Maxaa ku soo lexiyay [ E 13 ] Somali motorcycle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 82

  • @AbdimajidMadker
    @AbdimajidMadker 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa'Allah finally Diiny is here, we have been waiting for couple of days and finally its here☝.
    Glad to see you brother keep going🥰

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thank you Youngtalented

  • @khaalidburhaanjr4220
    @khaalidburhaanjr4220 2 หลายเดือนก่อน +8

    *TALO* sxb dadka aad wadada kula kulmayso sida wiilasha ceelka jooogay oo kale 17:04 kuma fahamsana ina wax duubayso marka hadaladooda qaarka aan haboonayn iska jar *muuqalada inta muhiimka ah lee kaso qaado Thanks*

  • @shakircalii
    @shakircalii 2 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allah balanteenu waa South Africa 🇿🇦 🎉❤🤲⏳

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน +1

      💪🏾🙏🏽

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa rer miyigii asalka ahaa
    20 sano ka hor jiri jirey Cml
    Yaa tahey iyo qabiilke tahey
    Dhanka miyiga waa wax iska caadiya wana dhaqan soo jireen ah

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Aad ban u qadarinaa, qabilka waana dhibkeena ogu weyn, fikirkeyga

  • @MUSLIM.4255
    @MUSLIM.4255 2 หลายเดือนก่อน +5

    WAA SAX HADAAD WADO FIICAN DOONAYSO WAXAAD KA GASHAA SOMALILAND WAJAALE WAAYO TA AWBARE WAA RAF ADNA WAXAAD WADATAA WAA MOTORCYCLE MARKAA WAXAAN KUGULA TALIN LAHAA JIGJIGA ILAA WAJAALE KALE SOMALILAND good luck sxb

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Wad mahad santahey sxb, talo wanaagsan

  • @abdifatahmusa9746
    @abdifatahmusa9746 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxayar ba ka dhiman xaga balaaqada iyo wax so gudbinta , editing ka lkn wa dedalaza keep going bro and never guve up
    You have to improve these two things
    1 habka ad wax uso gudbinaso
    2 Editing ka video ga clipkasta. Waxad title ahan ku qoraso

  • @MuuseIid-uu1wr
    @MuuseIid-uu1wr 2 หลายเดือนก่อน +1

    I.a wad guleysanaysa hore u soco walalka

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid wll

  • @CabdiraxmaanCcumar
    @CabdiraxmaanCcumar หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah Alle haku amaansado

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah wad ku mahad santahy bro

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Adiga mudan wll 🙏🏽

  • @azadoromoboy6556
    @azadoromoboy6556 หลายเดือนก่อน

    Horay u soco lpx

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro 👍

  • @Mahdishaal
    @Mahdishaal 2 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going bro

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks brother @Simbatraveel

  • @MohamedHussen-v1y
    @MohamedHussen-v1y 2 หลายเดือนก่อน +1

    AHMED DINNI ABDULAHHI OGAAS ❤❤❤ GULAYSO ZXP

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks sxb

  • @Somalidamaanta786
    @Somalidamaanta786 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hore u soco guulayso walaal

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid wll

  • @XAMSEABDI-ow3tl
    @XAMSEABDI-ow3tl 2 หลายเดือนก่อน

    ENJOY YOUR TRIP I WISH U ALL THE BEST

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thank you 🙏🏽

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 25 วันที่ผ่านมา

    Bashaal sxb sare

  • @abdidool12
    @abdidool12 2 หลายเดือนก่อน

    Looking a good bro welcome to somaliland next trip

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dad qalbi fiican weeye Soomaalida DDS.

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 2 หลายเดือนก่อน

    Keep pushing 💪

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks 🙏🏽

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka DDS weeynaa Jibuuti marka Kasoo baxday Ilaa controlada dirirdhawe ciidama afsomali kuhadlaaya leee Dhax mareysaaaa iyo shacab somaliyeeed

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad wll

  • @SalaamZaad-v8c
    @SalaamZaad-v8c 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkaan maxaad u dhaaf dhaafysaan maad 100k bishaan gaadhsisaan, brother keep going maal mihii wacnaa way soo socdaan

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน +1

      Aad baad u mahad santahey brother, wan gadhi dona wakhti dhaw insha Allah

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 2 หลายเดือนก่อน

    GOOD JOB

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Welcme to somaliland sxb

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks sxb wakhti dhaw Somaliland ❤️

  • @MowsarMmaxamud-cz5to
    @MowsarMmaxamud-cz5to 2 หลายเดือนก่อน

    Gulayso wll

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid wll

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso Sxb Socdaalkaaga aad baan ula socdaa adiga iyo Faysal Sheik.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad thanks sxb

