WAREYSIGA CABDI SACIID OO QABSADAY BARAHA BULSHADA, MUXUU KA YRI AWOOD LA'AANTA DF, QALAD IYO SAX...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 24 วันที่ผ่านมา +11

    Dal. Jir. Waa. Bal waaaN. Good luck ❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 24 วันที่ผ่านมา +8

    ABDI SACIID WAA WASIIRKII ARIMAHA DIBADA EE DAWLADII FARMAAJO WAA AQOON YAHAN KANA SHAQEEYA HADDA URURKA ISLAAMKA

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 24 วันที่ผ่านมา +6

    Iyo Wuxuu kale uu sheegay Abdi Siciid Wuxuu Yiri Hadii dowladii Hassan sheikh uu heshiis qarsoodi layeeshay in Badda Somalia ay Ethopia inoo ilaaliso taas ayuu aad uga careesnaa Abdi Siciid

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 วันที่ผ่านมา +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halane007
    @halane007 24 วันที่ผ่านมา +4

    Wasiirka hore xaqiiqada taagan ayuu ka hadkey

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 24 วันที่ผ่านมา +5

    Kooxda xaraash qaran e hada xilka hayso aqli yaridooda caadi mahan iyo xigmad yaridooda waayo cabdi siciid hadalkiisu wa gubaabo iyo xasnow itoopiyo iskaceli anigu saan u fahmay. Iyo say tahay labuduba

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 24 วันที่ผ่านมา +5

    Runtuu ka hadlay, xaqiiqaduu ka hadlay, geesi geesi dhalay weeye.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f 24 วันที่ผ่านมา +3

    Gartaas waa naqday❤❤❤

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 24 วันที่ผ่านมา +4

    BALWAAN WA RUNTAA CADOWGA DHABARKA KAJIBI

  • @Unknown-Jdjd
    @Unknown-Jdjd 23 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Mudane! Runta ayaan kugu jeclahay. Guuleyso waligaa! Aamiin

  • @seed3966
    @seed3966 24 วันที่ผ่านมา +2

    🫵🫵🫵 Waa run waa nin wata mabdaii heylesalase xasan iyo kooxdiisu ineyna iska celin garin xasan hadaladiisii ugu danbeeyey waad karaneysaan saaxiibo yaan nahay walaaladsyo bad umadiidanin niicdiisii waad ogtihiin 🫵🫵🫵🫵🫵

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wa runta wasir abdi saciid wa runtis shbb dacish ba iska dhicin karah ebay ahmed Ethiopia wu wado wlkn abdulahi balwan dawadan bahalodey fashilan tay oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid boobka dhulka hantida umada somaliyad qaburihi meydki xajki iyo qabilada somaliyad leys ku diro madax laysgu galiyo

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 24 วันที่ผ่านมา

    WCS WALAAL ABDULLAHI BALWAAN WADANNI 🇲🇵👑🐎JIMCO MUBAARIK 📿

  • @saciidbereed2311
    @saciidbereed2311 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waa hadal canan ah ama dhaliin ah

  • @Man19699
    @Man19699 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dam jadiid & qashinka hogaamiyaba waa wax aan waxna ka xishoonin,horor.

  • @Bilesalaad-nn3cw
    @Bilesalaad-nn3cw 23 วันที่ผ่านมา

    fadlan nosoogudbi lanbakaaga waxan jognaa cabusuwaaq waxankuuhayna warkusabsan somaliya

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiirka Waaruntiisa Argagixisada USA Ayaakuqarabanjirey Waanalagudbey Waqtigaas,Wadanka XASAN Dhiqo Halagabadbaadsho Fuleygaxun

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 24 วันที่ผ่านมา

    WAA SHABAAB DOWLADOODA OO DHAN
    WADANKAAN WAA KUWII ETHIOPIA U GACAN GELIYAY
    WASAQ.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 24 วันที่ผ่านมา

    WAA SAAS WAR RAGGE LA'AAN
    MANIHIIN XASAN SHEEKH
    BANE KURSIGA DHULJA LADHACDEY ASALKEENI SOMALIYEED

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 24 วันที่ผ่านมา +1

    Kooxda damu jadiid iyo xassan gurgurte WA jilicsan yhinn Wana tuugo dalka wa inay isaga tagaano

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 24 วันที่ผ่านมา

    Waxaan qabaa in MW Xasan Sheekh uu 100% ka saxsanyahay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda xiliggii Farmaajo.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 24 วันที่ผ่านมา +2

    kkkkkkkkk daawladu iyadaa saxeexday si adag ulamahadlikaro waayo waxbaa fashilinaya marka soomaaliyeey wax ma fahantaan tuugadan

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt 24 วันที่ผ่านมา

    Wallah runta ayuu ku hadlay

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka qaar waxey rabaan in la gumeysto oo eey gacma hoorsadaan, xabashi iney damacdo dalkeena waa wax loo yeelay, Intuu xasan isleeyahay Farmajo ku xumeey asi lee uusan ceel ku dhicin

  • @maxamedaxmedabusumayo5752
    @maxamedaxmedabusumayo5752 22 วันที่ผ่านมา

    Balawaan waat qaldatay wax layiraado argagaxiso ma jiro waayo waa maruuc galbeyt iyo mareykan kuusameyeen waat araktaa dhaalibaan 20 sano ayey joogen wax lagu magacaawo neto dowalad iyo ciidan hageey kabexeen?

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 24 วันที่ผ่านมา +1

    It was conspiracy interview . Waxaayna u turjumeen meel qaldan.

