Anlee baraakadaa bukeyn karaayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Waa TV ama Shaashad laga daawado heesaha, majaajilada iyo barnaamijyo lagu madadaaloodo, waxaan daawadayaasha u soo bandhigi doonaa barnaamijyo xiiso leh, heeso aad u macaan gaar ahaan heesihii hore ee waayo waayo, kuwaas oo aan hubo in ay ka ereyo iyo macno badan xambaarsan yihiin kuwo maanta jira, inagoo mararka qaarna raacin doona heesaha qoraalkooda si jiilka da'da yar ay afsoomaaliga uga bartaan; Hindisaha aan qabno ayaa ah sida inta badan Soomaalidu isku raacsan yihiin ama hadal ahaan inagu soo gaaray in DAD YAHAY DADKII HORE; HADALNA WAA KII HORE.

ความคิดเห็น • 13

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesta erayadeeda qofkii garanaya , ha soo qoro fadlan .

  • @liibaanmaxamedcali6432
    @liibaanmaxamedcali6432 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestaaan musikeeda waxaan ku xasustaaa xayeysiintii colaad company waa barri group

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 4 ปีที่แล้ว +1

    BEEEEEETLEEEE HA IGU NOOQOON , 2019, 16, AAAAAAAAAR NOMEEBEER LEE WAAYOOOOOOOOOO.

  • @ahmedaden6604
    @ahmedaden6604 4 ปีที่แล้ว +1

    Inigalee bukeen kararaaye..

  • @yusufibrahim6171
    @yusufibrahim6171 ปีที่แล้ว

    2023 8 23 ❤❤

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 5 หลายเดือนก่อน

    Bulaca baalkisa ka booday badda oo baraxowdi waaye
    Jeeri...and.luul jeylaani ruwayadan 88 dii ayan firsaday
    Mantana 17 /5/2024

  • @princes2563
    @princes2563 5 ปีที่แล้ว +4

    Aniga lee 😂😂😂

    • @omaar7185
      @omaar7185 5 ปีที่แล้ว +1

      Ani lee Ceelkaas qodon karaaye😂🤣Soo bood bari waa tanaa

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha 8 หลายเดือนก่อน

    Ani Lee 😂😂😂

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 6 ปีที่แล้ว +5

    anilaa barakada buskaankaraya

  • @mohajonjo5485
    @mohajonjo5485 2 ปีที่แล้ว +2

    War heestan caadi ayaaba la isku galooya ani lee barakadada bukeen karayo 🤣🤣🤣 been been maa igu baa wihee wax ima qadi kartid camal waye