Shirkii Amaanka Dumarka Caalamka Oo Dumar Keliya Ahaa Wefti Niman Keliya Ah Ayaa Somali Ka Yimi😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Fatxiyay wan ku dawada wana ku jeclahay walaashay qaali ah ba tahay waliba abtiga ban ahay dukaankagana kor alaha kadhigo Masha alaah

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MashaaAlaah. Qaali hore u soco 😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Horta ma magac dumar iyo muuq rag bay ku yimaadeen sidee loogu ogolaaday shirka!!!!!!

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alle ha kuu barkeeyo sis

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa sidiii shirkii youth ka oo kaleento oo odayaashu kasooqayb galeen

    • @nasraosman7686
      @nasraosman7686 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @samirr546
    @samirr546 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allah ,ma inay tahriibaan oo dhuuntaan bay rabeen tolow!!!!!!
    Somalidu in aanay sharaf danbe aduunka ku yeelan bay ku tala galeen
    Ha ku daalin farxiyaa.

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    walba naagtiisa muusoo wato ha u fariisatee

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Fathiya I agree aan is taagerrno no qabiil dumarland

  • @edilm6059
    @edilm6059 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    You nailed it my sister! Shame on them

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashaa Allah my sister i am with you 💯 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MsFarax
    @MsFarax 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Hahahaha duleyste ma daahiro walahi. Qoyana inay u niikiso duleyste iskama dayso😂😂

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah alleya baarik hinda ❤

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    The somali man really doesn't like somali women 😒 😕

    • @Blackie919
      @Blackie919 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Most men hate women lol

  • @Blackie919
    @Blackie919 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah 🥰 it was lovely meeting you

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Runtii waa wax aad looga xumaado, sumcadii iyo muunadii somalinimada nimankaa inaga xumeeyay, inagana waxba inooma ogola, waa taas manta adunkii dhan inaga maadaysanayso😮😮

  • @NoRainNoFlowersz
    @NoRainNoFlowersz 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    2:53 Sisterhood MashaAllah. Guleysta Gabdho🥳🥳🥳
    12:21 They Want To hide us ...Allah nama qariyoo...Girls and Women get educated ....tuura qas-qas...qabsada qalinka iyo bubagtaa📚📙📘📗📖🖋🖊🖊🖍📝
    15:35 Whereever We Go ...We Own That Room ....Somali Men are intimidated
    18:09 YEEEEEES lets do Somali-Women-Conferences 🤩🥰😇
    20:03 Somali men don't even know how to make a simple sandwich...they are basically like toddlers

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wr wbt
    Sister qali runti wa iga qoslisey, Alle SWT ha ku fududeyo wixii Kheir ah oo dhan Aamiin ❤❤❤

  • @inaNoor-
    @inaNoor- 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah you look stunning Farhiya cadey my darling 😘 ❤️ 💖

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allh

  • @SMShersi
    @SMShersi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amen to that! 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Alla suuxayeey, that is what I said wllhi Fathiyaay, 😅

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saynabaiddid1914
    @saynabaiddid1914 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa laah fatxiya waa inaan istaageerno ❤🎉

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadaxiyah hooray u soco sister waan ku tageer sanahay ❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha siin ✅👍

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hala yaabin nimankaa yidhi shir ayaan ka qaybgalaynaa inay tahriibaan ayey rabeen waana lagu ogaaday. Very sad waa arimaha ka jira failed state of Somalia.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fatxiyaay kuwa xishoodkii. Iyo damiirkiiba way ka tageen

  • @bobmohamed3206
    @bobmohamed3206 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk masha Allah

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle ha kuu fududeeyo

  • @dekahaji
    @dekahaji 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    It’s so embarrassing 🙈 100 dumar ah ayey dhexfadhiyan iyago madaxyo xun foolxumo badana nin Somali 😂

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    No shame wallahi. Allahow ceebtana astur😩😭🫣

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    amay laga roonayaal yihiin oo wadankii waa larogay

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duleyste everywhere my Allah makes you easy everything you want

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 38 นาทีที่ผ่านมา

    Intaso dumara oo soomaliya lamay fadhiisteen waayo dumarka soomalida wa iska wayneyaan

  • @basroahmed2422
    @basroahmed2422 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la yaabay

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle ha kuu saqiro
    Guuleyso sister❤😂
    Illaahow afka ha ku qaban war gabdhow Farxiyo kor u soo qaada the only one noo hadala 🫶🏽
    Duleyste waxa xataa dhagta waxa ugu sheego ma waayay Yaa rabi
    😢 🤦🏽‍♀️
    Kan yer waa fariid Abdikariin
    Kaa qac buu naga siiyay
    Hadaa dumar nahay 😂😂😂
    Please share and Like 👍🏾

