FAYSAL: FARMAJO MA SIXIIXIN | XASANA LAGAMA YAABO, ABIY QUUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • FAYSAL ROOBLE: MOWQIFKA MW XSM | DAMACA ITOOBIYA OO QUUS QARKA U SAARAN
    • FAYSAL: FARMAJO MA SIX...
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

ความคิดเห็น • 435

  • @arilleyspro6060
    @arilleyspro6060 25 วันที่ผ่านมา +25

    Faysal is very smart educated person Masha Allah and also he has pure mind please if we can request bring more often because he is amazing Soamali person. We don’t have too many people like this gentleman. God bless him.❤

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 24 วันที่ผ่านมา +2

      Indeed!

    • @ra-lk8yv
      @ra-lk8yv 15 วันที่ผ่านมา +1

      DR Faysal Abdi Roble for president of Somalia.. very inteligent and wadani

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 4 วันที่ผ่านมา +1

      100% ❤❤❤❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 5 วันที่ผ่านมา +1

    Faysal Rooble, Masha ALLAH walaal.

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 25 วันที่ผ่านมา +21

    Asc somali weyn yanaan waligeen aminin itobiya wa Amris&Abeeso Alahayow naga qabo☝️🤲❤️☝️☝️🤲💕🤲❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 24 วันที่ผ่านมา +4

    Thanks Faysal Ilaah hakuu barakeeyo cilmiga.Wixii ilaah ku baray ku difaacIsirka Somaliyeed.

  • @cadarus75
    @cadarus75 23 วันที่ผ่านมา +6

    ANOO SOMALILAND AH NOOO BAD GUUL HASSAN SKEIH

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Aqon yahay Faysal Roble si Fican ayu u kala dhigay o u Sharaxay arinta Gumaysiga damaca xun

  • @Somfox1
    @Somfox1 25 วันที่ผ่านมา +13

    Farmaajo Hanti Ma Boobin, Ciidanka Qarankana waa Dhisay!

    • @xalimoxassanshero7663
      @xalimoxassanshero7663 25 วันที่ผ่านมา +1

      Intuu ka dhisay Damaca itoobiya Farmaajo ayaa sabab u ahaa wayo isga ayaa Afka u geliyay Afar dekedood

    • @barlinhashi6752
      @barlinhashi6752 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@xalimoxassanshero7663cajiib!!! Ciidankii uu dhisay ma la inkirey beentii xasan ee uu noo sheegay ciidankii
      Eritrea waa dhinteen hadan asagoon xishooneyn uu Eritrea aaday awalna uu caayey hada meel ku sheeg dheh 😂😂😂

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 24 วันที่ผ่านมา +5

      @@xalimoxassanshero7663 Itoobiya ila boqorkii Menelik ila Haila salaise damaca somalia badeeda kaga jiray lkn intaa waa la iska celinayay, itoobiya shalay hadalkeedu wuxu aha dekad aan wax ka soo dagsado i siiya lkn maanta bad ayan rabnaa oo xoog ku qaadaneeyna weeyn. Farmajo si deplomatic ah ayu ila shaqeysn jiray itoobiya lkn waxba ma bixin

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 24 วันที่ผ่านมา

      Cidan iyo hanti ma joogto 😂😂😂😂

    • @Somfox1
      @Somfox1 21 วันที่ผ่านมา

      @@xalimoxassanshero7663 Adeerkas Xasan Gabre u sheeg oo Jigjiga Dhaanto Gabre ku Ciyaarsiiyey ! Hantiboobe Xasan Sheekh xataa Gabadhii uu dhalay buu ka dhigtay lataliyaha arimaha dibada Aabaheed..Ceeb dheh!

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 24 วันที่ผ่านมา +2

    ithopiya waxey rabtaa in somaliya ay qabsato ugu yaraan, lkn waxaan leeyahay dhul iyo bad waxaa iska leh somaliga nool iyo jiilasheeda soo socda fadhiga halaga kaco intey goori goor tahay hadii kale sida falastiin dhagax tuuris waxba nooma tarto.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 25 วันที่ผ่านมา +14

    Faysale rooble nin aan aad u taageero aha oo cadifada hadlin laakiin waxaan arkaye isago laba hadlaya shalaye iyo maataya 😂😂

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 17 วันที่ผ่านมา +1

    AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED DR FAISAL ROOBLE guul iyo gobanimo gobanimo inshallaah

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 25 วันที่ผ่านมา +5

    Faysalaw beeneey waa run

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 25 วันที่ผ่านมา +4

    Hadh iyo habeen waxaad leedahay Itoobiya annaga ayaa kusiinayna bad iyo bari shuruud la'aan iskaga kaalaye Somaliland.Farmaaja yidhi oo Xasan baa si cad u yidhi

    • @blueicemax2268
      @blueicemax2268 24 วันที่ผ่านมา

      @@user-ve7ze1cs2e xaar Oromo

    • @mrali3601
      @mrali3601 19 วันที่ผ่านมา

      @@user-ve7ze1cs2e siin ma jirto labada kala saar ganacsi iyo isticmali ba lo ogol yahay oo gobol ka dan u ah, lakiin saldhig ciidan bad iyo degan, dhulka, bad iyo hanti Somali 50 sano lagu wareejiyo, hadhow na intay jiilal badan ugu dhashan markad tirahdo ii so celi ay kugu dhehan war iska bax meesha Naga leh
      Wa inaad fahan to damaca dhulka Somali Abysiniya ee boqol lal sano so socdey, awoowa yasha diiden inad adigu maanta muran la"aan faraha ka saarto adigo ka cararaya Somali dhulka kula leh

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 25 วันที่ผ่านมา +24

    Dufaaca badda yaan Farmaajo iyo Hassan sheekh lasoo dhex galin ee somalinimo ha lagu dufaaco, Feysal rooble waa nin qiimo badan ❤

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Nin daad Qaaday xubo cuskay ayaa haysato Madaxda dalka iyo waxay shaqaalaysteen
      Meel aan waxba Ka jirin ayey Ku meeraysanayaan

    • @DiiriyeFaarax-ff3gd
      @DiiriyeFaarax-ff3gd 19 วันที่ผ่านมา

      QABIL XASAN AYA KADHIGAY WABANA LAQARINAYA JABUTI LAGU GALAY 3 NIN OO HAWIYE AH AYA LOXILSARAY GAL HALAQATO BADA SOMALIYA NACNAC LAMORABO

  • @fouwsiabdi3282
    @fouwsiabdi3282 11 วันที่ผ่านมา

    Maasha aalah

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 16 วันที่ผ่านมา

    Somaliland Waa qaran
    Somaliland guul iyo gobanimo

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 9 วันที่ผ่านมา

      Is there anyone who understood anything from his speech. I know that he comes from the DDS region of Ethiopia but he thinks he is more Somali than the real Somalis of free Somalia to whom he thinks he is giving lessons on how to govern themselves in their interest? It is the story of the girl who taught her mother how to give birth! Even Donald Trump denounced the idea that yesterday's refugees who have

  • @faaraxakshey7338
    @faaraxakshey7338 25 วันที่ผ่านมา +5

    mahadsanid cabdixafid

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 24 วันที่ผ่านมา

    Somalia should support Cirro Yusra Harti ( garxjis)Uruka Waddani they will work with federal of Somalia and possibly dismantle the deal.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 24 วันที่ผ่านมา

    Please Ethiopia 🇪🇹 not alone
    There is many countries supporting Ethiopia 🇪🇹
    Because they can see what Ethiopia 🇪🇹 wrong doing and
    They don't say nothing ?
    Because with Ethiopia 🇪🇹 this is true 👍

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 25 วันที่ผ่านมา

    Thanks so much

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu 25 วันที่ผ่านมา +1

    Prof Feysal wa mahadsan yahay xog badan oo an ogeyn ayu na fahansiiyay, madxdana waxan leyahay dadaal dheeri ah, dadka somaliyeedna waxan leyahay itobiya farmaajo iyo xasan iyo Somali oo wa igu mid ee ma kala jecla marka halo midobo oo hala digtoonada

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 25 วันที่ผ่านมา +6

    Calooshii laciyaar weeyaan faysal

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Gaysal Diin xumadii uu lahaa Soomaaliya Diinta Islaamka Laguma maamuli Karo waxaa u dheer waa dhadhamo raac

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 24 วันที่ผ่านมา

      Calooshii la ciyaar micnaheeda horta ma taqaanaa? Faysal waa nin mas'uul ah oo aqoon yahana ! Calooshi la ciyaarna waa saaqid markuu dharagsanyahayna faraxsan markii aanu wax haysana liita ama cabaada! Afsomaliga soo barro!

