Heestan waxadba umaleyza aniga iney iga hadleyza iyo xalad an manta ku sugunahay💔Lkn nin rag si walba uu xalka ugu xumada wa midkii adkeysta💪🏼Anyway qof walba xalad adag ku jira waligiiz kuma jiri doone hala dulqata🫡👸🏾🤴
Hadii aan ku rabbo oon ku dortey 😢 Adna aad i'raacdo idoontey Ma xubbiga dhexdeena rabeysmin 😢 Ma anaan romantic aqoonin😢 Ma adaa raaliya ii ahaanin😢 Rooxaamaa dadka qaar ku lammaane Ma qollaa igusoo kaa rideysa😢❤😢
Sahal maahan caashaqu Mar hadduu ku saaqo Wadnahana surnaado Suuradaada wacan baa Saqda dhexe habeenkii Sahwi baan dareemaa Siduu ii saaqay daranaa Sida aan u surnaa Saqdi dhexe habeenkii Barbarkaan u jiifsado Baryo ka soo kici maayo Bogga iyo calooshiyo Beerkaa la iiga badan yahay Bartaada hadaan arko Bisha afar iyo tobnaad baa Ber walba ku moodaa Bilicdaada wacan baa Bartamaha habeenkii Bilicsami u eegaa😢😮😢❤
Top 💯 🔥 waqalka duula goat 🐐 social experiment man 👨 legend amiin yare is back wow 😮 Melody 💯 🔥 Goat 🐐 music furinle faro dahab Hit 🎸🎻🎼🎹🔥🔥 Intaa ka heesya like 👍 saar
👉 Thats My Song😁👌 Aamiinka 🫶 Dhan kastoon ka eegnaba Waa Dhamays Heestani 🙆♀️ Bahda Waqal Studio wxaan leeyahay Shaqo wacan ✅ Si gaara ah wxa U Amaanan ; Ahmed AK- The one and only Fara dahable💯
Cidagale wa kuwa shida shumaca u Dara fanka somalida illa m mooge qalinle ahmed mooge khadra daahir maxamed Yusuf abdi huryo m jama joof Ila manta oy jogan amiin yare qamarka oday nadira nayruus hamda qali qaboojiye mahamed mustafe saki amer iyaga shumaca u sirada fanka somalida
Bro you're top 10 Fanaaninta sanadahan ka faa,iideyso show-yo qabso Mogadisho Jigjigga Nairobi Yurub UK ilaa Scandinavian Cabdoow jaaniskaaga ka faa,iideyso wake Up 👌👌👌👏👏👏🙏🙏🙏💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]🫶❤
Maxa nabii saw magaciisa ukeneeysa meshaan hesta waa dembii
Ka waynoow waxaan aad ku dhaqmaysid walaal! Suubanaheena SCW magaciisa ha keenin meelahaan cml. 😕🙏
Scw Scw Scw Scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Hn wad qaldantahay wad ogtahay maha maxa mashan kufriga ukenaysa nabi mahamed
Heestan waxadba umaleyza aniga iney iga hadleyza iyo xalad an manta ku sugunahay💔Lkn nin rag si walba uu xalka ugu xumada wa midkii adkeysta💪🏼Anyway qof walba xalad adag ku jira waligiiz kuma jiri doone hala dulqata🫡👸🏾🤴
Sas waye awowe
Niin rageed😢❤
Nin rageeed ❤ legend bad thy wan kula dareemaya
Aboowe illhy xaladaha ha ku hagaajiyo😢
Amiin yare Ninka Kaliya Fananinti Hore Kaso Haray 🔥
What a singer
Hadii aan ku rabbo oon ku dortey 😢
Adna aad i'raacdo idoontey
Ma xubbiga dhexdeena rabeysmin 😢
Ma anaan romantic aqoonin😢
Ma adaa raaliya ii ahaanin😢
Rooxaamaa dadka qaar ku lammaane
Ma qollaa igusoo kaa rideysa😢❤😢
😢
😢😢😢
😢
Plz show nooqabo it's amazing voice wooow
Inta jeeer aan dhageeste tiro malahan keep going bro
Ghijkhdhdhb8h😢
Waqal Always Onthe Top🔥
Ma jabuuti baa zxp
❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤@@AamiinKoosaar-se3sq
@@AamiinKoosaar-se3sq😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Yaaniska indho waan kusalamay wllky
War kaalay shaqo gal😂❤
Heesti heesaha riyo been ah
The Real Caqatain the only 🐂💯❤🙏
Sahal maahan caashaqu
Mar hadduu ku saaqo
Wadnahana surnaado
Suuradaada wacan baa
Saqda dhexe habeenkii
Sahwi baan dareemaa
Siduu ii saaqay daranaa
Sida aan u surnaa
Saqdi dhexe habeenkii
Barbarkaan u jiifsado
Baryo ka soo kici maayo
Bogga iyo calooshiyo
Beerkaa la iiga badan yahay
Bartaada hadaan arko
Bisha afar iyo tobnaad baa
Ber walba ku moodaa
Bilicdaada wacan baa
Bartamaha habeenkii
Bilicsami u eegaa😢😮😢❤
Top 💯 🔥 waqalka duula goat 🐐 social experiment man 👨 legend amiin yare is back wow 😮
Melody 💯 🔥
Goat 🐐 music furinle faro dahab Hit 🎸🎻🎼🎹🔥🔥
Intaa ka heesya like 👍 saar
Walll hadaad qoraalkayga ku soo gaadho nabiga ku sali scw
𝑺𝒄𝒘
scw scw scw
Scw scw
😢 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔 like 👍
We need this song in spotify❤😊
👉 Thats My Song😁👌 Aamiinka 🫶
Dhan kastoon ka eegnaba Waa Dhamays Heestani 🙆♀️
Bahda Waqal Studio wxaan leeyahay Shaqo wacan ✅ Si gaara ah wxa U Amaanan ; Ahmed AK- The one and only Fara dahable💯
Rooxaama dadka qaar ku lamaane ma qolaa igu ka so rideysa 😢 10/01/2024 arbaco
Dad baa isku keen diraye
Miyaan kala dhiman Laheyn
😢💔
10/1/2024
Rooxaama dadka qaar ku lamaane
Ma qolla igukaa soo ridaysa 🔥🎵
Thanks!
Rooxaama dadka qaar ku lamaane ma qolaa igu kaa soo ridaysaa 22/1/2024 maalin isniin ah ahna maalintaan dhashay😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
axyaa fanan walee ninkan cid heesihisa cid gaadhaysa walay katay hore usoco pro
Hestan most song views of 🇸🇴 ayey noqonaysa cida igu raacsan like ama qofka heestan oo ahba ayso gaadho 🎉❤😊
Cidagale wa kuwa shida shumaca u Dara fanka somalida illa m mooge qalinle ahmed mooge khadra daahir maxamed Yusuf abdi huryo m jama joof Ila manta oy jogan amiin yare qamarka oday nadira nayruus hamda qali qaboojiye mahamed mustafe saki amer iyaga shumaca u sirada fanka somalida
Aamin on the beat ❤👑
Bro you're top 10
Fanaaninta sanadahan ka faa,iideyso show-yo qabso
Mogadisho
Jigjigga
Nairobi
Yurub UK ilaa Scandinavian
Cabdoow jaaniskaaga ka faa,iideyso wake Up 👌👌👌👏👏👏🙏🙏🙏💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashallaha another level brother great job keep going beautiful song beautiful voice
Ma xubiga dhaxdena rabeysmin
Ma Adigaan romantic ga aqoonin
Ma anan raaliyo kuu ahaanin
15/5_2024 sidii roon raxmaankaan udaayy😢
Ma anigaan Romantiga aqoonin 😢
Greetings from Houston,TX
TEAM NO MUSIC 🎶 ❤
WAN SOO DHIGAY TIKTOK 🎶 ❤
Midhihii rumaan-keen u heesay
Rucubtii madheedhkeen haweystay
Rako dheer miyaa layga saaray
Sidii roon rabbi unbaan u daayay💔🥺
🎉Amiin yare&Sadiiq jiir &furinle 🎹🎹&Team waqal studio 🎙
Aamiin waa fanaanka ugu heesaha macaan 🎉🎉🎉🎉
First comment aan TH-cam ka Qore waye maxa iledihiin shpyal❤
Rooxama Dadka qaar ku lamaane ma Qolaa igu kasoo rideysa😂😂
Waan salaamaya inta 2025 Daawaneysa❤✋
Kkk heestan canaan cadi wye wllh amin yare nin culus 😢
Amiin yarre Another level😊😊
WooooW Buufiis jacyl❤Maxaa Laguu Dambiiba💍💔☝️
Weeeweeewww❤
Amiinka Waxan Fanka Halaga Qabto Golden Voice
H
Amiin Yare Big Legend Also Abwan Sidiiq Jiir Tough Guy 💪
Wiilkaan heesihisa Amazing waye wayaha Adunka wyay ka hadlaan❤
Amazin song amiin yare the one and only one singer ❤
Waqal always onthe top❤🎉
Ma anaa romantica aqoon ma adaa raaliyo ii ahaanin❤
Ma xubiga dhexdeban rabaysmin🥺 11/4/2024 😢3:32
dhararta la qaawan yahay allaha noo asturo
Midhihii rumaankaaay ❤iqray sidii roon raxmaankaan udaynay 😢❤
😩❤️
Marka xariir ahmed laga soo tago fanaan aan tageero amiin yare baa jira legend waaye runtii hormar wacaan sxb
Rooxaama dadka qaar ku lamaaane ma qolaa igu kaa soo ridaysa ❤😢 9/01/2024
On fire amiin yare❤🐐
This is on fire .. unreachable …
Rooxama dadka qaar ku lamaane ma qolaa igu kaa so ridaysa aamiin yare
Waqalalwauys. Onthetop❤😢😊
Isoo jawaba ☝️why igu qori wayden ☝️😊
Waqal always waqal ❤
Midhihii rumaankeem u heesay rucubtiii.madheedhkaan hawasytay rako dheer
miyaa layga saaray😢
Sidii roon raxmaanbaan u daayay
07/5/2022❤ 23/1 /2024 💔
Wax ku dhiba ha arkin😢
Amiin yare best fanan ❤
heestan waxa isugu tagay Arab iyo ciidagale ❤.
Ilahow waa adonkagiyee anaa wan jecladayee isku kayo beeg oo sunihi rasuulka iyo siday diintu tidhi nagu mide oo sawjad ìga dhig xalala 😢🤲😭❤
Wow another level Amin yare keep going legend Amin yare ❤❤❤
Amin Yare Legend ✌️
Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Aamiin jilaah weYnaadeY keep g0ing😂😢😮 2:21
hestaan ha ka shakin 1M waa ay gaari doonta
Waykuwaaleen cirkay kuu calaamadiyeen xadkaagii waad ka gudubtay am done
Amin yare the best légende ❤your are best song broder ❤❤
Waqal on the beat❤
Beast song Of year😢❤
Ninkani Fanka Waaa Nooleeyey❤ 2:59
aamiin yare fananan kayga ❤❤
Amin yare in the building ❤😊
Amin yare the best song for ever ♥
Amiin Yare Another Level 🎶🔥
amiin on the beat ninkani top singer caadi maaha
Hada rag nahy jacyl la,an wa nooln karna lkn shp la,an ma noolan karno that is immposible 💯💯
Cajiin hees wey dhafty❤
Goat 🐐 Aamiin Yare ❤😢😊
Wllhi wey iga marayysaa❤🎉
Amiin yare is on fire 🔥
Aamiin yare another level ❤🔥
Perfect voice and song 👌 ❤❤
Amiin yare Another level ❤
Best song years 😢😢😢😢
Sidii Roon rabi baan u daayey 🎉 best song 2024
Pure talent 👏🏼 ✨️talent amin yare 👌
😢😢😊
Another level 🎉❤
Waw pest song 🎵 amiin yare #waqal
Waqal studio 🎙 ♥️ 👌 ❤️
Ax maxa qalpiyo oyaya ku jira halkan allhe wax walipa khyr ha inoga dhigo
TRUE STORY AMIIN ANOTHER LEVEL 😢
Wlhi waa ereyo qiimo badan waxaa daremi karo qof jeclaa qof àan jecleyn😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭
Manan romantica aqooni😢❤
Dad bdan baa riyo ku nol❤
Tankis pro amiin waad ka wadata
Amiin yare 🐐
He killed the sh..t❤
Wow Amazing
Waqal studio thanks yqey
Badeenu iib ma aha 🇸🇴
Our is not for sale haduu dhiig somalinimo kugu jiro like saar oo nagu taageer badeena🇸🇴
Sidii roon rxmankan u daayyy zxp jirkayga Ayan Mel kaga qorAy
Wayyyy aamiin yarow❤😢
Heesta meel fog bay taban ❤
Waaw amasing🎉🎉🎉🎉🎉
Wow nin rageed ❤❤❤❤❤❤❤❤wnka hayna happy anew years 2024