CALI ZAKI | OGOW QIIMAHAAGA | True Story- 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction หลายเดือนก่อน +288

    Kuso dhowad waqal Music Producer kal soc wax dhawan wax cusub more subscribers 🙏🏻

    • @FadxiyaA
      @FadxiyaA หลายเดือนก่อน +3

      🎉❤hgshdjk

    • @filsan.ismaildoualeh
      @filsan.ismaildoualeh หลายเดือนก่อน +38

      Merci 💯💯💯😊😊😊🙏🏽🙏🏽🙏🏽❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ArafoLaRien
      @ArafoLaRien หลายเดือนก่อน +12

      Merci ❤❤❤❤❤

    • @cabdiqanikaahin8284
      @cabdiqanikaahin8284 หลายเดือนก่อน +4

      calisaki

    • @sakariyesanjo4541
      @sakariyesanjo4541 หลายเดือนก่อน +4

      3:34 3:35 3:36 3:36 3:37

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 หลายเดือนก่อน +1121

    Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭

    • @khaderhonesty
      @khaderhonesty หลายเดือนก่อน +7

      Waan ku Saaray

    • @caynabyare3133
      @caynabyare3133 หลายเดือนก่อน +15

      Magacaaga markaa isticmaasho ayaa laguu saari love marka hore naftaada ku kalsoonow wll

    • @Deganeyyyyyyy
      @Deganeyyyyyyy หลายเดือนก่อน +3

      ​@@khaderhonesty wal khaderhonesty ciyar kuguma bixin😂

    • @khaderhonesty
      @khaderhonesty หลายเดือนก่อน

      @@Deganeyyyyyyy My Queen❣️🥰

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 หลายเดือนก่อน +2

      Love❌lake✅

  • @Suldaan_Seeraar
    @Suldaan_Seeraar หลายเดือนก่อน +118

    Amazing video Waqal studio

    • @hamse_saciid_gaariye
      @hamse_saciid_gaariye หลายเดือนก่อน +2

      Suldaanka Geeska Waan Ku salaamay Suldaam❤

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr หลายเดือนก่อน +1

      #SuldankaGeska Sharfanid ❤Respect 🙏

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 หลายเดือนก่อน +495

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

    • @RockGun-u3v
      @RockGun-u3v หลายเดือนก่อน +3

      hore sowdigi noogu dhahay jooji wll mcn liketa aad ku raadinyso magaca ilahay iyo rasuulka mxa iska kaa badalay

    • @NasriIsmail-u7q
      @NasriIsmail-u7q หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @Marwo.Khadrajamac
      @Marwo.Khadrajamac หลายเดือนก่อน

      Hore usoco wll

  • @ahmednuur5081
    @ahmednuur5081 หลายเดือนก่อน +264

    Heesaha Waxa Ka macan Quraan❤

    • @CabdinuurCumar-ev9ch
      @CabdinuurCumar-ev9ch หลายเดือนก่อน +3

      Adiga Maxaa ku keenay

    • @Hihi_Ahmed23
      @Hihi_Ahmed23 หลายเดือนก่อน

      Quranka wax uso dhow barbaro dhig
      Maxad wax ugu liita iyo quranka sharafta badan isku barbar dhigi

    • @feisalmohamed7267
      @feisalmohamed7267 หลายเดือนก่อน

      @CabdinuurCumar-ev9ch kkkkkkk

    • @anisaissesaid
      @anisaissesaid หลายเดือนก่อน

      😊

    • @KhadarWarsame-b7u
      @KhadarWarsame-b7u หลายเดือนก่อน

      Waan kuu raacsa nahay❤

  • @MohamedAli-dq8wr
    @MohamedAli-dq8wr หลายเดือนก่อน +298

    Saaxiibada iga dambeeya gadaasheyda daawan doona dhamaantiina guuleysta❤

    • @MunaMohomadcabdi-el5wz
      @MunaMohomadcabdi-el5wz หลายเดือนก่อน

      Sido kleh wllkey ila dhashoow❤🎉😭

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet หลายเดือนก่อน +1

      Thanks mahamet ❤

    • @MuhiitomaxameMuhiito1122
      @MuhiitomaxameMuhiito1122 หลายเดือนก่อน

      Sido kle wll macaan❤❤

    • @HabonAbdillahi
      @HabonAbdillahi หลายเดือนก่อน

      ❤ www uun

    • @AxmedXamse-o6e
      @AxmedXamse-o6e หลายเดือนก่อน

      sido kle zxp qli gulayso Adna xasuus insha Allah 8/12/2024/1122am tu burco tu singal