  • @Bilesalaad-nn3cw
    @Bilesalaad-nn3cw 23 วันที่ผ่านมา

    magacaygu waa dr bile salaad diini iyo maxamad caydiid muhumad nose jawaab sidagdag ah

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 24 วันที่ผ่านมา

    Cadowkaga cadowkiisu waa saxiibkaa inu iskujabiyu rabbaa waa labo mayal adag iska horkeen labada xagjir

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 24 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiiq samalia qof loo jajin maayo yaa loo joojoojin ethpaya maa joojinaa

  • @user-ho7vx2ot6u
    @user-ho7vx2ot6u 24 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely

  • @salahahmed2091
    @salahahmed2091 24 วันที่ผ่านมา

    Ogadeenku waa dad qani ku ah
    Afka somaaliga waxaa cadeyn u ah gabayada
    Iyo erey bixinta
    Bal hada eeg balwaan
    Wuxuu aad ugu celceliyey
    Ereyga nafis siyasadeed
    Ereygaasi wuxuu soo caan baxey dagaalkii sool markuu
    Socdey ee somaliland
    DDS
    Ku eedeysay iney tagerayaan
    Dhulbahante
    Ayuu ina cagjar
    Ugu jawaabey muuse biixi
    Waxey donayaan nafis siyaasadeed
    Kalmadii maanta wariya kasta
    Ama siyaasi kasta ayaa isticmaala

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 24 วันที่ผ่านมา

    Waa nin daad qaaday xunbo cuskay dalkeena intay itopian qqdan lahaayeen shabaab ha qaato miyay kuu kala ilko qaboowyihiin

  • @agedigedi2075
    @agedigedi2075 24 วันที่ผ่านมา

    Balwaan:::
    Falaari sebiq sebiq kaagama baxdo Adiga Balwaan ahna arintan waa kaa weyn tahay oo aqoonteeda ma lihid waxbaa la tageeraa ayuunbaad maqashay iyo Naceeb Xasan Sheekh Hadalkaas iyo hadaladan Kooxdan ka soo baxayo iyo qoraaladan buugaagta la qorayo iyo shirarka Ethopia lala galayo kuliba waa wada xiriiraan Ninkan iyo kuwa kaleba ABY lama Dagaalsana ee waa boor isku qaris Siyaasadoodana waxaa ay Noqotey Siyaasad ah Xamar ha gubato Dagaalna yeyna ka bixin marba haddii aan anagu Maamuleyn.
    Tusaale waxaa kugu filan Dhacdooyinka iska Dabo yimid ee kala ah:::
    Dareewalkii Guddomiyaha Barlamaankii hore Mursal, Dareewalkii Formajo, Nageeye iyo intii la socotey iyo la Taliyahii Formajo oo fikradan qabo, Hadalkii Formajo Tuulada ayaa loo noqonayaa ka aamusnaanta inta Xasan iyo Xamza la Dagaalamayaan Ethopia Wareersan intuba waxaa ay ku Tusaysaa Quusasho.

  • @khada917
    @khada917 24 วันที่ผ่านมา

    Cabdi siciid anaga isku meel kasoo jeedna waa khawarij siyaasadeed inuu khawaarij diineed taageero waa wax la filan karo.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 24 วันที่ผ่านมา +1

      kkkkkkkkkkk iska hadle hadaanu xasan xabaalo qote itoobiya iska celinkarin raga iska dhicinkaea haku wareejiyo xilka xayawaan kan dameeraha uun yaqaan ee aan daawlad nimo shaqo ku lahaayn isagaana saxeexay bada xasan waana tuug madharge ah

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 23 วันที่ผ่านมา

    Naf lacaarid
    Alshabaab iyo Itoobiya way is yaqaana Somalia ayey wada joogaan.
    Alshabaab maxay Somalia uga saari waayeen

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 24 วันที่ผ่านมา

    KOOXDA QOWLEYSATADA " DAMULXARAAMI " CAQLIGODA WUU HOOYDAY AYAGOO WELI UMALEYNAYAAN IN MADAXWEYNE MAXAMAD CABDULAAHI FARMAAJO YHY MADAXWEYNAHA DALKA SOMALIA 😂😂😂
    NACALAA CAQLI MOORYAAN KU WADA YAAL 😂😂😂

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 22 วันที่ผ่านมา

    soomaali runta wey naceb tahay ninku runtuu idiinmsheegey dowlad wax iska celin karta ma heysano xataa halala heshiiyo 30 kadib hadii laqaban waayey halala heshiiyo oo haloo diro amxaarada

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 23 วันที่ผ่านมา

    Xasan hakaleexdo ee shabaab hasoogasho dagaalka micnaheeda faramaajo iyo afhayeenkiisa micnaheeda ethoopia marmarsimo in.aay usameeyaan ee bada ku qaadato xasan ayee ku ka jamayaan wadanka hasan.kaligiis malaha meeshaas mee.idinka gashay si aad xukunka ugu soo laabataan u maleey maayo reer xamar waxeey dhahaan jimco horteed ayaa caqli layeeshaa kkkkkkkkkkk

  • @AsilaJimale
    @AsilaJimale 23 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo ayey ku waashayn cudur xun ayaa wada haya tuugada damul xaaraan

  • @abdirizakhussein8449
    @abdirizakhussein8449 24 วันที่ผ่านมา +2

    Ruufiaan baatahay balwaan

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty 24 วันที่ผ่านมา

      MOORYAAN CAROODAY 😂😂😂