Hooyo Aasiya oo ka dareen celisay sidii ay bulshada Soomaalidu ugu kacday, gabay kalena Tirisay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @balqiisaMohan-t9h
    @balqiisaMohan-t9h หลายเดือนก่อน

    Hooyo macan waa aduunyo iyo dhibaatadii
    Hooyo qali Allah ku dhowro ciyaalka
    Allah farajad khayrqaba ku bixiyo
    Nabsigu wuu hiilin adiga lagu dambey ❤❤Hooyo

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 2 หลายเดือนก่อน +8

    Maashaa alaah hooyo qalbi fiican alena si fiican isugu xirtay hooyo guuleeyso alaha
    Agoonta kula kodiyo aamiin

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah waxan rajeynaa in inta kadhimana laga caawiyo hooyo asiyo anu waxba uma awodo duco mahee hoyo imaan badan 😢

  • @abusultan011
    @abusultan011 2 หลายเดือนก่อน +15

    Ilaahaw hanti xalaal ah oo aan addoomadaada Ku caawino noogu deeq

    • @fowzias9513
      @fowzias9513 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin Aamiin

  • @mohamedhusseinali3657
    @mohamedhusseinali3657 2 หลายเดือนก่อน +15

    Waa marka saxaafadu faaido leedahay

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 หลายเดือนก่อน

    hooyo alle haydiin xafiido adiga iyo agoonta aad hayso alle habarakeeyo

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 2 หลายเดือนก่อน +8

    Mashaa Allah ilahay ha idin barakeeyo jamacada badar

  • @LaalaBatshaaa
    @LaalaBatshaaa 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha alaah alaha barakeeyo jaamacada caawisay gabadhaas maamo a

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 หลายเดือนก่อน +11

    Asc waa Hooyo Qalbi Wanaagsan Alle Waxaan kaaga Baryayaa inuu Ubadkaaga kuu Xafido oo ay Noqdaan kuwii Aad Xaramka isla wada dawaaftaanAllaahu ma Aamii.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo alla ku gargsro umada Aho iyo hooyo kaga dhigo 🤲❤❤👍

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 2 หลายเดือนก่อน +1

    HooYo qiimo badan wlhi Hooyoyinka soomaliyeed sharaf io karaamo ayay leeyhn ubadka inta ugu badan iyagaa ladaala dhaca Allooow jannatul fardowsa Allow abaalkooda kayeel Hooyo Aasiya Adigana hooyo iimaan keh ayaad taahy noloshu kuma xumayso ❤️❤️❤️

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤Mamo Aad u Qaaliya ilaahay Samirkaada HakuunSiyadiyo marka hore , Marka Xigta Ilaahay Awlada Sidad Ugu Ducaysay iyo Sikasii Fiican Hakaaga Dhigo Hooyo Dhaymaney inaguna Wakuu Ducaynaye Rabiyow kuu Aqbal Farxad Waartiyo Caafimad Cumriga Barakeysa Kuugub Deeq ❤Aamiin yaarab insha Allah ❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardowso-uk3er
    @fardowso-uk3er 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mash alaah hooyo waa hoyo mcn

  • @faraxcabdiraxmaan7575
    @faraxcabdiraxmaan7575 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh wll andar allh haku xifdiyo haku wanaajiyo uhadal danyarta wankugu faanayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AymanAdde
    @AymanAdde หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲

  • @ElmiGiire
    @ElmiGiire 2 หลายเดือนก่อน +6

    ماشاء الله تبارك الله

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa hooyo qaalbi saafiiya leehe

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah
    Anoo yar ayuu aabahay dhintay ALLAH yarxam.
    Hooyaday ayaa suuqa sonkor iyo bariis ku iibin jirtay qoraxda ALLAH yarxam.
    Wax reerka oo nasoo kormeeray ama wax na taray ha sheegin.
    Hooyaday markay dhimatay Ayaan arkay inan gaajoodo sidii ayan Schoolka ku dhameeyay ilaa jaamacad qurbaha ah Alxamdulilah.
    Wan dareeemayaaa hooyadan

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 2 หลายเดือนก่อน +1

      alx wll sidoo kale walal waa inaynu la dagaalana nadalka kasta oo ceebeenaya hooyooyinka bacadka ubadkooda ufadhiya

  • @MuscabaxmedMuscabshimbir-fl3sl
    @MuscabaxmedMuscabshimbir-fl3sl 2 หลายเดือนก่อน

    Mama Asiya masha Allah

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah ❤❤❤

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Somalidu wa dad ad u wanagsan e Allaah qulubtoda iyo adinkoda ha mideeyo Amin

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamacadani Badar marhorena mayna Qaadan Gabadhkale, Jaamacadaa Waa in lagu taageero isqorideeda bulshada Somaliland ❤❤🎉🎉

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li 2 หลายเดือนก่อน

    Mnshalllah

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH HOOYO ALLAAH HA XIFDIYO IYADA IYO UBADKEEDABA,WAA HOOYO GEESIYAD AHALLAAH TALASAARO WAXBA KAA XUMAAN MAAYAAN

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 2 หลายเดือนก่อน +4

    shalay waxaan xasuustay mid kalab ah oo daaci salax la dhaho oo afkiisa ay soo mareen hadalo deelqaaf ku ah hooyooyinka oo dhan mar waxay igu kaliftay inan gaadhi qaato oo gawda kasaaro,
    insha allah maamo numberkaaga waan qortay waxaan isku dayaya allena ka baryaya inuu ila qabto labo kamid ah ubadka agoonta inaan caafimaadkooda wixii ay ubaahdaan iyo waxbarasho iyo wixii kale ee agooni ubaahnayd inan kafaalo qaaado insha allah tacaala, wax shaqo geli kara oo rag ahna bal inay jiraan waan arki doona

