WAA LASOO QARXIYAY | IS-DHIIB | HALIS WAYN | KOOXDA QARSOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 288

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 2 หลายเดือนก่อน +53

    Frist comenT BriT somali kanaal qimo bdn🎉❤

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 2 หลายเดือนก่อน +27

    Illahay iguma keeno balse waxan yaqiin sanahay xata hadan gaajo u dhimanayo inan diinteyda jeclahay aanan waxna dhaafsaden ani illahay ban jeclahay marka waxa ku doorsanayo ma jirto diinteyda islamka ❤illahow islamnimo nagu dil yaa rabbi 🤲🥺

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน +1

      MashaAllah ALLAH kubarakeyo

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 หลายเดือนก่อน +28

    اللهم أنت ربي خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ماستطعت أعوذ بك من شر ماصنعت أبوء لك بنعمتك وابوء لك بذنبي فاغفرلي فانه لايغفر الذنوب الا أنت 🤲🏻

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 หลายเดือนก่อน +39

    Alxmlh waxan kukalsonahay allaah qadartiisa Allahu akbar

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 หลายเดือนก่อน +19

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضاء نفسه وزنت عرشه ومداد كلماته eebe ha ina ilaaliyo aamiin aamiin aamiin

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 2 หลายเดือนก่อน +31

    Duni dhimatay ayaan ku dhex noolnahayAlow sharkoda na dhaafi Subxanalah. 🤔🤔🤔😎😎😎

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hadhihin duni dhimatay

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @SmilingDrumKit-il8mr
    @SmilingDrumKit-il8mr หลายเดือนก่อน +1

    Nabigaagi muhamada ma xasuusada
    Hadaba kusali nibaagi scw ilaahay wax dhiba kuma tuse❤🤲

  • @WarkaTv-1m
    @WarkaTv-1m 2 หลายเดือนก่อน +15

    Rabi kalmeyso marwalba wad guleysanaysa aduunyo akhiraba
    Allah kuwa bad bada haynaga dhigo hadad iga dambeyso Aamiin so qor 🙏

    • @nimcoadam9437
      @nimcoadam9437 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @hassanxarira7698
      @hassanxarira7698 หลายเดือนก่อน

      Allahuma amiin

    • @ayaansuri5581
      @ayaansuri5581 หลายเดือนก่อน

      @@WarkaTv-1m allahuma ameen yaa rabi calameen

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 2 หลายเดือนก่อน +5

    Illaahayoow dhalinyarada Muslimiinta badabaadi yaarabi

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 หลายเดือนก่อน +10

    subxanallah illahow caradaada naga badbaadi dhaman inti xaqqaga jcl laaxowla walaa quwati illaa billaahil caliyul cadiim

  • @salmaanxasan1164
    @salmaanxasan1164 2 หลายเดือนก่อน +14

    Laaxowla walaa qubata ilaa bilaahi ilaa ilaaha ilalaahu maxamadu rasuulilaa ilahey mooyee ilaha kale ma jiro rabiyow naxafdi

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน +1

      ALLAHU AKBAR

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin YA RABBI

    • @ayaansuri5581
      @ayaansuri5581 หลายเดือนก่อน

      Allahuma amiin yaa rabi acarshal kariim

  • @BadruDiin638
    @BadruDiin638 2 หลายเดือนก่อน +17

    Sheekadaan Dhan Waxay Ku Qorantahy Booka Ladagaalanka Nuurka 😢

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 หลายเดือนก่อน +8

    Acuudubillahi mina shaydaani rajiim yaahuu yaahuu alhamdulillah calaf nucmatil islam

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx 2 หลายเดือนก่อน +35

    I seek refugee in Allah from satan

    • @KeenadiidAhil
      @KeenadiidAhil 2 หลายเดือนก่อน

      @@mowlidali-qs7rx aamin ya allah 🤲

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah aabe wanaagsan
    Alahaydin xafido adiga iyo caruurtaan adeerka u ahayba.

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha ku xifdiyo cabdixaafid , awlaadana allaha kuu dhowro, waad ku mahadsantahay baraarujinta aad u sameysay walaalahaaga Muslimiinta ah ee ku hadla luqadda soomaaliga .

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud7433 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah wll Abdulhafiz cashar qiima leh aad noo faa idaysay From Jigjiga,Somalia

  • @AliAbdullahi-jl5ko
    @AliAbdullahi-jl5ko หลายเดือนก่อน +1

    يا إلهي

  • @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
    @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 2 หลายเดือนก่อน +14

    War sheydanka waa daciif yaan lagabaqin, qowlkisa waa been yaan la aminin.

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 2 หลายเดือนก่อน +7

    Alla diinta islaamku wacanaa
    Alx

  • @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
    @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallh Dadka qurbaha ku nool wax badan ayey naga ogyihin war somaliyey war halaysku hayo
    Wad mahdsanthy wallh Cadi xafid jazakallh

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 2 หลายเดือนก่อน +5

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @nuroosman4007
    @nuroosman4007 2 หลายเดือนก่อน +14

    Alaha Ku xifdo adiga iyo caruur taadaba walaal

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 หลายเดือนก่อน +2

    SUBXAANALAAH. ILAAHOW. ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yahye2001
    @yahye2001 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah ilaaheey gabdhaha ha kuu barakeeyo baarri ha kaaga dhigo

  • @AliAbdullahi-jl5ko
    @AliAbdullahi-jl5ko หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 2 หลายเดือนก่อน +7

    C/xaafidow barnaamijadaan dadka qaar yeyna barananin kadaa brother

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 หลายเดือนก่อน

    ILLAAHAY caruurta hakuu xafido aamiin

  • @Dagan721
    @Dagan721 2 หลายเดือนก่อน +3

    Bismilah Abdixafid adiga oo baqay wallahi qof caan ayaa tahay armey so racan ban is iri allaha Naga bad badiyo walal aniga waxan ahay qurbe joog waxan iney jiran ba mar dhow ogaday adunka dhanba waa ka baqayaa hada

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaas haka baqin
      Alle isku xir Alle baa wax walba ka weyn

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hada baqaysid walal si deg deg ah somalia u imow qur aan isa saar marka xaafad dad badan joogan aad mudo joogtid baqdintu waa kaa ba in

  • @abdirahmanali-yq6le
    @abdirahmanali-yq6le 2 หลายเดือนก่อน +6

    الحمدلله على نعمة الإسلام. وعلى كلمة الإخلاص نبيّنا محمّدٍ صلّ الله عليه وسلم. وعلى ملّة أبينا إبراهيم حنيفاً مسلماً وماكان من المشركين.

  • @SeeygaadeSaayaadde
    @SeeygaadeSaayaadde 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wlh somalia kuwaas amee yimadaan xalane halaga soo eego

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim 2 หลายเดือนก่อน

      Weeyba jookanba 😂😂

    • @SeeygaadeSaayaadde
      @SeeygaadeSaayaadde 2 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamadAxmadqaasim adi masoo arkay

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim 2 หลายเดือนก่อน

      @@SeeygaadeSaayaadde sooma arkin ineey jookan weey unadan ileen yahudba jooktee

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@SeeygaadeSaayaadde waa joogaan waliba iyaga abuurey xlne😂

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii laga waayo anigaba wax jiro maahi

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 2 หลายเดือนก่อน

    ❤Isagaa Awood lehe❤
    ❤Allaah Raali♥️Kaanoqoy♥️
    ❤M.a Cxafidow waxbadn ban kaafaiidy❤
    ❤mhds❤

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 2 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay xaqa ha ina garansiiyo wll Adna waad mahad santhy diinteena wax kawanaag Sani dunidan mataalo

  • @Isidin-dm6zr
    @Isidin-dm6zr 2 หลายเดือนก่อน +14

    War liketa isara somaliyey

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 หลายเดือนก่อน +2

    WAA MASIIX DIJAAL HAL IL AYUU LEEYAHAY DAD FADAN AYAA RAACI DOONA XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL

    • @UgbadAhmed-p3i
      @UgbadAhmed-p3i 2 หลายเดือนก่อน

      haa waa misixul dijal

  • @AyuubYareXasan
    @AyuubYareXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal Mahadsanid Cabdixaafid kaliya waxa aan kugu darayaa in aad dadka buugga Mashruucii ladagaalanka nuurka kaliya waa buugga dadkeenna wax badan fahansiinkara .
    Shaydaan wax uu lajoogo majiraan cid ka baqaysana majiraan dadka ku haya waan baqaynnaa waa bilaa Iimaan ee Allahooda ha u soo noqdaan hana ogaadaan in wax uu yahay aanay jirin.

  • @awalshisse8597
    @awalshisse8597 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sootosna hadaannahy somali waadagaa halaxidh safaaradah washitoon eedalka hal laayo gaalada dalka si ay uga yaacan guul jihaad weeyi hacafin zxb was shihiid

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow naga qabo shar iyo shaydaanba, acuudu billaahiye caawa waan cabsaday

  • @doog880
    @doog880 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid cabdulhafiid sida ad warwarka umada u faideynays aad nasoo gadhsiiso

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha kuu Xafido Hablahaa aan Habaryarka u ahey
    Abdixafidow iyo Inaadertayba ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf หลายเดือนก่อน +1

    الله يحفظك يا عبد الحافظ

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah weriye cabdi xaafid ilahey hakuu xifdiyo gabdhahaada iyo dhamaan ehelkaada.aamiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allahayoow na badbaadi. Subxaana Allah.

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAAHU AKBAR. ALLXAMDULILAAH. ILAAHOW. DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumaahmed1419
    @fadumaahmed1419 2 หลายเดือนก่อน

    Aac wall aad iyo aad aa umahadsantahay barnaamijkaan aad bulshada soomaaliyeed lawadaagtay
    Adigoo uga digaayay wax kasta oo qatar u keeni kara
    Ana waxaan rajeynaa in ay ku dhageystaa dayarteena soomaaliyeed sida xikmadeysan ee aad uga digtay si maqal iyo muuqaaleh
    Jazaakallaah kheyr

  • @mahamedmuhumed2029
    @mahamedmuhumed2029 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad ayaad u mahad santahay cxafid barakalaha..

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wa wakhtiga masixul dajjal . Daadkas masixal dajjal ayay u gogaal dhigayan wakhtigu soo baxaya aad ayay u dowdahay

  • @abdirahmanabdilahi-sk4wb
    @abdirahmanabdilahi-sk4wb 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah
    Mahadsanid
    BSTV

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallaah walaahay waa cabsi cabsi iyo amakaag rabiyow na xifdi oo nailaali yaabaye ma dhabaa mise waa movie

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 หลายเดือนก่อน

    Qisdan mar hore a fiirsanay xage ku maqned Abdixafid wa ku salamay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdulqadirali
    @cabdulqadirali 2 หลายเดือนก่อน

    Cabidi xafido shaqada aada hayso watiinabiyada ilahay ay Hayen ilahay cadawga haka ilaaliyo cimrigagana alah hakuubarakeyo Canadian alah haku geeyo aamiin walalow wad mahadsantahay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dad shaydaanka ukufriyay acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim Xasbunallahu wanicmalwakiil illaahow adaan magantaa nahay laaxowla walaaquwata illaabillaah caliyulcadiim ilaahow nabadbaadi ubadka yaga iyo kuwa muslimiinta islaamka noo badbaadi

  • @Mohamedcabdikariin-o7v
    @Mohamedcabdikariin-o7v 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah illaahay hana bad baadiyo sharkooda iyo dhagartooda waxaa jira somali badan oo. Aay gacanta kudhigeen

