Walaashay Leelo waxa illahaya kaga tugaya sida jeceshaha ha ku yelaya waxa ku faraxdi illahaya ha ku siyo Ducuda badi Qalabiga rabi ha ku xasaliya Abaayo
Subxaana laah naag wax baratay bay tahaye may wax shaqo iyo risaaqad aan khiyaamo lahayn, Lacag wax matarto ee iimaanka alle ha noo suubiyo aamiin yaa rabi
Asc walaasheen layla ilaaheey ha cafiyo allah u danbi dhaafo waa qiso xanuun bdn hadane alle waa qafuur raxiim ilaaheey walaasheen ha ku risaaqo awlaad qeyr qabto ilaaheey bari waa kurisaqaa❤
Qaladaadki hore ay gashey ayaa alle ku ciqaabaya ilaahey ha u noqoto alle dhibkeeda ha usheegato ilaahey ha isku xirto salaatul leyl tuko alle ku hor ooy ilaahey adoonkis waxba uma weyn duceyso inshallah waad qeyreysaa inti aad soo guursatey raadi cafis weydiiso inta dhiman imtixaan rabaani ku heysto dadaal waa ka baxeysaa qaladaadki hore ugashey sax intaas kadib ilaahey mataano ku faraxdo haku siiyo
Walasheen allaha u dembi dhaafo, awlaad SAALIX ah rabbi haku arsaaqo. Awlaad ay ku ilqabowsato. Allaha siiyo awlaad anfacda adduun iyo aakhiraba. Allahuma aamiin ya rabbal calamiin. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahu akbar wale waa mucjiso gabdheheena xaqa alla hatuso gabadhaan wey isdaba qabatey denbigeda wey qiratey ragii hore esomarey hadey cafis weydisatey kowa kalana alla hausahalo sey u cafiyaan alla swt denbi dhaaf hawey diisato deeqda alla ayaa bixiya caruurtana waa ibo alla nasiiye niyadana ha hagaajiso alla na si niya ah hau bariso wixii alle ugu talagaley wey heleysaa bi idni raxmaan ducada alla hau aqbalo sadaqo hala baxdo alle hano denbi dhaafo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Ilahay awlaad bari ah haku siyo sister, Ilahay bari hadii dadkii ay ku cafiyena , hala noolaanin murugo e ka gudub stress, iyo depressionka ugxaantada uma fiicna, ku dadaal si kasto ina ilmo u dhasho. Ilahay haku fududeeyo.
Sxb waad mahadsan thy. Qisooyinka kala saar oo qiadan iyo qisooyin cimri qaadasho leh ayaad sameyey, lk fadan qisooyinka dilka ah nooc kasta ha ahaadan iska daa, waayo dad ba laga yaba maskaxdood ku filney ay ku dhaqmaan. Alle ha ku darajeeyo
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Allah ha u dambi dhaafo walaasheen hana ka toobad aqbalo waxaad ku dhahdaa ku soo celceli subxaanalaah wa bixamdihi subxaanalaah alcadiim kuman yaal jeer dhamaan teena Allah hainoo dambi dhaafo aamiin yaa rabi
Alle bari asagana cafis weydiiso kana tobad keen dhibkadi xiliya dambena 1 habeenima wixi kadanbeeya si qalbi ah alle u bari in sha allaah wey kuu hagageysaa wll qalbiga wanaji wax waxkasta alle aya xalinaya
Aamiin 🤲 aamiin 🤲 aamiin 🤲
Laylo illahay ha kuu sahlo caruur qeyr qabta lkn sheekadeeda kuma soo darin in illahay barisay marka waxaan leedahay abaayooy astaqfaarta,Saligga nabiga iyo xowqalada badi waxaan illahay SWT kaaga baryaya in uu caruur baariyaal ah ku siiyo🤲🤲🤲
Wllo laylo ihaayku siyo ubaad
Yarabi yaraxman yaraxiim yarisaq ilaahow carruur u sahal insha allah aamin amin istaq faarta badi insha allah
Allah ha weydiisato dembi dhaaf Alle ha ku barido sujuuda qiyaamo laylka ha tukato Alle qafuuru raxiim Alle ha sii awlad saalixiin ah Aamiin ❤