  • @safiyodaar
    @safiyodaar 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    fathi cabsiy wan kuso duceyya ado iyo xajigag wanaga dhax dina Ah dhigo

  • @amaladen7590
    @amaladen7590 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imika laga bilabo soomaliyad ma yihi wa inan is qariyo 😢😢😢

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah qurux badan ❤😊

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂 waa lahogye

  • @FoosiyaCali-k1x
    @FoosiyaCali-k1x 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂 als jecliya sidad ugu cadayso damiirka dadka ka reba wixi xun Ma nimanka dalkoodii 36 sano Soda yahay er qabiil Oslo leynaya Xishoon wll Haka sugin 😢

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kuwan dumarkii bay kufsadeen. Xuquuqdii. Dumarkana way kufsadrrn

  • @Ali34388
    @Ali34388 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    madaxweyne intaa uun safar ah 😂😂😂😂 inta nin somali ah joogo gabadh waba uma ogala 😢

  • @Hawenay
    @Hawenay 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wasiirka arimaha haweenka iyo caruurta ma raga is dhalan rogay baa ma shalmad buu qaataa

  • @basroahmed2422
    @basroahmed2422 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc farxiya alaabtii canada ma u soo dirtay

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haday nago la tartamayaan dad fekerayey noqon lahaayeene waxan lacag ahayn caqligooda kuma jirto .

  • @saynabaiddid1914
    @saynabaiddid1914 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    16:24😂😂😂😂

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😭😭😭 WAANKA XUMAHAY IN MAGACA SOOMAALI HALKAAS LAGUSOO QORO OOD SHARAFTA WADANKEENA MEEL UGA DHACDAAN 😡

  • @Neem52344
    @Neem52344 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa habo wan idin racayaa shirkad qaba aysaan. Dulayste waa Laga kormari

  • @Sonic-860
    @Sonic-860 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkk kobkii faqriga ayuu asayaa shame on them

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @FaadumoMohamud-eq3de
    @FaadumoMohamud-eq3de 20 นาทีที่ผ่านมา

    Ceeba makadho nin soomali hunguri ayay udhimanayaan

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduunkoo dhan baa layaabay waa waxaan ceeb karin

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa laga yaabaa in ay moodeen in xoogaa laga helayo😂😂😂 gabdhaha xoogaa loma quuri

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dumarki aduunka oo dhan waxa dhex fadhiya dhowr nin oo Somali ah kkkkkkk wax laga yaqyaqsado weeye waxa kaloo la yaab leh waxay la haayeen hadaanu nahay haweenka Somaliyeed kkkkk

  • @muna4224
    @muna4224 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    On top of that he is a lutinent general wa askari 😂 ninka wasirka dumarka

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxay u joogayaan safarkayba u ah nolole lacag badan na way ku hadayaane ,way ka keenayaanoo guryo qabyo ka ah bay dhamaystiri rabaane,

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fathiya, This is a significant catastrophe.😢😢😢

    • @SMShersi
      @SMShersi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 absolutely 😢

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runnadanaa

  • @goldenkhalif7111
    @goldenkhalif7111 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣

  • @sahraonline
    @sahraonline 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fathia cabsiiye

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى
    @املمحمدالهاشمىالهاشمى 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee farax gaaajo qoyaan ba wax walbaa kaga rali ah maxa la samayn qoyaan ba ka garab boodaysa uu leh wa inadeerkay😂😂

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka uu xukumo, iskuma aamini karo. Hhhhjj

  • @MsFarax
    @MsFarax 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma oga kolay sababta ay meesha u timadeen mana fahmayaan waxa laga hadlayo waayo AF ingrisi maba yaqanaan. Meelba la fadhista inta sout la gashto kaliya ayu u haysta 😂😂

  • @AasiaAbdisaln
    @AasiaAbdisaln 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Foolxuma badan dulayste 😢

  • @Amira-y9p2t
    @Amira-y9p2t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaabka noo dhiman muxuu yahay tolow?????

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    They are shameless , but it meant to be women's events only
    embarrassing uff

  • @ghst4487
    @ghst4487 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 raga soomaalida aduunka naago ayee kanoqdeen. Nin somali hadaa tahay noolasha isku aas walaal.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alla folxumo badana

    • @samirr546
      @samirr546 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kereemkii laysku cadaynayeyna degdegii bay soo hilmaameen ay islahaayeen dumarkii baa idinka hormari!!!!

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa intas bey fan ka dhiganayan

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceeb badan

  • @sahraonline
    @sahraonline 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc