Xildhibaanada Barlaamnka Oo Ku Kacay Xasan sheekh, Mooshinka RW Xamse, qalqalka madaxtooyada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 29 วันที่ผ่านมา +9

    ALLAHA BADBAADIYO INTA XAQA JECEL ALLAHANA XAFIDO INTA JECEL XAQA ALAAHANA KA QABTO XASAN SHEEKH SHIRQOOLKA UUW U DHIGI DOONO INTA XQA JECEL ALAHA BADBAADIYO XILDHIBAANADAAS

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 29 วันที่ผ่านมา +7

    Xasan waa la cayrinayaa.
    Iscasil

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 29 วันที่ผ่านมา +7

    Xaq.bay.kushaqaynaayaan.xildhibaanadu.xasan.baa.itoobiya.ushaqaynaaya

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 29 วันที่ผ่านมา +3

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 29 วันที่ผ่านมา +3

    xildhimaanadu haday soo toosen wa alxamdulilaah oo sixirki ilaahay kafuray

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 29 วันที่ผ่านมา +4

    Xildhibanada wa in ay xasan dhiqo ridan iyo xunufadisa awalba barlamanki ugu.musuqmSuqa badna ayey ahayene

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 29 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 29 วันที่ผ่านมา +3

    xasan sheekh xilka halaga qaado dee xamse markihoreba xil mahayn xasan bu sawir u ahaa

  • @shukriali9226
    @shukriali9226 29 วันที่ผ่านมา +2

    bari ayagoo wax kale ku hadlay yaana arkin keep going

    • @user-xs4ib5xn7d
      @user-xs4ib5xn7d 29 วันที่ผ่านมา

      Waryaa.xamsaa.eedaleh.mase.
      Xasan.labawajiile..yaabahbahle

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 28 วันที่ผ่านมา

    Yaa dabada ka riixaayo ha dhihin shaqadooda waaye hada hadey soo badeena mar hore waxba may qaban hadana waa lacag doon ilaahey wadanka ha u gargaaro ☝🏻🤲

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 29 วันที่ผ่านมา +4

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhibanid barlamanka federal somali moshin xasan gorgurde marxun xamza wa u dhamatay wey kudaya wlkn abdulahi balwan xildhibanada waxey yiradan away ciidanka xoga dalka somaliyad hanti umada somaliyad badi dadka islamad dadkodi dhintay iskool bulisaya isbitalka xoga qaburihi meydki maxa u fuqsaneysan xasan gorgurde marxun xamza wa udhamatay wey ku dayan wlkn abdulahi balwan taandhanda aya lo labayan dorashadi qof cod dagalki shbb dacish dagalki Ethiopia badi kuli fashil iyo cab bey ku so dhamadan

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 29 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan rabnaa la xisabtan

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 29 วันที่ผ่านมา +2

    Anigu waxaan u arkaa xildhibaanada in bustard hayso oo ay rabaan lacagtii mooshinka

    • @user-ol7ih8po7h
      @user-ol7ih8po7h 29 วันที่ผ่านมา +1

      Agree With You, Waajebdilaaceen OO waa Dhaqaaledoon imankaybelen bro

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi 29 วันที่ผ่านมา

      @@user-ol7ih8po7h saxiix

  • @mhashi7824
    @mhashi7824 29 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdullaahi baarlamaan danaystayaal dalka khar geliyey, sharcigii qashinka ku tuuray. Qayladoodu waa inta afka loo buuxinayo. Sidaas darteed xildhibaanadu calooshooda u shaqaystaal xasan iyo kooxdiisu ku shaqaystaan.

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 29 วันที่ผ่านมา

    Asc wlle wn ku salamy

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 29 วันที่ผ่านมา

    May Allah open their other eye 👁🤲🏽👁

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wejigiisa waxa ka muuqata nacdal

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h 29 วันที่ผ่านมา

    Tuugo Ilahey kafurten,Umada SOMALIYEED iyagaa ukeney XASAN BAQTI Usajuude, hadey wadaniyiin iskadhigayaan udirnaxayo Dadka Dalka &Diinta,XASAN Bilacaleykum Laaydhamaantooda waligaba wadleynjirte kuwa wanaagakuugala,Wbt

  • @shukriali9226
    @shukriali9226 29 วันที่ผ่านมา +2

    Ma ka runba mise xoogaagi la siin jiray bay Ramayana????