Walaashay Leelo waxa illahaya kaga tugaya sida jeceshaha ha ku yelaya waxa ku faraxdi illahaya ha ku siyo Ducuda badi Qalabiga rabi ha ku xasaliya Abaayo
Yaa rabi ha kuugu deeqo ubad baariya walaalo waxa aad badidaa astaqfaarta 10 kun maalintii saliga nabiga scw ragii kalana raadi cafis waydiiso salatul leeylka
Masha Allah ilahey kuha cafiyo cururna ilahey hakusiyo
Waa xili ducada la aqbalo, waa addin iyo aqin dhexdiiye waxaan Allaha naxariistiisu waasica tahay uweydiinayaa inuu Allaah Ubad wanaagsan oo baariyaala siiyo walaashaa soo maaliyeed Aammiin yaa rabbi 🤲 ♥️
Ameeen yaa Allah 🤲🏼
Alaha siiyo caruur inshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mataano ey kuimra qaadato Alle hasiiyo leylo ❤❤
Subxaana laah naag wax baratay bay tahaye may wax shaqo iyo risaaqad aan khiyaamo lahayn,
Lacag wax matarto ee iimaanka alle ha noo suubiyo aamiin yaa rabi
Salaatul leylka u soo kac soona cimreyso insha Allah waa heleysaa ciyaal
Illaaheey hakaa farxiyo oo awlad bari haku siiyo wll
Allah ha siiyo awlaad kheyr badan balse marka koowaad Allah ha u laabato istiqfaartana ha badiso
Ilaahay ha cafiyo Ubad khayr qabana hasiiyo
Asc walaasheen layla ilaaheey ha cafiyo allah u danbi dhaafo waa qiso xanuun bdn hadane alle waa qafuur raxiim ilaaheey walaasheen ha ku risaaqo awlaad qeyr qabto ilaaheey bari waa kurisaqaa❤
ilaahey hasiiyo oolaad aykufaraxdo aamiin
Wallahi wan jeclahay qisoyinka mahadsanid walkey❤❤
Asw Abdiasis
Walaal sawirada aad soo galinayso fadlan waafaji diinteena iyo dhaqankeena wanaagsan
Khaasatan dumarka jirkoodu banaan yahay
Shukran
Guurka waa cibaado ,ee ma,aha ganacsi cafis waydiiso
Oo alle utooba keen.
Qaladaadki hore ay gashey ayaa alle ku ciqaabaya ilaahey ha u noqoto alle dhibkeeda ha usheegato ilaahey ha isku xirto salaatul leyl tuko alle ku hor ooy ilaahey adoonkis waxba uma weyn duceyso inshallah waad qeyreysaa inti aad soo guursatey raadi cafis weydiiso inta dhiman imtixaan rabaani ku heysto dadaal waa ka baxeysaa qaladaadki hore ugashey sax intaas kadib ilaahey mataano ku faraxdo haku siiyo
Walasheen allaha u dembi dhaafo, awlaad SAALIX ah rabbi haku arsaaqo. Awlaad ay ku ilqabowsato. Allaha siiyo awlaad anfacda adduun iyo aakhiraba.
Allahuma aamiin ya rabbal calamiin.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sida ay dadka ulugoysay ilaahay halugooyo
Mida kale sadaqad ogoow insha allah
Allahu akbar wale waa mucjiso gabdheheena xaqa alla hatuso gabadhaan wey isdaba qabatey denbigeda wey qiratey ragii hore esomarey hadey cafis weydisatey kowa kalana alla hausahalo sey u cafiyaan alla swt denbi dhaaf hawey diisato deeqda alla ayaa bixiya caruurtana waa ibo alla nasiiye niyadana ha hagaajiso alla na si niya ah hau bariso wixii alle ugu talagaley wey heleysaa bi idni raxmaan ducada alla hau aqbalo sadaqo hala baxdo alle hano denbi dhaafo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Ax ax ax 😢😢😢
Caruur kheyr qabto allah ku siiyo 😢
Allow imaanka hanaga qaadin
Ilahay awlaad bari ah haku siyo sister, Ilahay bari hadii dadkii ay ku cafiyena , hala noolaanin murugo e ka gudub stress, iyo depressionka ugxaantada uma fiicna, ku dadaal si kasto ina ilmo u dhasho. Ilahay haku fududeeyo.
Cafis waydiiso allah iyo nimankii aad soo khiyaantay
Illahey dambigeeda iyo dambigeenaba hadhaafo, ubad baariya Allaha siiyo
Subxaanallah
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Ale ha caafiyo
Yaa,rabbi ugargaar umadaada
Masha Allah Alaha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay toobada hakaa aqbalo ee toobadkeen insha allaah hablaha kujira qisooyinkan oo kale ilaahay hakasoohadeeyo
Walashey Allah ha ku siyo ubad kherqabo amin yaa Allah! Adigana istaqfarka badi wa laku libanay
Walaahi waa sax ❤❤❤
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Ilaahay khaladkii ay gashay haka cafiyo
Sadaqo hala baxdo
Ilahay ha udabbi dhafo awlaad salixiin Ilahay ha siyo inshaa Allah
Allhu Akbar waa cajiib
Allaahu akbar
Amin amin
Allow usahal amuraha walaahiy nolosheda kuqamartay subxanalaah allow ugargar ganadhas yarabi awlad si salixiin ah
Allhu akbar ilahyba awood leh😢
Alxamdulaahi ha tiraaho hadi ilahay ka badbadiyey cudurada qatartahay awlaadana alla bixiyo
اللهم امين 🤲 يارب العالمين
Ilahay cafimaad degdega hasiiyo insha allaah ❤
Allahuma Amiiin 😢😢😢😢😢😢😢😢
Allah barakeeyo owlaad kheyrqabta Allah siiyo❤😂😮😢
Isoduceya
Shan.sano
Isqabna
Marna
Manqayain
Jaigeyga
Owalad.bariya.inhale.isiyo
Isodu.ceya😢
Asxabta.cabdi.
Rile
Owlaad baari Allah haku siiyo ❤
Aala san aujac lahqisoyeka waan kucilmikhaataa
Amin
الله أكبر
Sxb waad mahadsan thy. Qisooyinka kala saar oo qiadan iyo qisooyin cimri qaadasho leh ayaad sameyey, lk fadan qisooyinka dilka ah nooc kasta ha ahaadan iska daa, waayo dad ba laga yaba maskaxdood ku filney ay ku dhaqmaan. Alle ha ku darajeeyo
Illahay ha siiyo owlaad ay ku indha doogsato .abaayo xaramka tag oo allaah danbidhaaf weysiiso inshaa allaah waad bogsan .
Walee waa jiraa gabdho badan oo sidaa sameeya oo dhahaya hada owlaad marabo waa yaabe xiliga ay rabaan ma i yagaa gacanta ku heysta subxaana allaah. Ilaahow gabadhaan waxay ku faraxdo sii oo owlaad caafimaad qabta sii aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤
Layla istiqfaarka badso allah waa qafuuru Raxiim
Istaaq furulaah Allaha kurbada hakaqado aamiin
ALLAHU AKBAR
Amiim
alluw kusi caruur barakeysan
Asc abayo istigfaarta badso salaadaha iyo cibaadada ku dadaal Alle haku siiyo owlaad baariyaa❤
Abayo. Ilahay. Hakugu. Irsaaqo. Ubad. Saalixa kurbada. Iyo. Dhibkana. Allaha. Kaaqaado
Asc Amiin Amiiin
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Allah ha u dambi dhaafo walaasheen hana ka toobad aqbalo waxaad ku dhahdaa ku soo celceli subxaanalaah wa bixamdihi subxaanalaah alcadiim kuman yaal jeer dhamaan teena Allah hainoo dambi dhaafo aamiin yaa rabi
manshallah, waa arin naxdin leh.
alaha u gargaaro
F
Allahayow cafi oo Awlaada Qayr qabto siii
Gabdhaha qaar waxay taagan yihiin mar yaa i guursada oo caruur u dhalaa durmarka qaarna wayba iska soo xaaqayaan 😢
Subxanalah 😢😢😢😢ilaayahow inaga ilaali qof walal inaa qiyaameeyo mida kale nafteyda yaa dembi ka galin nafteyda ayee qiyaantay iyada waxay umalesay inee raggii hore qiyaantay 😢😢😢😢💔💔💔
Leelo inbadan Allah ha u sajuuto insha Allah waa naxariista abay Allah haka quusan❤
Gabar fiican ayee ahyd waana alxmd hadaysan xaaraan geli jirin
Illahay ha siiyo walasheen insha Allah
Waa qiso xanuun badan😢 Allaha kuu dambi dhaafo owlad aad ku faraxdo Rabbi haku siiyo abayo
Ilahy awlaad qayr badan hasiiyo iyo danbidha
Amiin ilahayii ha ka farxiyo walashen
Ilaahay hakaduco aqbalo
Aamiin Aamiin
Gabadhas waxan leyahay, illahay cafis weydiso, una tobad ken, #Sadaqo baxso jogta gar ahan dadka jilicsan iyo agonta Qarabaadda, wana kuso duceyna abayo ❤
Subxanalah
Alle bari asagana cafis weydiiso kana tobad keen dhibkadi xiliya dambena 1 habeenima wixi kadanbeeya si qalbi ah alle u bari in sha allaah wey kuu hagageysaa wll qalbiga wanaji wax waxkasta alle aya xalinaya
Aamiin yarabi
Waxaa iiga baxay dulmigu inuusan baaqan. ALLAAH HASIIYO AWLAAD
👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allha siiyo ubad baari eh
Olad qeyr qabto Allah siyo 🥺🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha Akbar alle ha caafiyo
Allaha u boogodhayo walaasheen . Owlaadna saalixana hasiiyo
Ilaahay haumiino oo ubad hasiiyo waatoobad keene alle haka abalo
Abaayo ugu horay ale danbi dhaaf waydiiso marka xigtana ale hakaa aqbalo owlaad wanaagsana ale hakugu irsaaqo ducada badi iyo astigfaarta
Ilahay haku cafiyo
Ragii ad qayantay inad radido xoogasaar istaqfartana badi walaal allaha kudembi dhafo awladbariyana haku siiyo
Laylo ilaahay bari sadaqo badan baxso astaqfaarta badi ilaahay hakuu dambi dhaafo ragiinina 4 haday ku cafiyeen kuwii kalana raadi ilaahay waxaan ka baryayaa inuu awlaad saalixiin ah ku siiyo
Allah hacafiyo
😢
Aaaaammmiiin
allaahu akbar allow nacafi oo hanoo carin
Waan ka xumahay carruurtii irbadaa laayey
Aamiin yarabi😢😢
Aloow owlad sii barako leh yaarabi🤲
Subxanalaah Allahu akbar alxmdulilaah
TALO KUSOCOTO GABADHA SAMAYSAY FALKAAN FOOSHA XUN
WAXAAN KULA TALIN LAHAA
1: ILAAHAY DAMBI DHAAF HA WAYDIISATO INBADAN
2: RAGII SOOMARAYNA HAKA DALBATO CAFIS WAAYO WAXAA DHICI KARTO MID AY DULMISAY UNA SHEEGI JIRTAY INAY UUR TAHAY IN UU HABAARAY HABAARIISINA ILAAHAY AQBALAY WAAYO QOFKA LADULMIYO WUXUU ALLE WAYDIISTO WAA AQBAL
3: SADAQO HALA BAXDO
4: SUURADA AL BAQRANA HABEENKAS IYO MAALINKAS HA AQRISATO
ILAAHAY HAKA AQBALO WAX KASTO AAN MACSI KU JIRIN
Allaha udambi dhaafo salaada iyo sujuuda ku duceyso ilaah wa gafuuru raxiim inshallaah mataano allaha kugu bedelo aaamiin walaashey