Tol beelay 2bada dhinacba soo wiilal mareexaana maahaa😢😢😢😢, Bal maxaa Ahmed iyo Xasan dan ah ooy noo hayaan. Inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun. Masidaan ayaa noo dambaysay.
Jaalle Mareexaan Baardheere Ahmad Madoobe iyo Hassan Shikh baay lakasafan yihiin iskuna laayeen,waa nasiib daro kudhacay Mareexaan Reer Gedo. Dadku marka aay waayaan wax hogaamiya oo wax tar lah tan oo kale baa dhacaysa.
Mareexanow waxan modi jiray in intan ad ka caqli badan tihin runti lakin nasiib daro dadkad ugu lidatane ogada mooryan ninka manta ushaqeynaya wa nasiib daro
Hassan xaraash umada Allah ha ka qabto, waa dhibaato in dhulka daarood kaliya dagaal laga rido, caku iyo hunguri xumada daarood, shillimo ayaa lagu kala dilay, war aqli yeesha
Tolaay war Sadoow dhulkiina ku fara adeeyga Xasan Munaafaq iska soo ceyriya ilma adeerayaal guuleeysta Daaroodow Fuustada la soo riixayo iska jira ❤
Guulo majiraan wiilal isla dhashey baa isku dhamadey 😢😢😢😢😢
ilahayow xasan iyo xamse sooqabo munafaqinta umadii iskuhalagay 🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭🙏
jubalan guuul libaxyo gaylama allow xafid aamiin guuuuuul insha allah 🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🔥🔥🙏✌️
Tol beelay 2bada dhinacba soo wiilal mareexaana maahaa😢😢😢😢, Bal maxaa Ahmed iyo Xasan dan ah ooy noo hayaan.
Inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun. Masidaan ayaa noo dambaysay.
Wayab mareexan maxa ku dhacay 😢
Waa Maxay dawlad dadkeedi ku duulaysa. Alla kuwan ha na dhaafiyo
Ciidamada jubbalaand guul iyo gobannimo
Waa Nasiib darro weyn in Fartaag oo ah Waraabe u taag, Xasan Sheikh Qabyaalad la ciilan, iyo Xamse oo aan aheyn B iyo T midna iney isku laayaan Dhallinyarada Reer Gedo.
Waa wax aad looga xumaa do.
Meel nabad ah Dadka la isku xasuuqo.
Guul ciidanka difaca dowlada jubland guuleysta
Mareexaan Ayaga unbaa isdilayo Hadey Dowladyihiin iyo Hadey Jubalan Yihiinbo Waa Nasiib Daro Mareexan Haysato Waxdan oogu Jirtana Malaha
Ree gedo awalba cawaan ayey ahaayeen waayo haday nafleeyihiin xassan iyo Axmed oo calooshood u shaqeystayaal midkoodna waxba kamadhageysteen nabadooda ayey ilaashan lahaayesn
Mareexaan xaaladooda ma fiicna war dawlad ma jirto isku tashada😂😂😂😂😂😂
Mareexaan rag caqli badan bay ahaayeen maxaa ku dhacay
Faqri
Hassan xaraash ayaa shilimo ku kala fur furay
Guul ciidamada jubland
Jaalle Mareexaan Baardheere Ahmad Madoobe iyo Hassan Shikh baay lakasafan yihiin iskuna laayeen,waa nasiib daro kudhacay Mareexaan Reer Gedo. Dadku marka aay waayaan wax hogaamiya oo wax tar lah tan oo kale baa dhacaysa.
mareexaanoow maan xasan dabolaqabsado maleh ee jublaan ogaadeen hakuhalaynina
Waa doqonimada mareexaan, wax is laynaya waa un wiilashii mareexaan
Mareexanow waxan modi jiray in intan ad ka caqli badan tihin runti lakin nasiib daro dadkad ugu lidatane ogada mooryan ninka manta ushaqeynaya wa nasiib daro
Dadki hore waxne kama harin, wixi dashe 1990 kabacdi ba Meesha jooga
@altappomaktappo7060 maxey tahay macnaha tas somalida dhan ba 1990 wixi dhashay ay ubadan yihin ayaga maxa ka duway dadka kale
@bby6
Wax barasho Dhaqan ana maado casri mey helin, waa wada jaahilliin waxne aqrin Karin .
Dhib ba Meesha ka jirto
Wa gunnimo 😡😡😡 réer GEDO surtout marexane Sade
Marexan isaga ayaaa la isku dirayaa
Run taad shegtaa
Kuli fidma waa c/lahi shimbir
Mida kale REER baardhero dib isugu noqda
Ilaahay dadkaas walaalaha ah dhexdooda kuwa Raba inay kadhex kaluumaystaan haha qabto
Mareexaan ayaa laysku jebiyey tani waa gunimo tii ugu waynayd
MAREEXAAN DHEXDOODA AYAA MADAXA ISLA GALAY DAWLAD MA JIRTO CEEBTA HAAYSATA XOOGAA LACAG AYUU XASAN XOOLO QAYBIYAY
Xassan dhiiqo wa cadow mr waxi gara makala jecla ,kaliya waxu raba inu idin kala dilo,war ninkas iyo waxu wato is dhafiya!#
Guul ciidanka difaca dowlada jubland wey cibadeysdan magalada bardheere waxa gacanta ku haya dowlada jubland dhar baxo kul bey la dhacan jab xogan ba garay argixisada madaxtooyada villa damajid oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun marxun doqn candho shurshurki shurshurki argixisada damajid wey jaban wey fashil man
Tolkey, marduuf qaaada ayey ragoodi,kubadasheen, waa ayaan daro. Maxaa dhulkiina loogu dagaalamayaa
Mareexan is daya 😢please stop 🛑
Dhulalka Somalia kulligood rakhiis bey noqon doona.
War ciidammo dawladi ma jiraan. Ma moooryaanta Xasan baad ciidaammo ku sheegaysaa???? Dawladi kama jirto dalkaan.
Axmaradan ayaa hubka isugu dhibaya xasan axmaradan wa in wadanka laga sara
Shacab ka marexan maxaysugayaan dawlada mayladiriraan xasan gurguurte
Rahwenka hadlaya oo lahaa jubaland nink shegaa.hala togtaa
Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba
Illaahow tolkay mareexaan midee oo dantooda garansii
Hassan kheikh io tugadiisu shacabku alshabab Mahe kadayen xabada
Ninkii Daarood ah oo Hassan Dheekh la socdaa waa xoolo gudaya
Cancel
Hassan xaraash umada Allah ha ka qabto, waa dhibaato in dhulka daarood kaliya dagaal laga rido, caku iyo hunguri xumada daarood, shillimo ayaa lagu kala dilay, war aqli yeesha
Calool xumo waynaa maaanta ma beel wayntii Mareexaanbaa xassan tuug isku laynayaa??
Ilka yar ma iyagaa is gumaaday nio
Xasan Xooolo... Dameer calool-ushaqeysta ah... hayskukindiro wa masiibo. Mareexaan isdajiya Jubaland idinka ayaa leh, Bari ayaad katalinaysan.
Baardheere waa magaalo reer aw sharmaake, dadkaan kale wey edab daran yihiin
Ugaas, maantana mawaxaas baad la timaadeen, ma fartaag oo ragiinii kismaanyo ku cuney,ayaad taageereysaan, mida kale, maxaad mareexaan hadba meel ugu hageysaan, ,,meel walba maxaad, dhadhan uga. Raadineysaan, isku xishooda
@muktarige9966
Saaxib kaftan fahman