TAARIIKHDA SHEEKH MUSTAFE X. ISMAACIIL - DIIN-JIRKA DAAHSOON!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • NAGU TAAGEER HORUMARKA CHANALKA

ความคิดเห็น • 44

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media  3 หลายเดือนก่อน +7

    Sheekh mustafe oo ka waramaayo taariikhdiisii dacwada
    th-cam.com/video/jWassES_GJo/w-d-xo.htmlsi=_7dnhGx_tpcG9ExL

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 3 หลายเดือนก่อน +2

      Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤❤

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah❤❤❤
    Ilaahay Hadaayo culimada soomaliyeed dhamaantood❤❤

  • @AminoMahmud
    @AminoMahmud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi allh dartis ayan ujeclaha😢😢❤

  • @FatoumaMahamoud-k6p
    @FatoumaMahamoud-k6p 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah sheekh an jecelahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamoApdullhi
    @MaryamoApdullhi 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ilaaheey ha noo xifdiyo sheikheena sheikh mustafe ❤❤❤

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha ALLAH ALLE barakeeyo sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun cimri dherer iyo caafimaad

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 3 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah ❤❤❤😊

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiq mustafe ismaaciil haaruun ❤

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mudanid walal, Allaha ku barakeeyo Barnaamij fiican aadna muhiim u ah baad soo bandhigtay.
    Casharka ugu weyn ee Sh Mutafe Allaha ka raali noqdee aan ka baratay waxa weeyi, Wax kasta oo la qabanayo in Ilaahay dartii loo qabto, waayo wixii Alle dartii loo qabto ayaa hadha oo baaqi noqda.

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekha Allaha xafido. Adduun iyo aaqiro. Aammiin.

  • @hibo6578
    @hibo6578 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh ilahay haxifdiyo sheekhunaa❤❤❤

  • @maxamaddayiib3609
    @maxamaddayiib3609 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤amain ale habarakeeyo sheekh kheen aminamin aminamin amin❤❤❤

  • @MahamedYare-o5f
    @MahamedYare-o5f 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah❤❤

  • @sahranur9152
    @sahranur9152 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku sharfo sheikh mustafa

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 3 หลายเดือนก่อน +3

    مشاءالله تبارك الله

  • @HabiboHussein-j8q
    @HabiboHussein-j8q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaaa allah tabarakalah

  • @YasinAbdullahi-o6c
    @YasinAbdullahi-o6c 2 หลายเดือนก่อน +1

    M,a

  • @MuniiraHassanAbdullahi
    @MuniiraHassanAbdullahi 3 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 3 หลายเดือนก่อน

    Waxuu ku qancay uddadalid jidkale loo maro, waxuu diinta ku dhex jiray wakhti badan wana shakhsi aad uqeme badn. Shiikh mustafe xaji ismaciil haruun ❤

  • @medomar-w5s
    @medomar-w5s 3 หลายเดือนก่อน +3

    Machaallah

  • @shaaficifaarax9094
    @shaaficifaarax9094 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, Waagii 2022 ayaan masjidka uu tukiyo khudbada jimcaha ee uu Ka jeediyo dhagaysan jiray.

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media  3 หลายเดือนก่อน

      Adigaaba cilmi faa'iday.

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah jazaakallah saaxib .
    Channel ka sare ayuu u kacayaa hadda ayuu joogteyn iyo dadaal dheeri ah kaa rabaa ha liicin saaxib 👏

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media  3 หลายเดือนก่อน

      Waa balan middaas.

  • @halimarashid7380
    @halimarashid7380 3 หลายเดือนก่อน

    M.a Alla hanoxafido asago kalana Alla habadiyo❤

  • @Khayr120
    @Khayr120 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigana taariikhtayta kuxije

  • @LovelyHammerheadShark-pj8rb
    @LovelyHammerheadShark-pj8rb 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey

  • @ziadadawehmoktar4013
    @ziadadawehmoktar4013 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sub horey u soco waxaan filayaa inaad tihi ardaydii Abdirahman waaberi

  • @WLLXEESH
    @WLLXEESH 2 หลายเดือนก่อน

    m.AllaH❤

  • @sammaddey9631
    @sammaddey9631 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha Allah Hore usoco wllo, oo siy day inaad so galiso malin walba mawduuc, muhiim maaha views io subscribes ka aad heystaa, ee muhiim hanoqoto intayare kugu xidgan😊

    • @Hawaale-media
      @Hawaale-media  3 หลายเดือนก่อน

      Waa intaa libaax. ❤

  • @thenewagereality3326
    @thenewagereality3326 3 หลายเดือนก่อน

    Allah habarakeeyo

  • @LovelyHammerheadShark-pj8rb
    @LovelyHammerheadShark-pj8rb 2 หลายเดือนก่อน

    Alahudheereeyo.cimrigu

  • @YaxyeAbdulahi-fn7ql
    @YaxyeAbdulahi-fn7ql 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sobadi zhp 🙏👑

  • @XamdaMaxamed-ck6ff
    @XamdaMaxamed-ck6ff 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah🤲

  • @Hajicalasoow
    @Hajicalasoow 3 หลายเดือนก่อน +3

    M.a

  • @Sahamiyemedia2
    @Sahamiyemedia2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll Fonts aad isticmaasho magacii adoo raaliaya

  • @HananAbdilahi-d4n
    @HananAbdilahi-d4n 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikhygi❤

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 3 หลายเดือนก่อน +1

    L hello

  • @HodonAbiib-zt8dx
    @HodonAbiib-zt8dx 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a