  • @nature-h9w
    @nature-h9w 2 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco ell

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @MarwahaniDuale
    @MarwahaniDuale 2 หลายเดือนก่อน

    Wadadii dheerayd ee aad kasoo leexatay xagay tagaysay noomaad sheegin wll

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 2 หลายเดือนก่อน +1

    Biyo qaboobe hadii aad ka leexato waxaa kuu dhow boorama waa ilaa boqol kl waa wado raf ah lakin waad ku soconkartaa

    • @khaderawalehabdi8334
      @khaderawalehabdi8334 2 หลายเดือนก่อน +1

      Boraama aa war dhulka ma kala taqanid ee iska amuus waxaa uu dhaaw Xariirad

  • @zaedarahman2720
    @zaedarahman2720 2 หลายเดือนก่อน

    Shidal intee leeg ayaa kugu baxay?

  • @XudayfeHajji
    @XudayfeHajji 2 หลายเดือนก่อน

    Horay u soco wllkay 2025 wxd noqon doonta youber saamayntiisa leh🫶🏻☝🏻

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid wllkey, wax fican bad ii rajeysay insha Allah

  • @amb2524
    @amb2524 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiilka waxa kaliya oo u daran wa xiliga colaada lkn dhanka kale sababta Somali loo qabsan waayay ah in suashaas kadiska ah aad ka jwbi Karin

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Waa waxa kaliyee aadka u qadarino, dhibka naheysta

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 2 หลายเดือนก่อน

    Socod wanagsan shoodhe 🏍️🏍️

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an 2 หลายเดือนก่อน

    Ku so dhawaw dir dhaba

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid brother

  • @amirdxb123
    @amirdxb123 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan wareegsanayo keligey miyaa

  • @mohamoudabdi5110
    @mohamoudabdi5110 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabka degaanka somalidu Jabuuti ma viisay loga bahanyahay mise way iskagalaan?
    Dirawaliinta Ethiopia Jabuuti ma viisay uqaatan mise waa free?

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน +2

      Darawalinta Babuurta waawey, sida la ii shegey system gooni ah bey maran, madama bishii ila 4 jeer ay safran, lkn shacabka visa ayay ku galan, sida anigaba visa la iga bahdey.

    • @mohamoudabdi5110
      @mohamoudabdi5110 2 หลายเดือนก่อน

      Thanks adiga waxaan kumodayay inaad wadato yurub passport.

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh 2 หลายเดือนก่อน

    Meshad jog gal cad ayu ali kala geye ku lugesiye marka niki gale wuxu dhahay bale mere bio male walaladon wall malee

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 2 หลายเดือนก่อน

    M a

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll masha allah well done

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid wll

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 2 หลายเดือนก่อน

    Qadka damer hadi la saro SIDA unbu u carara.😅😅😅😅

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb wadada rafka iyo lamidba waa la tajabiya dhib male cadnan cadced ba so maray inan la daho jibuti ka galay marba tuulo la seexda sidasa ku gaadhi lahyd borama lamida halka ka qabsan lahyd

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 หลายเดือนก่อน

      Waar wuxuu isleeyay, marka natiijada doorashada lagu dhawaaqo, ayay isku bilaabayaan. Markaa inuu meesha dagaal ku dhex qabsadp ayuu ka baqanayaa. Inta ay dhanuun u dhacayo, wuu soo gaantifayaa.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน +1

      😀 wan soo gantifayaa Somaliland ❤️🤞🏾

  • @ismail1026
    @ismail1026 2 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga sudhka xidhan mootada ayuba ladhacay.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      😀 aad buu u daneynayay in uu waxka ogaado

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb dalxiis ayaa ka dharagtay

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน

      Dalxiis iyo shaqo adag 👍🏽

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 2 หลายเดือนก่อน

    Brother marka hore ayaanad research samayn dhanka lawya cado moto kagama soo gel kartid somaliland waa dhul wada bacaad iyo dooxyo ah oo baabuurtu dirqi kuso marto marka waa inaad dhinaca jigjiga ka soo wareegtid khayr baan kuu rajaynaya !!

  • @mohamoudabdullah
    @mohamoudabdullah 2 หลายเดือนก่อน

    stop saying thanks. af soomaali nabad gelyo ku dheh. stop protending what you are not. it is advice.

  • @24hours171
    @24hours171 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkii faysal war maka haysaa sxb😢

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  2 หลายเดือนก่อน +1

      Xalkisa waa ok