ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MARKHAATIGA NOOL IYO MUKHALASIINTA TURKI-GA?? & SAFAARADA SOOMAALIYA EE DALKA TURKI-GA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.พ. 2021
  • #SUBSCRIBE
    DHAKHAATIIRTA TURKI-GA . SIRTA DALAALAYDA SOMALIYEED IYO SAFAARADA SOOMAALIYA EE DALKA TURKI-GA.

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +2

    ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA
    Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very

  • @ahmedwarsame3333
    @ahmedwarsame3333 3 ปีที่แล้ว +22

    This is what call a true journalistic investigation. We need people like this, they speak for those who can’t speak for themselves and they expose those weak cheating folks.

    • @anisasheikdon1961
      @anisasheikdon1961 3 ปีที่แล้ว +1

      yeah this man is one of the best journalist of somali journalists

    • @ciisemahdi2590
      @ciisemahdi2590 3 ปีที่แล้ว

      Yes we need journalists like this

    • @bluered2803
      @bluered2803 2 ปีที่แล้ว +1

      War af soomaliga ku hadla xitaa hadii dhib idinku tahay isku daya maadama barnaamijka Af Soomali yahay. It is kind of odd to respond in English on a Somali program/video ( yacnii waa la yaab in barnaamij Af Soomaali ku baxayo Af Ingriis lagu rogaal celiyo!)

  • @aydarusfarhan2774
    @aydarusfarhan2774 3 ปีที่แล้ว +172

    Wax tahay muwadin somaliyeed iyo mid bili‘aadantinimo Allah ku xafdiyo
    Dar alle ku jclhy
    Somali Allah u gar gaaro

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว

      Wlal qali fadlan igu cwi subscribe mhdsnd

    • @QueenAMAL347
      @QueenAMAL347 3 ปีที่แล้ว

      ASC WALALYAL ISO BOQO SUBSCRIBE I SARA MAHADSANIDD youtu.be/watch?v=XmKTMXiJ4nE

    • @kowsarugas5009
      @kowsarugas5009 3 ปีที่แล้ว

      000

    • @ilowwixiihore5193
      @ilowwixiihore5193 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/_XMmIhx5_lw/w-d-xo.html

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kowsarugas5009 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo
      th-cam.com/video/wmWYfxV7Ff4/w-d-xo.html

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 ปีที่แล้ว +44

    Abdihaafid wll shaqsiyan waxaan ahay arday waxku barta wadanka Kazakhstan 🇰🇿
    Wax aan kawar hayo ayay ahayd arintaas dalka turkey 🇹🇷
    Laakin waxan ogaa inay dadka somalida ah warbaahintooda weliba kuwa jooga wadanka turkey ay kabaqayen
    Arin ayan idinla wadaagaya dalkan aan waxka barto gabadh nala joogtay oo somaliyada kelida ayuu dhagax kaga jiray wlhi bilaahi bilaash ayaa lagaga soosaaray inta laqalay mana jirto axmaqnimada intaas leegi wadankan Kazakhstan 🇰🇿
    Laakin Turkidu
    Aniga ayaa gabadhaas walaashay somaliyeeda ah u turjumaan ahaa 1$ maan siisan karaynin xanuunkeeda waayo alle ayaanu kamagan galnay xanuun kadilaal
    👋

    • @zazizizaza2053
      @zazizizaza2053 3 ปีที่แล้ว +1

      ma kula so xarir kara sxb adigo rali ah

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 3 ปีที่แล้ว +2

      Abdikarim Sanchez sidaa aad sameysay waa sida laga doonayo qof kasta oo Soomaaliya inuu u caawiyo walaalkiisa kale ee Soomaaliyeed. Ku Mahadsanid walaal inaad qof Soomaaliyeed aad caawisay. Rabi wanaag ha kuu bedelo ixsaanka aad sameysay.

    • @abdikariincigaaal5739
      @abdikariincigaaal5739 3 ปีที่แล้ว

      zazizi zaza dhibmaleh wad ilasoo xidhiidhi kartaa wll

    • @nimoabdi1391
      @nimoabdi1391 3 ปีที่แล้ว +1

      Manshaa alaah ale haku barakeyo akharo iyo aduunba anaga tukiga ayaa lagu badhaye hada ayaan labisanahay ii sooduceya in ilahay iga qabto

    • @abdikariincigaaal5739
      @abdikariincigaaal5739 3 ปีที่แล้ว

      Nimo Abdi Dadkaas alle xaqa hagaradsiiyo bukaan waxka dayaaya

  • @mohaseros2109
    @mohaseros2109 3 ปีที่แล้ว +139

    Wlhi 38 dislike ta sartay waa dadka taarjumanka u ah tugada isbitalada fadhisa inta igu racsan ✌