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน +1

      Niyoow kaa daaci saalax waa nacas xunoo dhataqle ah

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaa Masha allaa Masha allaa illaahayoow muslimiinta barakee Allxamdulillaah

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walee inaad gobtahay yooyo,,,rabbi albaab khayr qaba hakuufuro,awlaadana hakaaga dhigo ku wii ku anfaca akkharo iyo aduunba,,,,,,

    • @nasrayasin4472
      @nasrayasin4472 2 หลายเดือนก่อน

      Walaahi waaa Gob , waan baahanay may Odhan iyo waan dhibanay may odhan !! Alhamdulilah Ayay mar kasta Lahayd

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 2 หลายเดือนก่อน

    Marshall.allaah alhamdulilaah waa gobanimada iyo deeqsinimada somaaliweyn.

  • @saharadirir
    @saharadirir 2 หลายเดือนก่อน

    1:39

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah walaal shukran wallaahi waanku farxay

  • @FaadumoMohamud-it6ld
    @FaadumoMohamud-it6ld 2 หลายเดือนก่อน

    Msh allah
    Anigu ma shaqaysto wllhi waan la ooyey momadan
    Yaa rabbii usakhir ummadada
    Hooyo macan
    Waan kula ooyey wllhi😢

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaa shalay waa ooyaayay waayo waxba umana awoodin agoontaa waana ka naxay

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน

      Is ok ajarkaaga waad leeedahay walal

  • @MahdiJamaac-l3o
    @MahdiJamaac-l3o หลายเดือนก่อน

    Soomalidu wa dad gob ah

  • @cabdulahikhalaf3484
    @cabdulahikhalaf3484 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah khaiyr alaha ku siiyo tv sumad

  • @faaa2396
    @faaa2396 2 หลายเดือนก่อน

    Allhamdulillah MaashaAllah

  • @SaadHassan-o8e
    @SaadHassan-o8e 2 หลายเดือนก่อน

    Khayr alle haku siiyo.wariye qiima badan dadkiisa u adeegayaa

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha caawiyo hooyaddaa dhibaataysan insha allah

  • @khadraaadan3191
    @khadraaadan3191 2 หลายเดือนก่อน

    Mansh allllh ilaaahy haidin xifitiyo wlllo

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah tabarakallaah ❤

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน

    Dheh wll dadka soomaliyeed hainagusoo koobin mahad celinta alle hakula koriyo wll awlaada abaalkaaga alle hakaasiyo❤❤❤❤

  • @CabdiwaascaMaxmuud
    @CabdiwaascaMaxmuud 2 หลายเดือนก่อน

    M.a hooyo mcn ilaahaw farad kheyr qaba hakuufuro dhaman in tacaawisy hooyo alahabarakeeyo gar ahaan jamacada badar hadalka gabadhii foon forkabaxdy gurigy jootaa wuxuu ahaa erey aad iitaabty balse inaan waxkabadalo wakhtigu iisaamixi waayey alxamdililah

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 2 หลายเดือนก่อน +1

    m.n hooyo mcn guul i.n ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaaAllaah hooyo aasiya qalbi wanaag ❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarkallah

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo macaan ❤

  • @adenkadro9398
    @adenkadro9398 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah rabbi haku garab galo hooyo🎉❤

  • @messil8080
    @messil8080 2 หลายเดือนก่อน

    maansha allaah manta way faraxsan tahay

  • @Amina-m3h
    @Amina-m3h 2 หลายเดือนก่อน

    Maamoy qalbi fiicanay qayrkaaga u nolol wacnoow wxn kaasoo salamanca garisa

  • @ElmiGiire
    @ElmiGiire 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waa Jooyo Qalbi Fiican Allaa Ubadka kula korin.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Ma muusaa dilay aabahood.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 หลายเดือนก่อน

    WA MAN YATAWKKAL CALALLAAHI FAHU XASBUHU

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hooyo❤❤❤❤❤

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha barkeeyo

  • @Samsamhaybeducale
    @Samsamhaybeducale 2 หลายเดือนก่อน +2

    Plz rer somaliland markasta isku tiirsanaada oo qofkiina jilicsan garab qabta😢

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaan daahir calasoow haloogeeya wuu saacidayaa

  • @AbdirahmanHussein-n4d
    @AbdirahmanHussein-n4d 2 หลายเดือนก่อน

    Inta kale ee aamusan ayaa ka daran ee makarafoonka ku raadi saxafi ax ax ax mhdsnid

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan soo xasuustaa hooyo iyo abo dhibki ay ila soomareen

  • @IfraaxCabdi-uw8kr
    @IfraaxCabdi-uw8kr 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 หลายเดือนก่อน

    BURAANBUR WEEYE MAAHA GABAY

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Maashalaha

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 2 หลายเดือนก่อน

    mashallah❤

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo asiiyo numberkeeda noo soo diir huno

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah❤❤❤❤❤

  • @ElmiGiire
    @ElmiGiire 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ElmiGiire
    @ElmiGiire 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @AF-soomaali
    @AF-soomaali 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @ElmiGiire
    @ElmiGiire 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ElmiGiire
    @ElmiGiire 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله