Xog Kaa Qarsoon Muslimiintii Maraykan Deganaa Reer Yurub Ka Hor | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha’allah caadi maaha sheikh Jazakallahu khayr❤

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 3 หลายเดือนก่อน

    Jazzaka Allah khayre . Sh abdi raxman

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 3 หลายเดือนก่อน +2

    💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝
    💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً
    و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
    و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
    و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
    و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
    و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 3 หลายเดือนก่อน

    Jazzaka ALLAH kheyr al-jazza’a.

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 3 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakalah

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Mareykan ayaa hada wax is mooday insha ALLAH markii adana nimada lagu soo cili doona madheera

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 3 หลายเดือนก่อน

    Side igu baxna wax qab la. Anta? xalka intu ku jira? sida loga baxa jiifka dhalinyarada somaliyed?

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow, waxa tusaale kuu nooqday oo aynu ku dayana , nin Carbeed oo dib u socad ah, oo shaqo iyo Diin ay u noqotay in qof dumar ah la ilaaliyo timaheeda, dharkeeda iyo siilkeeda . Dadka aad sheegtay ee horumarka gaadhay, dumarka iyo rago warshadaha wax soo saarka ayay ka wada shaqeeyaan. Inta aynu sidaas nahay horumar iyo dawlad wanaag weligeen gaadhi meyno!

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 หลายเดือนก่อน

    Sh. Cabdiraxmaan suaalaha uu ku dulwareego oo muhiim u ah, Soomalida iyo muslimiinta. Maxaa ugu wacan in ay dib u dhancaan? waa suáal wayn. Diinta ma aha, qayb ka mid ah waa sida ay bulshada isku maamusho ( waxaa soo galaya cilmiga,xornimada shaqsiga,daacad in bulshada loo falo, in deegaanka la dhawro, in lala heshiiyo wadamada deriska oo bizziness lala sameeyo) in dumarka la xushmeeyo oo la siiyo power ay nolosheeda ku maareeyaan...
    In dastuurka uu la ambi qaadi karo hadba sidii bulshada ku habboon iyadoon loo eegin sida ay diinta qabto.
    In diinta ay noqoto wax shaqsiga u gaar ah oo ka madax banaan MAAMULKA dawladda.
    In qabiil laga mamnuuco Soomaaliya ( Sidii Siyaad Barre... mamnuuc qabiil 2.0) In Soomaaliya ka baxdo Jaamacadda Carabta ( waa waali in Soomaali la iibsado oo la dhallan rogo)

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 หลายเดือนก่อน

      Adigu maxa amin san tahay mise kuwa magaca muslimka sita oo anan fahamsaneyn bad tahay mise diinta islamka maba haysatid oo dadka af somaliga bartey oo anan waxba aminsaneyn bad tahay,haddii aad muslim afka ka tahay towbad ken madama ad tiri diinta halaga dhigo mid an waxba ku fadhin oo anan qiimo ku lahayn shacabka mesha dadka diinta islamka aminsan ay waajib ku tahay in ay ku dhaqmaan diinta islamka kuma dhaqman, ugu dmabyn somalia ururo badan bey ku jirta oo ururka jaamacada carabtu waa qeyb ka mid ah ururada ay qeybta ka tahay wax dhib ah oo la shego kuma qabno walow ururka mamaul xumo ka jirto hadana somalidu wadamadas xurmo bey ku haystan aysan ku lahayn qarbigan sida dad ban ku leefaya oo siyasad siloon lagula dhaqmayo, marka wan kugu cl3in ee haddii aad muslim ku magacowneyd tiwbad la imow, haddii an muslim ahayn somalia 99% waa muslim wana ku dhammeysay insha llah

  • @Hassanlive2050
    @Hassanlive2050 3 หลายเดือนก่อน

    karoonihii xitaa dadka waxbaa la tusay.

    • @janomusic4783
      @janomusic4783 3 หลายเดือนก่อน

      Waalhi waa runtaa wax aan yarayn