  • @mustafefitness11
    @mustafefitness11 หลายเดือนก่อน +299

    Waxa bil Kadib Dhaman Doona 2024 Waxa bilaabmi dona 2025 Qof Walba o qoralkayga Arka Waxan Ugu ducaynaya Nolol wanaagsan Iyo cibaado suuban 🖤

    • @MohamedHodan-y1j
      @MohamedHodan-y1j หลายเดือนก่อน +1

      Amiin dhaman teenba

    • @FarxiyaClLahiaxmed
      @FarxiyaClLahiaxmed หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin.aamiin aamiin.aamiin wll❤❤❤🎉

    • @AsmaMahamed-m9b
      @AsmaMahamed-m9b หลายเดือนก่อน

      Shukran walaalkay ale hanoo aqbalo ducadaada adigana intaba ale haku siiyo iyo waxaad rabtaa

    • @MagacName
      @MagacName หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin yaarabi

    • @HamdaAbdilahi-tm8zy
      @HamdaAbdilahi-tm8zy หลายเดือนก่อน

      Amiin ❤

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642 หลายเดือนก่อน +93

    Waa layaaab

    • @Yaasinupdi
      @Yaasinupdi หลายเดือนก่อน

      Marwanka

    • @hamse_saciid_gaariye
      @hamse_saciid_gaariye หลายเดือนก่อน +1

      Marwaanka fanka❤😊

    • @HboiHassan
      @HboiHassan 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤

  • @gudonhassan5519
    @gudonhassan5519 หลายเดือนก่อน +63

    Wow heestan dhiiri galin bay inoqtay waxan ku jiraa xili adag wxan rajeynayaa inaan sanadada so socda nolosheydu isbadasho bidni Allah guul ban rajeynyaa dhaman ويبق امل 🎉❤❤

    • @ClBarako
      @ClBarako หลายเดือนก่อน +3

      Iska adkayso aduunyadu waa wareegtee. Maalintaadu wey imanaysaaye

    • @farduusxasan5073
      @farduusxasan5073 หลายเดือนก่อน +3

      Wll saliga nabiga badaso insh Allah ❤

    • @Umumukram
      @Umumukram หลายเดือนก่อน +2

      Insha Allah waad ka gudbaysaa dadaal ilaahayna isku xidh guulbaan kuu rajaynayaa

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 หลายเดือนก่อน +137

    HEESUHU WAXAY HORSEEDAN
    CIQAB ALLE 😢
    QUR'AANKUNA
    WUXUU DAWEEYA QULUUBT QOF KAST MUSLIM AH❤
    ALLA HA INAGA MADOBEYO🤲

    • @NviizaAhmett
      @NviizaAhmett หลายเดือนก่อน +1

      Mxd u dhegyzan weyday marka quraanka oo halkaz kazoo doontay

    • @AbdiraxmaanMaxamed-p9y
      @AbdiraxmaanMaxamed-p9y หลายเดือนก่อน

      Adiga maxa halkan ku keney marka bax h. W s

    • @MohamedhassanMohamed-12345
      @MohamedhassanMohamed-12345 หลายเดือนก่อน

      Adiga meesha maxaa soo raadise ma wacdi baa la soo dhigaa like raadisnimo yeey kaa noqon kheyr ka sheegidiisa❤

    • @FihimaabdiFataa
      @FihimaabdiFataa หลายเดือนก่อน

      Aamin ilahay hanaga modobeyo maxad wiilka u magaysan haduu dhahay ilahay hanaga modobeyo ma wax xun buu shegay wah

    • @MissPreciousGacal
      @MissPreciousGacal 25 วันที่ผ่านมา

      Ameen

  • @Mustafekante1
    @Mustafekante1 หลายเดือนก่อน +81

    True story cali zaki

  • @hary0102
    @hary0102 หลายเดือนก่อน +52

    Waow Waow Cali Zaki heestan ku luuqeentaada iyo miraha ereyadeeda, qisada, jiliinka musiga iyo farsada filin qaadayaasha in taba waa The Roof Is On Fire 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Boqorada9990
    @Boqorada9990 หลายเดือนก่อน +82

