islamka wakhtisi aad kubaratid ayadu aad beykuanfaceysa waa iga waano fadlan

  • @iintizaaraliali8090
    @iintizaaraliali8090 7 ปีที่แล้ว

    macha Allah wllky ❤Big respect💯😘 illahay ha ka dhowro My brother THANK YOU!

  • @abdisalaam2020
    @abdisalaam2020 6 ปีที่แล้ว

    asc wll ayuub waankusalamay wll waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo aan wali guursan waxaa marwalba maskaxdayda kujirta inaan nolosha horumarkagaadho inta aana guursan jaamacad ayaan dhiganayay markaan mudo dhiganayay sanad way ii cuntami wayday waxaana arkay inaad horumarkaan doonayay inaan si dhakhso ah ugaadho aan ka habsaamay waxaan bilaabay inaan dire walnimo barto liisan ayaan qaatay hada rabitaankaygii waxaan kadhigay inaan liisankaas kushaqaysto
    marka talo bixin ayaan kaa rabaa

  • @farhiyaabshir4841
    @farhiyaabshir4841 8 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Akhii fikradahga wx bdn bn ka faiidnay wd ku mhdsnthy, lkin raga iyo dumarka wa simanyihin ama ma jirto 50 iyo100 waa lga shakin krah wxad kawdid yare wadixi?

  • @mumtazaddey7656
    @mumtazaddey7656 8 ปีที่แล้ว

    maasha alaah jazakaaka laah kheir aqii

  • @dalmaryare4848
    @dalmaryare4848 8 ปีที่แล้ว

    ayub yusuf sakin waad mahadsanthy wll waxaan ku weydiinaa mesha aan nka helayo labada buug aad qortay mahadsanid

  • @maariyahassan2320
    @maariyahassan2320 8 ปีที่แล้ว

    thnks walalkyga aan jeclahay Ayub yusuf

  • @haniwaaruntaahani9652
    @haniwaaruntaahani9652 9 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxad ka hadashey runta mahadsnid

  • @fartunbare8796
    @fartunbare8796 3 ปีที่แล้ว

    MashAllah good job👍💯💕

  • @sucdihashi52
    @sucdihashi52 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan baaritaakusame raga iyo dumarku iney simanyihin baritan sharecada islamka

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 8 ปีที่แล้ว

    Walal Masha Allah waa muxadaro wanaagsan, Lakin waxan karajaynayaa inay fahman nimanka Somaliyeed ay wax ka badalaan in badan oo qaldaneyd oo horay loogu dhaqmi jiray. Walal Adigana waxan umalaynaa inaad Dhaqankale inaad waxka fahamtay. JZK ALLAH.

  • @fardosashekh6272
    @fardosashekh6272 8 ปีที่แล้ว

    manshallha ale haku dowroo aduun iyo akhiro

  • @maryamshiikhdoon5131
    @maryamshiikhdoon5131 8 ปีที่แล้ว

    asc walalkay ayuub yusuf sakiin aadaa umahadsantahy sida wanaagsan aad nogusogudbisay waana kaga mahadnaqaya

  • @nadifohaji9223
    @nadifohaji9223 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllo mhd snd walalayal
    igu duceeya inuu allah isiiyo nin sida ayub ufahmay nolosha barakallah huno

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว

    asc walalkey sharaftaban aad badumahad santahay jazakallahu kheyr

  • @saadoascwalaalmohamed4675
    @saadoascwalaalmohamed4675 9 ปีที่แล้ว +2

    asc ayuub walaalkey aad ayaad umahadsan tahay waxaa tahay qof caddaalad usameynaayo dadkiisa ayuub illaahey dartiisa ayaan kuu jecelnahay walaal qaali walaal ayuub mahadsanid

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin 9 ปีที่แล้ว +2

      +Saado asc walaal Mohamed Wcs walaal mahadsanid inbadan..Alle haku dhowro..

    • @saynabcali5048
      @saynabcali5048 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin asc walaakey ayub

    • @ashaadan6827
      @ashaadan6827 6 ปีที่แล้ว

      Saado asc walaal Mohamed p

    • @xamdaxuseen4362
      @xamdaxuseen4362 6 ปีที่แล้ว

      Mashaa allaah ayub yosuf sikiin ilaahay hakuxifdiyo sida wanaagsan ee aad waxa nogusogudbiso barakalaah

  • @abdihakimelhejj9589
    @abdihakimelhejj9589 8 ปีที่แล้ว

    jazakallahul Kheyr walalo

  • @jamieradman4526
    @jamieradman4526 7 ปีที่แล้ว

    Maashallah noolo walaal waano waad dhamysay

  • @husseinmaalim527
    @husseinmaalim527 8 ปีที่แล้ว

    walal mansha allaha hadi wiilasha somalida lahililah sidas guri madumilahey jasakumulah

  • @saynabcali5048
    @saynabcali5048 7 ปีที่แล้ว

    asc walalkeyga qaliga ad bad umahadsantahay ayub ilaahay ha ku xifdiiyo

  • @laylaabdulkadir2314
    @laylaabdulkadir2314 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah walal thanks

  • @farxiyoahmed6450
    @farxiyoahmed6450 8 ปีที่แล้ว

    aaaad baa u madahsantahay maa shaa alaah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 8 ปีที่แล้ว

    mashaallah walal mahadsanid

  • @فرحأحمد-ش6ض
    @فرحأحمد-ش6ض 8 ปีที่แล้ว

    mashaallh alle haku xafido wllky

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 5 ปีที่แล้ว

    Sax weyen runti wllhi wall mcn

  • @monafoood7281
    @monafoood7281 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah walaalkay ayuub

  • @guulwadetv5946
    @guulwadetv5946 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @xafzaxussein5410
    @xafzaxussein5410 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah jasaaka llah

  • @hafsahassanahmed7514
    @hafsahassanahmed7514 8 ปีที่แล้ว

    Masha all allah ku la jeclaado wanaga

    • @ubaxqalanjo1782
      @ubaxqalanjo1782 7 ปีที่แล้ว

      masha allah il xun kuma aragto ilaheey ha ku xifdiyo

  • @farxiyoahmed6450
    @farxiyoahmed6450 8 ปีที่แล้ว

    kama dhargo fijdiyowga aaadka umacaan ilaah haku barakeeyo

  • @abdihakiin9985
    @abdihakiin9985 9 ปีที่แล้ว

    asc walal sare mahadsanid

    • @degodego3250
      @degodego3250 8 ปีที่แล้ว

      masha allah nahasasanid

  • @ziadabdilahi793
    @ziadabdilahi793 8 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad ayaad umahasantahay walaal xal wayn keenayaa yuotube

  • @hoodoxassan1370
    @hoodoxassan1370 8 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @abuukarabdirahman6704
    @abuukarabdirahman6704 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @fadumofarah2581
    @fadumofarah2581 8 ปีที่แล้ว

    masha allaaaah

  • @saciidojamal2041
    @saciidojamal2041 8 ปีที่แล้ว

    maxa adiga hussein maka mid tihid miyaa raga somalida ah kk

  • @mubtasimcabdi1232
    @mubtasimcabdi1232 7 ปีที่แล้ว

    mocha alaha

  • @maryanmahamud1421
    @maryanmahamud1421 8 ปีที่แล้ว

    wad mahd santahy wll

  • @samiraadam4236
    @samiraadam4236 7 ปีที่แล้ว

    Siiwacan AYAAD nolatalisay illaahay haka jisa isiyo

  • @halimaomar7358
    @halimaomar7358 8 ปีที่แล้ว

    jaceylka wl wuu dhamaadaa qofka haduu markasta hadsl xun kudhoho

  • @arawelob7084
    @arawelob7084 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @nasromaxmad8402
    @nasromaxmad8402 7 ปีที่แล้ว

    haisdalin shaqa wila Somali sidaas manoqonaayo waaye wuxuu jecelhay in uu kubahdilaayo intaas ayuu yaqana bas

  • @abdinasirismail3371
    @abdinasirismail3371 8 ปีที่แล้ว

    For some odd reason I cant take this guy serious. He does not seem genuine.