    • @fowsiamohamedali7724
      @fowsiamohamedali7724 3 ปีที่แล้ว +5

      Been maadan sheegin waxeey diidayan in tuuganimadoda toosh lagu ifiyo

    • @samirahassan7561
      @samirahassan7561 3 ปีที่แล้ว +1

      True walhi never trust taaejumanka walal Aniga Aya arkay mama Somali Nin Somali qiyamayo doctor ka wuxu dhaha $700 asaga neh wuxu dhaha waa $2,700 😭😳

    • @samirahassan7561
      @samirahassan7561 3 ปีที่แล้ว

      Mamada English mataqano

    • @samirahassan7561
      @samirahassan7561 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga Aya maqlay mamada Aya uu imaday waxa ku dhahay Hooyo meeqo ku dhahay $2,700 dollars 😳😳 Waa baxay dhaqtarka waydiyey wuxu dhahay $700 dollars Waa uu sheegay ninki Aya ii maqlay Aniga Ayu rawa inu ila dagal tamo mamada aya ku dhahday ku Ma baahni Ee iska bax booq hospital ku bilaaway Wx ku dhahay police ku sheega Waa lagu xira or iska bax lacagta hospital ku keenay Aya rawa uu soo istaagay doctor uu wacay Waa u sheegay go leave Aya la dhahay or xabsi lagu geena Marka Wx turjuman ha isku trust gareen 😣😭

    • @deeqoabdielmi3960
      @deeqoabdielmi3960 3 ปีที่แล้ว +1

      Lolololo

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 ปีที่แล้ว +64

    Wlhi wariye abdihaafid rabi hakaa abaal mariyo wanaagaa aad umada soomaliyeed u fidinayso uguna soo gudbinayso WAR HOOY Dadkaas dadkii dhacoow Alle ka baqa dadka aad dhacaysaan waa dadkiinii

  • @mohamedabdinur7488
    @mohamedabdinur7488 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah, Abdulhafid, May Allah bless you, forgive youre mistakes and keep you safe all the time insha allah! You are my true hero🙏 Standing up for youre people, giving youre voice to those who dont have a voice! What a soul Masha allah🙏

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 3 ปีที่แล้ว +7

    Subhanallah I can’t believe this is actually happening may Allah protect our Somali people wherever they are they’re so heartless omg 😱 this is heartbreaking new may Allah protect you brother for speaking up for them thanks 🙏

  • @abdulahimohamed7973
    @abdulahimohamed7973 3 ปีที่แล้ว +36

    Mudane That’s why I subscribe to your channel runtii waxaad gudaneysaa waajib tastuuri ah oo saarnaa dowlda Somaliyeed lakiin Sxb arimahaan caml qofkii runta ka sheego jeebka ayaa loo buuxiyaa oo waa la gataa please ha noqon daciif ,,, la gorgoriya oo hoos lo fiiriyo As my advice Thanks for your efforts Sir.

  • @ducaysa1769
    @ducaysa1769 3 ปีที่แล้ว +50

    Walhy cabdihafid wa muwadin somaliyed mnsha allah wa qof qalbi fcn ilhy ajar io xasanad haka siyo sida umada somaliyed o dhibataysan ugu dadalaysid inta xanunsana ilhy haka dulqado🤲🤲🤲🤲

  • @leeosman5528
    @leeosman5528 3 ปีที่แล้ว +5

    This is very interesting topic. Thank you so much for info.good job.

  • @abdowfaaska5707
    @abdowfaaska5707 3 ปีที่แล้ว +5

    You're our HERO really , absolutely aadban kugu mahadcelinaya information ka saxda aad nooso gudbineyso wllken

  • @hibaahmed6991
    @hibaahmed6991 3 ปีที่แล้ว +42

    turkiga tariqda iga racdey walhi allah og mamadey allah ha unaxaristo 😭😭💔 nolosheyda ma ilawoyo walhi

  • @mohamedabdi1416
    @mohamedabdi1416 3 ปีที่แล้ว +17

    Allah haku xifdiyo wall jira oo damiir somalinimo ka muuqato ayaa thy boowe jir oo joog

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed wllo icaawi isku lenhy caawinta wll subscareb iisaar wll

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL KA SUBSCRIBE GARAYSAAN SI AANU U GAARNO GOAL SHEENA MID KA MID AH NAGALA QAYB QAATA, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 3 ปีที่แล้ว +23

    Waa tuugo aruurtay lkn dhibaatada dhaceysa waxaa u horseed ah soomalida oo isku xaasid ah cabdulxafiid alle haku xafido runta ayey kugu nicidoonaan markaasbeey ceebo kuu yeelidoonaane dheg jalaq ha usiin🙏🙏🙏

    • @mussemohamed8099
      @mussemohamed8099 3 ปีที่แล้ว

      Aan been ahayn way isku dayi doonaan

  • @luulumucumar4631
    @luulumucumar4631 3 ปีที่แล้ว +38

    Anigu mudo yarban dagana ankara dhowr qofna turjuman waan unoqdey si dacadanan ugu adegay lkn dadka qaarban diin muslin iyo mid gaalba aan haysan oo aan agayn iney aduunka laga tagi doono guriga dhabtina yhy akhiro😥😥😥

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +5

      Waxyar hadaa waxyar joogtay see u turjuntaa illaahay halaga Baqo dadka yaan la halaagin

    • @ereg4539
      @ereg4539 3 ปีที่แล้ว +3

      Luul umu cumar adoo waxyar joogay
      See dad ugu turjuntay ??

    • @luulumucumar4631
      @luulumucumar4631 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂wll luqada anigu wadan kiiban kisoo bartey halkana jamacadban u imi kadib magalo kale oo aaney somali daganayn oo jamacada ku warejistey aan ka ahay inyar oo somaliya oo ayaguna jamacada dhigta

    • @Rs3-s
      @Rs3-s 3 ปีที่แล้ว +1

      @@luulumucumar4631 Şaka mı yapıyorsun yoksa güvenden mi bahsediyorsun ?

    • @luulumucumar4631
      @luulumucumar4631 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Rs3-s hayir şaka yapmiyorum

  • @abdisalamjamal2128
    @abdisalamjamal2128 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep it up and reveal them this is an open theft. Your a hero

  • @bahjaismail8936
    @bahjaismail8936 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadnimda wa duna hoose dadkuna kama wada sinee abdihafid rabi haku xafido❤

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 ปีที่แล้ว +84

    17 dislike ta saartay waa turjumaanadii iyo dalaaleyda dadka dhacay tuugada so qabo cabdihafid guuleeyso hal yeey baa tahay ilahey ha ino badiyo adigo cml 100 ah hadi aan heysan laheyn heer baan gaari laheyn allaha ku xafido walal

  • @werdanuura3076
    @werdanuura3076 3 ปีที่แล้ว +27

    Meel kasta isbaaro ayaa noo taala, Allah ha inoo gargaaro, Aamiin

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 3 ปีที่แล้ว +97

    I would hire English speaking Turkish person to translate for me. Also, I would have the hospital print out my billing statement. Nobody is playing me and getting my money for no reason.

    • @caaqilyare2426
      @caaqilyare2426 3 ปีที่แล้ว +2

      Really yeah sis

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 ปีที่แล้ว +2

      Ariireey saasaa ertee? Aragaana.

    • @caaqilyare2426
      @caaqilyare2426 3 ปีที่แล้ว

      @@waryaawariiri1812 🤭🤭🤭

    • @raxaweynroyalty4804
      @raxaweynroyalty4804 3 ปีที่แล้ว

      Waryaa Wariiri Dadka aan ilbaxa eheen lee la gaadaa 😂

    • @caaqilyare2426
      @caaqilyare2426 3 ปีที่แล้ว

      @@raxaweynroyalty4804 kuwas aya waye sis 😂😂😂😂

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 3 ปีที่แล้ว +23

    I think you should go all the way to report this problem with minister of health of Turkey government, this is happening in Hargeisa too.

  • @faaymohamed5174
    @faaymohamed5174 3 ปีที่แล้ว +4

    Wall abdihafid ilahay qeyr haku siiyo marka haka gaabinin , arintan wan sugaayay in aaan helo qof ka hadlo, kuli kuwa safaarada, muqalasiinta iyo turjumaanada intaba way kuwada jiran arintan ,

  • @quen5204
    @quen5204 3 ปีที่แล้ว +117

    Aniga laftirkeyga dhaqtar ayan u.imid turkiga inkastoo aan wali information raadinayo isoo duceeya inu illahey qeyrka iwaafajiyo cafimaad taam ahna isiiyo 😭😭

    • @abdiabdulle8629
      @abdiabdulle8629 3 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahay haku siiyo caafimaad taama iyo cimri dher cibada suban

    • @hiilhooyohiilhooyo4007
      @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll qali pls isoboqo alle darti ama idawo kaliya 🖐️❤️👍😭

    • @sadaam1973
      @sadaam1973 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin walal lkn is ilaali walal

    • @quen5204
      @quen5204 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiabdulle8629 Aamiin yaarabi wll

    • @quen5204
      @quen5204 3 ปีที่แล้ว

      @@sadaam1973 insha allh mahadsanid wll

  • @aliadam180
    @aliadam180 3 ปีที่แล้ว

    قوله تعالي أنتم شهداء الله في الأرض
    Markhaati waxaan kanahay inaad shaqa fiican qabatay
    خير الناس انفعهم لناس
    Keep moving forward and may god reward you with your best deeds

  • @drsfatuma1873
    @drsfatuma1873 3 ปีที่แล้ว +48

    Abdihafidow hindiyana waa saaas somalida beenta sidaas usheegayo ayaa joogo ayagana inoo soo qabo

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว

      Wlasha fadlan igu cwi subscribe mhdsnd

    • @geedichannel7342
      @geedichannel7342 3 ปีที่แล้ว +4

      Dadka ka qabta soo bandhiga hadii hindiya aad joogtana ajar baad ka helaysaa in tuugta ka qabataan

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 ปีที่แล้ว

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥

    • @ilowwixiihore5193
      @ilowwixiihore5193 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/_XMmIhx5_lw/w-d-xo.html

    • @khadraali7026
      @khadraali7026 3 ปีที่แล้ว +3

      Lkn india hadad luqada taqanid laguma badowsan karo lkn dulaalintu waa tuugo mar kasta

  • @Sam-qq5mz
    @Sam-qq5mz 3 ปีที่แล้ว +9

    Msaha Allah abdihafid👍🇸🇴🇸🇴👏 good job well done keep going

  • @xeraale2003
    @xeraale2003 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc Abdihafid, thank you very much for sharing this information. I was planning to go to Turkey soon. This is very sad and disappointing.

