Xasan Sheekh iyo Dowladdiisa oo lagu eeddeeyay 7 arrimood oo ay xatooyo iyo xabaalluhu ku jiran.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 5 วันที่ผ่านมา +6

    Xasanshiqa. Ha isacasilo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 5 วันที่ผ่านมา +5

    tuug waa tuug uun xasan xabaalo qote iimaanka alle haka qaadee xildhibaanana meesha majoogaan waa tuug iyaguna nacalad alle hakudhacdee

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 วันที่ผ่านมา +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowladi wey bahalodey wey fashil tan hantidi umada somaliyad qaburihi meydki xajki xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 5 วันที่ผ่านมา +2

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤❤❤

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 5 วันที่ผ่านมา +2

    Musabixi waa odaywaalan

  • @seed3966
    @seed3966 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aac

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 5 วันที่ผ่านมา +2

    Xildhibaanad Haday alkacabisijiro laalush waxmadar aaqiraxasuusat

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa soomaaliya hogo baya ku rideen oo maanta dalka lagu wareejiye hogo buu ku rideye😉

  • @seed3966
    @seed3966 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aac 😎😎😎. Hal xaaraana ah nirig xalaala ma dhasho waxaa kuxun xasan maxamud baarlaman ku sheega ee laalush umada mustaqbal keeyda ddhaafsanata

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 วันที่ผ่านมา

    Dayaxa dalanuurushe viva wadani la holin waaye❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴✅👏🏻🫶🏽

  • @bby6
    @bby6 5 วันที่ผ่านมา

    Hassan munaafaq wa u fashilmay brother asaga head of state ah asaga masuliyada qaadaya

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan.sheekh.wuxu.iska
    Dhaadhiciyey.hadaad.lacag
    Badan.haysato.baarlaman.
    Iyo.cid.walba.oo.fahta.inuu
    Lacag.Ku.aamu.siiyo
    Amarkaga.ayaa.socon
    Xasan.qoslaaye.ka.daab
    Shisheeye.u.shaqeeya.ayad.
    Tahay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 วันที่ผ่านมา

    Xildhibanada lalush laqaato waa mid Damirkooda dadkooda dalkooda iyo iney lamid noqdaan kuwa Kitabkii lagu dhariyay beeniyay,waxa eey katageyn Dagalada sokeya ee lamalgalinayo Kooxda HSM u soo dalaalasho,Hanti dhowr oo ah oo u sheego Nidamka loo maraay xarashka Hantidii qaranka Safaradii Tanzaniya oo ah dal nagta hogamisa iyo kuwi kahoreyaybo Somali Naceyb,kacdonki Nrb kadhacay Sheegtay Somalida in eey Khawarij iyo kuwa kusifowbay tuugo mudan in hantidooda lawa dhaco,Kuwa xilalka loo dhiibayna laga qaado.

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ale ha kashifo nin boob iyo socod ku jira weye dagaladana isagaa ka danbeyo badana saga iibiyey aloow na dhaafi askartiina dhamee alshabaab buu u loogay ha dhacdo

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 วันที่ผ่านมา

    Denbiyada dawladani shacabka iyo Dalka ka gashay,
    7 maahee, waa tirabeel,
    Lamana tirinkaro, dawlad shaqaysaa ma jirto,
    Xasan baa u sarreeya
    Xasan baa u hooseeya.
    Dawladdu waa xasan oo
    Safaro iyo lacag urursi ku jira,
    Iyo dhulboob,iyo xabaala quf

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 5 วันที่ผ่านมา

    Midhkuma dhexjiro waa dadcuqdadeysan