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u 29 วันที่ผ่านมา +1

    Hala cayriyo qofkan wejiga xun le

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 29 วันที่ผ่านมา

    Asc xildhibaanda lacag laan ayaa heeyso

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 29 วันที่ผ่านมา

    Xasan 💀😂

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 29 วันที่ผ่านมา +1

    scb kuwani baarlamaan maaha wa tuug dhimatay waayo marhoraay laxisaab ta.ilahaayeen hadaa lacag lasiinayaa kuwaan waa mooryan

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 29 วันที่ผ่านมา

    Balwaan xasan marku stress qado ayuu nafiis i tagay askart waddanka u dhawac msy kama warqab adan modoobe tuug barlamanka fadhiya oo a tiugtah ku maqan lacagt iyo.safar ninkii ahmed.uu sheegay safar intuu ku bixin la isigo.askart mushaar u karfhiyo waxaan la jirnaa.kuwaa waddan u dhamany dustur bu. Ku washau waa la waday mawadan nabad.xasan mental person waa inaad mushin ka keynta lacagtii wadaank maliyaad iyo ciidamada ha laga qaad waa.shabaab qorsan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 29 วันที่ผ่านมา

    Xamza waa in la eryaa

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 29 วันที่ผ่านมา +1

    Weligoodba ha qaylqayliyeen waxay ka bedeli karaan aa iska yar because waa baahan yihiin xoogaa baa loo balan qaadayaa even mala siinaayo

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 29 วันที่ผ่านมา

    Waxaa la yabanahay yeey matalan kuwa isku sheegaya xildhibaan, waxay matalaan calooshooda iyo kii xooga balaqa u tuuraya, wali mala arkay iyaga oo dadweynaha u hadlaya waxa ay rabaan. Maanta abi ahmed soo kireeystay oo la bacaac leeyihiin.

  • @mohamedadan8046
    @mohamedadan8046 29 วันที่ผ่านมา

    Caada qaadataayaalkaas hanoo sheegin beri ayaa laaluush la siinayaa

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 29 วันที่ผ่านมา

    Waxa.naga.dhexeeya
    Itoobiya.oon.Ku.wada.
    Hadalno.meesha.ma.yaalaan
    Soomaliyeey

  • @abdurahmanhaji2946
    @abdurahmanhaji2946 28 วันที่ผ่านมา

    (AF DABOLAN DAHAB)
    Al SHABAB IYO XILDHIBAANADA KEEBAA DARAN IN LAGA HORTAGO ?

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 29 วันที่ผ่านมา

    Dawlada.xasan.sheekh
    Ismaaciil.geele.ayaa.doonayey
    Inay.sidaa.ahaato.
    Xasan.talo..San.talada.
    Geele.ahayn.ma.qaato
    Soomaaliyey
    Ogaada

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 29 วันที่ผ่านมา

    Dal-xoreye beel😂😂😂😂

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 29 วันที่ผ่านมา

    Tuugo waaye lakin xasan sheikh baa katuugsan balan qaad been ah buu labo sano kusoo waday hada wxee rabaan lacagti aay soo deyn sadeen😅😅😅😅

  • @abdulkhadirmohamud342
    @abdulkhadirmohamud342 29 วันที่ผ่านมา

    BALWAAN. WAA WISHFUL THINKING. THEY ARE AFTER MONEY .FOR GET ABOUT THE PARLIAMENT

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 29 วันที่ผ่านมา +1

    Uraaye.yuutuber

  • @user-yo5hj3nr2n
    @user-yo5hj3nr2n 28 วันที่ผ่านมา

    XASAN BEENAALIHII CALOOSHIISA U SHAQAYSTAHA AHAA AYAA WAXAA KU TOOSAY EYDII U LOOGTAY DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED IYO DAWLADNIMADEENII IYAGOO KHIYAAMAY SHACABKA SOOMAALIYEED IYO MASUULIYADDII LOO DHAARYAYBA.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 29 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaanka somaliya sharci dajiyaalna ma'aha qarankana ma bad baadinayaan waa call 📞 Box kushuba lacagta maxaayeelay waakuwii iyaga oo aqoon buuxda u leh Xassan culusow uu lacagta kushubtay ee doortay sidaa awgeedna faa'ido malaha kuwaa mooryaanta ah mushaar xaaraan ah ayay iska qaataan wadankana waxba uguma fadhiyaane fuck of 😮😮😮
    maxaayeelay waa awoodii wadanka ogu sareysay maalin kastana wadankii qeyb kamid ah ayaa laxaraashayaa iyaga oo anan waxba laga weydiin. Aden mooryaan ayaa qol kuxareystay oo irida ufadhiya mana hadli karaan wax baqtiyay iska dheh!

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 29 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan xasn xaraash qaran baqti u sajuude ciidanka qaranka shirqool buu ku dhameeyay shabaabna wuu hubeeyay dalkana wuu gatay halaga qabto dalka tuuga