TAARIIKH QURUX BADAN EE SOOMAALIDA &HEESIHII HIRGALAY Q-1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • HA WAALNAADO JACEELKUYE, AAN WEERARKA AADNO! BY FAADUMO BUULO BARDE*
    Ukraine war live: Moscow accuses Kyiv of firing missile at Russian town
    The Russian military says it shot down an alleged Ukrainian missile over the southern Russian city of Taganrog, which left at least nine people injured.
    Russian and African leaders gathered at a two-day Russia-Africa summit have agreed to cooperate to seek compensation for the damage caused by colonialism and promote a “multipolar world order.” www.aljazeera....
    Palestinian deaths mount as Israel keeps up raids in occupied West Bank
    Major Israeli military raid left at least 10 Palestinians dead and forced thousands to flee their homes as UN reports that first responders have been prevented from reaching those who are critically injured. www.trtworld.c... .
    France protests: Mother of teen shot dead by police leads thousands in march for justice
    Police rough kids up here’: France reels after teen’s death.
    France’s Macron cancels trip over riots as family buries teenager
    Emmanuel Macron has postponed a state visit to Germany after a fourth night of rioting ahead of the funeral of Nahel M.French President Emmanuel Macron has postponed a trip to Germany due to begin on Sunday after a fourth night of rioting in cities across France, as family and friends prepared to bury the teenager whose killing by police unleashed the unrest.www.aljazeera....
    Trump defiant after pleading not guilty in classified documents case
    Donald Trump has pleaded not guilty to historic charges of mishandling sensitive files at a federal court in Miami, Florida.
    Mr Trump is the first US president - current or former - to be hit with a federal criminal indictment.
    Arms crossed, in a dark suit and red tie, he sat in stone-faced silence for his second court appearance this year.
    The Republican later travelled to his golf club in Bedminster, New Jersey, where he addressed supporters. www.bbc.co.uk/... .
    Police fired teargas and water cannons at stone-throwing supporters of opposition leader Raila Odinga on Monday during a second week of protests against the government and high food prices, with one person shot dead in the western city of Kisumu. In separate incidents on Monday, unidentified people vandalised a property belonging to Odinga's family and another owned by former president Uhuru Kenyatta, who supported Odinga in last year's election, Kenyan media reported.
    Former President Donald Trump has been indicted by a New York City grand jury
    Trump supporters outside Mar-a-Lago after indictment
    Mr Trump, 76, is the first serving or former US president to face charges..
    Who is Stormy Daniels and what did she say happened with Trump?
    Former President Donald Trump was indicted in New York City
    Protests in Israel after Netanyahu sacks defence minister
    Israeli gun ownership rising as violence surges
    Israel protests continue despite delays to legal reforms
    Bashir Abdi | Abdi Nageeye Rotterdam Marathon
    Raila Odinga on anti-government protests in Kenya
    France pension reform protesters clash with riot police.
    Mass Israel protests after Prime Minister Benjamin Netanyahu fires defence minister
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv

ความคิดเห็น • 188

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  ปีที่แล้ว +21

    FADLAAN SUBSCRIBE | SHARE AND LIKE FOR MORE INSHALLAH THANKS

    • @MHaashi
      @MHaashi ปีที่แล้ว

      Abdihafit qof qaaliya oo cod macaan, isla markaasna taarikh heysa ayaad keenatay!

    • @aminaahmed7596
      @aminaahmed7596 ปีที่แล้ว

      Faadumo xasuus wanasgsan waa runtaa waa waqtigaygii

    • @adenatteyehsougal5897
      @adenatteyehsougal5897 ปีที่แล้ว

      Qu'Allah vous bénisse pour tous les efforts que vous faites pour dépoussiérer le passé glorieux de la grande Somali . Somali superpower in all Africa. May Allah facilitaye to come back as Turquie is doing now. We must belived it incha Allah

    • @zeynaabdullahi3789
      @zeynaabdullahi3789 ปีที่แล้ว

      Qof qaali ah barisamaad ka sheekeen nabadu macaanaa.

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 ปีที่แล้ว +13

    WHAT AMAZING MEMORIES. THANKS SISTERS ANA ABDI HAFID, WE HAD BEAUTIFUL COUNTRY, WE MISSED THAT.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah maaama Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxa tahay qof qiima badan oo dadkeeda jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 ปีที่แล้ว +14

    Gabadhaan Allaha xafido waxay na xasuusisay Nolashii Bari Samaadkii Allaha noo soo celiyo aamiin Yaarabi

  • @habonosman4450
    @habonosman4450 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allaah. Qofaan Buloburte ka imaan sidaan maba loogu qiiroon karo. Aad baan u salaamayaa walaasheen Fatuma Buloburte. Reer Buloburte easy maaha❤️
    Abdihafid waad ku mahadsan tahay wareysigaan waa ayeeyo b1 if you remember ✌️

  • @cabeeysubagle1388
    @cabeeysubagle1388 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah fadumo waxay ina xasuusisay xil nolosha aad iyo aad u wacaneyd aniga iyo kuwa ila da'adeyda ahaa

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +8

    ما شاء الله تبارك الله❤
    ASC Abaayo Mcn Adiga Iyo Cabdi Xaafid ❤ you are so special person 👌💕
    Waayo waayo Ayaamihii Wacnaa iyo Soomaaliya Ayaamo zamaan
    Illaahay Subxaana Watacaalaa Hanoo soo Celiyo Dawlad Daacada oo Dalka Iyo Dadka U Shaqaysa ✌️💕💕💕🇸🇴😇🙏

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +4

    Masha’ALLAH, Faadumooooy, waxaatahay qof maskax fiican leh oo very intelligent ah, qalbi fiican leh. Thanks

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah xasus fican ayad laydahay Allah ku si yadiyo waayo waayo ayad na soo xasusisay ❤

  • @Magabade
    @Magabade ปีที่แล้ว +2

    Old is gold waa wakhti qurux badan oo tegey

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah wll Faadumo runtii qalbigaygaa waa dhaqaajisay xasuus aan inta badan goob joog u ahaa baa dul istaagtay .Abdihafiid waa mahadsantahay fadlan badai waraysiyada noocan aha.

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 ปีที่แล้ว +7

    Maa sha allah ilaahey ha xifdiyo faadumo waa tabney soo dhawoow. Thank you abdixafiid

  • @somaliboy4446
    @somaliboy4446 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah waa xusuus aad u macaan thanks c.xafiit iyo faadumo

  • @nura2876
    @nura2876 ปีที่แล้ว +5

    Masha.alaah wll thanks xasuus hadawaxabedeshay qabyalad aloosahal amuuraha hanolato somali ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha keliya ee Taariikhda ka run sheegta. Illaahay cimrigaaga hadheeryo faduma buulaburde❤❤❤. Cabdixaafidow walal nosoo badi maamada wax badan baan ka faaiidnaye😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +6

    Thanks, brother Abdixafid 🙏 for sharing with us

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 ปีที่แล้ว +5

    FAADUMO BUULAAY WAXAAN KUGU XUSI LAHAA KOOBKA FARXADA WAXAA TAHAY HOOYO FARXAD KASAMEYSAN MAASHA ALAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BanaaneyKudalxiiswaameelkuwana
    @BanaaneyKudalxiiswaameelkuwana ปีที่แล้ว +5

    Insha allah sidee hore waan ku soo noqanaynaa alla haddii yiraahdo

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 ปีที่แล้ว +15

    Faadumo buulaburde waa soomaalidii xalaasha Ahayd ilaahay ha barakeeyo iyada iyo awlaadedaba 👑🫡 salaan sare

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +11

    Jizaakumu Allah kheyr walaalayaal dhamaantiin. Xasuus baan la' ooyeynaa. Love you, family 😢😢😢😢

  • @dol6179
    @dol6179 ปีที่แล้ว +7

    Illahayow nacafi yaa rabi Aamiin yaa allaah

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว +3

    Caadi maha masha allh alla maxaa nolal soo martay macaan

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 ปีที่แล้ว +2

    Thumbs up to the lady.i can't see enough of her.she still looks young.Masha Allah.

  • @rukiafoos9414
    @rukiafoos9414 ปีที่แล้ว +1

    Wow she took us back 30 years
    Thank you sister.

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlh waan qiirooday Sidi wadankeena ahaan jiray & Sidaan maanta nahay😢😢😢 yaa allah alow inoo soo celi mar kale, Tan kale Faadumo inaba caadi maaha♥️♥️ Thanks Abdihafid Xasuus taan oo kale inoo soo badi Please Xasuus ku nool ayaa nahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว +4

    WAA xusuus wanaagasan mahadsanid

  • @Dagan721
    @Dagan721 ปีที่แล้ว +3

    Abdixafid thank you dad aan caadi ehen noso xushaa keep up bro

  • @asmajama637
    @asmajama637 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah Abaayo iyo Abdihafid rewind fiican aa noo samayseen. Mahadsanidin.

  • @alifarah9330
    @alifarah9330 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah waad mahadsantihiin Faadumo iyo Cabdixafiid waayo waayo ayaan xusuusanay

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah waqti qurux badan aniga waan kugu xiray sidaan qiyaasayo waayo ardaydi u dambeysay ee imtixaan form four fariisato ayaan ahaa Lkn haddana jawigaas hadey u ku sii jiri lahayn baadi cad baanu taagnaan lahay Alxamdulillaah baladu mar beey dawo tahay qaladna yaan la ii arkin waayo sudaan u labisan jiray ama inta badan hablaha wax quruxbadan ma ahayn just dowladnimaa naga yara dhiman hadda inkastoon hadda yara dhaano wax badan Lkn Alxamdulillaah calaa kulixaal illaaheey baa ma badbaadshay 🥰

  • @fadumasalad3794
    @fadumasalad3794 ปีที่แล้ว +3

    ha Alahu inta soo jawaabray sida quruda badan waa idin jeckahay kuligiin waa fursad uu I siiyay wariye dalkii iyo dadkii tariiqdoodii in aan ka hadalno qurux nolo farxqd dal iyo dad ba waa Lee nahay Alow nabadii noo soo celi anagoo nqbad ah dalkii oo nabad ❤❤❤

    • @habonosman4450
      @habonosman4450 ปีที่แล้ว +1

      We, reer Buloburte,are proud of you sister. Allaah haku xafido. ❤️

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 ปีที่แล้ว +1

    Waaw 😂😂😂😂😂😂♥️♥️😂😂😂 xasuus waayo waayo thanks ❤ cabdi hfd keep going habo walaashiis than k you ilove my people ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ijaabomohamednoor9111
    @ijaabomohamednoor9111 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah xasus jzk qayran fadumo buluburdo bibitida rusheska aan ka helay roti xalwo

  • @muhumedadulle6059
    @muhumedadulle6059 ปีที่แล้ว +5

    Yaa allah xusuus hore ayaad nagaliseen ilin ayaa igu soo istaagtay noloshaash ayaan kusoo barbaaray waxna ku bartay maantana nasiib xumo qurbo ayaan ka jooga ilaahow nabadeenii iyo sumcadeenii noo soo celi thanks cabdixafiid iyo mama faadumo sharaf iyo cizi korkiina allaha yeelo

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 ปีที่แล้ว +1

    Waw amazing.
    This is wonderful times.
    Your complexion is priceless
    That was original somali queen

  • @abdirashidisaaq8925
    @abdirashidisaaq8925 ปีที่แล้ว +2

    Wareysigii ugu qiimaha badnaa intaan wareysi soo dhageystay, wxaan ALLAAH ka baryayaa Soomili midowda oo horey u socta.

  • @abdirashidisaaq8925
    @abdirashidisaaq8925 ปีที่แล้ว +1

    C/Xafiid markaan deymaa kaasoo hartay waa lagu aamusiyay aadna waad u qiirootay maashaa ALLAAH, horey u soco EEBE haku xafido.

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 ปีที่แล้ว +4

    Mashallaha gobey fadumo wadankii beynageysay oo nabad ah
    🤲🏻allow nabada wadankeena iyo gobanimdeena iyo isku duubnimadeena soomaalinimo dib noogu Soo celi
    Gobanimo soomaliyeed
    Guusheynu haysanay iyo
    Gayaankii hableheen
    Farxadbay kunoolayeen
    Allow guusha soomaliyeed
    Adigay ganataada kujirtaa
    Soomali midowday
    Danteedu garanayso
    Daaqa iyo dhirtu aynu haysano iyo
    Badeenoo baaxada weyn
    Kabuuxaan nimcooyinka
    Inaan dhulshisheeyo ku noqono qariib
    Ubadkeenu Soo qaxaan
    Qax iyo qabiil ukal go’no
    Goboleysi naloo kala gooyo
    Cadowgeena shisheeye iyo
    Intay cad cad inoo kala jareen
    Qurbahana nagu bahdileen
    Caruurteena wax xun inaga bareen
    Miyaan mudanahay midaas 😢😢

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah nolol waa teehore ilaahow noosoo celi

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 ปีที่แล้ว +2

    Alaha noosoceliyo nabadii bari samaad aamiin

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah sugaanta dhaqanka ayey ka turjumaysaa waa xasuustii barisamaadkii

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 ปีที่แล้ว +10

    Asc Faduma nolol qiimo leh ayaad I xasuusisey balan waxaa igu ah inaan ku soo raadiyo haddii aan London imaado. Cimri aan ku kulano Allaha na siiyo. Aamiin. Abdihafid adna mahadsanid nolow jir oo joog.

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 ปีที่แล้ว +1

    Cabdixafiid Mahadsanid Aniga Somalidiihore Ayaan Ahay Waan Kaheelaa Sheekooyinkiihore

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 ปีที่แล้ว +4

    i become very emotional. aad baad u mahadsantihin.

  • @abdisatarjama4072
    @abdisatarjama4072 ปีที่แล้ว +5

    Waa taariikh qurux badan🎉

  • @hidayomire
    @hidayomire ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah sax

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 ปีที่แล้ว +6

    Wow what a wonderful time that was unfortunately those beautiful days has gone.GOD BLESS THIS LADY.AMAZING VOICE

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 ปีที่แล้ว +3

    Waayo waayo gabadhaani waxay na dhaxtaagtey wakhti aan dib loo helayn

  • @Blaster-
    @Blaster- ปีที่แล้ว +7

    Golden years will never come back. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa ปีที่แล้ว +2

    BUULOBERDE 🥰🥰🥰

  • @user-sd4lz5gz6x
    @user-sd4lz5gz6x ปีที่แล้ว +4

    Macha llh❤ Abdixafid

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah ilaahey waa noo soo celin karaa yaa posto anaga xataa waa heysananey labarka bootadeena wali ma iloowin 156 aan heysananey maasha alaah Faadumo Taariiqdii soomaaliya ayaad xambaasan thy MAASHA ALAAH ilaahey ha ku caafiyo abaayo cabdixaafid adne dadkaanoo kale noo soo qabo . Keep going walaalkey.

    • @sharmarkenuurwarsame4368
      @sharmarkenuurwarsame4368 ปีที่แล้ว +2

      Nurto Abdullahi Omar Walaal Laftigaaga Ayaaba Cajiib Ah Hadaaba Xasuusatid Lambarkii Postada ee Xaafadiina Nasiibkaas hadaad Soo Martay Maansha Allaah Aniga Xiligeygii Ma Aanan Arkin waan Yaraa Dalka Markuu Burburayay waxaan Jiray 5 Sano waxaana la igu Xareeyay Xaruntii UKO Ee ubaxa Kacaanka Oktobar ee ku Taalay Degmada Wardhiigley

    • @nurtaabdullahiomar8125
      @nurtaabdullahiomar8125 ปีที่แล้ว +1

      @@sharmarkenuurwarsame4368 kkk maasha alaah hadaaba 5 jir aheyd aad baad u yareyt walaalkey lkn maku macaashtey nabadii bari samaadkii mise waad ka qadey kkk waan ku salaamaa walaalkey.👍

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xitaa waan xasuustaa nr post deena wuxuu ahaa 324

    • @nurtaabdullahiomar8125
      @nurtaabdullahiomar8125 ปีที่แล้ว

      @@ismailalihasan9519 maasha alaah.maalmo qurux badanaa oo aan la iloowi.karin ayaan soo marney alxamdulilaah ✨

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh xasuus😢😮😮😊😊😊

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo, Mahadsanidiin

  • @halimaali9260
    @halimaali9260 ปีที่แล้ว +2

    Asc masha allah tabarakallah walahi adban ugu farxay abayo markale noso celi

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi waa runtaa 310 shilin ayuu ahaa maasha allh gaafow iyo nuurbidaar.shaqalaha dowlada looma ogalaanjirin.😊😊😊😊

  • @nadifanurmohamed7783
    @nadifanurmohamed7783 ปีที่แล้ว +2

    Masha.alah xusuus ayaa nä galisry

  • @idrisszamzam
    @idrisszamzam ปีที่แล้ว +1

    Merci beaucoup abdifatah

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 ปีที่แล้ว +8

    allaah madaxda ha I noo hagaajiyo 😢😢😢

    • @deeqo123
      @deeqo123 ปีที่แล้ว +1

      Asc
      Waaw tiyatarkiii inan dhex jooga mooda oo xalayna aan heesaha hirgalay ku daawanay,saakana tartanka aqoon isweydaarsiga dugsiyada lagu qabanaayo oo iskuulkeyga uga qeyb gali jiray masha allaah xusuus waayo waayo

  • @isaackhassan5504
    @isaackhassan5504 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw from USA 🇺🇸

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +4

    Sister, I'm that generation .❤❤❤❤

  • @Wanaaga
    @Wanaaga ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 ปีที่แล้ว

    Abaayo Macaan khayr badan Allaha ku Siiyo Addun&Akhiro.
    Aniga hada ayeyo Ayan ahay
    Alxamdulillaahi. Hestaan Abdi
    Tahlil Taariiq ayey I Tahay lama
    I Libaan ee mar kaan Marlo Wadnaha aya I kara ❤😂
    Xajigeygi Nolasha Aan isla so
    Wada qaadanay Illaahay aya iga
    Jeclaaday Jannada Allaha ka waraabiyo Nabigiisa Allaha wehel
    Uga dhigo Bidnillaah kariim. 4years ago he had Heart Attack in
    America wa mesha Aan 35y ku nolnahay ilaa Maanta Allaha nagu
    Nabad yelp Ameen Ameen.

  • @HomedecorwithSusu
    @HomedecorwithSusu ปีที่แล้ว +8

    Inshaalah somali wey soo noqan 🤙

  • @deeqo123
    @deeqo123 ปีที่แล้ว +1

    Sanduuqeni boostada nambarkiisi weli ma ilaawin waaw fadumo masha allaah

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 ปีที่แล้ว +1

    Woow Walaashey Xasuus aad I gelisay Kabhi kabhi Mera Dilme khayaa niyaa kaahee,iyo Qurbani,Nagin,Bulet, Boobi iyo qaar kaloo badan Walee taasoo Kale in aan dib Loo arkeyn Adduunyo dib u xun aan maqli jiray waa idin salaamay walaashey Buulaburde iyo Abdihafid❤❤❤

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 ปีที่แล้ว +2

    Waa dad wakhti tagay tabay

  • @halimaali9260
    @halimaali9260 ปีที่แล้ว +1

    Abdixafid nosoceli abayo macan fadumo bulaburto

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 ปีที่แล้ว

    Waaaaw what an amazing story ❤❤❤❤ ❤❤❤

  • @safim8984
    @safim8984 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan markii uu universal TV kusoo biiray wuxuu umuuqday nin diinta islaam ka waxka yaqaan UNFORTUNATELY aduunyo aa qaaday. Allah hanasohadeeyo dhamaateen Allaahumma aamin

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah faadumo wakhti dalkeena dawlad sharaf leh oo aduunka laga dambeeyo uu lahaa nabad iyo kala dambayn iyo dadkeena oo is jecel ayaad soo joogtay runtii dhalinyarada wakhtigaa joogay way ka nasiib badnaayeen kuwa hada jooga xitaa hadaadan waxba haysan nabad iyo farxad baad ku haysatay dalkaaga maantana dal baaba,ay iyo dad baaba,ay ayaynu noqonay

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 ปีที่แล้ว

    Maxamuud Tukaalaa Lahaa Allaha.Unaxariistee

  • @aminaahmed7596
    @aminaahmed7596 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa faadumo xasuus wanaagsan me too I have badoobe dheere

  • @aminawarsame9013
    @aminawarsame9013 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxyabahas eykashekeyneyso masoarkin lakin wanjeclahay inanmaqlo tariqda dalkena madama anigoyar soqaxnay mantana hooyo an ahay wax ancarurteyda ugashekeyo odalkeygakusabsanmaba aqano ❤

    • @sharmarkenuurwarsame4368
      @sharmarkenuurwarsame4368 ปีที่แล้ว

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 ปีที่แล้ว

      Walalo maansha alaah waa runta Taiiqta anaa soo b. maray ilmahayga aad ba u sheekeya dadal marka qaar u daar yourube oo ka shekeya taiiqda adiga ku hadal af somali dad waxa jira soo maray waqtigas aan ilmaha kala hadlin waa nasiib xumo

  • @xaylexoosh4928
    @xaylexoosh4928 ปีที่แล้ว +1

    I like fadumo buulo barde

  • @elminasibb
    @elminasibb ปีที่แล้ว +2

    Remembering modern times 🫡

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow wow 🤩 👍👍👍👍👍

  • @user-sd4lz5gz6x
    @user-sd4lz5gz6x ปีที่แล้ว +3

    Djibouti 🇩🇯 walaka tageraa adi eng Ahmad wabari Abtidon

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Intii dayaca ina baday illahay hadhibo

  • @deeqo123
    @deeqo123 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan maalin dhow maqlay dugsigii sare ee aanka baxay inla baabi,iyay oo ay dad degeen waan ooyay wallaahi

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan dhigan jirey dugsigii hoose yaasiin cusman iyo dugsigii sare waxaan kasoo baxay sheekh xasan barsame waa runteed abaayo bangaariga dherkiisa soomali Airlines iyo caymiska taas waan daawan jirey waxaan jeclaanjirey in aan arimaha dibada kashaweeyo aabahay AUN unaxariistee wuxuu dhihi jirey luqadaha baro oo weliba kuwakala ah Francesca Italiens Englisch runtii intaasba soomaliyaan ku bilaabey maantana weli waa ku ceeshaa weli 😊😊😊😊😊😊 boowe cabdixafiid soo badadi casumaada wllahan.❤

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 ปีที่แล้ว

      Asc walalo qayr alaah ku siiyo maansha alaah Tariikh baad na gaysay waa runti intan comment aqriyay wali ma arkin qof dhahay School Yasin cisman aan ka soo baxay alaylehe kula mid wali wax ku bilaaby Azili laga yaabe inaadan ku soi garin walala qaalya dad waa kuwi hore dugsiga sare waxan aaday school 15 May and axan soo gaaray principal Suldano Xasan Diritor Macalin ma ogi hada kusoo gaartay Muxudin Suudi Talada Daljirka dahson markan ayaan ilmahayga dhahaa meesha waa meesha. Waa ku dheeli jirnay walalo Nolol qurux badan anaga soo arganay ilaahy swt dib hanoogu celsho Heesa Hirgalay waaxan galay Bintu Cumar gacal markay soo baxday dadka ka waran hada ku indho qaaday social media alaah u gargaro

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 ปีที่แล้ว

      Waxan ku bilabay Azili ma ihu hadii aad ku soo gartay dugsiga sare waxan ka baxay school 15 may fiftee may dad waa kuwi hore walalo nolol qurux badan anaga sok aragnay ilaahy swt dib hanoogu celsho heesha hir galay waxan ku bilabay Binti cumar gacal waana heeski Hadad mooday Aqiro Inay Ehala Leedahay La iskuma Aqoon sado dadna social media atay nolol ka bilaaben aniga waxan soo gaaray principl Suldano Fadumo Qorwayne alah u naxriisto Xasan Diritor

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 ปีที่แล้ว

      Wswrwb abaayo Azil kuma bilaabin waxaan azilka ka dhigan jirey Rabital Islam oo ka soo horjeedey Isbitaalka Martiini hadaad reer xamar jabjab tahay balse abaayo waxaa diritorad noo aheyd fadumo gacal oo markaan imid suldaano waxaa loo bedeley xaawa taako balse suldaano magaaladeydaan aan degenahay bey degentahay Alxamdullilahi wey caafimaad qabtaa abaayo dad dadkii hore waayo hadalna waa intuu yiri aniga waxaan xamar ku noqdey 2020 anoo ooynaayaan ka soo baxay yasiin cusman magaraneysid anig waxaan aan gartey barlamaankii waan gartey shabeele waan gartey kasa Italien waan gartey yasiin cusman malaha geedihii waan kasoo tegey aniga dalka waxaa igu denbeysay isagoo dowlad lahaa, sey sheegeyso abaayo basaboorka saf aan u galey weli gabar abtigey dhalaa ka shaqeyjirtey oo itiri safka gal aduunkii hore majiro soo dhawaaw sacdiya.😊noloshu mar uun weysoo noqon Theaterka ma jecley waxaanba ka xanaaqi jirey dadka duhurkii safka u taagan kkkkkkk hadaad jecley adiga abaayo sorry laakiin gurmadkii 2aad oo labada sano looga dhigaan ahaa markasta dhinaca affaridood aan mari jireysaan Theater u arkin balse shaneemooyin Afrika, super shantarale shaneemo xamar kuwaas haa.abaayo.

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 ปีที่แล้ว

      @@dhubofarah6286 walashey maansha alaah waa run dad waa kuwi hore alhamdulah waa ka xumay kuwa hada social media nolol by ka raadinaa isbital martini waa laygu dhalay school waa aqaan laakin reer wardhiigley aan ahaay ditiraysada waa ahayd Faadumo axmed m/ mud cade alaah u naxaristo canada ayay ku dhimatay 2011 suldano abaayo intee joogta aabahay saxiib ahayeen alaah u naxriisto dad waa dhamaaday aniga wadanka waxaan ka tagay 1987 high school waxan ka baxay 1986 gurmad ma qaban maekan ka baxay wax yar ka dib waa soo baxay mana ku noqon maalin waa Tagi hadii alaah idmo aniga Azili waxa ila bilabay hada xasusato gabasha khadiijo diiriye la TarTanta Baariin Biin oo london joogta hadana xilka waysay isku xaafad aan ka imaanay waa isla kornay iyada shewq xasannbarsame ay aaday ana fiiftimey aduun waa kaas Tiyarta waa jeclay waligay duhur saf ma gelin aabo alaah u naxariisto iyo muslinka dhan isaha aa subixi ama galab noo keeni jiray ciyaalka bananka ku gado aduun waa kaas shaneemo xaawo Taako aa noo shidneed waxas aan hada sheegayno dad aanba Aqoon alow u kalmee suldano waxa be ka danbaysay faadumo xasan diritor ka dib Carfon waxay dumaashi u ahayd mamo maryan mursal walalo ha iga yar ayaa ku soo gaaray wax dhaha yaasin cisman aan ka baxay waa yar tahay sida lagu arko dhuubo dhax yar muxudin suudi maku soo gaartay iyo axmed faanaye Qalbi dile yaa xasuusata walshey aan u ducayno umada somaliyed in ilaahy qalbigoda iyo qulubtoda isku furo

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +1

    Horta walalo aniga waxaan aad igufarxaa lakin mantay waraysi. Aad maanta ka qaadday xafHorta. Xaf. Waa ganacsade qof uu naxayo ma jirto lakin waliga qofka wax u sheeg lakin ha weerani waana ku salaami abdi xafiod

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว +1

    Taariiq socota waa hooyo soomali nimadu ku wayn tahay hooyooyinka taariiqda hayoo dhan wacyigilin ha bilaabaan waa ku salaamay wadiniyada iy o andiyoo nakaa baray

  • @MrKayse2011
    @MrKayse2011 ปีที่แล้ว +4

    MaShaAllh très jolie histoire

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 ปีที่แล้ว

    I remember Kabi Kabi

  • @hidayomire
    @hidayomire ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @fadumasalad3794
    @fadumasalad3794 ปีที่แล้ว +1

    ks all my lovely people somalinimo ayaan ka hadlayna sida daacada ah

  • @zooxi.8142
    @zooxi.8142 ปีที่แล้ว +1

    walaahi xasuus baan la ooyey walaasheey baarisammadkii ayaan la noolahay somaaliya waxaa iigu danbeysey 1088 habeen walba waxaan ku riyoodaa

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 ปีที่แล้ว +1

    Qabla Yoowmeen Maxaan UArkiwaayey

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Boolis daacad ah oo wadaniya ayaa jiray

  • @idrisszamzam
    @idrisszamzam ปีที่แล้ว +1

    Yes yes yes

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan Buughalagaqoro Dhalinta Waxqortaay Qorataariikhdaas

  • @user-sd4lz5gz6x
    @user-sd4lz5gz6x ปีที่แล้ว +1

    From djibouti

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว +1

    wadankan waa lagu so dadale wa lagu ciyaaray

  • @sadydalel2247
    @sadydalel2247 ปีที่แล้ว +2

    Madax daacad ah ilaahay hanoo keeno

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

      Yaa Ka celin kuwa qabyaalada la buko

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 ปีที่แล้ว

    Fadumo Ibraahin Allaah hakutuso deelqaafkaaga

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan bay isku khaldaysaa,miraha heesaha xiliyada la qaaday.cabdi Tahliil waa ka horeeyay,

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh ปีที่แล้ว +1

    Fatima bulebarde waa qatar lakiin hestii labaad ee xasan adan waa bardihii ku yaal isha baydhabo

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waa inaad noo soo celisaa, xusuus badan ayey dadka gelisaa

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว +2

    Dad waa dadki hore i.mamada wali waa update