Beerkaad iiga taal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Waa TV ama Shaashad laga daawado heesaha, majaajilada iyo barnaamijyo lagu madadaaloodo, waxaan daawadayaasha u soo bandhigi doonaa barnaamijyo xiiso leh, heeso aad u macaan gaar ahaan heesihii hore ee waayo waayo, kuwaas oo aan hubo in ay ka ereyo iyo macno badan xambaarsan yihiin kuwo maanta jira, inagoo mararka qaarna raacin doona heesaha qoraalkooda si jiilka da'da yar ay afsoomaaliga uga bartaan; Hindisaha aan qabno ayaa ah sida inta badan Soomaalidu isku raacsan yihiin ama hadal ahaan inagu soo gaaray in DAD YAHAY DADKII HORE; HADALNA WAA KII HORE.

ความคิดเห็น • 3