    Walaahi heestan waxad moda in ay aniga iga hadlayso😭 waxan ahay gabar 19jir hada galaysa waxa idhashay hooyo naafo ah iyo aabe aan Ilaahay ka baqayn way is fureen hooyaday ayuu nagu dayacay hantidiisi oo dhana wuu qaatay wuu naga fogaaday anago Afar caruur ah😭, hooyo madaama ay naafo tahay halkii laga rabay inay cideedu caawiso ama walaaladeed way ka dhaarteen oo wayna naceen😭, markii aan caqliyaystay Waxaan arkay dumarka jaarka oo icaaya sida ( waa isla wareegto, waa timo ma maydhato, waa qooshlay,)😭markii aan qaan gaarayna Waxaan maqlay iyago dadku igu xanta ( waa dhillo, uur ayay ledahay,)😭Sababto ah ma haysan Hooyo iga celisa Ama Aabo Ama qaraabo kale😭markii aan aad so caqliyaystay Waxaan u tagay Aabahay oo lacag leh waxan idhi Aabo waxbarasho iga bixi wuxu iigu jawaabay (maana ku dhalay) 😭 aad ayaay qalbigayga u taabatay malinkaas dhulkaa ila go'i gaaray😭😭😭
    Waxan Hargeisa ugu tagay Habooyinkay Eedooyinkay Adeeraday waxa aan waydiistay inay Aabahay igala hadlaan, laakiin waxay iigu jawaabeen (Aababa wuu xanuunsanyahay ma kici karo, ee shaqayso) Waxaan Aad ula yaabay Sababta ay Habooyinkay Iyo Abtiyaday u difaacayaan Aabahay Walaashooda naafada ahna aysan ugu naxayn 😭Waan ka soo laabta Hargeisa hada Burco ayaan jooga Shaqona ma helin Quraac yar Yaan School lada la horfadhiistaa,
    Afkaygaan Ka xirtay dadkii aanu dad iskugu xignay madaama aysan icaawinayn
    IshaAllaah malinkaygaan sigayaa🤲🥺 qofkasto arka Qoraalkayga waxan ka cidsanayaa inu iso duceeyo in uu Ilaahay dhibkaan iga saaro🤲😭

    • @najaxabdirahman2610
      @najaxabdirahman2610 หลายเดือนก่อน +3

      Allhe faraj khayar qabaa hakusiyo 😢

    • @MareaCabdilaahi
      @MareaCabdilaahi หลายเดือนก่อน +3

      Allha awooda le ayaa kaa safari wll

    • @sacad.naasir
      @sacad.naasir หลายเดือนก่อน +4

      Nasrigiyo ayaankaaga maqan quus haka istaagin wll. Maalintaadu way iman samir iyo dhabar adayg yeelo. Ilaahey baa adigiyo familkaaga faraj khayr qaba idiin Furi insha allah.

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 หลายเดือนก่อน +4

      Abaayo alle isku xirr abaayo digriga alle badi abaayo salaatul leylka tuko oo ukac abaayo haduu aabahaa ku dayacey alle kuma dayacin
      Adunka wuu imatixaan badan yahay marka Samir insha allaah waad guu leesan ❤❤❤

    • @XafsaHupi
      @XafsaHupi หลายเดือนก่อน +2

      ilahey Hka Zaro Dhibka I.a farxd ku rajeynya wllshy 😢❤

  • @Amiin-Koofi
    @Amiin-Koofi หลายเดือนก่อน +57

    Zakariye kobciye waa hiboole, aan libintiisa helin. Alle muxuu kobciye fanka noo qurxiyay.

  • @HodoMuse-c4e
    @HodoMuse-c4e หลายเดือนก่อน +56

    Bishan waan aroosaya waana sanad cusub iyo nolol cusub ilaahy inuu ii barakeeyo igu so duceeya inta arki
    Doonta 2024/12/5

    • @ixsanxasan6895
      @ixsanxasan6895 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahy hakU barakeyo wll mid aad ku khayr qabanah hakaga dhigo hamplayo wll kun jeer❤

    • @mobambam4594
      @mobambam4594 หลายเดือนก่อน

      Hambalyo wll halke

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 หลายเดือนก่อน +19

    Omg camera man keynan 4k
    Ereyada iyo laxanka zakariye kobciye
    Codka alizaki woof aleyk dab iyo holaccwyey🔥🔥

  • @wlltanzil3360
    @wlltanzil3360 หลายเดือนก่อน +23

    Waan ku faarxi lahaa haddii NABIGA S.C.W midkii igu la saliyaa ❤😢

  • @Ayaancarab123Ayaancarab
    @Ayaancarab123Ayaancarab หลายเดือนก่อน +18

    Cali saki sidan uu ku matalaayo heesta ayu sida saxdaa uxushmeeya dadka masha allh 👏👏👏❤️

  • @XamdaCabdilahi-z1e
    @XamdaCabdilahi-z1e หลายเดือนก่อน +38

    Heesta waxaka macaan waa quraanka iyo saliga Nabiga scw❤

    • @asiyabaariye
      @asiyabaariye หลายเดือนก่อน

      Dee orod Baro kabax meesha heesaha

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 หลายเดือนก่อน +37

    Rag culus baa iskugu tagay Ali zaki & kobciye& macalin axmed wali furinle🎹kaynaan waqal fire iyo dhamaan jilayasha siiba🥳 muna faysal👊🏼

  • @AbdulahiHassan-h5h
    @AbdulahiHassan-h5h หลายเดือนก่อน +28

    Zakariya kocciye wa hibole aan libintisa helin 😢 the goat

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin หลายเดือนก่อน +23

    Xaqiiqo bulshadeena ka dhex jirta wllhi ilmaha yar yar ee wixii ay soo shaqaysteen laga qaadanayo lana dilayo xamar ayay aad uga jirtaa xaqiiq💔😭

  • @dirkasmedia
    @dirkasmedia หลายเดือนก่อน +7

    Qisooyin dadka ka dhex dhaca oo dhab ah.
    Ninkii sabra sadkii hela
    Guuleysta qof walboo so dhibtooday🎉❤

  • @ShuceybMohamed-wg1gv
    @ShuceybMohamed-wg1gv หลายเดือนก่อน +34

    5days 1M inta garanayza😢 ❤

  • @Abdikani0225
    @Abdikani0225 หลายเดือนก่อน +6

    One and only goat in 24 century sakariye kobciye ustaad kabiir mulaxamiste macal fanaan 💯💯💯

  • @sadaqAbdulkadir-
    @sadaqAbdulkadir- หลายเดือนก่อน +376

    Team asad hagio like ❤ 👍

    • @SpakiYpare
      @SpakiYpare หลายเดือนก่อน +13

      Asad yaldhaha

    • @MuztapheMuktar-lf9mr
      @MuztapheMuktar-lf9mr หลายเดือนก่อน +27

      Asadna maxa mesha keeny mad xaNusnaysa wll😂😂😂

    • @UgbaadAhmed-l8p
      @UgbaadAhmed-l8p หลายเดือนก่อน +5

      Asad 😂😂❤​@@SpakiYpare

    • @SaamiyaWarsme
      @SaamiyaWarsme หลายเดือนก่อน

      😊😊
      😅😊😅😅😊😅😊😊😊)😊😊😅😊)😊😊😊😊😊)😊😊😅😊😊😊😅😊 1:54 😊]]😊😊😊]😊]😊😊]]😊]

    • @UgbaadCismaan-wl6um
      @UgbaadCismaan-wl6um หลายเดือนก่อน +3

      iskadaaya asad baa qalbiga kagalaye

  • @maxamedcabdicawilducaale2477
    @maxamedcabdicawilducaale2477 หลายเดือนก่อน +5

    Heesaha waxa ka macaan quraanka❤

  • @Ahmet_khalil0
    @Ahmet_khalil0 หลายเดือนก่อน +16

    Goatki 2021kii uu soo laabtay 🔥✊🏻

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr หลายเดือนก่อน +6

    Sakariye kobciye maskax cafimad qabta saaran the legend❤️🔥

  • @SalmanYare-lv8rz
    @SalmanYare-lv8rz หลายเดือนก่อน +35

    Heestan aniga ayey iga hadleysaa waxaad moodaa aniga in leeygu tala galay
    Wlh blh tlh dad badan maxey qalbiga iga dhaawaceen
    Walaalahey kuwa nairobi joogo iyo family keeyga dhamantod
    Dad is jecel maba ahan
    Xita isma xariiriyaan runtii
    Anigana cid isoo xariiirineyso wan waayey runtiiii
    Dhibaato iyo silac ayan kusoo koray balse hadda 27 jir baan ahay alxamdllh wan kabaxaya mar un inshllh
    Kaligey inaa wax qabsan karo ayan isku dayaya walaal mcn
    Hadda baniadam jaceyl kiisa wanba iska dhaafey qofka haduu irabin sidee yeelaya
    Anigana wanka daneystey
    Inshllh mar hadii an wax qabsado cidna uma baahni

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 หลายเดือนก่อน

      way jirta gulayso wll .Mcn

    • @huthaahmet2356
      @huthaahmet2356 หลายเดือนก่อน +1

      Guleyso wllo❤hda dadku badnkod wa xumaden

    • @muxumadmacalin6378
      @muxumadmacalin6378 หลายเดือนก่อน

      MALINKAA LACAG YAR HESHO WAXAA ARKI DONTAAA ADIGOO LAGU SOO RAADINAAAYO
      DADAAL ALAA KU LAJIREEE CIDNA UMABAAHNID

  • @FahmiApdihassan
    @FahmiApdihassan หลายเดือนก่อน +7

    Aabuhu Waa talo iyo tusaale.
    Waana qofka keliya raba inay caruurtiisa ka sare maraan.
    Illaahow intii nool noo xifdi intii dhimatayna u naxariiso 🤲 Aamiin.

  • @deeqaqurux-j1z
    @deeqaqurux-j1z หลายเดือนก่อน +13

    Muna faysal waa aktarad iyo bakh wlhi ruwaayadaha ay jisho aadban u jeclaa❤

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg หลายเดือนก่อน +8

    Iska farax aduun waa baryeee xaqiiqa weeyan ❤❤❤❤

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims หลายเดือนก่อน +8

    marba haddii Zakariye Kobciye
    meesha soo galay wey dhantahay.
    Music ga in DJ Adam
    ugu dhiibtaan bay ahayd.

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo หลายเดือนก่อน +8

    Zakariye Kobciye🐐🔥🔥

  • @shuaybmohamed7886
    @shuaybmohamed7886 หลายเดือนก่อน +15

    Waaw waa huustii si wayn lowada sugayay waa ka hayaa libax❤

  • @AbdiWasac-pm5rx
    @AbdiWasac-pm5rx หลายเดือนก่อน +6

    Eryada 100%❤
    Laxanka 100%❤
    Musical 100%❤
    Coodka 100%❤
    Jilinka 100%❤ Wlli waa top intaan heeso dhigaysanaay ama maqlayey mid la midah imay soo Marin 😢 maqlina mayo waa xaqiiq 4/12/2024
    ERYADA/LAXANAAK ABWAAN+LAXAMYSTE+FANAAN SAKRIYE C/RAXMAAN OMAAR SAKRIYE KOBCYE ABWAANKA WAYAN DANBI SHITAY FANAKA M.A ALEE CIMRIGA IYO CAFMADKABA HAKU DHEERYO ABWAAN 🎉🎉🎉❤

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 หลายเดือนก่อน +4

    Best music Video of the year
    Team waqal Dab iyo Holac 🔥🔥

  • @guledibrahim9714
    @guledibrahim9714 หลายเดือนก่อน +2

    Asxabey Murad ban leeyahee isoo duceeya😊😊🎉❤

  • @Boqorada9990
    @Boqorada9990 หลายเดือนก่อน +9

    Idho garad ayay wada noqdeen maanta umadiiye😔😭
    Murugtaadiyo yay ogaan uunka faraxaaga😢😌
    Xakamee afkaagiyo aadigu eerayadaada oo dhan🫵😭
    Oo ku haysoo uurkaagiyo halkaa waayaha oo idil😭😭😭
    Heestani Waxay ka hadlaysa Aniga Aabahay siduu cadowga igu noqday😭😭😭😭

    • @GamalFarah
      @GamalFarah หลายเดือนก่อน +1

      ILLAHAY HA KUU SIKHIRO HALA TIRSAN YUU KU HABARIN INANU JIRIN KASOO QAAD CAAWI HADANA DUCADA WAAD HELAYSAGUUL KU RAJAYNYA

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 หลายเดือนก่อน +3

    Kobciye waa hiboole aan libintiisa helin
    Muxuu fanka noo qurxiyay❤

  • @Z_tories
    @Z_tories หลายเดือนก่อน +5

    Walee rag waaweyn baa meesha isku helay markey 1milion gaarto like ii saar😊

  • @wizer1594
    @wizer1594 หลายเดือนก่อน +4

    Ali zaki wax kale 🎉❤ heestan w top eryda laxanka music jilda

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 หลายเดือนก่อน +8

    Ilhyow qof kastooo dhib haystaa ka dulqaad adigaa awooda Lahe amein dhaha waxano waa wax dhacaa bulshada dhaxdeda😢😢

  • @nuuraali-f3x
    @nuuraali-f3x หลายเดือนก่อน +3

    Qof kastoo qoraalkayga akhriyaya
    iyo ku aan aakhriyaynba waxaan urajaynayaa bishaa sanadka ka hadhay in illahay muraadkiisoo macasi lahayn midigta ka siiyo sanadka bilowgiisana la kowsado nollol macaan oo qurux baddan rabina raali ka yahay
    inta iga danbaysaay soo duceeya
    Raxmaanku raali idinka noqoy
    Like ku soo muuji ducada

  • @ziizocabdicasiis
    @ziizocabdicasiis หลายเดือนก่อน +5

    Heesaha quraanka ka fiican👍

  • @emineibrahim2472
    @emineibrahim2472 หลายเดือนก่อน +9

    Talo Walalnimo👇
    1,Gabadheey Wiil Somaliyeed Murugtiisa Sobab Ha Noqon kaso Qaad Midka kula Dhashay midka aad Dhali Donto Wiilasheena Wa Gob❤️🥺
    2,Wiilow Gabadh Aad Mustaqpal ka Rabin oo anad Diyaar u Aheen Ha isku Dayin Inad Waqtiga Ka Lumiso Gabadhahu wa Daciif wana Daacad intooda Badan🥺❤️
    Mahadsnid Walal🤝❤️💯

  • @sharkoali3445
    @sharkoali3445 หลายเดือนก่อน +4

    Moalimo Furinle🎹🎹🎹🎹

  • @MohamedWardi16
    @MohamedWardi16 หลายเดือนก่อน +2

    Indho garad ayay wada noqdeen maanta umadiiye
    ____________________________
    Hays dulayn intaan nooshohoo adigu hays liidin
    ____________________________
    Waxa tahay ubax lagu hirtee ogow qiimahaaga
    Abwaan+mulaxan+fanaan kobciye alle haku barekeyee Ereyadaasi waa dhaxalgal.🎉❤

  • @liina3528
    @liina3528 หลายเดือนก่อน +12

    Qisdaan qof kasta ma fahmi kato runtiii😢😢😢😢😢

  • @Mowlidaddawe
    @Mowlidaddawe 28 วันที่ผ่านมา

    Best clip and best song of all time ayey noqoneysaa heestaan i aamina asxaabey ❤ thank you 🙏 ali zaki from baladwayne

  • @SharavAhmed
    @SharavAhmed หลายเดือนก่อน +12

    Man ogyn inay dad ila mid ahi jiraan lkn alxmdulilaah waxkzta oo igu zoo dhacay dhipkiiina wan ka baxay lkn waxan zugayaa Guuzhi hada waxan dhigtaa jaamacad wxan ahy runtii nolol adag wan zoo maray inan guuleyztna wan rajynayaa wx badan baan soo dhabar adeygeee runtii izman lhyn wad zoo Gaadhi doonta halkan marayo 😢 allah Akbar hami ban Leeyehy iigu duceeya inan Gaadho
    Wlhi isman dhiipin wan U adkeysty nolol kazta oo aan zoo maray 😭😭😭😭😭😭💔 hadaad iga dambeyzo like ii zaar wan zoo booqn doona waqal studio❤😢

    • @CrahmaanIbraahin
      @CrahmaanIbraahin 28 วันที่ผ่านมา +1

      Aamin amain ale hakuu rumeeyo wllo mcn ani hada I haysataaye

    • @SharavAhmed
      @SharavAhmed 28 วันที่ผ่านมา +1

      @@CrahmaanIbraahin insha allah wll wad Guuuleysan❤️🩶🤲

    • @CrahmaanIbraahin
      @CrahmaanIbraahin 28 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@SharavAhmedHaa wllo mcn adna nolol ta u saraysa kuu rajaynayaa chp❤

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 หลายเดือนก่อน +5

    Anoo teyda layaaban baan aqriye dadka comments mise dadbaa iga daran alxamdullilaah ayaan leeyahay noloshu waa imatixaan gaal iyo muslimab waa la imtixaani waxaan laga rabaa inaad alle isku xirrto baryada alle badiso ❤❤❤😢😢

  • @sayidmohadofficial6208
    @sayidmohadofficial6208 หลายเดือนก่อน +5

    Hees macno wayn samaynaysa weeye wlhie ❤❤❤

  • @SheikhAbdalla-hq9jj
    @SheikhAbdalla-hq9jj หลายเดือนก่อน +2

    😢alla heestaan inbadan sugaayay baa timid yes waakumahadsanthy soo gudbintaada waqal studio❤❤❤

  • @queenhathiya1
    @queenhathiya1 หลายเดือนก่อน +3

    🥺Malin uun guusha wan gadhi 😍Insha allah

  • @MohammedSheikh24
    @MohammedSheikh24 หลายเดือนก่อน +2

    On Fire 💥 Fanaanka Qaranka Ali Zaki

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer2186 หลายเดือนก่อน +6

    Erayada:Zakariye kobciye
    Laxanka:Zakariye kobciye
    Music:furinle
    Dad waaweyn ayaa iskugu tagay woow

  • @Abdikani_Ak21
    @Abdikani_Ak21 หลายเดือนก่อน +2

    Ali Abdirahman Abdillahi.🔥
    Ali Zaki on fire👑❤️

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r หลายเดือนก่อน +3

    Iska farax aduun waa beryiye oo ha murugoonin 😢
    The best song

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 หลายเดือนก่อน +1

    Jah waxan way hees dhaaftay walahi kobciye caadi maaha jiliinka muna Faysal kasii daran ❤😊

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 หลายเดือนก่อน +5

    Waqal studio on fire 🔥

    • @saalaxdiin59
      @saalaxdiin59 หลายเดือนก่อน

      Keynaan baa gacanta leh zhp

  • @ahmedyusuf4975
    @ahmedyusuf4975 หลายเดือนก่อน +1

    10/10.
    Zaki kobciye iyo Cali zaki waad mahadsantiin. Way I anfacday.

  • @MohamedhassanMohamed-12345
    @MohamedhassanMohamed-12345 หลายเดือนก่อน +3

    Ali zaki m.a guuleyso wll mcn ❤waqal studio hoyga tayada Musica somalia

  • @AdenAbdek
    @AdenAbdek หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ali zaki ❤❤

  • @JuweriyaCisman
    @JuweriyaCisman หลายเดือนก่อน +12

    Wakhtiga iyo wayuhu qofkasta o ay hayan insha alla aad bu wakhtigu u wngsanan dona idam Alle samarka badiya Alle talo saarta insha Alla nolol wngsn ayan wada rajaynayna dhmnten

  • @ANIGAAKHRIS
    @ANIGAAKHRIS หลายเดือนก่อน

    Ooh sakariye kobciye
    wax kle masha allah ❤❤❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน +2

    Sakariye kobciye ninka fanka noo qurxiya legend aan libin tiisa helin😢

  • @AsiyaSharmake-bk9oc
    @AsiyaSharmake-bk9oc หลายเดือนก่อน +3

    Istici mal awoodaha qalbiga lagu adkaysiiyo Oofffff amisin song 😭❤️🙈

  • @khadrakhaali5737
    @khadrakhaali5737 หลายเดือนก่อน +1

    Heesti ugu horeyse een cali Zaki ka dawado hesahisa ama aan ka dhagyste❤

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech4410 หลายเดือนก่อน +6

    Real stories that happens daily in the community thanks Kobciye

  • @MuxuyoGabyaaye
    @MuxuyoGabyaaye หลายเดือนก่อน +1

    Xakamee afkaagiyo erayadaadoo dhan anether level best song❤❤❤❤

  • @FaadumoInaali
    @FaadumoInaali หลายเดือนก่อน +3

    Amazing walahi
    Hees wakhtigedii timi❤

  • @ZokkoMH
    @ZokkoMH หลายเดือนก่อน +2

    insha, allh inaga, oo waayaha duunka heerka gaadhay baan soo boqonayaa, 😢

  • @simlodonfmc1666
    @simlodonfmc1666 หลายเดือนก่อน +4

    WOW RUNTII WAXA TIHIIN DHALYARO DADAAL BADAN HORAY U SOCDA ❤😊

  • @Asiamaxamett
    @Asiamaxamett หลายเดือนก่อน +3

    Ax wlhi waa Hees dareeNn gooliYa Leh 😮😢❤

  • @MursalMisaan
    @MursalMisaan หลายเดือนก่อน +1

    Wow macha allah Ali zaki

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 หลายเดือนก่อน +6

    Intii Abdikariim Cali shaash shirkaanka ka laadayay maxaad uga reebtay wlhy inta ugu macaan bay ahayd

  • @MoussaAhmed-r1p
    @MoussaAhmed-r1p หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa heess macane 😢😢 ooo qimale wlhi wa ruun

  • @FANS_TEAM27
    @FANS_TEAM27 หลายเดือนก่อน +5

    Team 27 waanii salaamay😂❤

  • @FadxaBintumuxumed
    @FadxaBintumuxumed หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waa run

  • @abdimohamed3122
    @abdimohamed3122 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaan waa qiso dhab ah oo kadhacda gayiga soomalida iyo caalamka kale nuxurka heesta intii fahmi karta ayaa dhadhansatay micnaha.
    Fananka iyo teamka Jilay heesta Sidoo kale gacmo dahablayaasha Waqal studio waa mahadsantihiin waxaan idinka soo salaamaa Baladweyne beertii raaxada jiinka wabiga ❤

  • @Ayanidleh
    @Ayanidleh หลายเดือนก่อน +2

    Ali z0aki❤❤❤0❤

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 หลายเดือนก่อน +4

    Hats off for MUNA FAISAL. wonderful acting. 🫡

  • @hamdiadow-g7l
    @hamdiadow-g7l หลายเดือนก่อน +2

    Your song is fire Ali zaki. Mashallah 🥰❤️ happy

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan หลายเดือนก่อน +4

    The best song ❤

  • @MohamedDeeqzi-d1j
    @MohamedDeeqzi-d1j หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku Farxi Lahaa Hadaad Love ❤️ iisaarto

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc หลายเดือนก่อน +8

    0:13 The big change year 2025🔥💯😘

  • @sadiksi0261
    @sadiksi0261 หลายเดือนก่อน +1

    Sanado kadib ayaan soo bookhan doonaa Halkan insha allah 🥺✅ wax isii reeb

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed หลายเดือนก่อน +4

    Inta tiktok ka so aragtay like ha ila dhaafina😂❤

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 หลายเดือนก่อน

    What a beautiful songs 🎵 ❤❤❤❤

  • @EpraaHimAbdirizak
    @EpraaHimAbdirizak หลายเดือนก่อน +5

    Song year hdad iga dnbyzo like💯

  • @Abdikafi4
    @Abdikafi4 หลายเดือนก่อน +1

    Zakariye Kobciye 🔥🔥

  • @barrewarsame1520
    @barrewarsame1520 หลายเดือนก่อน +1

    Great man Ahmed Somali reer burco legend ah ayaad tahye hore u soco

  • @EpraaHimAbdirizak
    @EpraaHimAbdirizak หลายเดือนก่อน +6

    Song year hdad iga dnbyzo like

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 หลายเดือนก่อน +2

    Salaan sare abwaan Zakaria kobciye 🙏

  • @SimanHajji-t6h
    @SimanHajji-t6h หลายเดือนก่อน +5

    Anigo ah sacdia hashi jogto Switzerland 🇨🇭 sanadka dhamanya 2024/12/5 sacada 9 habnimo.
    Cidkasta o family ga uweyn cured ah alle ha idin fuddyo culeysyada aduun iyo aaqiro dadka idinka danbeyo ayaa hormud uthn hore usocda wax wangsan lagaga dayado samee I.a by 🎉❤

  • @KIM_NYA12
    @KIM_NYA12 หลายเดือนก่อน +1

    Muuna faysal❤❤❤

  • @ziciithAli
    @ziciithAli หลายเดือนก่อน +8

    best song ❤

  • @xamdacisman8941
    @xamdacisman8941 หลายเดือนก่อน +2

    Wllllhi anigay iga hadlaysaa si dhab ah ayay noloshayda uga hadlaysaa intaan heestan dhagaysanayay ilinbaa iga daadanaysay Rabiyow ii gargaaar adaa wayd oo waaxidee😢😢