  • @naruuraomeryosef723
    @naruuraomeryosef723 3 ปีที่แล้ว +1

    Wht u are real jornalist, so bro thnks for ur information👍💯💖

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 ปีที่แล้ว +19

    Abdihafid Wll allah hakaa Ajir siiyo’ wx qalbigeyga ku jirey ayd samaysey, Turkey 🇹🇷 walal lagu dhibanyhy Waxa jooga dad Intii xumeyd’’ waa niman iyo naagO’ Qofka xanunsanaya ama ardeyga uu arkaa. Opportunity lacageed’’ in Dadka laga qabto Waa mihim,, Admisionka yar Ee Jamacada ama institute lagu xareysto Marka laga soo DalbadO. WXey kaa qaadayaan 350 ila 400$. Caadiyana Waa wax aan gaadheyn 30$ 🤦‍♂️... war Wll Allah haka Ajir siiye
    Tuugada banaaanka soo dhig warkooda !🙏

  • @abdikaremqorane1724
    @abdikaremqorane1724 3 ปีที่แล้ว +10

    Wariye A.hafid wll magaciisa markaad qariso qofka kuu waramya lakin kiiska uu ka sheekayno waa la heli karaa qofkaas markaas kiiska laftiisa aad ha ugu dhaadhicina

    • @abadallajilao8651
      @abadallajilao8651 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxba ma qaadi karaan hadeey is waalan waxaa ku filan in dowlada loo sheeyga tarxiil ayee jwb tiisa ayee noqoneeysaa meeysha dowlada soomaaliya oo tuugo ma joogta

  • @dr.sakarieadem1324
    @dr.sakarieadem1324 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa Allah intii xanuunsan cafimad taam ah siii maxayelay adigaaa NAXRIIS BADNE AHEEE

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 ปีที่แล้ว +4

    Somaalida meel.kasto ay allah ka dulqaado dhibatada haysi allh caafoyo inta xanuusan Abdihafid allh ku.dhowro Thanks sida bulshada ad u adegeyso alla yacizak 🙏💯

  • @gureymedia1342
    @gureymedia1342 3 ปีที่แล้ว +5

    Madax waynaha mustaqbalka wxa kugu bogadinaya dadakada aad uwado dadkaga iyo dlkaga si aad ugaceliso burcada caadaysatay dhaca shacabkeena iyago ka fa idaysanaya baahida wakhtiga ay ku jiraan shacabkaas Alle haku xifdiyo madax waynaha mustaqbalka Abdi hafiid mohamud Jama ❤️❤️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +9

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @romeoofficial1011
    @romeoofficial1011 3 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah wl

  • @akleemamohamed6596
    @akleemamohamed6596 3 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi bilaaahi Murugo ayaaa Taala ankara iyo istanbuuul Caloohsa ayaa ku huraysa Markaaad argato dad soomaliyeed Oo waxna looo qaban Lacagtooodiina laga dhameeyay Adna aanad wax u tari karin Wlhi isbitaalada qaaar Markaan tago Anoo ooyaaa ayn ka soo laabta Sabtoo ah dadkaygii soomaliyeed Oo lacag aaan caqliga galayn laga qaadaayo Adna aanad wax u tari karin subaxaana laaaah wlhi somlidiii turki waa ku ba aday Arinkaaa wax halaga qabto si dag dag ah wliba waayo Turkidiii way inaga Dhargeeeen Turjumaanada Ha la ceebeeeyo wlhi way mutaysteeenn Iimaankay beeleenn Safaarda somlida Ee ku taala turkiga wlhi in aanay dadkeeda midh u qaban Meesha looga soo dhacayba waa safaarada soomlida inamada joogaaa kibirka iyo isla waynida Hadalka ku deeqsiin maayaaan ish

  • @alkumeyribasha3148
    @alkumeyribasha3148 3 ปีที่แล้ว +39

    Sheeg tuugta si looga digtonado.

  • @chocolatedoc
    @chocolatedoc 3 ปีที่แล้ว +1

    هذه المشكلة في كل مكان الصوماليين يخدعون بعض دائما في كل شيء وشخص المحتاج ما يقدر يتكلم والسبب هو الوقت والمشكلة الكبير
    ١ ورقة من مستشفى الصومال
    ٢ ورقة من السفارة الصومالية
    ٣ ورقة من السفارة التركية مع القبول والفيزا
    ٤ البيت و الفندق مع الشخص الذي يستقبلك
    ٥ المترجم والمستشفى
    كل هذه الاجارة تدفع فلوس ( الرشوة ) الشخص يرجع الصومال و هو ما مع اي شيء

  • @xamdiqueen5192
    @xamdiqueen5192 3 ปีที่แล้ว +26

    49 dislike wa muqalasinti iyo turjumanadii war ilah ka baqa lacagta dhib ba lagu kenay

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +1

      Lacagta laga qaadayo dadka soomaaliyeed masaakiinta ah oo ognahay yeysan idin gubin 😥😭

  • @umeimawabar8477
    @umeimawabar8477 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi been maahan turkey somalida weey ku dhibantahay turjumaanada waa xaaraamiin anigoo xaamilo ah odaygeeygu uusan joogin guri raadinaayo maalinkasta weey ibalaminee lacag bdn iga qaadanee texsi ayaa iidheer stress ayaa kaqaaday kulligood waa isku wada mid 😭😭😭😭😭😭 gabarkle ayaa lacag siiyey istaalka ila joog baan kudhahay hal habeen istaalka kujiray qaliin ayaa kudhalay guriga ayaa leey keenay wey iga tagty waan xanuunsaday dhiikaraa iigu soo booday wexeey igula heshiisay isbuuc ineey ila joogeeyso 😭😭😭😭😭😭

    • @kunkaroonabdullahi1664
      @kunkaroonabdullahi1664 3 ปีที่แล้ว

      Sorry abyo dad xun jooga meshas walhi 😭

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว +1

      Subxaanallah allaha haka gooyo dhibkay kuu gaysteen

    • @fadumoahmed8001
      @fadumoahmed8001 3 ปีที่แล้ว

      Sorry abaayo ilahay kajaraayo haka walwalin inkaar qabtada bilaa naxariistaa

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว +4

    sax that is true ajir Allah hakasiyo

  • @elmijebel2225
    @elmijebel2225 3 ปีที่แล้ว

    Thanks Abdifatah hoowl weenbaad u haaysaa bulshadee alaha kaa ajersiiyo adeer

  • @joy-mohamed3285
    @joy-mohamed3285 3 ปีที่แล้ว

    subhanalah shukran wl abdihakim bararujintada sharafta leh xaaraan quute cid uu ka naxaya ma leh

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay ummada Somaliyeed hakaqabto tuugadan is bahaysatay
    Guulayso wariye sare Cabdixafid

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 ปีที่แล้ว +19

    ASC wan ku salamay abdilxaafid xita maleysia xita wey kajirtaa iyadane darsa please shacabka meelkasto wey dulman yihiin dhibatoyin kadhaco eygesteen turjuban iyo safarad isku sheega ah dhib ayee ku Hayan umada

    • @ayanahmed7160
      @ayanahmed7160 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa jirtaa wiil adeerkeey dhallay baa hal sac oo turjman ahan 1000 dolar looga qatay maleysia

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 3 ปีที่แล้ว

    MASHA.ALLAAH ABDIXAFIID ALLAHA KU XIFDIYO CABAAD WEYN AYAAKA JURO TURKIGA DADKA CAAFIMAADKA USOO AADA INEEYKA DHIBANYIHIIN SHAQADA AAD U ISTAAGTAY ALLE AYAAKU WAAFAJIYEY WAALOO BAAHNAAY XAQA ALLAAHA TUSO KUWA UMADA DHIBAATEEYSAN SII DHIBAYA AAMIIN

  • @nimcosofe8161
    @nimcosofe8161 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy its so sad
    Subahanallah dadkani waa inay ilahay dadka uga baqadan subahanallah war alle ha laga cabsado aduunkan doon baa laga saranyahaye .😭😭😭
    ALLE ABDIHAAFID KHYR HA SIIYO

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 3 ปีที่แล้ว +52

    Anigu waxaan jogaa Ankara waxaan unimii dhakh taar wahlay waan argnaay turnumanadaa qaarkod aad baay uxunyahiin lakiin anku waxnu halnaay gaabadh ficaan oilhaay kabaqaysa

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 3 ปีที่แล้ว +7

      Ilaahay Kheyr ha siiyo inta. Caawineysa walaalaha Somaliyeed ee dhiban

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 ปีที่แล้ว +1

      @@lulxirsi6787 asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ ♥ 💖 ❤

    • @ilowwixiihore5193
      @ilowwixiihore5193 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/_XMmIhx5_lw/w-d-xo.html

    • @yasmeenhashi8103
      @yasmeenhashi8103 3 ปีที่แล้ว +2

      Wallo ado mahad sanid nagu cawi walshen khayr qabta
      Qofka walalki wax u qabta akhiro iyo adunka wuu dhargi

  • @ereg4539
    @ereg4539 3 ปีที่แล้ว +22

    Turkey nagama dhaqatiir fiicna ee dalkiina aamina intey tuugo kudhici
    Laheyd dalkaga kudhimo