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 24 วันที่ผ่านมา

      @@batulasmail8261 Adeer caaac looma baahnee heerkuu gaadhay gaadh ama iska aamus! Diinta Faysal abkiisa iyo awowyaashiis ayaa daadahayn jirrey waana nin ehlu salaad ah afkaaga hagaaji!

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 9 วันที่ผ่านมา

      Is there anyone who understood anything from his speech. I know that he comes from the DDS region of Ethiopia but he thinks he is more Somali than the real Somalis of free Somalia to whom he thinks he is giving lessons on how to govern themselves in their interest? It is the story of the girl who taught her mother how to give birth! Even Donald Trump denounced the idea that yesterday's refugees who have

  • @arilleyspro6060
    @arilleyspro6060 25 วันที่ผ่านมา +1

    When I was in Canada, I met Eritrean man Yorkdale mall and he just asking me are you from Eritrea and I say no I’m from Somalia then what happened told me the new presence Somalia he’s bad person and I said why I told me the Mohamed abdullahi farmajo was better than this. I say you are why you are involved Soamali issue and I really understand where he’s coming from because he doesn’t want ideology of this president of Somalia so we need to be united same people same language and same religion so we might little bit. Little bit different, but we have more common.

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho 19 วันที่ผ่านมา

    Mashalaah feysal rooble jiroo joog geesi somalyed

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 25 วันที่ผ่านมา +5

    Waxan dhan waxaa Inoo keenay farmaajo iyo fahad yasiin lkn badeena Waan udhimanenaa Insha alaaah 🇸🇴 somalia gull

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Marku qofku fulay yahay ma qoranaayo Karo fashilkiisa wuxuu Ku meeraysta
      Been iyo meel aan qarin Karin
      Xassan xukuumaiisa way Ku fashilantay Soomaaliya
      Ilaa uu u dhameeyo kama tagayo
      Waadna arki doojta.
      Xassan Xilgiisi horana Etheopia Madaxa ayuu u foorarin jiray Kursiga waxaa Kula fadhiyey Gabre oo wakiil u ahaa Etheopia.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Xassan u sheek Kirsiga ha dhiibo si dalka loo badbaadiyo
      Wuu ku fashilmay hogaanka
      Waxba yuusan Kula meeraysan Farmaajo.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Waxba ha Ku meeraysan Farmasjo

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 25 วันที่ผ่านมา +1

      @ wiilhog Bada Cas ha u dhimane u dhimo Indian Ocean bro meel aan dantaada aheen ha ku Dalin ilahay baa bada Somaliya u qayabiyay

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 25 วันที่ผ่านมา

      Yaa beentaas kuu soo sheegay?

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 25 วันที่ผ่านมา +1

    Good morning. Haafid. News ❤

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 25 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahow dowlad xoogleh ina sii wataa xataa itoobiya inoo bootaynaysa so sad 😢

  • @xamdaxassan8345
    @xamdaxassan8345 25 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal asalamu calaykum adiga iyo faysal si wacan baa uwadaan cadawga somali waa itobiya dhamaan somaliland ama somaliyaba dadka aragtida gaabana waakuwaa wax qoraya tuwitarka

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 25 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliyeey Ethiopië 🇪🇹 amaan siiya waa dad raba iney dalkeena qaataan wazaana anoo fiican inaa ka fogaano waad aragteen sey u gumeystaan dadka soomaali ay xooga dhulkeena u heestaan tankale Ethiopië 🇪🇹 hadey bad rabto ha u raadsadaan afrikada kale ee badaha heestaan kolay Ethiopië 🇪🇹 waa dad u socda dhul boob aragtina ha idiin ahaato falastiin tan maanta haysato tankale aduunkaan waa iska gabo,gabo laakiin yaana gacmaheena dhibaato ku keensan

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 25 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan waa below , sokii lahaa itopia lamahadlayo intay kanoqon?

  • @khalidsayid3934
    @khalidsayid3934 24 วันที่ผ่านมา +1

    Shacabka tigre way mudnaayeen in labaabiyo
    Wixii ay gaysteen unbaa laga gooyay
    No more abiye iyo tigre

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 25 วันที่ผ่านมา +12

    Faysal rooble waxa la yidhaa Macaaneeye
    macaaneeye waa qofka beenta badan

    • @abdiwahidabdallah9939
      @abdiwahidabdallah9939 25 วันที่ผ่านมา

      Wllo waa run taa waa kii yiri dinta islamka maqabo in dalka lagu xukumo hadad xasusto

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Hadana wuxuu Ku darsaday Dhuuni raacnimo

    • @hindaawad1234
      @hindaawad1234 25 วันที่ผ่านมา

      Orom orom dhalay yaaahuuuu iska ooy😂😂😂😂😂😂😂

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 24 วันที่ผ่านมา

      Waa waraysi fiican abdihafid lkn faysal waxaa lamodaa doowladii hore inuu durid iyo ethopian baa iguyri waxlamid uraadinayo tan hada joogtana uu aad buunbuniyo

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 9 วันที่ผ่านมา

      Is there anyone who understood anything from his speech. I know that he comes from the DDS region of Ethiopia but he thinks he is more Somali than the real Somalis of free Somalia to whom he thinks he is giving lessons on how to govern themselves in their interest? It is the story of the girl who taught her mother how to give birth! Even Donald Trump denounced the idea that yesterday's refugees who have

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 24 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah aqli cafimad qaba

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 24 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland ma xamarba laga xukuma? Ta labad halkay cigaal waxa ku yidhi xishood

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 24 วันที่ผ่านมา

    Kii ooyaaya iyo kii qaylinaaya iyo kii qoslaaya iyo kii qoomaynaayaa iyo kii qaylinaaya iyo kii gurxamaaya iyo kii dudaaya iyo kii faraxaaya iyo kll alalaasaayaba Cid burburin karta ama Is hor taagi kartaa ma jirto heshiiska Somaliland & Ethiopia e sidaa ku biyo caba kuna seexda kuna soo toosa, riyo maalmeedkaa iyo khiyaaliga Ka baxa.
    Victory Ethiopia e Somaliland 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 20 วันที่ผ่านมา

    Mashallah feysal rooble aqoonyahan iyo geesi soomaaliyeed

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor 13 วันที่ผ่านมา +1

    Damaca Ethiopia walgiis waa jiray lkn waqtigii farmajo ayuu xoogeestay kadib markuu u balan qaaday 4 dakadood lkn hada Somalida inta badan waa ka diiday in Ethiopia dmaceeda uu meel maro instoo Muse biixi qar iska tuur ku socda una muuqda shaqsi aan aqoon badan u laheeyn Ethiopia oo cadaw soo jireen ah oo marka markii horuumar lagu talaabsada luga ku dhagan

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 9 วันที่ผ่านมา

      Is there anyone who understood anything from his speech. I know that he comes from the DDS region of Ethiopia but he thinks he is more Somali than the real Somalis of free Somalia to whom he thinks he is giving lessons on how to govern themselves in their interest? It is the story of the girl who taught her mother how to give birth! Even Donald Trump denounced the idea that yesterday's refugees who have

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 25 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Waxa Jirey In Ubalanqad3y 4 Dekadood Lkn Lama An Sixin

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 25 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali haka shaqeyso sida itoobiya ay ukala furfuri lahayd si ay ukala jajabto ilaa wanaag inooma hayaana

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 24 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya dad kaan xool la ah un bey aragtey. In ay isku sii dirto un bey rabtaa. Nin ay ka xoog badan tahay. Maleh. Ha timaada wadanka . Waxa ay yihiin waa la tusaya.

  • @ibrahimsarhan2802
    @ibrahimsarhan2802 20 วันที่ผ่านมา

    Maryooley galbatey ilaahey ha u naxariisto, the people without principal, waa cali beesteen caadi bey noqdeen.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku sharfo Faysal

  • @nasirkadar8257
    @nasirkadar8257 25 วันที่ผ่านมา +6

    Xukumaada Somaliland aad leedahay ayaaba xad gudub ah , abdihafiidow

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 25 วันที่ผ่านมา +1

      Nacabku darbiyada ha jiidho

    • @IkranBihi
      @IkranBihi 25 วันที่ผ่านมา +1

      Somaliland Guul iyo Gobanimo

  • @abdulfarah377
    @abdulfarah377 25 วันที่ผ่านมา +3

    Taariiqda ayuu kuwareeray. ADIGAA faysal iloobay taariiqdaada.

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j 25 วันที่ผ่านมา

    If farmajo was still in power he would have sold somalia's waters

  • @salebanolol
    @salebanolol 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ooh yaah allah aduunkii Oo dhan caqli buka ayay ku eeegayaan sidooda

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 วันที่ผ่านมา

    Faysal Roble wa nin aqon leh gesi ah aragti dher

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 24 วันที่ผ่านมา +1

    Munaafaq beenaale ah. War adiga iyo reerkiina yar midna soomali iyo Somaliland midna ma dagaan, oo itoobiyaan ayaad tahay, reer yar oo la yidhaa Gari jaarzo, hal tuulo reerkiinu ma laha. War laangaab yahoow ciilan ma afkaad ku ciil bixi. Somaliland guul iyo guul....

  • @ahmedyusuf4912
    @ahmedyusuf4912 12 วันที่ผ่านมา

    Adeero Faisal Roble legend 🎉🎉

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 25 วันที่ผ่านมา +1

    FEYSAL ROOBLE WAA AQOONYAHAN WADANI AH RUNTANA SIYAASADAHA ISDIIDAN KASHEEGA KAN CADAWGA U XAMAALA IYO KAN UMMADDA U XAMAALA MSANIDIIN MR ROBLE IYO MR C,XAAFIDH

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 วันที่ผ่านมา

    Aqon yahay Faysal Roble wa Aqon yahay aragti dhere

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 25 วันที่ผ่านมา +11

    Farmaajo guuleyso guuleyso

    • @cabdiraxmaanxirsi23
      @cabdiraxmaanxirsi23 24 วันที่ผ่านมา

      Waad qabyaalad hadashay, dambiilihii 4ta badood bixiyay si itoobiya kursiga ugu hayso, dhiibay muwaadin soomaaliyeed kuna shaabadeeyay ONLF argagixiso xageed ammaan uga keeni.

    • @Faz-O
      @Faz-O 24 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@cabdiraxmaanxirsi23jigjiga yawaye qofki kalaha ONLF wa ugus, hassan wa tigre

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 12 วันที่ผ่านมา

      @@cabdiraxmaanxirsi23 Feysla Rooble waa tigree adoonka madaxwyne Farmaajo 5 sano uu joogay bad la qaate iska daaye bada Kenya 🇰🇪 shariif ka gatay buu soo celiyay ninka 2015 jigjiga inta ka dagay ka dhaanteeyay waa dhul Ethiopia 🇪🇹 yiri waa mooryaan xasan xaraash qaran maanta hobyo iyo zeylac Ethiopia 🇪🇹 u saxiixayo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 25 วันที่ผ่านมา +3

    Itoobiya yaan meelna lala fadhiisan damicii ayaa loo adkaynayaa iyadoo sibadheedha noogu xadgudubtey soomaali dadba umahaystaan sidii xamar la inigu gubaa inigasoo horeysadhe

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 9 วันที่ผ่านมา

      hahahahahahaha xamrbay joogtaa fadhilahaane !

    • @ceelocadhays5593
      @ceelocadhays5593 8 วันที่ผ่านมา

      @@qwertyaserty8404 maxay fadhiyi wadankeediiba farakumahaysee

  • @NouraMuslim
    @NouraMuslim 25 วันที่ผ่านมา

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967711013075 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.....................................😢.......

  • @aj9048
    @aj9048 25 วันที่ผ่านมา

    Wariye cabdixafiid iyo axmed madoobe labaduba timaha midabkooda iyo muuqaalkoodaba meel fog ayay kakeeneen Mashallah

  • @user-hg9qt8sd3v
    @user-hg9qt8sd3v 25 วันที่ผ่านมา +1

    AQOONYAHAN MUWAADIN DHALAD AH XEEL DHEER ETHIOPIA WAA 70 MILYAN SOMALIA WAA 40 MILYAN NINKA AAD MUUSE LOOGU YEEDHAYO WAA SHAQSI ANAGA REER HARGAYSA AH SOOMAALI AH MA BIXINKARO DALKAYAGA OGAADEENBAALE HARGAYSA JIGJIGA ANAA LEH SOOMAALIBAA LE DALKA WAXII DHACAY WAYDHACEEN WAANA LAYS DILAY WAA LAYS DILI .ETHIOPIA WAXBA LAMA WADAAGAYNO WAADAD LIITA DAMAACIYA WAA NIN EEY WAX LAWADAAGAY XASAN SHEEKH NOO DOON HUB

  • @johnilal2089
    @johnilal2089 24 วันที่ผ่านมา

    ASC , Faysal wax badan oo madmadaw igagajiray ayu ifahansiiyay, sida: saying agreement Ethiopia Aby with Formaajo. Thanks both of you!.