  • @abdimusse3377
    @abdimusse3377 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah abdixafid allah ha ku xafido

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid cabdi xaafid

  • @maktoobyt2009
    @maktoobyt2009 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan wiil cadaan ah o youtuber ayey ku dhacday io sxbki oo rabay iney caan noqdaan, California USA. Hora umaqlay

  • @mustafemaxamed3997
    @mustafemaxamed3997 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalaahu khayran jasaa

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan wax qarsoon ma'ahan soomaalida unbaan ogeyn. Illuminate waa haayad yuhuudi ah. Yuhuudda ayaana maalgalisa. Wax sheydaan la dhaho ma'ahan.

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbuna laah
    Allaah umada hakaqabto 😮 waad mahad santahay walal keen cabdi xaafid waa wacyi gelin weeyn oo laa bahan yahay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ala yaa ogaado kolay yuhuud baa ka danbaysa waayo waa dhaqankoodii inay dadka marin habaabiyaan

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน +3

      Exactly 💯 nin yahuud asasy adam weishaupt layira qarnigii 18aad wx kasto xun astantoda waye yahuuda allhuma najinaa

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad Sanid Wll Cabdi Xafiid intii ilahay ugu talagalay aya dawaneso waxna kuqadaneso haba gaarto 2050 ilaa 2070 ilahoow kuwaad xumaanta ka ilaaliso nagu dar 🤲♥️🇸🇴

  • @Aw-Daawade
    @Aw-Daawade 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa kugu xiran, dad badan oo afka ingiriisiga yaqaanna. Markaad hadal soo turjumaysid, sikin-sikin ha u qabqabannin. Ama cabbaar u daa inuu hadlo, ama inyar ka sii daa, lkn markaad turjumaysid, sharraxaaddaada in fcn is raacsii, kadibna falaqayntaada raaci. Dadka afka kula yaqaanna sidaas way ku caajisayaan. Daawadayaaahaada isu dheellitir.
    Mahadsanid

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alahuma najinaa Acudubillah

  • @AsmoAbdirazack
    @AsmoAbdirazack 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ku xidiyo adiga iyo familkaga

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suxaana Allah waa halis aad iyo aad Wayn saas miyaa caan lagu noqonaa

  • @SaadaqMaxamed-hk7ou
    @SaadaqMaxamed-hk7ou 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbat😢😢❤

  • @Abucabdulahiashafici
    @Abucabdulahiashafici หลายเดือนก่อน +1

    Maasoniyada aan iska ilaalino dhalinyaroooooy😮😮

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanna -lah

  • @MaxamadSuleyman-q4q
    @MaxamadSuleyman-q4q 2 หลายเดือนก่อน +3

    الحمدلله علي نعمت الاسلام

  • @familjen5863
    @familjen5863 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma anta Rabii Laailaha ilaa anta.

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaan Allah 💔😢🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 2 หลายเดือนก่อน

      Calankii jinka kkk

  • @aasiyaaxmed2331
    @aasiyaaxmed2331 2 หลายเดือนก่อน

    Waa shadaadiin insi

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 หลายเดือนก่อน

    Shirki mahaa ee ilaahnimad sheganeysaa waxd lehdahay waxan ahay ilaah nafteydaa ayan ahaa subxaanalaah

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Walaal

  • @DrIbraahim-hy7el
    @DrIbraahim-hy7el 2 หลายเดือนก่อน

    Alx muslim dhaba ahay lcg iyo hantina uma bahni lcgta Allh ayaa Qalbigeyga wllhi diintena islamka ka buuxda Alx Allh ayaa mahad iska leh

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaq dhamaq da dhabana heys bey leedahay 😢😢😢😢😢😢

  • @Casee0
    @Casee0 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi Xita Hal Wax Ma Dareemin Bal Ee Malayacni Bay Ila Tahayba War Dadow Ha Cabsaniina Shaydaan Iyo Yuhuud Baa Ugu Diciifsan

  • @SulekhaMohamedAmin
    @SulekhaMohamedAmin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 2 หลายเดือนก่อน +3

    Where can I watch the whole story please?

    • @NagadMcalin
      @NagadMcalin 2 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/21DDcrr7BxY/w-d-xo.htmlsi=J6qdq_K3PLQSSgUY

    • @NagadMcalin
      @NagadMcalin 2 หลายเดือนก่อน

      The story is not real. The guy is great story teller. He has YT channel. I watched the video b4.

    • @NagadMcalin
      @NagadMcalin 2 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/21DDcrr7BxY/w-d-xo.htmlsi=J6qdq_K3PLQSSgUY

  • @MOHAMED_98_thereal
    @MOHAMED_98_thereal 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abti

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 2 หลายเดือนก่อน

    Allow na amaanso somaliyey is ilaliya wad maqashan cabsi cabsi ween waxan maqlijiray meshad tagto hadii il laga layahay adiguna ishaa leystira taas waa walad tiintiina iyo dhaqankiina kudhaganada yaarabi dalkena nabad nogadhig ma waxana maqlijiray rabi talo kufilan

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax kajiro majiro wax la dhaho koox qarsoon from hanad legend 🙌 😅

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 หลายเดือนก่อน

    I seek refuge in Allah from the hidden devil. Bi'idnillah 🎤 🤲🏻 ☝️

    • @Sadrisharaf
      @Sadrisharaf หลายเดือนก่อน

      Ninka TH-cam kiisa mxa kuqoran

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu billaahi, xasbiyullaah wa nimca wakiil 😢

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax dhexaa waala maqlaa nin aduun joogow maxaa aragti kuu laaban subxaanallah

  • @dhamedhame-y1m
    @dhamedhame-y1m 2 หลายเดือนก่อน

    Wllhi wa khatar

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilaah wiligeeeda lacagtaas yalahelin subxanallah

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma najaynaa

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 หลายเดือนก่อน

    سبحانالله😲

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow caanimana marabaa fasaadka iyo fitanta aduunka naga badbaadi😢

  • @abdirahmandiramohamud
    @abdirahmandiramohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalh waxan okle wxan Ku dawdy filmka turkiga ah EEE waadi diaab

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 2 หลายเดือนก่อน

    Soubhanalah alahu akbar

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Jimco wanaagsan bro, meeshu ma xalanaa kolay u dhaqan eg,ilaahay umada somaaliyeed indhahooda haku soo jeediyo xalane si aan umada somaaliyeed uga qabano

    • @haa8793
      @haa8793 2 หลายเดือนก่อน

      Niyow halka xal somali kamaqan

  • @nonamenoname-zf3hr
    @nonamenoname-zf3hr 2 หลายเดือนก่อน

    WAXAAN ILAAHAY KAAGA BARYAAYAA IN TOWFIIQDA KU WAAAFAJIYO OO ISLAANIMADA KUGU DILO, ANAGANA SIDOO KALE, AAMIIN, AAD BAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA VIDEO-GAN DAD BADAN OO XUMAAN U SOCDAY OO DHALINYARO AYAAN ILAAHAY IDANKIIS MALEYNAYAA INUU KA REEBI DOONO

  • @mohamedabdikadir6209
    @mohamedabdikadir6209 2 หลายเดือนก่อน

    Dhawur jeer ayaan daawaday barnamijyo uu ugawaramayo arimahaan. Waxaadmoodaa in ay xayaysii farabadan kujirto iyo in uu rabo in dadku bartaan oo laga wardoono. Ilhay ka cabso tani digniin mahanadi ee waaxayaysii

  • @abdibihi5653
    @abdibihi5653 2 หลายเดือนก่อน

    Rabbi ha kugu garab galo korinta gabdho qurbo jooga ma hawl yaree guul baan kuu rajaynayaa.