    • @abdifatahluqman9711
      @abdifatahluqman9711 3 ปีที่แล้ว

      Sxb turkiga taqadiir fcn way leyihin oo waliba raqiis ah yurub aya laga so aada & carabta lkn dadkas waa dad nidam kusocdo wax walbana og iyago wadankoda joga ayay wax walba dhameystan qarashka kubaxayana lasocdan lkn somali iyado indhaha isku haysata ayay mesha tagaan kuwa somali kusheg oo bahalo ahna mesha way kaga horeyaan

  • @hafsamahmoud889
    @hafsamahmoud889 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah you’re doing the best think ever oo qof biniadam aw suubiyay ilahay hair hakasiiyo

  • @kowtherali7383
    @kowtherali7383 3 ปีที่แล้ว

    maasha alaah cabdixafiid ilaahay ayaa ku soo diray alxamdulilaah ku soco u hiilinta soomaalida

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 3 ปีที่แล้ว +13

    Wll Abdhafid Gob baad tahay, ee kusoco!
    (Mowduuc) Mudankiis leh oo markii loo baahnaa yimi🙏

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 3 ปีที่แล้ว +5

    Rugcadaa soomaaliyeed waan kugu taageersanahay geesinimada aad muujisay qofkasta o bulshada soomaaliyeed wax uqaban kara oo fursadaa haystaana plz haku daydo masuulku

  • @nafisamursal1932
    @nafisamursal1932 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah Alfa khayran

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro arinta wey jirtaa umada alla. haka qabto dhiig miiratadan

  • @theaweilpulshaawi9658
    @theaweilpulshaawi9658 3 ปีที่แล้ว +4

    Scw
    GulleYso Lapada DarOOdpa will Abdihaafidow 😢🇸🇴

  • @yahyahassan5214
    @yahyahassan5214 3 ปีที่แล้ว +22

    alle haku xıfdıyo abdıhafid anne waxaan xogbuuxdo oo cadeemo leh kaaga haaya ardayda aydhacaan qolyaha tıkidhada jara
    meel aan kagala soxiriiro isheeg

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว +1

    Baaraka allahu fiik🤲🏾❤️

  • @fgrrrrt5469
    @fgrrrrt5469 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah cabdixafiid waxaa tahay wamaadin soomaaliyeed oo runta ka hadla damqada runtana jecel inuu sheego alla haku xifdiyo aduun iyo aakhiro waan ku dawadaa kuna tageraa alla haku sharfo

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc masha allah alle ha ku xafido fashiil guuleeyso walala

  • @wiilwaal1866
    @wiilwaal1866 3 ปีที่แล้ว +9

    Gabadha inanta Yar ka xanuunsan tahay ilaah cafimad ha u siiYo.
    Dr Gaboose hargeysa jooga u gee
    Wiil sida gabarta Qalad ku jiray xubinta taranka wu ku guulaystay Qaliin uu usameeYeY.

  • @QueenAmira404
    @QueenAmira404 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax wlhy waan ilmeyey wll ilahay haku xafido sidad umada masakinta ah uguso gurmatay

  • @0marabdi209
    @0marabdi209 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallahu bro keep up am your bro Omar ( sufii21 )

  • @ONLY4ALLAH
    @ONLY4ALLAH 3 ปีที่แล้ว +12

    Sxb cabdi xafid waxa thy wariye dadka somaliyed ay jecel yihin
    Waxan ka codsana in aad baritan ku sameyso safarada somalia ee dalka tanzania oo dadka somaliyed lagu dhibateyo xata aniga aya la igu xiray oo beero la igu fashay aniga iyo dhaliyaro badan oo somaliyed safarada somalia waxay dadka xabsiyada ku jiro ka qadata lacago badan waxan ka codsana in aad wareysato jaliyada somalia ee tanzania si aad u xaqijiso warkeyga walahi been kuma hadlin ilahay aya iga maqati ah sxb jwb aya ka suga

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว +3

    is so said that subxanallah

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 3 ปีที่แล้ว +2

    Well done Abdihafid. Love from hargeisa.

  • @abdullahimohamed9706
    @abdullahimohamed9706 3 ปีที่แล้ว +1

    Aswcc. Arrintaan ajaanibta ma mushkilada waa Soomaalida. Laaluushka ayagaa bixiyo iyadoon la weydiin. Wadada qaloocan ayay ka jecelyihiin wadada toosan, dowlad la'aan ayay ka jecel yihiin dowlad iyo kala danbeyn. Rabboow na astur.

  • @aishaahmedmohamed4660
    @aishaahmedmohamed4660 3 ปีที่แล้ว +15

    Wariya loo bahnaa wlhi wariya sida dhabtaa waakan xaqiiqda usoo bandhiga

  • @zaamjama5328
    @zaamjama5328 3 ปีที่แล้ว +8

    somalida turky jogto dad ka xasid san nolashayda ma arkin aniga u tagay mesha wax barasho master ah kuwa i tarjumaya igu dhahay 3sano waxa laga raba 30k dollar jamacada markan xareysanayay waxay igu dhaheeen 3 sano waxa kaga baxayso 7 kun lkn bil kasta waxad qadanaysa lacag oo 500 dollar anoo fajacsana ayan soo labtay turky wax narsho iyo cafimad way yaalan lkn somalida is xasdayso

    • @anisaosman6192
      @anisaosman6192 3 ปีที่แล้ว

      wl kaligaa markaa xaraysatay miyaa 7000$ lagu yiri 3sano!oo waliba jamacada ku siinayso 500$bil walba

  • @abdallainaabdirahman6201
    @abdallainaabdirahman6201 3 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك واجزل الله مثواك .عبد الحافظ انت صوت للمنهوب والمظلوم .

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle Cimrga ha kuu dheereeyo Iyo Cafimadka

  • @mariyamalimahdin6464
    @mariyamalimahdin6464 3 ปีที่แล้ว +15

    Masha allaa Abdiihafid guuleiso Aboowe ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว

      Wlasha fadlan subscribe igu cawi mhdsnd

    • @QueenAMAL347
      @QueenAMAL347 3 ปีที่แล้ว

      ASC WALALYAL ISO BOQO SUBSCRIBE I SARA MAHADSANIDD youtu.be/watch?v=XmKTMXiJ4nE

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 ปีที่แล้ว

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥

  • @abdulkadirissewehliye594
    @abdulkadirissewehliye594 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxa tahay qof xiligi lo bahnay o ku haboned imaday kana hdal alle haku xifdiyo kuwa sidas samenayo alle haka qabto umada

  • @hassanmohamudserar2770
    @hassanmohamudserar2770 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal abdihafid aad ayaan kaga mahad celineynaa hadaa nahay umada somaliyey sida wanagsan ood ugarab istaagty dadkaga somaliyed
    Thanks a lot my brother
    Keep doing the good work 🇸🇴❤️

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 ปีที่แล้ว +8

    #ABDIHAFID waxan JECLAAN LAHA IN LOO #TURJUMO VIDEO GAN LAGUNA SHARE GAREYO #HOSPITAL LADA TURKIGA IYO #MADAXDA DHAMAN HADA SIDAASA WAX LA ISKU #GAADHSIIYA CAALAMKA

  • @King_Daud
    @King_Daud 3 ปีที่แล้ว +3

    Ceeb bey Ku tahey ururka ardeyda somaliyeed ee turkey, arintaan waa in ay iska bari yeelaan, haddii dhalinyaradaas madaxda Ka ah wejiyadooda waan naqaan waana Ku ceebeyn doonaa biri, waa in ay sida ugu dhakhsaha badan u hawl galaan arintaas.

  • @maxamadcali9260
    @maxamadcali9260 3 ปีที่แล้ว +1

    Wall illahay baa abaalkaga gudi kara 💗💗🙏👏🙏👏👍

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdihafid mahadsanid wll kun jeer
    Ugar gaar walaaladaada soomaaliyeed alle hakuu gargaaree
    Wallaahi anigu dhabarkaan kadhaawacnhy sanad iyo dheeraad kabadan baan marba isagadabalaaban hargaysa marwana markaan daalee lacagtu iga dhamaatay iisoodiidaan waana kasiidarayaa markaa meel an aado maba garanayo!!

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +8

    Bismilaahi Soomalia waxay u degiwaysay qayaanada.

  • @ibraahimmohamed2041
    @ibraahimmohamed2041 3 ปีที่แล้ว +8

    Kuwa arday so wado neh ku dar tuugo weyn weyey kuwaas shirkadaha ugu furan muqdisho💯

  • @KaamilMCM
    @KaamilMCM 3 ปีที่แล้ว +1

    C/xaafid cimriga iyo caqligaba Allaha kuu barakeeyo runtii nin wanaag badan ka buuxo ayaad tahay bal qiyaas dad danyar ah oo qof ay jecelyihiin naftiisa si ay badbaadiyaan waxkasta oo aduun ay heysteen duldhigay oo tuugtaasi hesho ,inshaAllah waxan rajeynayaa in tuugtaas wax laga qabto somalidana midbaan leeyahay waxaad tihiin dad cawaan ah oo il kaliya leh Maxaad hal meel ugu wada yaacdaan horta wadamo badan oo aduunka oo caafimaad fiican laga helo ayaa jira Allow dalkayaga oo nabada oo barwaaqo ah ayaan kaa barinay

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 3 ปีที่แล้ว

    abdihafid.ilahay khyr haku siyo sida umaddas masakinta loma yeranka aad ugu hadashay .
    ilahay ha ugargaro qofka qof xanusan oo safar ah dhacaya inkaar aan la arag waliged ilahay kugu rid .aamin uraciya

  • @Y-shorts4
    @Y-shorts4 3 ปีที่แล้ว +15

    anigu wxan la yaaanahay Baajuumahan comments ga kusoo qoraya hadaad Wxaa jeceshahay like saar🔫

    • @minadiirie5334
      @minadiirie5334 3 ปีที่แล้ว +1

      2021 la mrayaa welina wey wadaan!

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว +10

    Qof kastoo taga waddan kale oo raba caafimaad, waa inuu baaritaan sameeyo, waydiiyana (estimation) ama qiyaas ah inta ku baxaysa. Ka dib hadday qaali ku tahay tag meel kale.

  • @mustafaadan2097
    @mustafaadan2097 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @bintzaman9521
    @bintzaman9521 3 ปีที่แล้ว +1

    i'm recently in turkey Ankara and i'm pregnant, wan ba ka baqaya inan ku dhalo...bismillah

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxan istaagi mayso, ilaa inta arintan turkish media lagu soo qoroyo dhibaatada somalida ka haysata turkish hospitals.
    Taasi waxay keeni kartaa in arintaasi gaadho dawlada iyo wasaarada caafimaadka turkiga

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Cali wllo icaawi Alaha ku caawiye subscsreb iisaar wll mcn

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว +2

      Inshallah walal kenya ayaa kadaran sidii arigii ayay saf ugu jiraan iyo lacag aan caadi ahayn

    • @luckyaxmed467
      @luckyaxmed467 3 ปีที่แล้ว

      @@user-pm8zf2ei5p intee ku araktay anaaba kenya joke waxasna ma arkine

    • @luckyaxmed467
      @luckyaxmed467 3 ปีที่แล้ว

      @@user-pm8zf2ei5p ilaaheyna waxan ka baryaayaa inowsan itusin balayada

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว

      @@luckyaxmed467 waxaan arkay lacag waxay kuqabteen jirin oo ay iska qaateen anigaa tagay2018

  • @waxkabarociyaaraha6229
    @waxkabarociyaaraha6229 3 ปีที่แล้ว +3

    Awowgey ayaa turkiga in lagu daweyo loogeyey lacagtii ayey naga dhameyen kadib wuu dhintay allaha unaxariisto 🤲😭

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 3 ปีที่แล้ว

    Turki waa khayaano miiran dadka somaliyeed wAyka fa, idaystaan xataa meelaha cuntada dukamada lacag siyadaa aayku saranayaan Ani oo dalxiis u tagay yurub ka imaday inaay i qayameen asbucii iigu horaysay kadib waan bartay wayska celinjiray tankale luqadooda bes fahmayaan c/kaafi arinkaas waa in toosh lagu ifiyo dhibka somalida lagu haayo somali baana la shaqeeyo tuug ah thnks wll gulaayso 👍👍👏👏

  • @hodanmindhayare3666
    @hodanmindhayare3666 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkeena ayaa dhibataada inoogu wacan allah ku xafido wllo cabdixafid

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsenid wll
    Runtii ilaahay baa miskiin u maciin ah lakin dhanka aadamaha hadii aan jaleecno miskiin u maciin baad tahay ilaahay ha kuu maciino koley ilaahay baa xog ogaal ah
    🇸🇴❤️👍

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa kasoo horjeeda in dad soomaaliyeed OO Masaakiina lacag badan laga qaato 😥😥😥
    Iyagoo baahidooda caafimaad laga faa,ideysanayo 😭😱

  • @rooneygeedi1551
    @rooneygeedi1551 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan heysta buro wxay iga tala dhunta waxaana ubahanahay inan adado turkey insha Allah waxan bartaa luqadoda si aan la iiqiyanin insha Allah walaahay isoducee in ilahay icafiyo

  • @rayanadam4762
    @rayanadam4762 3 ปีที่แล้ว

    Shukran adeer Alle hku Xfdyo💖

  • @xamdiqueen5192
    @xamdiqueen5192 3 ปีที่แล้ว +17

    Waxad kaso hadasha MZ visa safarada turkiga 🇹🇷ee somaliya ku taal iyadana dhibaato badan ba ka jirta war bixin radi

    • @najaxyousuf6813
      @najaxyousuf6813 3 ปีที่แล้ว

      Waaa runtaaa wll

    • @xamdiabdullahi224
      @xamdiabdullahi224 3 ปีที่แล้ว

      Taas mar hore ka jirtey 2015 kii baan ka doontey anigoo xlda adag ku jira oo fadhigaba idhibaayay alx india ayaa ii fududaatey qarashka dhan iga baxay macal caafimaadkey waxaa iiga baxay 30,000$alx

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.838 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalia gudaheda Anaga ka adag kuwa joogah lakin kuwa Xaga Turgiya Joga Somalida joogto laga raba ine talaabo ka qaadaan💯🙏🏻

  • @khalidmuhumedosman
    @khalidmuhumedosman 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abdi Xafiid.

  • @ugaascismaan4194
    @ugaascismaan4194 3 ปีที่แล้ว

    M.shaa allaahu allaah hakubareekeeyo