  • @MohamedHajiOsman
    @MohamedHajiOsman 24 วันที่ผ่านมา

    Hadii Somalia ictiraafto Somaliland Ethiopia waanu eryeynaa. Waxaan ogahay ina naga necebtihiin Ethiopia

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 25 วันที่ผ่านมา +1

    DAWLAD SOMALIYEED MAJIRTO LAAKIIN WAXAA JIRA WAX LAGU MAXAAFSANAYO OO MAGAC AH😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 24 วันที่ผ่านมา

    Waxbo mina sheegin Afhayenada Xasan sh inad tihin ayad isugu marqaati furten

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 24 วันที่ผ่านมา

    Masha allah Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble laakiin Adeer waxaad mooda inaad khal khashay Farmaajo dawlad iyo dad midaysan buu kuwareejiyey xasan dal xaraashe marka inaad xasan dal xaraashe ?????

  • @leylaabdullahi2419
    @leylaabdullahi2419 25 วันที่ผ่านมา +2

    Odeeyga wuxuu ino sheegay daad Etiopien waxeey dheheen buu ciidama ku xukuumaya 😂😂😂

  • @axmadcabdi8213
    @axmadcabdi8213 10 วันที่ผ่านมา

    Aqonyahan arinta xaaji cigaal nagasi fahfahin dheraad ah

  • @user-pn4hy7oe5p
    @user-pn4hy7oe5p 25 วันที่ผ่านมา +4

    Faysal marka ay wareysanayan cidacadaha Ethiopianku iyo marka cidacada somalidu wareysanayan isma laha

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 24 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaasi Faysal odayga saqajaanka ah ee Canada ka soo baraaciya ayaa soo maagay

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 24 วันที่ผ่านมา

      Wa Emaaam masaajid 😂😂😂😂😂😂

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 24 วันที่ผ่านมา

      @@MaxamedfaraxTalan ma kaas aa masaajid emaam u ah? Waa meel baabaday kkk

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 21 วันที่ผ่านมา

      @@Footballgamer1589Adiga Dhibka Ku heesto yutube waxa kusoo biirtay ina Comment kabixiso 7 bilood ka Hor ina Dadka Sharafta leh Aad Caayso Shaley Waxa leheed MD Farmaajo Ayaa Dekedo Siiyey Ethopia Marka Dad Caayga Waa Lagu Duloobaa Aqoon yahankan feysal Rooble ayuu Sheikhaas Abdi Hersy ujawaabayey ereyo Uu Yiri Farmaajo Dekedo Siiyey Markii uu Arkey Inuu Bulshada Ay Keceen oo Cadeemo keen layiri in badan wey waceen kadibna cadeemihii ayuu keeni waayey wuuna ka Noqday Marka Adiga Dad caayga iska Daa Kheyr Allaha kusiiyee❤

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 24 วันที่ผ่านมา +1

    Itooboya iyadaba dagaal lagu hoobtay ka socdaan maa laga faaiideysto oo soomaali galbeed la xoreeyo iyada ayaa markaas damacaas dib uga noqon lahayd

  • @Asad-h1q
    @Asad-h1q 24 วันที่ผ่านมา

    Aqoon Waa iftiin! ❤Faysal ❤

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 24 วันที่ผ่านมา

    Cabdi xafidow wanku salamay timo Dhere na wad noqotay

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 25 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiyo ayadoo dhul soomaali heysato sidee dakada loo siinayaa itoobiyo hadii ay bada ay isticmaasha waa iney soomaali galbeed aya soo wareejisaa oo ay ka bada cidamadoo ay ka baxaan soomaali galbeed

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 24 วันที่ผ่านมา

    Kuwa meeelaha wax kuso qoori waxa ugu badan Cbbta xaqiiq

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 วันที่ผ่านมา

    Tarikh muhim ah o dadka ka qarsona ayu ifiyay o no sheay Aqon yahay Faysal Roble

  • @Mohamad65873
    @Mohamad65873 24 วันที่ผ่านมา

    Faysal waa khabiir gaamuray

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 24 วันที่ผ่านมา

    Dalkii hore ee somali galbed ayan soceshen doonaa insha Allah ❤somaliya hanolato somali guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 25 วันที่ผ่านมา +1

    Faysal rooble soo ma aheen ninki dhahay somaliya kitaabka quraanka laguma xukumi karo

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 25 วันที่ผ่านมา +3

    Bada yaa leh waxaa iska leh Soomaaliland ❤

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 25 วันที่ผ่านมา

      Siilka hooyadaa miyaad siinaysaa Ethopiya?
      Maxaa la yidhaa la yidhaa Somaliland?
      Kkk
      Adoon ay Ethopiya diyaarsatay.
      Hooyadaaa ayaad siin Ethopiya.

    • @jacfar571
      @jacfar571 24 วันที่ผ่านมา

      Dhashii gufuurculusta idin haysata inaad tahay oo ibnu xalaal aanad ahayn ayuun baad noo cadaysay @@salahthefruad9174

  • @AbiibapkaApka
    @AbiibapkaApka 19 วันที่ผ่านมา

    Ilhaan cumar

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 25 วันที่ผ่านมา +1

    Meeyey dalkii ay xooga ugu qaadatey horey soo bixin dalkii hore ma aha?,maxaa afka haysta gunta magaca somali miisaska caalamka dhuhleynta ku taga

  • @nurisse6354
    @nurisse6354 6 วันที่ผ่านมา

    Xukumad waa dawlad dawladina waa dad dal la aqansanyhy marka bal hadalada halaga firsado wad mahadsantihin

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 25 วันที่ผ่านมา +5

    Ethiopia inaa amino mahan waliged cadawad dhamanen qabta anaga inaa amino mahan

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 25 วันที่ผ่านมา +1

    gaajow ku riday shacabkii qaar eex juf uga dhigay iyo qabyalad

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 25 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo signed to give 4 ports to ethiopia .He acknowledged it himself .the old man is just but a tribalist .rubbish .

  • @user-cf5wm9gk4r
    @user-cf5wm9gk4r 24 วันที่ผ่านมา

    Faysal horay usoco❤

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 24 วันที่ผ่านมา

    Faysal farmaajo wuxuu ahaa halyey soomaaliyeed.
    Gorgortan kama geleyno ku lahaa
    Xoog bey ithopia ku qabsan
    Xasan xayawaan baa ciidadamadii
    Farmajo dhisay burburisay

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 23 วันที่ผ่านมา

    Xabashi reer Ethiopia ah oo arimaha Xamar iyo Somalia laga wareysanayo sow wax lala yaabo maaha? Wuxuu sheegta scholar, the year 2024 ayuu Afweyne u qiireysanyahay oo amaanaya oo weliba ku leeyahay waa la xusi doonaa, sababtana ma sheegayo, kan waraysanayaana wuu kasii liita oo madaxa ayuu u ruxaya. Soomaaliyey, ogaada Doofaar abidkiis ma daahiro!

  • @hagibut14
    @hagibut14 25 วันที่ผ่านมา +1

    Maad ilaah ka baqdid farmaajo qaa in buu ahaa

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 25 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo Tuug
      Ma ahayn
      Qabyaaliiste
      Ma ahayn
      Shisheeye madaxa ooma foorarin jirin
      Sharci iyo nadaam ayuu wax Ku maamulayey waqtigi uu joogay wuxuu qabatay
      Waa la ogyahay.
      Maantana waxay maraysa in Soomaaliya laku
      Haysato dhulkeedi.
      Waxa Sabab u ah Tuuganimada aqoon xumada Qabyaalada Xassan Sh.Maxamuud.
      Soomaaliya waxay qarka u saarantahay inay Kala dhaqaado
      Waadna arki doqonta.

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 25 วันที่ผ่านมา +2

    Haduu somaliland aqoonsado abiye anaguna tigree oromo amxaaro dds intaba dowlado ayan u aqonsaneyna

    • @munaibrahim2054
      @munaibrahim2054 25 วันที่ผ่านมา

      Hadii an uaqonsataan wadankodo nabat bee jogan maxat kaqadi

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 25 วันที่ผ่านมา

      Awoodaa ma leedahay aad Tigre ku aqoonsanayso.Ethiopia iyadaa ku illaalisa ninkii ku illaalinaayay ayaanu faragalinaynaa..awoodaa shabaab iskaga celi.

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 25 วันที่ผ่านมา +1

      @@kaysenur1592 adeer somalia nala dhahaaa xita we are hawiye gangs ethobia waligen kama baqan jiray oowayashey baa wasi jiray hadana ana wasaya mida kale waxbaa baalaheyga yaacow is ilaali adi owdal ciidamadii loo so tawabaray mardhaw dhanka xadka ayey kaso gudbayan ssc waa ay kuso dhaqajineysa wax somaliland la yidhahdo hdi cidi xaq u. Ledahay iney shegato dhul isaaq mooye mel kale shaqeymeyso labada xafadod ad daganthy amxarka ugu yeero o ku dheh kaalay igu fuul sanadkan dhamadkisa ethobian go out ayan leyahay mana diidi karan hadi kle xabad ban xududa kaga saaraya

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 25 วันที่ผ่านมา

      Car hdad nin thy ETHIOPIA CIIDANKEDA ISKA SAAR

    • @user-ve7ze1cs2e
      @user-ve7ze1cs2e 25 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo oo Ubax dhigay hadaladii askartii Itoobiya ee dagaalkii 77 ku dhintay

  • @AhmedIbrahim-dz9fb
    @AhmedIbrahim-dz9fb 24 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 waaqasab inay bad hesho

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 24 วันที่ผ่านมา

    Salaan sare wariye Abdihafid iyo Marti sharafka Faysal Roble iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 24 วันที่ผ่านมา

    Mida kale illahay ka baq maytida aad beenta ka sheegayso xabaal baad dul taalaaye Cigaal afkaaga ka dhig

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 25 วันที่ผ่านมา +8

    CIGAALNA BEEN BAAD KA ShEEGAYSAAN .
    (MAU )GU IDINMA KHUSEEYO
    HABA KU WAREERINA WAXNA ISKAMA CELIN KARTAAN

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 25 วันที่ผ่านมา

    ilaahoow shacabkeega caqliga usaaidi ethoipia wadanka somaliya in eey qabsato ayeey rabtaa badana waa marmarsiiyo shacabkii difaaci lahaa idinkee yaaba isdhameey naayo
    teeda kale waxaan layaabay dowladii oo dha heey so masar ee nacaawi masar hadeey wax xaawi neey so falastiin iyo sodaan hacaawiso

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 25 วันที่ผ่านมา

    Allaha nasugo, dharkaaga iisiib anaa Xidhanaya waa arin adag, oo waliba Xoog ah

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 24 วันที่ผ่านมา

    Ninkan wa Nin Wanagsan hadalkisa kalsooni ka muuqata please ki negetive ka aha naga dhaf Somalia 🇸🇴 naga niyad jabiyay

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan Ethiopia 🇪🇹 ah maxad uwaraysata

  • @user-pr8fj5vt3n
    @user-pr8fj5vt3n 23 วันที่ผ่านมา

    Fikrad wacan oo wanaagsan Garaadso adoon Gafin

  • @ahmedabdikahin8504
    @ahmedabdikahin8504 3 วันที่ผ่านมา

    Warka ah in Madaxweyne Cigaal Malez weydiistay in la isku darsado dawladaha waa been cad .
    Waxaan kacodsanaynaa aqoonyahanka in uu tixraac keeno lagu qanci karo .

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 23 วันที่ผ่านมา

    Kani waa doqon liito oo xaasid ah oo qabyaalad kabuuxdo waa xayawaan liito kani

  • @ilkacaseqayes
    @ilkacaseqayes 24 วันที่ผ่านมา

    Ha mar ha.

  • @mohamedabdi5069
    @mohamedabdi5069 15 วันที่ผ่านมา

    Somalia haday awoodo in ay Somaliland weerar ku qaado beri hore ayay samayn lahayd lakiin wakhtigaa halkaa dhigay. Abdixafid waraysiga lama socotid ama dhex kama yihid runtiii

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 25 วันที่ผ่านมา +3

    Shisheeye kalkaal dabaqoodhiya cadawga adoo kalaa noogadaran

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi1004 24 วันที่ผ่านมา

    Sideedaba anigu mar hadiiba madaxweynuhu yhy hawiye u cabsan maayo waayo hawiye waa itoobiyaan neceb yihiin,aqoonyahan faysal runta ayuu ka hadlay farmaajana asagaa maanta gaarsiiyau in itoobiya ay nasoo hawaysato waana war cad