ความคิดเห็น •

  • @abukar6
    @abukar6 25 วันที่ผ่านมา +2

    Lacama heleysan qof iyo cod ayey noqee dorashadu ee dadkina dhinac ka raca😂😂😂

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 25 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks guys

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ma ka dhabaa mise lacag bay rabaan. bal aan eegno halkay ku dambayso.

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 25 วันที่ผ่านมา +1

    $5000 oo dollar waxa ay quudin kartaa 50 qoys oo saboola

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 25 วันที่ผ่านมา

    Waa mushruucxay ka soo qaateen Abii Ahmed iyo Muuse Biixi waan idinja diidnay yaa xildhibaan tuugo ah oo rabo in ay dalka xaraashaan.

  • @mohamedbashir4772
    @mohamedbashir4772 25 วันที่ผ่านมา

    Huun guuri soon calooshood uu shaqeeste oo hogamiya far major ciilaan soo direy ilmaa itobiya

  • @AliHassan-iq9gv
    @AliHassan-iq9gv 25 วันที่ผ่านมา +1

    Too late

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 25 วันที่ผ่านมา

    Wali lama Arag Madaxwayne iyo -
    Raysal waraha oo ka hadlaya -
    Dagaalada iyo dhibaatada Dadka
    Somaliyeed dhexyaal

  • @Usfftte
    @Usfftte 25 วันที่ผ่านมา

    Khaaaqlayaashiii jeebkii aa martay intee jiri jirtay

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 25 วันที่ผ่านมา +1

    Adinkoo dowlad wanaagsan haysta ayaad laaluush qaadateen ee khaylada nagala taga.

  • @GaneyiftiinBoy
    @GaneyiftiinBoy 25 วันที่ผ่านมา

    Kkk ma hada ayaa so kacdeen

  • @mohamedbashir4772
    @mohamedbashir4772 25 วันที่ผ่านมา

    Itobiya maad nooga iibinee maa karuunbaa aad tuuladada

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii 25 วันที่ผ่านมา

    Sax

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh 25 วันที่ผ่านมา

    iilmaha itoopiya Miya
    Abiy Ahmed ma lacaag ku siiyay

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh 25 วันที่ผ่านมา

    Tuug oo shiissheeye uu shaqeyo ma dageeysan karo 😂

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 24 วันที่ผ่านมา

    SHICIB MIYAA KUWAAS AYAKAA LA ISKU XASUUQIN DHIB HADDUU DHACA DHAQSO WAY CARARIN DAL SHIIYE IN AY KU SHINTAAN BAY RABAAN

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 25 วันที่ผ่านมา +1

    You are too late

  • @saladabdallah4045
    @saladabdallah4045 25 วันที่ผ่านมา

    Aniga wan yabe barlamanka Waxa been ah ayaa isku imadey war ummda somaliyed been ah u shegina

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 25 วันที่ผ่านมา

    Idinkaa noo keenay madaxiina ale haka shubo dhibka nasoo garay tuugada bahan idin laa sidii barigii hore hadana cidankii buu layey idinkana idinku darye casila manta tuugada bahan

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 24 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya ayaa idinka dhex qeylineysa ducufayahay araga xun🤮🤮